Sirdoonka Pakistan (ISI) maxaa ka dhaxeeya Al-Qaacida Iyo Daalibaan ?

  Рет қаралды 63,552

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 117
@Adam_Ally
@Adam_Ally 3 жыл бұрын
Aaway dadkii jeclaa nabi mohammed like saara
@yaseenahmed901
@yaseenahmed901 3 жыл бұрын
Nabi muxamad ciyaarta kadaa like iyo rasuulka maxaa iska galay
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 3 жыл бұрын
Jaceeylka aan u qabo rasuulkeena mohamed scw iyo like taada maxaa iska galay
@Adam_Ally
@Adam_Ally 3 жыл бұрын
@@mohamedjamaomar3597 🤭🤔
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 жыл бұрын
Yaa iikaa keeno aan Ku dubtee , rasuulkeena scw ayaad ku raadsaneysa like
@Adam_Ally
@Adam_Ally 3 жыл бұрын
@@jaallemoha9724 Afsomaliga iska sax Aan ku duubtee maxey tahy
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 3 жыл бұрын
Hadda Ayaa QolkYga Imaaday Kadib Markii Aan Sidaa U Furay KZbin Waxaa Isoo Dhacay Notifications Badan Lkn Midkii Ugu Horeeyey Ee Aan Daawado Waa Muuqalkan Maadama Aan Ka Mid Ahaa Dadkii Codsady Party Two Thanks Ustaad Hassan Osman Haaji😍😍
@mofantazticvlogs5151
@mofantazticvlogs5151 3 жыл бұрын
Ilaa 2017 ku daawanayay maalina like iimad saarin 🥺🙏🔥team buulo xuubey ismuujiya
@umadamedia24
@umadamedia24 3 жыл бұрын
Wa hay'ad aad u awood badan oo yahuuda iyo gaaladuba ka cabsadaan qaasatan idia🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gboob5014
@gboob5014 3 жыл бұрын
Cimraan Khan💚🇵🇰 waa hogaamiyaha labaad ee muslimiinta kadib Mr recep Tayyip erdugan❤🇹🇷
@liilshikinow6720
@liilshikinow6720 3 жыл бұрын
Legend adoo mahadsan kasoo hadal ninka tiktok iyo warbaahinta wabsadey ee sheeganayya inuu kunool yahay 2027 waxa ka run ah THANKS 😊
@abdimashaari3419
@abdimashaari3419 3 жыл бұрын
Mansha allah walal barnamish kasobuuxi ninka shegayo 20217 aya kujira
@abduqadirabdirahman7706
@abduqadirabdirahman7706 3 жыл бұрын
mahadsanid wll
@Mkkaabuul
@Mkkaabuul 3 жыл бұрын
Aad baan uga helay barnaamijkaan wll Horay usoco Ayaan kuleeyahay wll
@waheliye44
@waheliye44 3 жыл бұрын
Keep going bro from Cardiff
@abdirizakabdiqadir5186
@abdirizakabdiqadir5186 3 жыл бұрын
Legend always legend 🇸🇴❤️❤️
@Dooro-Dooro-3491
@Dooro-Dooro-3491 3 жыл бұрын
@@Mohamedali69411 sxb af somali ku hadal
@Abdikadir.M
@Abdikadir.M 3 жыл бұрын
Thanks bro
@434tube2
@434tube2 3 жыл бұрын
Suuli ayan muuqaalkan kudhex daawanayaa wakhtiyaraan awgeed 😪 intiina Wakhti haysaay la faaidaysta hooy. Wale Nimca walbaaba markad weydo ayad Qiimaheeda ogaataa ☝️
@maxamedaadan156
@maxamedaadan156 3 жыл бұрын
Mansha allah
@Maxamed17
@Maxamed17 3 жыл бұрын
Triple 3 congrats❤️
@noloshadunidaw1359
@noloshadunidaw1359 3 жыл бұрын
Asc wll sirdoonka Turkey kahadal mahadsanid.
@husseinabdinoor4406
@husseinabdinoor4406 3 жыл бұрын
Can’t wait the next vedio
@mohamedabdi7005
@mohamedabdi7005 3 жыл бұрын
Masha allah.waxax nofalangeysaa sirdonka turkiga iyo shinaha
@firstthing9853
@firstthing9853 3 жыл бұрын
GOAT OF KZbin'S
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 3 жыл бұрын
Sxp ku biir hey'ada sirdoonka somaliya ee nisa oo wadankaga wax u qabo💪👍🇸🇴
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 3 жыл бұрын
@@ismailyoung1639 👎👎👎
@qadarcali4617
@qadarcali4617 3 жыл бұрын
Sax
@nuneahmed6458
@nuneahmed6458 3 жыл бұрын
Wallahi bilaahi tolaahi wad dharate like isar ceeb mìi😘🤣
@nuurdinmxamad910
@nuurdinmxamad910 3 жыл бұрын
Walaal like ta maxa laga faa ida
@muscabmohamed8644
@muscabmohamed8644 3 жыл бұрын
@@nuurdinmxamad910 haha 😂 ma aragtay
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 жыл бұрын
@@muscabmohamed8644 somalida like wx weyn la ah mel wx laga faaido wa dad si qaldan u fahmey social media
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
Caja ib sheikhqow madaran lakin qoralka uun ban aqriyey hadey liketa wax kutareysana wan kusarey sxb
@UbaxMaxamed-r6s
@UbaxMaxamed-r6s Ай бұрын
Isi ilahay marwalpa guusha haziiyo kuwa cadoqgooda ka guulaysta marwalpa ilaa iyo qiyaamu saac alle haha yeello insha allah
@sahalitosahal1228
@sahalitosahal1228 3 жыл бұрын
waan tagera dalka pakistan one love peaple off pakistan
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Wa alleykum salam w w
@challyso786
@challyso786 3 жыл бұрын
Asc walal inaso badi barnamij yadan oo kale mahadsanid
@mohamedalikalaay787
@mohamedalikalaay787 3 жыл бұрын
Mudane soo badi arimaha sirdoonka
@ilyaasyare8962
@ilyaasyare8962 3 жыл бұрын
پاکستان میں آپ سے پیار کرتا ہوں
@samiirqarsata
@samiirqarsata 3 жыл бұрын
Sxb sirdoonka inoo soo badi anaa jecel sirdoon inaa noqodo plze
@lionboy7678
@lionboy7678 3 жыл бұрын
Wll asc maxay tahy shirqoolka dr abiy ahmed oo la sheegayo mahdsanid
@ceydaruussalah8977
@ceydaruussalah8977 3 жыл бұрын
Sxp barnamijyadaan inoo so badi plz😇😊❤
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 жыл бұрын
Xasan zxp waxaan kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho dagaalka Afghanistan iyo sababta ciidamada dawlada ay iskaga caabin la'yihiin taliban
@ahmedhagiali51
@ahmedhagiali51 3 жыл бұрын
Asc magacaygu waa fahad Wll waxan kaa codsanaya inad sodiyarisid barnamij ah dagalka udhexeya maraykanka alqacida iyo daliban🤗🤗
@ogaalsochannel1501
@ogaalsochannel1501 3 жыл бұрын
Asc wll Waxaan ahey qof kuugu xiran waxbadan kaa faa'ido wll waxaan doonayaa inaan icaawisid wll Ilaahey dartii ugu Caawi wll qali
@mahadsaalax4878
@mahadsaalax4878 3 жыл бұрын
Ciid wanaagsan
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
isi waa haayada aduunka ugu halista badan
@abkisse8438
@abkisse8438 3 жыл бұрын
Sirdoonka pakistan ee isi waxay kalinta 1aad kaga jirta sirdoon ada calaamka
@farxaanbilleyusuf3356
@farxaanbilleyusuf3356 3 жыл бұрын
Sirdonka somalia ka soo hadal
@Mnka82
@Mnka82 3 жыл бұрын
Isi waa sirdoon khatara
@abdicige4374
@abdicige4374 3 жыл бұрын
Ciid wanagsan
@haytamhirey7211
@haytamhirey7211 3 жыл бұрын
ISA cumaan kasoo hadal legend
@abdikadir5310
@abdikadir5310 3 жыл бұрын
Laso dhaqso sxb ado mahadsan
@abdikariin2761
@abdikariin2761 3 жыл бұрын
sxb nosobadi barnaamijkaan
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 3 жыл бұрын
Shalay waxay ahayeeen mujahidiin maantana waa argagixiso. Inteee iska qaban la'day bahashu? 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@calimalaap2423
@calimalaap2423 2 жыл бұрын
😂
@faizaabdirazaq5433
@faizaabdirazaq5433 3 жыл бұрын
All 🇨🇳 kusoxiyi🥰
@ibbiaar8571
@ibbiaar8571 3 жыл бұрын
Walaalow documentaryadii aaway San usugaayay wan daalaye
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 3 жыл бұрын
Pakistan aadi ma aha sirdonka isi India ku qaylisiyen cml
@samiirqarsata
@samiirqarsata 3 жыл бұрын
Iku caawi
@anshaxmedia6473
@anshaxmedia6473 3 жыл бұрын
Mhdsnud masuul lkn inad noso badisid, day after day aad kadhigto ayan jeclan lehen mhdsnid.
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
Nio sxpow maaa sir baare unoqotit Somalia 😁😀😀
@BAASHEBULZHAWI
@BAASHEBULZHAWI 3 жыл бұрын
Inoo Soo Badi barmaaji yada sirdoonka
@kingsalmansalmaan8026
@kingsalmansalmaan8026 Жыл бұрын
Wallhi.mesha laha as asay uma leysy
@awilabdullahimohamed4898
@awilabdullahimohamed4898 3 жыл бұрын
Ustaad ma ogtahay halke ku danbeeye
@munasaroffaciall8711
@munasaroffaciall8711 3 жыл бұрын
Waa ku tuugaa part3
@ahmadbadar8968
@ahmadbadar8968 3 жыл бұрын
Wll Nooso tarju warbixitas🙏
@ahmedabuukar730
@ahmedabuukar730 3 жыл бұрын
Viva Buulo xuubey
@hamze2023
@hamze2023 3 жыл бұрын
Sirdoonta somaliland ka soo hadal | idaacadda buuloxuubeey 💚🤍❤️
@mohamedwarsame478
@mohamedwarsame478 3 жыл бұрын
Waa xagee somaliland. Riyo ku nool baa tihiin Shuuba idin dhashee
@aliiyaliy5713
@aliiyaliy5713 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@shakurmohamed8505
@shakurmohamed8505 3 жыл бұрын
Pakistan 216 million oo Qof waxaa ka dhaqaalo badan Singapore oo 5 million ah 😂
@sacdioosman9400
@sacdioosman9400 3 жыл бұрын
neef
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 3 жыл бұрын
Isi caadi Mahan aduunka ka qeylshay
@iamakzeeel734
@iamakzeeel734 3 жыл бұрын
🔥👑
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 3 жыл бұрын
Itoobiya maxaa war ah, oo aad nooga heysaa?
@aadandhuux7502
@aadandhuux7502 3 жыл бұрын
Haayad sirdoo soomaaliya ma leedahay wll. Haday leedahay ka soo hadal
@aziisaaziisuu1459
@aziisaaziisuu1459 3 жыл бұрын
Haa wllo way leedahaY
@kingclkhaalaq6750
@kingclkhaalaq6750 3 жыл бұрын
Isi waxay kaalin wayn ku lahayd weeraradii mumbai 2008
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 3 жыл бұрын
Haha adu soo Somali matihind maxa Mumbai kagaly ood magacoDa cata ugu qoraty 😃🤣
@omarhoone6036
@omarhoone6036 3 жыл бұрын
Arimaha Alshabaab iyo sida ay ku'aas aasmeen iyo cidda tageero kahesho wax yaabo noocaas inoo sooqaad barnaamijka xiga
@Riij_vlogs
@Riij_vlogs 3 жыл бұрын
Somaliland sidoonkeeda rabnaa brother
@ahmett5835
@ahmett5835 3 жыл бұрын
😂😂😂ma sirdoonka somalia
@Ali-hassan-
@Ali-hassan- 3 жыл бұрын
❤️❤️
@sheikhaxmed4647
@sheikhaxmed4647 3 жыл бұрын
Hayada sirdoonka india kasoo hadal
@daahirdaada2803
@daahirdaada2803 3 жыл бұрын
2027
@hassanshardi9625
@hassanshardi9625 3 жыл бұрын
Xayaysiinta faraha badan ayaan muuqaaladaaada loo daawan karin taasi wax wanaaaagsan ma ahan
@sadaq-zadka1
@sadaq-zadka1 3 жыл бұрын
Ninkan warbixintiisa wax badan baad ka faaidaysaa
@hiirale2042
@hiirale2042 3 жыл бұрын
80 meeyadii midowgii Soviet mujaahidiinta la dagaalameysay soo Taliban ma aheyn mise waa kuwa kale 😳
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 жыл бұрын
Rag kamida ayaa jihaadkas kujiray lkn xarakada Taliban ma aysan jirin Taliban waxay bilaabmeem sagaashamadkii kadin marki Afghanistan tuugada iyo burcada loo maaro waaayay ayaa rag arday ah go'aansadeen inay tuugada iyo burcada umadda ka dul qaadaan runtiina tageero xoogan ayay ka haleen shacabka reer Afghanistan Kadib markii awoodooda balaaratay waxay gacanta ku dhigeen Afghanistan oo waxay ka talinayeen 1996 ilaa 2001dii markaz kadip waxa kuso duulay mareekan oo Afghanistan qabsaday 2001 ilaa 2021 waxy dagaal kula jireen mareekan iyo Nato iyo daba dhilifyada Afghanistan ilaa ay dib ula wareegen 2021 bishii 8aad guud ahan dalka Afghanistan
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
@@mukhtarabdurahman4352 Haa sxb Mahadsanid.
@apdallaapdi2291
@apdallaapdi2291 3 жыл бұрын
Barnamijyadada sa u firsanaye sirdoon ayaba isku badalay 😂😂😂
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
Sirdo aan aqonsi heysan 😂😂😂😂😂
@apdallaapdi2291
@apdallaapdi2291 3 жыл бұрын
@@mohamedabdi2157 😂😂😂 maskaxda in laga shaqesiyo i baray
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
@@apdallaapdi2291 haaa wallahi sxb been maha wax badan kabaraneysa oo adhan garaneynin
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 жыл бұрын
Hhh somaali sirdoon way kufsatay wlhi videos la daawado miya sirdoon lagu noqonaa 🤣 Wxypaha ku cadenaya inay somali sirdoon ay kufsatay wxa kamida kuwa dawladda ushaqeeya oo sheganaya magac sirdoon kadibna ku faanaya inuu sirdoon yhy 😄😄😂😂
@Ravion_15
@Ravion_15 3 жыл бұрын
Sir doonka soomaliya ka soo hadal
@Jibril58
@Jibril58 3 жыл бұрын
Sirdonka pakistani british mahan wa pakistani Australian
@mohamedfaysal3110
@mohamedfaysal3110 3 жыл бұрын
Dilkii bin laden soo gudbi wll
@mubaarikyuusuf1812
@mubaarikyuusuf1812 3 жыл бұрын
Buluxbay qisoyinka wali an ladah furin!!!!
@habraactv3799
@habraactv3799 3 жыл бұрын
Kuwa horta la dagalma mareykanka hada mujaahidiin miyaa???!!!
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Waayo
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 3 жыл бұрын
Shaly mujahidinby ahayen. Mantana wa argagixiso. Yaab
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Жыл бұрын
diinta islaamka
@abdullabdull157
@abdullabdull157 3 жыл бұрын
Sxb isis muqal kasosama
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 ай бұрын
Pakistan zandi bad
@yussufmorge514
@yussufmorge514 3 жыл бұрын
Lkn waxa ilawday iney tahay no 1 inteligence in world iney iyada tahay marka ma dhihi karna videogaga ma dhameystirno misa waba fake video
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Waxaad aaminsan tahay dheh
@yussufmorge514
@yussufmorge514 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey run Ahanti waxa ficn wax dhameystiran inan ka helno si an kugu xirnano ileen adiga naga codsaday inan kugu xirnano
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Sirdoonka soomaaliya isagana kasoo hadal
@cabdicaziizismaciil7750
@cabdicaziizismaciil7750 3 жыл бұрын
.MR XASAN NIN TAGAY BAAD TAHEE H0RE U S0C0 Wllkoe
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Sirdoonka somaliland kasoohadal
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 2 ай бұрын
❤❤❤
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 14 МЛН
Подсадим людей на ставки | ЖБ | 3 серия | Сериал 2024
20:00
ПАЦАНСКИЕ ИСТОРИИ
Рет қаралды 572 М.
Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya
19:19
VOA Somali
Рет қаралды 103 М.
الجهبذ | قصة يهود أوروبا!
13:09
AJ+ كبريت
Рет қаралды 312 М.
SABABTEE LOO KHAARAJIYAY:THOMAS SANKARA HOGAAMIYIHII KACDOONKA DHALINTA AFRIKA
11:38
Qorshihii Malaysia ee ka yaabiyay ingriiska | 4 saac oo kaliya...
12:51
Dambi Baare Jaamac sidee ayuu kusoo qabtay Aaramoow oo xaaskiisa hore dilay !
12:11
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН