Cabdinaasir Macalin Siciid - Baxnaano (Hees Kaban Solo Ereyadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye

  Рет қаралды 18,304

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Cabdinaasir Macalin Siciid - Baxnaano
(Hees Kaban)
Ereyadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Laxankii Xasant Gareed

Пікірлер: 5
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 3 жыл бұрын
Waa ereyadii aun dhaqtarkii jaceylka m c kaariye iyo riwaayadii hawaalnaado jaceylkuye aynu weerarka aadno
@salansacad
@salansacad 3 жыл бұрын
Allow abwaanka iyo heesaagaba uwada naxariiso xiligaas ayey aduunku Aduun ahaa imika was la dhegestaba lama yaqaan xigmad ayey waxkastaaba lahaayeen waa dareen abwaan jacayl hayo uu sameeyey oo was kasta oo la sameeyo midhaha Maxamed cali kaariye wax udhigmaa May jirin sababta oo ah isaga xaalada haysata ayuu ka hadlaayey abwaaniinta kalena dareen qof kale ayey ka hadlaayeen markaa isku dhadhan ma noqonayaan oo isaga ayaa marwalba aad ku xidhnaanaysaa allow uwada naxariiso aamiin aamiin
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Jacaylkii barashada kasoo badiyee bidhaanta oggolaaday ba'anaa Bariido aad kulantaan illeen barina sheekada waad kaga bogan kartaaye naftu biimo weeye biyahani ma calowbaa dhulku bahal ma leeyahay allahayoooooooooooooooooooooooooooooow bannaankaba bohol kama malaysanninee Ibixiyoo ibixi Iga bixi allahayow caashaqu bad weeye. ....................... Jacaylkii aan bislaan hddaan abuuree baxnaano heli waayey ba'anaa Barwaaqo reero yallaa illeen bixiso waa ba'e so daaha galisee Beer nugaylkaan uma dhalan waxaa ibaday galiilyada baahida kalgacaylkee Allahayooooooooooooooooooooooooooow Bannaankaba bohol kma malaysannine Ibixiyoo ibixi iga bixi allahayow caashaqu bad weeye💘.
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka c.naasir macalin siciid
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yrxm fannaan wayn
Cabdinaasir Macalin Siciid - Badacas
9:25
Ik Hajji
Рет қаралды 12 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 12 МЛН
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
Cabdinaasir Macalim Siciid 🔥Iyo Heesta "BIXIYOOW I BIXI"
6:14
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 126 М.
abdi nasir macalin nafta waan uu huri lahaa
8:32
Butukey show TV
Рет қаралды 58 М.
Cabdinaasir Macalin Siciid - Cadareey (Hees Kaban)
8:51
Ik Hajji
Рет қаралды 12 М.
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:56
Nafta Waan Uhuri Lahaa Cabdinaasir Macalin Saciid
7:32
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 4,7 М.
Cabdinaasir Macalin Best Ever Kaban
9:04
Duul Media
Рет қаралды 4,4 М.