Cabdinaasir Macalin Siciid - Malyuunaadka Mootane (Hees Kaban)

  Рет қаралды 138,955

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Cabdinaasir Macalin Siciid - Malyuunaadka Mootane (Hees Kaban)

Пікірлер: 71
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 ай бұрын
Ilahay ha unaxristo nic song waxay ka hadalysa geerii marku qaday habinki bu dhintay gariba jiiray siida maqalay allahu arxm
@calidhalaween1606
@calidhalaween1606 2 жыл бұрын
Allaha naxariis to cabdi naasir macalan waxaa laiisheegey mar kii uu kasoo baxay tiyaatarka in gaari jiiray
@assalqueen3387
@assalqueen3387 2 жыл бұрын
Wlhi hoyadey ayaa iiga sheekeysay skrry allow unxariso qabrigana uwasici
@jasonsadly9336
@jasonsadly9336 Жыл бұрын
Zubhaanallah ilaah pow kuwa Sutaad ka nabiga csw u as aan dal ayo nagu dar Aamiin yaa allaah
@bashirabdi1724
@bashirabdi1724 2 жыл бұрын
Heestani awaadhbay ahayd markuu sidaas u qaday ee uu soo baxay ayuu Gaadhi kala jaray allah haw naxariisto aamiin
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Noooo😢
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Waa hees macaan alle ha unaxariisto cabdinasir maclin siciid janatal fardawsa aclaa alla haka waraabiyo isaga iyo inta dhimatayba Fanaaniintii wakhtigaa noolayd hala weydiiyo inagu maynu soo gaadhine laakiin heesahiisa ayaa kuu sheegaya codkiisa iyo heerka fanaanimadiisu taagnayd qaali ayuu ahaa alla yarxama
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 жыл бұрын
Cod dahabi iyo hees aan u macaan badan Allah u naxariisto hobolkii Cabdinasir Macalin Saciid.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg Ай бұрын
Allaahuma aamiin
@mohamedmohamud1709
@mohamedmohamud1709 3 жыл бұрын
Marka uu heestaan qaadeyba waa dhintey waxba kama jiraan Abdinasir fanka asagoo nool buu Ka baxey sannad io wax dheer buu siinoolaa asago fanaan ahayn
@farhansh.bashir476
@farhansh.bashir476 2 жыл бұрын
somalidu ma dhado heestan markuu qaadu dhintay ee waxay soomalidu dhahdaa fananku heestan hees ka danbaysa muuna qaadin
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 2 жыл бұрын
fananka wax ka taariiqeya wan wa yay anu ee iso radiya
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
@@kalaayofficial4921 wall fanankan heestan marku qaday wax yar kadib tiyatarka hortiisa ba babur ku dilay sida an maqlayna khamro ayu cabsana lkn ilahay ba og wa marxum khamro inu cabsana wuxuna aha fanan caan ah o ka tirsana hobaladii wa beri
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@cabdiraxman6731 waryaa waxaanad ogeyn la iskama sheego sidii riyihiina looma ciyo teeda kalae haddad maqashay tan laguu sheegayaba maqal dee
@abdishakuurnuur5614
@abdishakuurnuur5614 Жыл бұрын
Heestaan waxaaa la qaaday 1985 isla habeenkiii qaaday Geeriyooday allah u naxariisto
@amiinkaabdala5419
@amiinkaabdala5419 3 жыл бұрын
Waxaan maqlay heestaan marku qaaday in uu dhintay fanankan Alaha u naxariisto
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 2 жыл бұрын
Saxiix allh yaa raxma
@shankaroncalidheere6549
@shankaroncalidheere6549 2 жыл бұрын
Is emotional song May Allah forgive us all
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Maryanay martabadxumo ha I moodin inaan meher la.aan ku dhashay..by.c.qadir qaylo wayne
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 Жыл бұрын
Waa suuragal walaal
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Subxaanallah allow ka caffi wa adoon kaago qaldamaye yaa rabbi🥲
@JamaalMacalin-hh8vg
@JamaalMacalin-hh8vg 7 ай бұрын
Amiin
@munasarmaxamed8013
@munasarmaxamed8013 Жыл бұрын
Allha unaxaristo fanaanga makacisa ladhoho cabdi naasir mclin siciid woxow ahaa fanan qaraamiga mar walba katarga aad ugu dhereyo janatul firdowsa allha ka warabiyo
@sakixiis
@sakixiis 3 жыл бұрын
Nice song Yaa salaam Dhagayso kapanka 😀😀😀😀😀😀😀
@axmedzakixassan1494
@axmedzakixassan1494 2 жыл бұрын
Naxariistii rabii alloow kusii
@boorkakakac
@boorkakakac Ай бұрын
Rabbi ha,urraxmado Cabdinasir Macallin Saciid Warsame Qoys Xagga Diinta Islaamka caan ku,ahaa ayuu kasoo jeedey Fannaanku Sabab jacayl oo, ay Gabadh Nin Maayar Xamar ka, aahaan jirey dhalay ay uqaadday Inankaa quruda iyo codkaba isku darsaday diidmo loo diiddanaa baa Gaari loo jirsilyey markil Hodon Xasan Abshir Faarax kahari weydey dabadeedna halkaa ayuu kugeeriyoodey 1981
@cumarahmed134
@cumarahmed134 7 ай бұрын
Alle hownaxariisto c naasir mcalin siciid axsan fanan buu ahaa kama daalo dhagaysiga heesihiisa
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg Ай бұрын
Allaha unaxariisto abdinaasir jannaatul fardowsa allaha ku casumo
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
Saaqo waa waxaa dhan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Heskan marka u qaday wa dhintay shil gari aun malyumadka mosan qabri yada Mar hore galay ba magaceyga lagu daray
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 2 жыл бұрын
Mala awaal nafteydii Muusanow ku raagte Hadii aad maqleysiyo Hadii aad moog tahay Miisaanka aakhiro Madasheenu weeye
@yousofosmanalikalay6607
@yousofosmanalikalay6607 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariistee isla habeenkaas oo tiyaatarka ku soo qaaday ayuu shil gaari ku dhintay
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 Жыл бұрын
@@yousofosmanalikalay6607 aun sanadkuu dhibte fananka intuna kudhihte
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@yousofosmanalikalay6607 waxaas waa iska sheeko soomaali markii ugu horeysay ee uu heestan qaadey iyo waqtigu dhimanayay sanado ayaa u dhaxeeyay kadib ayuu Sacuudiga aaday mudana kunoolaa markuu dhimanayayna mudo ayuu ka maqnaa tiyaatar iyo masrax laga heeso, xataa xili dambe uu heestan qaadey oo uu beeytka hore katagay ayaa jirta Allaha u naxariisto
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@somaliqueen3346 wuxuu dhintay 1983 wuxuuna ku dhintay isbitaal Digfeer sababtuna shil ka dhacay wadada baar Bakiin hormarta
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@MudaneSooyaal sxb macnaha fanka miyuu kabaxay AHUN wuxuu ahaa nin cod mucjisa ah leh midhahaan waxaa lahaa AHUN abwaankii maxamed cali kaariye
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Kabankii xasan garayt miyaa mise aniga ayaa mooda? Cabdinaasi Alle ha u naxariisto.
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
Hi we promise u Ina ad saqiirtod
@user-rl9tp7qo7g
@user-rl9tp7qo7g Жыл бұрын
Alle.ha.unaxariiste.waa.hees.macaan.laakiin.wati.marku.udan.baysay.gadhiga.bariga.iyo.galbeedka.uujiidhay.saan.maqlay.uqaday
@samatar4444
@samatar4444 2 жыл бұрын
Bal marinkii siraad baan Malaa'iga isku jiidhnee 😩
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Bal mojadihii ba ka baxay juj iyo wama juj ba u gale🙄
@abdishakurelmi6036
@abdishakurelmi6036 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 9 ай бұрын
Ilaahay markuu leeyay kuwa gabyaagu way lunsanyihiin webi kasta ayay dabaashaan waxaa xaqiiq heestan u fiirso xadka way ka baxday xitaa wuxuu sheegayaa inuu dhintay jidka siraad malaa’iig isku jiidheen inuu cadaabta galay hadana janada ka geliyay ilaahaw noo denbi dhaaf
@JamaalMacalin-hh8vg
@JamaalMacalin-hh8vg 7 ай бұрын
Mid soo cusboneysaa arkay kolay maba fahmin ba is dhahay
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Alla ha unaxariisto habar gidir buu ahaa
@Buneysead
@Buneysead Жыл бұрын
Habargidir beel fananka u duceee
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 Жыл бұрын
Habar gidir ma adigaa ka dhigay?, dadka lama boobee soo hubso sxb ninkaas anigaa la degganaa weligey haddana deris la ah gurigoodiiye u fiirso waa nin madhibaan ah oo reer dhuusamarreeb ah.
@Buneysead
@Buneysead Жыл бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 samo reebtu kaso qadaan u maleen rerka mesha daga
@Mohap2188
@Mohap2188 Жыл бұрын
@@cabdullaahicalixasan9205 guuled cadde madhiban dadba kusheega lkn wa niman hg ah sxp
@abdikadirsahil2098
@abdikadirsahil2098 Жыл бұрын
​@@cabdullaahicalixasan9205 Waa xagee gurigiisu walaal? Magaaladee ayuu ku yaal?
@maxamedfaraxcumarweedow8575
@maxamedfaraxcumarweedow8575 2 жыл бұрын
Cabdi raxman bro ninka ad shegeyso wa beerdilacshe
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Wall berdilacshe baburku wu lagadoomay lkn ninkan baburku si toos ah bu ugu dhacay
@kakamega2
@kakamega2 7 ай бұрын
Malyumadka
@abdishakurelmi6036
@abdishakurelmi6036 2 жыл бұрын
He good
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 2 жыл бұрын
Maryanay martabadxumo ha moodiness sidaada inaan Meher la.aan inaan ku dhashee kkkkkk ....ilkacas....by ..cabdi qaadir qaylo wayne
@abdiwalisulub4133
@abdiwalisulub4133 3 жыл бұрын
Iyadoo qoraal ah soo geli
@fartuunaadan1827
@fartuunaadan1827 3 жыл бұрын
Saas maqlay
@hkhbh4196
@hkhbh4196 3 жыл бұрын
Xayeysinta xoga kala fogee weyna dhibtee
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Adbad umahadsantahay walalo. Feedback sidasi o kale wa ii koow. Ads-ka ama xayeysinta automatic ayey iska ahayd horaan, Lakin dalabkaada wan tixgalinaya. Many thanks and welcome...
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Marku heestan qadey wax yar kadib wu dhintay tiyatarka banankiisu adey babur ba dilay😭😭
@farhansh.bashir476
@farhansh.bashir476 2 жыл бұрын
fananka ma ahan fanaankii baaburku dilay waa Beerdilaacshe
@yousofosmanalikalay6607
@yousofosmanalikalay6607 2 жыл бұрын
Wadada sayidka ayey ahead sida xogta aan ku haayo
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
@@farhansh.bashir476 berdilacshe wu lagadomay lkn ninkan baburku si toos ah bu u dilay
@somaliqueen3346
@somaliqueen3346 Жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 aun fanaanka ee sanadkee bu dhintay
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
​@@somaliqueen3346 1980kii
@abdig2533
@abdig2533 2 ай бұрын
Dokh dokh pusdyssa
@user-oi8yz6hg6c
@user-oi8yz6hg6c Жыл бұрын
5l😮😢😢😮😅😊
@cabdirisaaq4633
@cabdirisaaq4633 3 жыл бұрын
𝐒𝐮𝐛𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐡 𝐀𝐥𝐨𝐨𝐰 𝐊𝐮𝐮 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐨 𝐋𝐤𝐧 𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐊𝐮 𝐉𝐮𝐫𝐨 𝐄𝐫𝐚𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐥𝐢𝐬 𝐀𝐡 𝐒𝐢𝐝𝐚 (𝐌𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐁𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐚𝐲) 𝐈𝐲𝐨 ( 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐊𝐢𝐢 𝐒𝐢𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐈𝐠 𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐉𝐢𝐢𝐫𝐧𝐚𝐲) 𝐈𝐲𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐫 𝐊𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐅𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐓𝐚𝐚𝐠𝐚
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Heeataan waa halis badhan theater music 🎶 Markow heesta Ka soo baxay Isgooska Baar bakiin ayow Gaari ku jiiray Waqtii siima joogin waaba heesta laga Raaacay Abdi nasir macalin Saciid Cumar 😢
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 5 ай бұрын
@@dullahiayoub2432 miyaad joogtay mise waa wax lagu yidhi fadlan iska jir waxa hadanad u taagnayn waxba faalo ha ka bixin waa iga talo
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Cabdinaasir Macalin Siciid - Badacas
9:25
Ik Hajji
Рет қаралды 10 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
LYRICS | Heestii naftu doqonsanaa | Cabdinaasir Macallin Siciid
7:01
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 455 М.
CABDINAASIR MACALIN SACIID A.U.N QARAAMI HEESTII DAWADI NAFTEDAAY
9:04
GorGor Media Production
Рет қаралды 57 М.
C/Naasir Macalim Siciid Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HA LAALIN"
9:48
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 295 М.
Cabdinaasir Macalim Siciid 🔥Iyo Heesta "MADLUUMAY"
8:29
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 73 М.
Durdur yahaw Rogmanayaa
8:56
LBchannel
Рет қаралды 393 М.
Cabdinasir Macalin | Heestii Baladweynay Ku Nooshahay l Badacas
9:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 24 М.
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 1,8 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 9 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 18 МЛН