CALI CUMAR MAYDHANE GUUGUULE

  Рет қаралды 134,199

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 Жыл бұрын
Heestan iyo heeso kale oo badanba waxan ku bartay Radio Hargeisa anoo yar oo meel gadhka warsama xaad la yidhaa adhi ku raaca!!
@liibaanxuseen8563
@liibaanxuseen8563 5 жыл бұрын
xasuustii radio hargiesa iyo subixii markaan schoolka ku sii socdo back in 2008.
@kagshhsudud6139
@kagshhsudud6139 3 жыл бұрын
Heestan waxa curiyay abwaan maxamed cali hudle oo loo yaqaanay ina hudle hayb ahaana kasoo jeda isaaq garxajis ciidagale bahdaylo macnaha heesta xanbarsanydna dawladii kacankii iyo kaligii taliskii macangaga ahaa
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 жыл бұрын
Heestan aniga oo aad uayar baan jeclaa 📻 radio hargaisa ayaa laga soo dayn jiray xasuus 👍👍😍😍
@sahraali679
@sahraali679 3 жыл бұрын
aniga cawa igu horaysa waliba tektog ayan kaso maqlay inabti
@abdimohamed6810
@abdimohamed6810 3 жыл бұрын
Xasuus anigoo yar iyo radio hargaysa
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 4 ай бұрын
Wlhi amba kula mid baan ahay ilaa hada wan dhagaystaa 😊
@هدىحاجي-ل2ت
@هدىحاجي-ل2ت 4 жыл бұрын
Cali cumar maydhane wuxuu kamid ahaa askartii soomaaliyeed
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 жыл бұрын
Wwwww ishcalaa maydhane jceel heesed ayo ugu qariyey abwaanka wxo tumoyaa kacankii kali taliskii afka Somaliga waa sareeb socoto teda kale codsi aya wata hdaa heleso hees oo qaadaayo saciid khaliif iyo gabar kale ogow maha sayid khaliifa ee waa saciid khaliif miraha waxa kamid ah gaduud laguma raaco dumar mid uunba waa gaar midaa gaari modaa gabi kugu ilowdo intaas ayaa kaxasuustaa fadlan ii raadi codsi
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 5 жыл бұрын
Haye sxb codsigaaga waan aqbalay waanan soo raadinayaa alle ha igu asturo wll insha allah wan soo raadinayaa....
@fatouali1501
@fatouali1501 4 жыл бұрын
Alaha ku naxaristo aboo macanee
@xamsemahadalle839
@xamsemahadalle839 3 жыл бұрын
aamiin
@M-RIJAAL
@M-RIJAAL Жыл бұрын
Aamiin Ila soo xidhiidh wllo insha allaah
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO Жыл бұрын
Insha Allah
@kagshhsudud6139
@kagshhsudud6139 3 жыл бұрын
Xasuus radio hargaisa 2003 imika 2021 oo ahay aabo allla maxan xasuus galay cawa markan dhagystay hargiesa 2003 now canada 2021
@SoomalilandforeverShire
@SoomalilandforeverShire 6 жыл бұрын
Heestan wxa loo sameeyay Taliskii Gacan Ku dhiiglaha ee Afweyne Barre uu Duqaynaya Hargeiza
@nourahmed7150
@nourahmed7150 5 жыл бұрын
Heesta inta cabdiqani isku filan kasoo aragtaY liketa hala dhaafin
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Жыл бұрын
Cali cumar maydhane iyo heestii guuguule xasuustii radio hargeisa 😊
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf 8 ай бұрын
Ereyada Abwaan AUN Axmed libaax xasan qayb ka ahaa kooxdii generaal daauud❤❤❤ fankeena xikmad badanaa❤❤
@nadaismail6257
@nadaismail6257 6 жыл бұрын
Heestan waxaa curiyey nin la yidhaa ina hudle oo ciidagale ah. Inbadan baan daydayay misna aan waayay. Kamaan quusane caawana waan ku eegay ! Saa way dhextaalaa... mahadsanid
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@jareerwaynadey6852
@jareerwaynadey6852 6 жыл бұрын
Naaya igadaa igadaa qabiil way dabar jaree igadaa
@aliosman8418
@aliosman8418 6 жыл бұрын
@@ARDAA-MEDIA-PRO anigu waxaan ku weydiin lahaa riwaayadihii hore hadaad helayso
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Insha allah waynu soo galin doonaa iyagana sxb
@aliosman8418
@aliosman8418 6 жыл бұрын
@@ARDAA-MEDIA-PRO Dab jacayl kari waa Wadhaf iyo shimbiro Galbeed waa la xoreeyey Bidaari sibiq kugu gashaa Bad jacayl badanaa Dirqi maaha jacaylku Xuskii jacaylka Wad iyo wacad Xaajaba layaaablehe aan qodo xabaalaha Dumistii aqalkayga. ........
@cabdicasisbarkhad641
@cabdicasisbarkhad641 4 жыл бұрын
Heestan iyo kuwo kaloo badanba radio hargeisa ayaan ka dhageysan jiray wakhti hore
@nasraladan5080
@nasraladan5080 6 жыл бұрын
ala maxaan raaadiyay heestan waan ku dalaay wallhi Radio hargaysa ayaan ka maqli jiray anoo aad u yar alx maantaan helay 2018/12/14 maalin jimcaa 9:24am
@CabdiXuseen-cf1xt
@CabdiXuseen-cf1xt Жыл бұрын
Wll
@samatarismail1718
@samatarismail1718 6 жыл бұрын
waa hees cajiiba waxa ka dhageysan jirey Redio Hargeisa. thanks channel ka so galiyey
@kkin7066
@kkin7066 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Ali Omar Meyrane
@yaxyeyar6592
@yaxyeyar6592 6 жыл бұрын
yaaa ilahiiii axyaa c c maydhane alamaxaaN kuwareeray heeztaa
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@nagibmomer
@nagibmomer 6 жыл бұрын
Heesahani waa hanti qaran umaan quudheen KZbin. Radio hargeisa ayaa nasiib u yeelatay kaydinta afkeena iyo murtiba
@hindadegan3493
@hindadegan3493 3 жыл бұрын
0
@monaalyser1420
@monaalyser1420 5 жыл бұрын
Aroos mii ayaan Ka qaday habeen 2009 hestan.waa waxan Ka xasuusto heestan🗣️
@ahmedmahamud2750
@ahmedmahamud2750 2 жыл бұрын
Heestan.wakhti.ban.isku.mawalinjira
@amiinhaaji9552
@amiinhaaji9552 5 жыл бұрын
Run ahaantii waa hees aad u macan
@asmaibrahim6230
@asmaibrahim6230 6 жыл бұрын
Sanado badan ayaa heeskan raadinaayay finally i have got it today😎
@mokhtarahmedissa861
@mokhtarahmedissa861 6 жыл бұрын
shakuur Abdilahi qashaafato hhh
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@xamseaxmed7188
@xamseaxmed7188 5 жыл бұрын
Heestan markii igu horysay waxn ka dhagysty radio hargysa inbadn waan baadigoobayay mahdsnid
@apdizhakourhassan5944
@apdizhakourhassan5944 4 жыл бұрын
Maaha in fanka lagu murmo oo qof kastaaba wuxu doono iska idha heestan waxa sameyay IHU Abwan Hassan Qawdhan
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 4 ай бұрын
Ilaa hada kama xiiso gooyo heestan ❤
@mohameddhegjar3489
@mohameddhegjar3489 3 жыл бұрын
Gaadhsiiya Aadmiga 😘
@elkunkhaliil
@elkunkhaliil 6 жыл бұрын
heestan muddo dheerban raadinayay waad ku mahadsantay sxb waxa kale aan kaa doonaya heesta Salaad Derbi & Seynab Cige Heesta Jaalaleey hadaad helayso ORIGANAL kii oo saafiya
@mffjggfff3411
@mffjggfff3411 4 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyey ilaah hsu naxariistee cali caateye diiriye habarj elo cimar
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf 8 ай бұрын
Dadka ha waalin heesta waxa sameeyay Abwaan Axmed libaax xasan riwaayada cali caateeye ayaa lagu daray cali caateeye maaha habar jeclo adeer waa sacad muuse Cabdale sacad ❤❤❤❤
@farhanofficial5495
@farhanofficial5495 4 ай бұрын
2024 yaa dhegaysanaaya .
@cabdirahmaanidris3082
@cabdirahmaanidris3082 6 жыл бұрын
Siiko Studio waad ku mahadsantay wllo waxaad soo dhawaysay hees qaaliya oon youtupeka ka waayey . 2008 ayn memry ku dhagaysan jiray hhh xusus qaliya
@wardamahamed6860
@wardamahamed6860 6 жыл бұрын
in badan badan ayaan raadinayey heestan ilaahay ha u naxariiste cali o maydhane
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
Wll aaad ayaad uu mahadsantahay runti yaranti ayaa igu danbaysay heestan iyo radio hargeysa in badan ayaan radiiyay lkn waxan garan wayay magaceeda
@guledmohamedali8477
@guledmohamedali8477 6 жыл бұрын
Heestan waxan maqlay anigo jira may be 13 Markan 18 gaadhay ayaan raadiyay hada helay 6 year baa la raadinaayay
@suldaanyare7370
@suldaanyare7370 6 жыл бұрын
heesta wxaa sameyey abwaan reer waqooyi ah heesta wxaa laga wado maaha jacayl ee waa markii xukunkii galidii taliska ahaa magalada hargeisa duqaynayey ayaa heesta loo sameyey xaafad hargeisa kamida oo layidhaahdo gantaalaha ayuu shacabkii u qaxay wlee waa xasus heestan macno weynbay ku fadhidaa
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 6 жыл бұрын
suldaan yare hhhhhhh ma jito xaafad gantaalo la dhaho hargeysa
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Ridwaan Maxamed Ma Hergeisa dii danbaad tahay way jirtaa Buurta gantaalaha waxay ku taalaa dhinaca koonfur galbeed ee magaalada waa buur caan ah oo waxa yaala gantaalihii cirka ee Ciidamadii cirka Soomaaliya iyo qaar ka mida dayuuradihii dagaalka ee ciidanka 2000 baan anoo ciyaal ah oo yar u dalxiis tagi jirnay si aanu ugu soo ciyaarno diyaaradaha meesha yaalay hadda ma hubo inay walj yaalaan waxaa iigu dambaysay muddo laga joogo 18 sanno 😉😉
@suldaanyare7370
@suldaanyare7370 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare haa hargeisa 2012 ayaa iigu dmabaysay imka magaaladu way dhaaftay waa xaafad hargeisa kamida buurtaasi
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 6 жыл бұрын
Haa way jirtaa wll Xaafadaas imika .
@yngshirwa2451
@yngshirwa2451 6 жыл бұрын
From. HARGIESA - Xafaadasi way jirta, runtiina weeye oo waa xaafadii ay maatida Hargiesa u qaxday markii rijiimkii Afwayn garacayay Hargiesa.
@mgurey10
@mgurey10 5 жыл бұрын
Aun mr meydhane heeso waa kuwii hore
@daalo2440
@daalo2440 4 жыл бұрын
Markan dhagaysto xusuus iyo radio hargeisa
@cabdirisaaqmaxamed5099
@cabdirisaaqmaxamed5099 6 жыл бұрын
maxaan raadiyay heestan google iyo melkastaba
@hudaali7880
@hudaali7880 6 жыл бұрын
Heestan waxbadan ayaan raadinayay ugu danbeen maantan heley 05/oct/2018 1:24PM
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@abdillahinokia8485
@abdillahinokia8485 6 жыл бұрын
Alla maxan raadiyay heestan lkn imika wan ku guulaysty
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@mahadomar7099
@mahadomar7099 3 жыл бұрын
@@ARDAA-MEDIA-PRO heestan yaa ereyada lahaa
@dawand6946
@dawand6946 Жыл бұрын
❤a❤❤❤❤
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 3 жыл бұрын
Hees aaaad u macan
@mustafewidhiq1606
@mustafewidhiq1606 6 жыл бұрын
sxb hadad hayso hees midhaheeda ay kamidka ahayeen nin labaatan jiray iyuu wakhtiga lag damayoo soo gali
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 6 жыл бұрын
Heestan in badan ban radinayay dadka aya igu wareeriyay asxabtayda walhi xusuus france baris
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 6 жыл бұрын
Heestu waa mid dadka dhagahooda soojidatey lkn caawe waa nacey maadama xagjiriintii soomali diidka ahayd ee woqoyiga somaliya daganeyd ey sidaan umacnyeeyeen idinkaa isfashiliyey naagow
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 6 жыл бұрын
@@dirgaxwanaf6605 kkkkkk noo dhig afka naa Heestan reer somaliland baa iska leh Fuck cadawga somaliland
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 6 жыл бұрын
heestan radio hargeisa o kaliya hysan jirty mxa hlkn loo keeny wxyna ku socotay xukukii klidi taliska ahaa
@MaxamedJaamac-s9d
@MaxamedJaamac-s9d 10 ай бұрын
Wanaa
@nnm2571
@nnm2571 6 жыл бұрын
alla heestan waan raadinaya thanks wll
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@mffjggfff3411
@mffjggfff3411 4 жыл бұрын
I mean cumar habarjeclo
@guleedmaxamed1907
@guleedmaxamed1907 4 жыл бұрын
Nice
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Please soo gali geenyo shaaximan cali cumar maydhane iyo canab aw diiriye original-kii radio hargeisa kuwa youtube ku jiraa waa copy markii la qaxay djibouti fanaaniin reer djibouti ahi qaadayaan oo midhaha la khalkhalday please heestaa oo original ah maydhane iyo canab aw diiriye soo raadi
@maxamedaxmed3440
@maxamedaxmed3440 6 жыл бұрын
walee tan hees iga dheh
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIKED
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
SHARE
@azadxavi3562
@azadxavi3562 6 жыл бұрын
Wlhi heestan in padan paan raadinayay lkn caawa hly dee bremen germny xuzuuz wlhi
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 6 жыл бұрын
Waad Mahadsan Tahay Wll Wixii Aad Weydoo Dhan Isoo Weydii Anaa Kuu Keenayee
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LEGETA
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIVE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
SHORTS
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
FOLLOW
Heesta guuguule Cali Cumar Maydhane
6:13
Foore channel
Рет қаралды 19 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Canab Diiriye & Cali Cumar Maydhane | Heestii Sida Geenyo Shaaximan
9:48
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2,1 МЛН
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 132 М.
Saado Cali Warsame|| Heesta Waan waan la gaadhiyo
4:58
Abdifatah Meecaad
Рет қаралды 3,7 М.
NUUR DAALACAY GABILEY 2017 HD
8:19
Abukar Mahdi
Рет қаралды 267 М.
Ismoodsiis
13:30
Shey Mire - Topic
Рет қаралды 200
Abdi kareen raas hees gadhle waxaad tidhahda
8:02
Niyadsan🤲🏼
Рет қаралды 56 М.
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 357 М.
CALI CUMAR MAYDHANE IYO CANAB DIIRIYE HEESTII SIDA GEENYO
9:44
five stars tv
Рет қаралды 24 М.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 101 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН