Cali Maxamed Cabdiraxmaan Ayaa Ka Waramay Sidii Uu Lixle Jeelka Madheera Uga Jebiyey

  Рет қаралды 46,315

SAAB TV

SAAB TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 39
@axmedcabdi8649
@axmedcabdi8649 2 жыл бұрын
S.land dhigi Lixlle ayey ku tagantey xaqiq weye Allhe haku naxaristo🙏🙏🙏
@hasanmohamed1186
@hasanmohamed1186 2 жыл бұрын
Waa kuma
@hasanmohamed1186
@hasanmohamed1186 2 жыл бұрын
Ninkani
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 2 жыл бұрын
Adeer SNM waa wada lixleh
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Lixle 💪🏾 SNM
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@mustafanuue9318
@mustafanuue9318 2 жыл бұрын
U
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Alahayow intii geeriyootay u naxariisto, inta nool a cimrigooda Allah dheereyo. Markasta oo aan dhagaysto waxaa ii Kordha qiiro aan waliba aan ilmada ceshen kari waayo
@sakariyeahmedahmedsakariye3409
@sakariyeahmedahmedsakariye3409 2 жыл бұрын
Saab tv waa rugta kaliya ee taariikhihii halkii la soo maray laga heli karo....guuul......noo soo badiya taariikhda
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Cali Maxamed CabdiRaxmaan, waxa uu ina siiyay talo wanaagsan ee wax ha lagu qaato.
@cabdinajax1516
@cabdinajax1516 2 жыл бұрын
Ragba taariikh gacan ku laso baxay saaxib taariikhda lacagi ma goyso
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 2 жыл бұрын
Waa run hadii alle kusiiyo jaanis oo aad dayacdid waxa dhacaya wax layidhaa nabsi ku duleeya iyo qoomamo iyo murugo
@haweahmad-uu1po
@haweahmad-uu1po 14 сағат бұрын
SNM 💪guuul
@marikafarah761
@marikafarah761 2 жыл бұрын
Asc keyse. Waxaad. No wareysataa. Ifiiso. Tariikhda. Badan. Bu. Hayaaye
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 2 жыл бұрын
Haa waliba waxa uu ogyahay ninkaasi qaabkii loodilay Maxamed Mooge
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Abdinasir colombia ayaa waraystay wallo qaybo badan halka ka daawo
@HassanAli-ok4zo
@HassanAli-ok4zo 2 жыл бұрын
Faqash waxay dadkan reer waqooyiga baday cilyaalkan mooday somaliland inay waligeed barwaaqadan ahayd ha bartan iyo wixii loo soo maray
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Ha walahi 1988 ayaan dhashay hada ayaan bilaabay tariikhda dalkayga in aan dib u raadiyo si aan cadowna ula doodi karo una fahmi karo barwaaqada soomaaliland taala waxa looso maray Illahay intii dhintay haw naxariisto inta noola ha xifdiyo
@fahmi1435
@fahmi1435 2 жыл бұрын
Lixle alle how naxariizto
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Halgan mucjiso Ilahay wataay ayuu ahaa. Walee karamadii Sh. Isaxaaq ayaa la shaqeenaysay. Xaqnayay ku dagaalameyeen waayo siday u guulaysteen ayaad ka garataa
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 6 ай бұрын
Inuu ka waramo uunbay ahayd markii jeelka lasoo galay iyo shanqadhii u horaysay ee ay maqleen inta kale raggii lixle la socday ayaa nooga waramee
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
#LIXLE WAXAAN ODHAN KARAA WAA SHAKHSIGA KALIYEE EE LAYSKU RAACSAN YAHAY INUU #HALGANKA DAACAD KA AHAA IYO GEESI AAN LIBIQSAN,,,,,
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
Halganka nin aan daacad ka ahayn kumuu jirin. Dhalintii dhulkaygiyo meeye dhaayahaygii...
@abdieghe3763
@abdieghe3763 Жыл бұрын
Mee aamid
@awalederia9601
@awalederia9601 2 жыл бұрын
#heego sidaay waax u waddo waa tii Snm ka dagaalantay waxaa ii muuqata lixlayaal kaloo cusub oo soo socda
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Oo garxajis ah weliba
@galbeedimussa1120
@galbeedimussa1120 2 жыл бұрын
kayse digaale saw ninkii wargayska warside lahaan jiray
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 2 жыл бұрын
Mohamed Kaahin ayaa ka dambeeyay jebinta jeelka mandheere 1983kii
@cabdiwalicali2177
@cabdiwalicali2177 2 жыл бұрын
TARIIKHDU WAY IS QORTAA ZHP MUJAAHID LIXLE ASTAAN HALGAN AYU AHAA ZHP INAAD KA XUNTHY WAA MACQUUL
@sakariyeahmedahmedsakariye3409
@sakariyeahmedahmedsakariye3409 2 жыл бұрын
Walaal labaduba wayjabiyeen... lixle 1983 ayuu jabiyay.....maxamed calina 1988 ayuu jabiyay
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 жыл бұрын
Muj maxamed Ali 1988 markii lasoo galay dalka ayuu GALAY mandheera,,,LKN Jabintii jeelka #MADHEERA 1983 waxaa jebiyey ihun MUJ #LIXLE isagaa ciidanka watay waa TAARIIKH LAWADA yaqaan ee sidaa ula soco #inankoow
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Lixle iyo maxamed cali illahay haw naxariisto laba geesi oo snm ah isaaq ah oo habaryoonis ah rag ilmadeer ah ayaay ahayeen jeelka labaduba way jabiyeen lakiin waxaa hor jabiyaay lixle illahay haw naxariisto maxamed cali dalka markii laso galay ayuu jabiyay isna illahay haw naxariisto Waxaa laga yaaba in aad tahay qof qaraabo salaan noogu yimi e anad ahayn taariikhdan dadka ay qusayso e sidaas ula soco
@mariajamaal5217
@mariajamaal5217 Жыл бұрын
Ciidanka. Sahanda Ahaa. Isagu wuu soo abaabulay
@gabileygabiley3218
@gabileygabiley3218 Жыл бұрын
11kii mujaahid ee jeelka Mandheera laga jebiyey 1983-kii magacyadoodu waxaay kala yihiin sidan: Aadan Ruush Cawl Cilmi Cabdalla Cali Cabdiraxmaan Cumar Gaab Cumar Hadraawi Aadan Maxamed Siraad Ismaaciil Xaaji Cabdi Maxamed Xaruuri Yuusuf Dhagaweyne Sheekh Axme Cabdiraxmaan...
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 жыл бұрын
Snm daalimim ayay ahayen
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 жыл бұрын
Usheeg ciyaalka wada mujhidinta tuugta ah
@cabdiqaniaxmed6837
@cabdiqaniaxmed6837 2 жыл бұрын
Snm mujaahidan yay ahaayeen faqashna wanka adkaanay
@maxamedali4455
@maxamedali4455 2 жыл бұрын
Hooyadii wase xaaraanbad ku dhalatey
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
"Muqdisho Aduunyada ayaa ku dagaalamaysa" Xildhibaan Indho-Indho
39:23
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
0:12
Laro Benz
Рет қаралды 31 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 43 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,4 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,4 МЛН
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 60 МЛН