Ramadan Mubarak all Somali mahamed iyo muslimiinta oo dhan
@Zakaria_maxamed10 ай бұрын
Ramadan kareem❤❤❤
@galaxysahefa55310 ай бұрын
Maxay tarta somalinimada sosheeg sxb
@Zakaria_maxamed10 ай бұрын
@@galaxysahefa553 somali waa dadka aad kasoojeedid ama ehelkaada lakiin muslim nimada kaween
@abdiaj4510 ай бұрын
Ramadan Mubarak yarkan waxan leyahay somali lama fane walagu fana hada kafanesona ma caraba iga fiican anigo somali ah hurdada ka kac we love 🇸🇴✔️
@UmzakiUm10 ай бұрын
Yes
@Amiinaaa010 ай бұрын
Wllhi somali in lashegto maba ahan becouse iyagii baa is cebeyeen daraad dhow baa waxaa arky school wadamada galada baa tiri qof kasta iyo wadanka calankiisa hasoo qaato midkasta wuu soo qaaty bal somali 6 qof baa kujirty mee calanka somali soo qaatan intey imaadeen bee mid wuxuu watay calanka abgaal midna majerten midba wuxuu waty uf markaas baa waxaa nadhehesiim wadankina kufaana wllhi intii qabiil jirto inaa somali kufaanen abuu falah wuu saxanhy ee kadhamaada ❤
@HoodoMaxamuud-n4n10 ай бұрын
wallaahay waan arkay CaRuurta school-ka lagu yidhi sooqata wadankad ka soo jeedan ee Caruurtii somalidu ay soo qaten calamadii maamulada markasan naxay lkn taa waalidka eeda leh, oo Caruurtu wadanka inayna arag baa laga yaabebe maxay calanba ka Somalia u bari waayen oo ay u bareen ka maamulada.
@Amiinaaa010 ай бұрын
@@HoodoMaxamuud-n4n war video gaa arky caruur ma ahan waa dad waa weyn 20 jir
@MultiFosia10 ай бұрын
Waa runtaa walaahi
@ShaadiyobashiirShaadiyosharaf10 ай бұрын
Kuwaas way na cebeyen
@Ayyhh202210 ай бұрын
Carab ayagaa soomali ka xun naceyb bey u qabaan
@mowlidnoor898510 ай бұрын
Allahu akibar ☝️❤❤❤ masha allah Ramadan Mubarak
@Huuudss10 ай бұрын
Zaki bin Haji. Wallahi you very patriotic, I accidentally watch you show today and I like it. You so funny and patriotic. Thank you!
@zkyprodecion694510 ай бұрын
Wasiir dharka ciida adaa igadaya sanadkan way iga jajaban tehee😊
@aliyah-rl7pv10 ай бұрын
Inshallah raaci 😊
@engmuuseofficial151910 ай бұрын
Shaxaad Miyaa😂😂😂😂
@maryanabdi149810 ай бұрын
@engmuuseoffi mashegee marka 😂
@MumtaazAadan10 ай бұрын
Hduu qariyo wax weyn maaha wasiirow Dee wax badan ayuu dan kaleryhy waxaan waa media dadbaa wajigoda xitaa qariyo wax weyn maaha 👍
@hussaintahirabdow753510 ай бұрын
I’m agree with you
@Muzcabmohamett110 ай бұрын
Ramadan Mubaarak All Muslims ❤❤ 4:34
@saynebboersma663510 ай бұрын
As-salamu alaykum Ramadan Kareem 🙏 is very sad 5 generation before me born in Aden We Never said we are not Somali are we always proud to be Somali alhamdulillah myAllah protect Somaliyan GUUL INSHA ALLAH 💯💯🇸🇴👍✅
Dhilaa ku dhashay afka noodhig oromo musqulada somaliya dhaqijaray baa tahay midgaan waan tan ku dhashay oo xaran kugu dhashay
@midnimoQaran7910 ай бұрын
@@Ayyhh2022 xoolo ayaa tahay ee afxumada gurigii Hooyadaa la'aad
@Ayyhh202210 ай бұрын
@@midnimoQaran79 Najasad markaad horjoogto saa baa loolatacamulaa .isxasuuso waxaa qortay quraan miyaa mooday waa cey iyo afxumo iyo gaf aad somali u gaftay anigana cay iyo afxumo baan kugu jawabay .hadaa is ixtirami lahey saas laguuguma jawabeen midganti ku dhashay nacalad baa ku taala
@leylocali905010 ай бұрын
Haa waa meeshaad adinku is dhigteen intad qabiil iyo wax aan loojogin isku haysaten ayaa qeyrkiin ka harteen raga somaliyeedow in laidin yasaa hadiidina
@AnnoyedEagleRay-rj4fx10 ай бұрын
Sax waaye wlhi hada ani dal carbeeda jooga aan waxbarasho wadan kle ka baranooyaa Manta hado Dalka no dhisnan Laha dalkena jogi Laha ani qabilkeyga magaciisa Iyo lafta ka ahay kasa wlh mana jecli qabiil qofneh waligey ma dhihin sas thy only Somali nimo
@kadijahersi156710 ай бұрын
Ninkaan warkiisa wuxu ku cadeystey wareysi uu siiye anasbukhash wuxuna dhhay marka 50million gaaro ayan shegi doonaa waana ku fanaa jinyiyadeyda sidaas ayu ku yiri wareysigiisa ❤
@AnnoyedEagleRay-rj4fx10 ай бұрын
Haduu Ku faanaayo mar horoo sheegan lahaa
@shijo205510 ай бұрын
Noc la inkiro wanahay اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲
@Abdishakur2025-u7n10 ай бұрын
😂😂😂ma sheegey marka?
@nabaadlove601910 ай бұрын
Aamiin ya rabb ❤
@maryanabdi149810 ай бұрын
Eygaa naga daran 😂 hana caaynin😂
@shijo205510 ай бұрын
@@maryanabdi1498 نحن ماتت العقولنا 🧠👉
@cabdirahmaansiciid772310 ай бұрын
☝🏾RAMADAAN KARIIM. DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA ALLE. HANAGA DHIGI KU WII KAFAA IIDEESTA. QEERKA RAMADAANKA AMIIN 🤲YAARABI🤲🤲ALLE WXAN KABARYEENA UMADA MUSLIMIINTA EE 😢FALAZTIIN DHIBTA ALLE KA KORQAADO AMIIN YARABI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdullaicabdi780110 ай бұрын
اللهم صل على محمد و على آل محمد كما صليت على إبراهيم و على آل إبراهيم إنك حميد مجيد😊
@soso1236410 ай бұрын
Bismilah datkiisa muxu uga faana soco dheh anagabo marabno
Bil qeyr leh aya lagu Jura cibaadada ha labadsho insha Allah
@fatumaMohamed2110 ай бұрын
asc walalkaa Zaki binu xajiyo wan kusalamey setahay walalkeyo kudhowad ayan meshan jogaa dadkuna maraban wanaga iyo qeyrka aniga waxan sogudbiyaa qisoyin iyo dhiri gelin Marka channel horay Uma socdo ee ninyahoy iigu kici zarakiisha oo halmar 100 ka Hala iigeyo waxan kugu aqnaa Nin Kar med ee shaqeyso tariiq Da ayaa kuqori doontee❤❤❤❤🎉❤
@asdfghjkl138110 ай бұрын
Somali hadu yirahdo wan ahay qolyar beykuso xirayaan oo qabiil layiraahdo dadka maanta Somali waaye kuhaya Hadi qabiilkisa lasosheego sidi hore ma ahanayan Somali waa dadka aduunka ayaga iska reebay isjalafeya horumar isku ogoleyn
@IsraMuuse-u4x10 ай бұрын
Wasir Ramadan mubarak❤❤
@AminaAminamoussa10 ай бұрын
Ramadan moubarik
@HabiiboMohamed-z7i10 ай бұрын
Be proud for who you’re…….. I am very proud to be Somali 🇸🇴 ❤❤❤
Soomaalida ayagaa carab sheegata taas macnaheeda waa inay soomaalida ka cararayaan soomaalida
@asadmaxamad23110 ай бұрын
Wasiir Ramadan kariim
@amriitachama603910 ай бұрын
Ramadan mubarik all Muslim ☪️
@abdillahitoukaleh624210 ай бұрын
Ramadan moubarek all
@BulshawiBicir10 ай бұрын
Asc waziir Ramadan mubarak
@OmarKey-tl5tc10 ай бұрын
Ramadan mupaaarik❤
@Foo49310 ай бұрын
Ramadaan mubaarak Zaki
@maikyoussouf10 ай бұрын
Ramadan Moubarak 🕌🕋
@sadiaabdullahi642710 ай бұрын
Ramadan mubarka 🌙💯
@CumarGaaciye10 ай бұрын
Ramadan kariim❤❤
@ABDIINABISLEH10 ай бұрын
Ramadan Karim wasir
@jamileosman413210 ай бұрын
Asc Ramadan Mubarak waziir
@Sudabuy10 ай бұрын
Maskiin madaxa laga heysta carabta ana kuso koray wa dad aad iyo aad uxun dadka yasa oo jaahiliin ah runtii qof qof midib ama cirqi kuyasaya wa jaahil dadkaasna wa noocaas xitaa hadii maqaayad shidan fariisato cishtow ey kuleeyihiin Kuwait yiinta yastiin waaye marka