😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dhulka hoostiisa ayuu ka soo barakiciyey
@SiyadMohammoud2 ай бұрын
That's true I am glad you know ❤
@guledarale2012 ай бұрын
Xasan Aakhiro Moog
@FadumoMohamed-x8j2 ай бұрын
Guryaha dowlada iska lah xoolo baa tahine
@DahirMohamud-l2x2 ай бұрын
Shalay Farmaajo iska daa markaan ku lahaa sawdigii Isla qumanaa Caqliga waa hibo ilaahay waligaa behind un baad tahay
@hassanhusseinnor23642 ай бұрын
Jaamac kaalay madaxweynaha somaaliya ayaa ku wanaagsantahay
@alinoor65152 ай бұрын
Sax runta jamac ❤
@alinoor65152 ай бұрын
Very sad for the somali federal govt to displace its citizens
@kingmohaa52562 ай бұрын
Farmajo sida madaxda adunka buu ufikiraa😢❤
@sahrujainaali1322 ай бұрын
WAA KUWII UU SIYAD BARE AUN UU XUKUNKA KA ILLAALIN JIRAY WAA MAAFIYO
@ناصرمحمد-ي6خ2 ай бұрын
,wasaradi arimaaha guudaha aya laga saaray hootel juuba laga saray kasa italiya laga saray adeer danta guud wain laga baxa
@caliphabdoe7082 ай бұрын
Ma oge , I'm so lovely Ogaden
@MoSoma-lz8ts2 ай бұрын
Dhulku waa dhul dowladeed
@alinoor65152 ай бұрын
How does he wants us to support against Ahmed madobe when he displacing mogadishu residence
@Adam-sq8ol2 ай бұрын
War naga aamus farmaajo marreexan buu ahaa
@SakariyaShigow-o5e2 ай бұрын
Farmaajo iyo xawa yaanka waxba isma doorin ordoo bilaa ixtiraam baa tihiine geesta tuuladii jaahiliinta ee baadiyaha gedo ama Meeshaa doontaan madax weeyne Mareexaan uga dhigta Waanu aqbalnay afar sano iyo bar Sanad ka lana wuu ku dar saday Xasan shiikh na laba sano asoon joogin baad aqbali weeydeen Sedee baanu u aqbali ka rayaa in aan i aqbali waayay Jaale dr jaamac isosoo weeydiiya caqliyadaa foosha xun oo nacasnimadaa
@SakariyaShigow-o5e2 ай бұрын
Aaway godoomiye yariisoow Inta laga demiyay came cctv Ayuu Farmaajo qarxiyay Kumanaan kalana sidaas si lamida Oo Hawiye ah buu uqarxiyay Farmaajo jaamac na dadkaas Hawiye ee in adeer kiis Farmaajo iyo kulanajiis xasuuqayeen Ayuu ku raaxeeysanayaa Eleen qabadii baa madoo baataye Waan ogahay in adiga Farmaajo kuu fiicnaa ood raaxa dareemeeyday maa daama Hawiye uu xasuuqayay cidna .
Sax wasye Xasan Dhul Haeiye buu Hawiye ka kiciyey wuxuuna la dagaalamay khawaarij lk Farmaajo wuxuu xaduuqay Shacab Hawiye
@Kihkjc2 ай бұрын
Farmajo wax uu qabtay majirin an ahay in uu eryado oo uu ciidanka ku weraro dadka ka aragti duwan inta kalana jad ayuu madaxtoyada isaga cunayay diyRadna wuu sii Sara isagaba
@AmpcabdiraxiimMaxamed2 ай бұрын
Hasan ka wrn 😂
@MaxamedcaliMaxamed-u7t2 ай бұрын
Kkkkkkk
@rahmasayid15942 ай бұрын
faramajow soobax waa idinakii ku qeyalinaayay kaqaad qaada xasan idinakaa codakiina ku taageeray
@fordoosabdalla98192 ай бұрын
Dadka iyo dalka dadkaa muhiimsan Dowlada waxaa la rabey hadii ay ka rareyso meeshaan iney dib u dejin u sameyso meel kalena dejiso sidii dowladii kacaanka sameyn jirtey oobasiibooyinka marka laga dumiyo meel dhul cabir ayaa la siin jirey
@fe84452 ай бұрын
Muqdisho war uma haysid. Goormaa kuugu dambaysay.? Dad baa jidadka xirtay oo degen. Hadaan wadooyinka la furin xagee la marayaa?
@SafiaJama-s4c2 ай бұрын
Hada kuwii Dibadaha nafta ula caraway buu Xasan ka daba tegay oo lacago ku qaatay
@MomedSalad2 ай бұрын
Farmajo ku was balhadalkiisa eega shalayna xarumihii dawlada ayay dageen hawiye dawlad ma rabo ee bililiqey rabaan maantana hadalkiinu waa kaa ee reer daarodow filin kalle la imaada meesha ama iska ooya tani socataye cccaaaac
@SakariyaShigow-o5e2 ай бұрын
Afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlaan jamac Bal eeg xiligii Farmaajo dadka waa la xasuuqayay hadeey doowlad tahay ama shabaab labadaba Farmaajo iyo shabaab waxeey heshiis ku ahaayeen in dadka xamar degan laxasuuqo Tenkale m siyaad bare abuuraha asagaa uga horeeyay in qabuuraha Meeytida laga soo saaro Waxaadna tahay munaafaq If iyo aaqro m siyaad bare ayaa Qabuuraha horay uqoday Mareexaan na wuu dejiyay Taas ka soo hadal.
@jiirayub87192 ай бұрын
Sakariye xiligaan iyo qabiilaa?kaabe waad ka dhacsanthy hurdada kakac bro danta dadweynaha ayaa laga hadlooyaa siyad bare magac iyo jiritaan iyo dal ayuu dhisay jaale siyad barre somali oo dhan inta nool iyo inta Montan ba wadani nimo kuma gaarto ee xishmey aabaha somalia oo dugaag ah dad ka dhigay
@mustafemuhamed1032 ай бұрын
Markii waxlaguusheego ayaad waxgarataa miyaa?
@ناصرمحمد-ي6خ2 ай бұрын
dadka waa loo digay doowlada waa in lamaqla dadka marhoora loo digay doowlada waxay kushaqesa guuryo ijaara halaga baxo danta guud isguulada xita dada dagay oo laga saray xamar xalkisa mataqanane iska amuusa
@maxmuudAdamafey2 ай бұрын
Sxb ciwaanka iskasax
@abdirashidabdullahi-x7j2 ай бұрын
Hadda gudaha somaliya xasan wuu ka gudbay kuwii qaxootiga yurub ku ahaa ayuu lacag ku doonte ee noodoo celiya lacag noosoo shuba
@ناصرمحمد-ي6خ2 ай бұрын
,farmaajo miya dadkan sidan u indhcadeenayo miyu lahadli karay mida kale jaamacadii gaheey midinla fiican tahay. 34 kadib in dad shacaba xoog kudaganadan danti guud soomaaliya wada leeh jamacada gahayr wanubahan nahay
@SakariyaShigow-o5e2 ай бұрын
Qabyaaladu fool xumaa, jaamac waa qabyaa ladii oo qof socota If iyo aaqiro qabuura beey aheed Waxaana fagay m siyaad bare Taa maad ka hadashid mise siyaad daarood buu ahaa xasan khiikh na waa Hawiye Farmaajo buu noo amaanayaa 15000kun buu qaraxyo iyo toogasho ku xasuuqay Cina weligiis uma soo qaban Xitaa Camera haladensho buu dhihijiray asoo doo naya in Hawiye Laxasuuqo jaamac wexeey ina tuseeysaa naxariis xumada ku jerta in uusa xitaa taag neeyn Bina aadano kabax wasaqda qalbadiisa kabuuxda laf hacaafiyo waxkale ma orankarayee.