No video

Waayo-arag: Muuse Wadaad & Galitaankii iyo Dagaaladii Buurahaa Sheekh ee SNM Qayti 2aad

  Рет қаралды 132,829

CBA TV

CBA TV

3 жыл бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
Waa TVga Soomaaliyeed ee Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
English:- / cbatv.english
Twitter:- www.Twitter.com/CBA_TV
Website:- www.CBATV.NET

Пікірлер: 72
@najahahmedali945
@najahahmedali945 2 жыл бұрын
ilahay geesinimo wa siiyey reer sheekh isaaq walee wa geesiyaal ❤️❤️❤️❤️❤️
@AhmedMohamed-vr1ue
@AhmedMohamed-vr1ue 15 күн бұрын
Waad mahadsantahay Allah ha naxaristo intiini dhimatay intiina nolna caafimaad iyo cibaado Allah ha idin siiyo waa runtaa halgankii dheera reee kuma koobnayn ee qof walba oo dulmi diida oo cadaalad doonayey wuu ka qayb galay
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 3 жыл бұрын
TVGA CBA waxaan aad uga codsanayaa inay soo dadajiyaan qaybta 3xaad taxanaha
@fatimamohamed4502
@fatimamohamed4502 3 жыл бұрын
Mashaallah adr cimri dheere iyo caafimad alle haku siyaadiyo, ameen ya rab.🙏
@sakinmaxamud7321
@sakinmaxamud7321 3 жыл бұрын
>ok k) of p I'll too
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 3 жыл бұрын
ilahay cimiriga ha ku dheereyo mujaahid wlhi nin adag ayaad tahay alllaah yaxfidak
@sslahhamud3168
@sslahhamud3168 3 жыл бұрын
Sck mudane wariye aad baad ugu mahadsantay baraamijyada hagankii lakiin mandheera ayuunbaad ka bixi wayday ma xaad noogu soo gudbinwayday habaaswayan sheekh mooldhe geesiyaashii sancaani iyo kuwii galbeedka umada usoo gudbi kumanaan mujaahid ayaa hargaysa joogee baraamijka xiise u yeel
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Buuraha Sheekh ayuu iminka kawaramayaa malaha waad dhago culustaye
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Sancaani muuse wuu ahaa. Kedibna 6lixaad sayid cali Ciidankii Mhmed cali
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 3 жыл бұрын
Gersiga...BIRTA...Ah Muj:...muuse. SNM Guuul
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 3 жыл бұрын
Sheekadsn buuraha soo badi
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 3 жыл бұрын
Qaraxanuun sanay aya reer Soqoray ciid waliba waykujirat iska qabyalada meel walba kaso xidhay
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 3 жыл бұрын
Ciid waliba wayku jiirtay
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Jecliya faqash jabkeeda iyo dhimashadeeda aadban ugu farxaa dhimashadii faqash ta SNM ilaahay hawnaxariisto intii shihiiday SNM ❤️❤️❤️
@yareys3919
@yareys3919 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan xasuus reeb Markaan daawado waxaan is iraahdaa waaba mujaahidiin
@muntasmuxumed4909
@muntasmuxumed4909 3 жыл бұрын
Fadlan wayso cade noo soo waray so fadalan.
@cabdiyaremaxamuud5232
@cabdiyaremaxamuud5232 3 жыл бұрын
Mujaahidka waan u hanbal yeenayaa
@safiajama5565
@safiajama5565 3 жыл бұрын
Mansh Allah muujahiid asliiye illaheye ciimriga haa kuu dhereyo oo cafimad haa KU siiydiyo dhamantiin iinta noola iinti dhiimateye All haa uu naxaristo jaantul fardousa rabi ha geeyo
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 8 ай бұрын
Allah cimrigaaga ha dheereeyo adeer
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 3 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA....Ah Muj:...msse wadad. Noolow SNM.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
waa ragii raga ahaa maantna danbarkeedii waxaa dhamaaya 2 dii dadka ugu liitay muuse biixi iyo maxamed kaahin
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 xaar weyne
@axmedmaxamed1924
@axmedmaxamed1924 Жыл бұрын
mujaahid muuse alle jannada ha ku geeyo adiga iyo dhmn mujaaahidinta SNM
@hargeisa24h
@hargeisa24h 3 жыл бұрын
Marka Muuse Cabdale La Wareysto waan Baqaa waa halaag iyo Jab. Xataa Reermiyaga ayaan baqayn .....Muuse Cabdale Hooyada Geesinimada ....kkk kkkkk.. Wareysiyada hargeisa. kkkk waa lay Xidhay iyo Maliskii hebel baanu ku Qayili Jirey Unicef baan u Shaqayn irey.kkkkkk
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Cuqdad ayaa ku haysa wajigaa gubay.
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
kkk nimanku wlee masahlanaa
@MohamedAli-yq4ox
@MohamedAli-yq4ox 3 жыл бұрын
Muuse wadaad waa ciise muuse deereeyahan sxb
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Waa dareyahan waaa cise muse
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Waa walaalkey. Waa muuse cabdale. Maaha derayahan.Derayahan Reer Abtiyo.lasoco
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 3 жыл бұрын
Aad baan u jecelahay
@guuleedaxmed6701
@guuleedaxmed6701 3 жыл бұрын
Ale haku xafido mujaada kuwii dhipayana alowa2naxariiso
@HardTalk1
@HardTalk1 3 жыл бұрын
Kii galbeedka war nooga soon walaal
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 3 жыл бұрын
Inata mash xaraday waa ladilay xukunki Diyaad Bare aya dilay
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 3 жыл бұрын
Abaalkiina magudikaraynee Ilahay hadinka xaqsiiyo
@almax7394
@almax7394 3 жыл бұрын
Jihaad ogaden buu ahaa Ahun waa inay magtiisa idiin soo doontaan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Ciise Muuse ayaa laga qaaday beri hore
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 жыл бұрын
Mujaahid Geesi ah
@maxamedclaahiayaanle3369
@maxamedclaahiayaanle3369 3 жыл бұрын
Waa ragiii tacabka somaliland galiyey alle haw naxariiisto innti dhimatay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Maxaa qadhaadh loosomaray xoraynta dalkeenan somaliland guuuuuuuul snm
@sakariyeahmedahmedsakariye3409
@sakariyeahmedahmedsakariye3409 3 жыл бұрын
Kan wariyana maaha uu kuyaraynayaa sawniga.. wakhti saani uga waramo muu siin uusoo koobay
@guulmedia3934
@guulmedia3934 3 жыл бұрын
waxasa rag ahaaa masha alaah
@aliseedi4247
@aliseedi4247 3 жыл бұрын
Waraysi laga qaaday Muj. Dhagaweyne wuxuu sheegay mar danbe oo uu tagay Dhagax-buur oo dhawr nin oo kuwaa la sii daayey ah, ay casuumad ugu fidiyeen oo u mahadnaqeen. Walahy la kala gobsan! Iyaguna gabadh caar ah ayay dileen oo mashxaraday.
@marikafarah761
@marikafarah761 3 жыл бұрын
Asc. Waxaanu. Idiinka. Codsaneynaa. In. Ad. Socasuntan. Faraax ifiiso. Fadlan. Reer. Cba
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waa geesitaashii snm ee dhinacooga dhulka ladhigi wayay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waar nimanyahow waraysigan waan daawaday ilaa dhawar qof oo kashekeynaya waxay ubadan yihiin Qaybtii dhaga weyne watay ayay ubadan yihiin lkn man arag qofka shekaynaya kooxdii uu maxed cali kaxaytay waxay ku danbeeyen maxa loga waramilayhay dadkii miyay wada dhinteen tolow0
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 Жыл бұрын
kan hadyaa waa Maxamed cali reer kooda cida ugu badnyd ciidankaasana garxajis habaryoonis bay ahyd
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Muj kanaaba ciidankiisa Ahaa Muj mhamed cali isaga iyo 3 muuse lasocdey sowta lagategey wareysiyada wada Eeg. Indr
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Guuuuul snm guuuuul somaliland nabada iyo xoriyada manta aynu kunalonayno ilaahay ayaa ina siiyey lakiin waxa usobob ahaa mujahidinti snm guuuuul snm
@abdiawil4598
@abdiawil4598 Жыл бұрын
Gaadhiga weyni ife ayuu ahaa darawalku jumta ayaa la odhan jiray
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 2 жыл бұрын
ninka 11 adhiga ah uqalay ciidanka waa inla raadiyaa hadii uu noolyahy hadii kale dadkiisii wax laga qoro
@fayr747
@fayr747 Жыл бұрын
Kani waxba ma ahayn Dhagaweyne ayuunbuu iska raacay markii dambana sheekh ayuu iska tegay.
@AQOON-KORODHSI
@AQOON-KORODHSI 5 ай бұрын
Calaacul maxa la dhaha ma midhaa mise waa bahal yar
@abdul3509
@abdul3509 3 жыл бұрын
Alla gabadhaas mashxaraday waa ladilay 11 nin ayay ku12 ahayd oo sheekh lagu dilay waxa ku jiray oday wadaad ahaa oo isagoo mawliid dhiganaya ay faqashtii ugutimid oo layidhi SNM tii ayaad raashkan iyo hilibka ukarinaysay oo daygu wuxuu abti uahaa nin adeer dhow iihaa waxaan garanayaa adeerkay isgoo oo yaya oo leh abrigay waa laqabtay kadibna malintii ladilay abtigii guriga ayuu nogu yimi isagoo aad umurugayan oo hintu hililiqda kahayso inan yarbaan ahaa oo kuwa wax soo weeraray iyo ku difaaca ah waxay yihiin maan kala garanayn 8jirbaan ahaa markaa Berbera ayaan joognay meeshii aankudhashay. Markaa waan dareemayay siday ehelkoodhami uxamasaday naayeen markay jabhadu buurta kujirtay.
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Ma faqashtii ayaa dishay ma mushxaradii ayaa lagu dialay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waar gabadhaasi ma mushxarada ayay udhimatay yaase sheegay tolow
@abdul3509
@abdul3509 3 жыл бұрын
Walalo saraakiishii ay SNM iska daysay ee baska Saraa ayaa markay sheekh gaadheen sheegay in ay gabadhaini mashxaraday gabadhkale oo salsalaantay iyaduna ay jirtay markaa buskii waxa lagaladegay habadhaa mashaxaraday sheekada markaa socotay ay dadku hadal hayeen in ay inanyar wax caruurakayagtay waa sidaan maqlayay oo dirqi loo gu ogolaaday in ay sii aragto in taan ladilin gabadhaasi waxay udhimatay mashxarad ay mashxaraday way nagaas mujaahidka afkiisa ayay nu kamaqalay in ay gabadhi mashxaraday. Ilaa malintaa 12qof sheekh lagu dilay ilaa maanta waan xasuusnahay. Waan garanayaa wixii cabsi iyo xamaasad family ga iyo dadka oo dhan kasocotay laakiin waxaas oodhami inside door ayay kasocdeen oo debed loolamabaxayn.
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
@@abdul3509 waa tarikh iga dhinayad oo igu kordhisay sxb aniguba waxan iseeydiiyay tolow gabdha mushxrada miyaa lagu qoonsan lkn wataa malag u noqotay sxb munfaqin ayaa dishay
@abdiawil4598
@abdiawil4598 Жыл бұрын
Aduunyooy xaalkaa be
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 ай бұрын
Muusow.inanta.nashxaraday.miyaad.kareebtaan.baska.ambakaxaysaan.oomagaalokaletag.siaad.7badbado.dartiin.bay..qiirotay.oynafeedi.uwayday
@cigeoch23
@cigeoch23 3 жыл бұрын
ninkaa uu shegayaa ee odayga ah cali cabdilahi yusuf waa o woow gay à bahay abtigii alle haw naxariisto dhawaan ayuu geriyooday
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Gobuu ahaa inder
@cigeoch23
@cigeoch23 4 ай бұрын
Ninkaasi manu sxbkay abdisamed ahayn waar waa mawlid ninkan cige kusoo qortay mawlid from samatare 😂🤣
@xasan-pt6fj
@xasan-pt6fj Жыл бұрын
L see ft
@saacidomar8752
@saacidomar8752 2 жыл бұрын
Isaaq yuuu ka yahay ninkan waa nin aftahan ah oo hadalka heli og
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Waa nin garxajisa habar yoonis ah ka sii muuse cBdale
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Waar ninkani waa nin Ciise Muuse ah
@axmednur9065
@axmednur9065 Жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky muuse cabdale faarax maxamed bagumaroon wuu jooga sheekh tilisoom
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@axmednur9065 waan qaatay wax dhib ahi ma jiraan. Cidii taqaan baan u daayey
@sagalabdilahi1512
@sagalabdilahi1512 2 ай бұрын
​@@Between-earth-and-skywA muuse cabdale
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 11 МЛН
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Ep : 5 I Jain Philosophy: An Introduction I Dr Vikas Divyakirti
3:29:27
Vikas Divyakirti
Рет қаралды 5 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН