XOGTA Maraakiibta hubka sida ee taagan dekeda Muqdisho, Geeska afrika waa dagaal ma hurto

  Рет қаралды 2,493

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Пікірлер: 39
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 2 сағат бұрын
Subxaanlaah Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Kamaldahir
@Kamaldahir Сағат бұрын
Walal danta dadka iyo dalka waxan u wakiilanay DR hassan sheikh iyo hamza iyoAadan parliament ga aad sheegeyso wad ka warheysaa in aay inta badan soo xulatay Ethiopia please ka shaqeey danta dalka😢
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 сағат бұрын
WCS WALAALKEY CABDILAAHI BALWAAN WADANNI 👋🇲🇵👑🐎
@MohamedNur-p2b
@MohamedNur-p2b 2 сағат бұрын
Arintaan uu San la wadaagin xasan sheikh iyo teamkisaba iyagey aabe iyo hooyo leedahay
@Terza56
@Terza56 Сағат бұрын
Balwaan maanta in ciidankeena ay xoog yeeshaan wey fiican tahay si Ethopia ay beerka ka garaacaan ayaan rabaa
@LajanYuukazi-nm5kb
@LajanYuukazi-nm5kb 3 сағат бұрын
Asc Wll waxan kujecelahay ilahey dartisa❤❤❤
@YusufCraxman-y1e
@YusufCraxman-y1e 2 сағат бұрын
Markabkan maahan mid dagaal,,waa xamuul,,saadka ayuu qaadaa,,sida gaawarida tangiyada,iwm
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan please farintas waxa gar sisa mw yashi hore sheikh sharif ahmed maxamed abdulahi farmajo rwsr xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur madaxweuyni yasha mamul gobalada siciid abdulahi dani lafta gareen ahmed madobe qoor qoor qoor cali gudlabe beesha calamika qaramada madoobe halo shego markabkan hubka sharci darada sida inu dadka ku xasuqo bu raba waxa iskalah xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantisa argixisada shbb dacish damajid
@hassandahir1128
@hassandahir1128 38 минут бұрын
Ninyahow hub iyo difaaca wadanka waxaa uu xil kasaaranyahay dowladda federalka qebyaaladda ka xoroow
@moabdulla7156
@moabdulla7156 48 минут бұрын
Golaha shacab ku waa jaajuus
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Сағат бұрын
HUBKA CABDILAAHI MA ISAAQ BAA LOOSOO QAATAY
@abobasement346
@abobasement346 6 минут бұрын
Xasan moryan iyo museh oromoh sodonki sanoh somalih waxay dowlad u noqon wayday irir samaleh bah dib ugu celiyay somaliyah 1991 xasan moryan wuxuu so kaxaystay masar museh oromoh nah wuxuu watah Amxaroh
@Harunhassan138
@Harunhassan138 24 минут бұрын
Dalka soomaa Dalka waxaa laga daafacaa itoobia oo caddeeysay in ay 20 km oo saylac iyo lughaye ah. Dowladda ayey xilkeeda tahay in ay dalka difaacdo.
@MansuurShclaahi
@MansuurShclaahi 48 минут бұрын
Soomaali matihid axmaarbaa kufsaday hooyada balwaanoow
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews Сағат бұрын
Masar oo ka cabanyaysa Somaliland. Masar waxay masaarida deggan Jamhuriyadda Somaliland ugu baaqday inay 72 hours kagaga baxaan Somaliland oo ay Masar ku laabtaan.
@NurRoble
@NurRoble 6 минут бұрын
Walaahi ninki markabkaas.kanaxay naxdinta alaha u saa idiyo shaqadoo rabay ayaa looga dheelay ka naxoo nafta waa😂😂😂😂😂😂😂
@bashirgaryare83
@bashirgaryare83 Сағат бұрын
Hub dawladu soo iibsatay ama lasiyey uma baahna in galahad shacka
@MansuurShclaahi
@MansuurShclaahi 54 минут бұрын
Was garac shisheeye dhalay qoka kanaxa hubka iyo hormarka soomaaliya
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 28 минут бұрын
HSM kooxdisa Mooryanta ah hubki iyo Cidamadii mideysnaa niyadda kala dambeynta laha,Dalka Gudahisa iyo dibadabo tabaro dhameystiran lasoo baray,Turkiga Eretereya kuwa cirka kuwa badda iyo kuwa dhulka wada lahaa 6 bilowd oo kaliya Cagta mariyay Cadowgi khawarijta iyaga iya shacabkoodi oo wada socda ayaa koox Immaradka Reer Galbeydka Africa oo dhaqalo badan dalka kasameysay kuna dhex milmeyn kooxa khawarijta kadib Djibouti oo HSM tilman khaldan siisa Africada iyo calamka u sheegta in Arrimaha Somalida iyada eey aad ola socoto ayaa qaatay in Cidamadii guulaha gaaray laka diro,Mamuladii eey kala tagaan,Dagalo sokeye iyo jabhado.wax lamid ah dalkii uu galo,Masar iyo Turkiga waxa maanta Somaliya eey kuqanci lahayd marka Zeylac ee kadiyaan Marakib Doomaha xeebta lagu ilaaliyo Cidamada deganadas iyo kuwa qaranka Somaloyeeydna halkas lageyo,Si Immaradka oo ah midka Mamulada Amxarada soo malgalinayo isagoo Danaha Yemen iyo Eretereya,Djibouti oo Immaradka uu rabo.in uu Afgambiyo Badii iyo degeddii 4 sano.kahor Djibuti.eey kacerisay èe Ingriska qareno badada ah oo shirkadda Immaradka Hanti badan kudhex leh lagu xukumay Djibouti.magdhaw in.eey bixiso.kaga Aargosanaya.
@MohamedOsmail
@MohamedOsmail 52 минут бұрын
Balawaanow maxaad rabtaa in dalku ahaado sacabooley nin kasti soo haweysto arinta ad ku jirto kor uga bax saas waa wax laga fiican yahay
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 сағат бұрын
laba inkaarqabe baa nahelay danay iyo axmad madoobe inkaa alle idin ku dhacday
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Сағат бұрын
Xasan shekh iyo wadanka ha lakala saaro Ethopia waxba lamay hadhin In loo adeegsado cid kasta oo la adeegssan karo waa sax Awooda difaaca madaxweynaha ayey saarantahay
@CabdiXaaji-cx3wr
@CabdiXaaji-cx3wr Сағат бұрын
Wa guul
@dalmardiaspora9607
@dalmardiaspora9607 41 минут бұрын
War waxa tahay itoopiyan asaalka wa lagu yaqaana cadow yahow shaydanka ah ee ummada ha isku diirin ee beenta iska dhaf😂
@FaqiHassan-j1t
@FaqiHassan-j1t 2 сағат бұрын
Ithoobiya u so sheeg kkkkkkk
@NurRoble
@NurRoble 10 минут бұрын
Kanax oo nafta waa oromo iyo waxii la jira iyo adigakkkkk
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Сағат бұрын
Orod Ethiopia soo raac xiligii hoosaasinta way dhamaay Somali wa laga xureynayaa dhaba dhilifyada Ethiopia
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 2 сағат бұрын
No war needed
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Сағат бұрын
Goordhow diyaarado casri ah ayaa iman doona 21 diyaradood j17 ah dhaba dhilif Ethiopia warkiisu wuu soo gaba gaboobi
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 19 минут бұрын
Xayawaanow hadana views ka ma oromo buu kaa galey yaa axmaq , dalkani hal madaxweyne baa loo doortey jufa kastaa ama qabiil kastaa danta dalka in Wax laga weydiiyaa micno masameyneysee iska aamus axmaqyahow , damiirkaaga dadnimadaada Mar hore baad iibsatey , dabadhilif Ethiopia baad thy caqliga caloosha buu kaaga jiraa , aniga waanba shakiyey ninyahow orom amaa thyba 😂😂
@Ahmed-i2j4r
@Ahmed-i2j4r 39 минут бұрын
Waryadda waad waalateen war dowlad ayaan nahay hub inaan keensanno xur ayaan u nahay Ee hadaladda niicda ah joojiya amma xasan shiiq madaxweyne ma ahan dhaha Oo dowlad ma nihin dhaha Hadii kalle caac joojiya ma itobia ayaad u shaqeeysaan Anaa idiin sheegayo ee hadii itoobiya ka noon waayso heshiis beenaadka eey itobiya la gashay muusa jahil Midda kalle kalle jahiloow dowlad marking ay hub dalbaneeyso cid inlalla wadaaho sharing ma ahan
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 сағат бұрын
Muqdisho ayaa gubanaysa ee Mel kale dagaal ka dhicin mayo
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 сағат бұрын
Silka hooyada gubaneysa oromo ku dasha was
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 58 минут бұрын
Kan comenta ha caayine kan sheegaya cay ma laga yaa kan aad caayaysaa inuu reer muqdisho yahay maxaad ku gaadhi oromo adigii ayaa kala wada socdee
@MohaAfrah
@MohaAfrah 2 сағат бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh gorofow aamus
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 50 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 51 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD
20:52
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22