CUMAR CABDULQADIR AHMED FIQI - MUSHARAX MADAXWEYNE 2021

  Рет қаралды 17,180

HANOOLAATO

HANOOLAATO

3 жыл бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 185
@owbakargaabaneboqortooyo6250
@owbakargaabaneboqortooyo6250 3 жыл бұрын
Dr cumar shariiif axmed fiqi waa nin hal abuur leh, wuu uqalmaaa kursiga sare imaam keena
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Masha allah Dr cumar fiqi waa nin aqoonyahan oo dalka iyo dadka wax badan usoo qabtay waana wax ay wada ogsoon yihiin bulshada xamar iyo nawaaxigeeda dagan dictore ma rabno siyaasi beenaale ah oo afkiisa iyo dhagahiisa is maqlin waxaan rabnaa siyaasi xur ah iimaan leh codkar ah akhlaaq iyo aqoon leh dalal shisheeye aysan wadanin intaan sifo ah aan soo sheegay waxaan ka helay ama aan ku arkay Dr cumar fiqi mudane allah haku waafajiyo xilka ogu sareeyo
@Ali-ce9pt
@Ali-ce9pt 3 жыл бұрын
Guul ayaan rajeynayaa mr omar
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Masha allah prfsore cumar
@Ruun-finder
@Ruun-finder 3 жыл бұрын
Mashaa Allah DR Cumar waa nin hadalkiisu waa mid aad u qiimabadan oo xulasho leh.
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 3 жыл бұрын
Hanoolaato waa ku Mahadsantihiin kulanka aad ka qaadeen Dr.Omar Fiqi
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 жыл бұрын
WAA FIKIR WANAAGSAN OO AAN KU RAACSANAHAY MUSHARAXAAN. Asagaan dooran lahaa aniga hadaan xilibaan ahay.
@sofiamahdi5760
@sofiamahdi5760 3 жыл бұрын
Wa u qalaanta Dr Omar Abducadir fiqi ana si fican u aqaan wa aqoonyahan u qalma
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Lakiin qof aan lacag heesan see loo dooranayaa,?? waayo xildhibaanada cod kuma siinayo ilaa aad lacag laaluush siisid mooyee, hala gaaro marka laisku doorto wax qabad iyo aqoon lakiin maanta waa maalin corruption iyo laaluush, marka usheeg inuu is casilo musharaxan cumar fiqi
@adan10000
@adan10000 3 жыл бұрын
Ninkaan wuxuu ixasuusiyaa Mr true story comedian USA.
@africanmap2087
@africanmap2087 3 жыл бұрын
Mr true story waa shactitoole ogaadeen ah, mushraxan cumar fiqi na waa shactiroole abgaal ah kkkk, they look a like
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Sax way isku eg yihiin
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Masha allaH Runta buu taabanayaa illaahey ha inoo daysto Cimri dheer Caafimaad iyo Maskax Xukun leH Allah Siiyo Aamiin Aamiin Dr Cumar fiqi .
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Daawo.kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@yurubsaciid8057
@yurubsaciid8057 3 жыл бұрын
Soo Dhawooow waaloobahanyahay fikarkaaga wanagsan
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Turkiga oo kale Ninkii Urdugan badali Lahaa Wuu diyaarshay Masha allaH laakiin anaga Tii hore ayaan ka ku dhaqanaah Waa siduu sheegay hadey run tahay .
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Don’t give up hope allah and his mercy
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 жыл бұрын
Ninkani nin sharaf luu u muuqda waana nin aftahana laakiin waxaa ka maqan in SOOMAALI SHARCI ALLE waxaan ahayn inuusan isu keenayn dastuuraddii raggii hore uun baana wataa
@saidali5850
@saidali5850 3 жыл бұрын
Soomaaliya waxay u baahan tahay dr Omar fiqi waa nin ay afkaartiisu cadahay laaluush ka nazahan Somalia ha noolaato
@sameeywaxcusub2311
@sameeywaxcusub2311 2 жыл бұрын
Cumar Fiqi waa soo dhaweeynaa
@Ruun-finder
@Ruun-finder 3 жыл бұрын
Su’aalo sare jawaabo sare waraysi sare.
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
Waanka Duwanahay kuwii horre?. Yaa nooseegaya?. Wax Aad qabatay Ama Dhul Ama Somali aad u dooday miyaa jirta. Mise Ajanabigu Waa saxiib Somali baad dhihi?, Adoo lacsg ka qaadanaya?.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 3 жыл бұрын
Waa in marka hore nidaamka dowladliga ah iyo saraynta sharciga la saxo waa eray wayn oo uu isticmaalay DR Cumar.
@hamir712
@hamir712 2 жыл бұрын
This is my Adeero.
@africanmap2087
@africanmap2087 2 жыл бұрын
Ninkan waceesle cade miyaa
@abdirahmanfarah588
@abdirahmanfarah588 3 жыл бұрын
Maashaa allah. Waa hogaamiye leh aqoon sare yaqaan halka ay naga haysato dhibaada qarannimada soomaaliya ku habsatay, wuxuu sheegay qaabkii looga bixi lahaa Waxaan leeyahay. Guuleyso
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up waaaaaa sax
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up shaqsigaaaaaaaaaan waxaaaaaan fillaaaaaa walidkis ayaaaaa talin jiray dunaaaaaa ka duxuysa mudane cumar waaaaa hubaaaa mana aqaaaaaan runti
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 3 жыл бұрын
Siyaasi walba inta uusan xilka qabin yuu amaan mudan yahay
@abdihassan5738
@abdihassan5738 3 жыл бұрын
Mnsha allah
@luckyaxmed467
@luckyaxmed467 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up musharax fiqi well come
@mohancaseri6431
@mohancaseri6431 3 жыл бұрын
m.a waa halyeey lobahan yhy xilka inaad kuguulesato ku rajenenaa
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@ahmedjibril8667
@ahmedjibril8667 3 жыл бұрын
Aad & aad ayaan usoo dhoweynayaa Dr. Cumar Xaq ayuuna u leeyahay inuu isisoo sharraxo wuxuuna ka mudan yahay Musharraxiin badan weliba ka aqoon badan yahay kana Mas,uulsanyahay ( Welcome Dr. Omar )
@Abdirahman-Cideeye
@Abdirahman-Cideeye 3 жыл бұрын
Fiqi aragti wanagsan ayuu xanbaarsanyhy msha allh guuul wacn zxp ku rajyn
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@kaltunsheekh6772
@kaltunsheekh6772 3 жыл бұрын
You gonna be the president onshala
@africanmap2087
@africanmap2087 3 жыл бұрын
Maasha Allah, musharax MADAXWEEYNE cumar axmed fiqi, waa nin ka duwan musharaxiin ta kale
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 3 жыл бұрын
Asc waxaad moodaa siyaasigan mid ah kii dadka iyo dalka horay u marin lahaa ,maashaa allah 'war soomaaliyeey doorta hogaamiyahaan xanbaarsan fikir wax ku ool ah oo daweyn kara cudurada soomaalida daashaday .
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Maasha allah
@owbakarowbakar6705
@owbakarowbakar6705 3 жыл бұрын
Musharxan.wuxuu kasoo jeedaa dhal hogaan,.Halkan waxaan kusoo gudbninayaa taariikhdii musharaxan awoowgiis iyo doowladii Daraawiish ta 1900. gabaydii ku soo arooray *Xaaji Axmad Fiqi*"Kolkii eey isku dhaceeyn oo khilaaf soo kala dhexgalay **Sayid Maxamad Cabdule**oo ahaa **ogadeen* iyo *xaaji axmed Fiqi* oo ahaa *Abgaal oo waliba xidid ahaayeen oo kala qabeeyn gabar iyo hooyadeey oo *Dhulbahante**udhasheeyn marwooyin kaas ee kala qabeeyn *Axmed fiqi iyo sayid ka kadib markii doowladii *daraawiishtii* burburtay ayaa Sayidka Gabay ka tiriyay Axmed fiqi Gabaydii ku soo arooray waa *Axmed fiqi sadaqo ogama helin sooryadeydiiye, ' ninka sidaani ii galay waa seedigey run ahaye, xaajidaan siday noqon waa seema lagu reebye. Waa gabay siyadka tiriyey kaddib Axmed fiqi iyo asaga khilaaf soo kala dhexgalay. Taariikhda ma tiranto ee ayadaa is qorto.. * *(2) * *Gabay ga labaad waa War suudoow sadkaa waa janee samac kalaankega Salaama ala yeelyoow adaan saakin kuu ahaye Soowd kaan kuleeyahayna yuu salabka kaaraacin Sulux caana geel sogob lagalay sarrara geedeysan Nimankaan sareedada uwaday saadka iyo quudka Nimankaan sidaay doonayaan sahal uuyeelaayay Gabdha wada saruura ah ragaan soowjad ugu yeelay Ragan samaca maadhiinka iyo saanada ubuuxshay Sarsarkooda nimankaa dagay iyo suuqa gurigooda Markan aniga saari unoqday beey sir ilagoobeen Waxa saatan iigalayna waa seedigeey run ahe Sare namadhex ook faarixii seeriga ululaye Sugina meeynin qoritoow in uu suuqya iitumane **Axmed fiqi**sawaab kagama helin sadaqadeeydiiye Saxiibkii aan yeeshaaba waa sayma lagureebye
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Beri hadal kale ama dhahdaa🤔
@anabgelle8723
@anabgelle8723 3 жыл бұрын
A deer kacaankacaan iyo sheekooyinkaas hadaad bilowday Mooryaan inaatahay is sheegtaye meelahaaga is kajoog. No more Mooryaan. That it
@owbakarowbakar6705
@owbakarowbakar6705 3 жыл бұрын
Kkkk doowlada kacaanka barakeeysanaa qofkii maago waa mooryaan maa??? kkk gabar kacaan ayaa tahay kkkkkk
@faizaalisiyad1948
@faizaalisiyad1948 3 жыл бұрын
Ayanle wada mahasan today Somali maramo nin cusub9
@qulaaye
@qulaaye 3 жыл бұрын
Walaahi ninkaan qabiil usomaali kayahay ma'aqaani laakinse wuxuukahadlayo haduusameeyo 20% kamida 40 years kii lasoodhaafay waanka fiicnaan doonaa inshallah guul baan kuu rajeeynayaa mudane aamiin.
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 3 жыл бұрын
A leader with a vision I wish the people of Somalia listen to this leader who is a visionary leader and who is willing to work hard for the country and am sure if he is given a Chance he will take Somalia to a very high level of development
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up waaaaaaaaaa masul next president insha Allah
@abdirashidhaji1628
@abdirashidhaji1628 3 жыл бұрын
The right vision but in practical term is not possible in most of African countries. Somali is exceptional as it has been fail state for so long
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Why you would you said that you sound like none believer you sound like you don’t believe allah everything is possible us long you believe Allah I hope you change you mind and ask forgiveness about you comments I respect you comment
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up sax
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up well come masul
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 2 жыл бұрын
I MET FARMAJO IN BOSTON WHEN HE WAS RUNNING FOR THE PRESIDENT AND WHEN I LISTEN TO THIS GUY HE SPEAKS SIMILAR. I LOST HOPE IN SWEET TALKERS.
@ambiyoali3169
@ambiyoali3169 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😳😳😳
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@somaliand1904
@somaliand1904 3 жыл бұрын
War.ninkan Dr fiqi waa cod kar hadal yaqaan,.new face waa loo baahannyahay
@togsan1833
@togsan1833 3 жыл бұрын
Ayanle ninkasta oo donaya madaxti nimada soomaaliya ma amini karno Waayo maxamed chi farmaalo Ayaan qalbivena ka bixin
@Deenchanel347
@Deenchanel347 3 жыл бұрын
Mahad sanid Ayanle.
@baroaqri3213
@baroaqri3213 2 жыл бұрын
Fiqi waa aftahan
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Ninkii Maskax iyo Dantoodana Haya Soomaalideena Maba Eegno Allow Noo Soo jeedi Alla ka Cabsiga Ammiin .
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 3 жыл бұрын
Inkastoona wada arag qorshayowga iyo aragtiyaha dhamaan musharixiinta balse inta aan aragkay, ninkan meel bn ku qortay si aan magaciisa u xusuusnaado.
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
DR CUMAR AXMED FIQI KOLKAAN QUDBADIISA EEGAY DHAGEESTAY WAA NIN KA DUWAN MUSHARAXIIN TA KALE, WAXAAN UMALEYYNAYAA DAREEMAY INSHA ALLAH INUU FARMAAJO BADLI DOONO 2021. . kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@ahmedguiled2739
@ahmedguiled2739 3 жыл бұрын
Kalmada (Anagu) ayaan kaagartey
@hargesaburco3646
@hargesaburco3646 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH WAR NINKAN ABGAL WAA MACQUUL, DR FIQI ICTIRAAF KA SOMALIAND MIYUU OGAL YAHAY??? KOLEEY WANAAGIISA WAAN MAQLAY WAA NIN HAL ABUUR LEH.
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Ictiraaf qof bixin kara ma jiro. Somalia waa hal.
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
Adeer ICTIRAAF majirto ee somali waa mid,
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Sida caruurta u ooya uhura salad idiinku keeniye riyo caruureed isaga jirra caruurta been sodon sano lagasoo dhaadhiciyay misna run uqaatay waxas run maloo sheegikarro ilaa gunta iyo gabagabada taabtaan madaxooduna cadaado waxba fahmi maayaan maskaxdoodu waxay qoraysaa jaliya ereyada basweerka tuugada wadanka dishay kuxiratay maankooda haydinku xiraato indho adayg iyo caqli.xumo halaydinku shaqaysto uune biriishka ahaada bari baa lakeenayaa sacabiya
@bileabdi9615
@bileabdi9615 3 жыл бұрын
Ninkaan waa nin somali ah oo xalaal ah hala doorto
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Yaa rabi xoriyo nin Gaya haguursado adoo kale aamiin mahalo waayo jeebkala leedahay kuwii musuqa lagu xukumay shirkaday lahen xogagii loo dhiibay nana jeebka kushubtay
@mahadmuhumed1815
@mahadmuhumed1815 3 жыл бұрын
Qudbad cajiib weye
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up seeeee lo heli karaaaaaa shaqsigayaddka wadanimadu ka dhabtahay kkk2
@galmudug1044
@galmudug1044 3 жыл бұрын
ANIGU WAAN GARANAYAA MUSHRAX DR CUMAR AXMED FIQI, HADA KA HOR AYUU SHAQO NOO ABUURAY ANIGOO JOOGO KISMAAYO WAA XASUUSTAA, WAA NIN WANAAGSAN ,CODKA JUBA LAND WAA DIYAAR AXMAD MADOOBE WAA ADEERKEEY
@somaliand1904
@somaliand1904 3 жыл бұрын
Hargees kaalay dheh fiqi
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
Mr omar he is 96% a honest and his view is correct information views he is one of the best candidate for president of Somalia new election campaign He is a man of dignity of behaviour feeling amongst all candidate for president
@ubaxadalka9279
@ubaxadalka9279 3 жыл бұрын
Mr cumar mudane dalka aya kubahan
@suadahmed9126
@suadahmed9126 3 жыл бұрын
from today waa ku taagera Mr cumar
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Wax labo dhalasho wato ma rabno ee ma la waayay musharax waxbarashadiisa iyo dhalashadiisaba 🇸🇴kaliyah tahay?
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
Waa inaad Umadu iyo Dalkaba ku arkaan? Adoo Dalka iyo umada garab taagan, Qalad Ama qalad la aan, Oo marna Ajanabi ka dooran Dalkaaga iyo Dadkaaga👉Sida Jaale FARMAAJO Waa laga yaabaa in lagu doorto.
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
Mr omer political strategy road map is correct he has different future ruling govt of somalia
@sahraomar6872
@sahraomar6872 3 жыл бұрын
Waa isa soo sharaxi kartaa waa ok lkn nimankaa mucaradka wax haku darsan waa niman qalalase wada
@owbakarowbakar6705
@owbakarowbakar6705 3 жыл бұрын
ninkan waa ka duwan yahay mushraxiin ku jiraan hotel jazira, waa dhex dhexaad
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 жыл бұрын
Inta raacsan ee comments ka dhiibtay waa cidiisa aloow yaa ogaada
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 3 жыл бұрын
War somaliyey ninkan haladorto
@naimastar9366
@naimastar9366 3 жыл бұрын
Anaa u horeeya adna iso boqo
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Yaa mudan?? Ila daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@aminaabukar8488
@aminaabukar8488 3 жыл бұрын
Waxaan ka wadaa cumar cabdulqaadir
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 3 жыл бұрын
20:50-53 nin saddex habeen qatanaa ayaad leedahay ii hees intaad adigu saaka busteeki kusoo quraacatay😀😀 waa arin jirta
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Kkkk, wuu iga qosolsiiyay, anigaba ma quraacan saake sidee farmaajo ugu heesaa
@maxamedibraahin03
@maxamedibraahin03 3 жыл бұрын
Kacdoon walbo somali ku guulen karte waala fashilin jire dowlado shisheeye ayaa kadan beeyo
@izanaar3639
@izanaar3639 3 жыл бұрын
hadlakaaga cadeey. wax lafahmi karana qor
@ruuziaosman1563
@ruuziaosman1563 3 жыл бұрын
Isbaadal aa rabna iyo wadani marabno kuwaana kaseynaaya oo hore waqtigoda udhamadaaya. Inta ka aheena farmajo
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 жыл бұрын
Abdirashid haji.brother be a positive and I hope you understand the fact about you comment you sound like you don’t believe in allah why is impossible to this vision will be successful is just because we went through hell so long that doesn’t mean allah can not switch the button in one second it’s not big deal to push that button in a one second everything is possible us long Allah is exist and I believe one hundred Allah is exist and will exist forever
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
Wuxuu nuu sheeqey Dr omar waa wasx ah lakiin waqtiga la joogo somali wax badhan ayaa ka qaldan. Waxaana ka cudsanlahaa in la sameeyo wacyi qelin farabadhan. Waayo wali kama bixin jeebka caada qaate. Corruption 90% which is too bad , so if you don't want pay attention what is going on you will lose your dignity
@alidhoore7186
@alidhoore7186 3 жыл бұрын
Kii qurbaha kuso werara soomaaliya ayuu uso shaqo tagaa
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Saxiib, fiqi qurbo joog maahan last 20 YEARS wuxuu joogay somaliya, mulkiga allah ayaa bixyo, mida labaad MUSHARAXN fiqi wadan ka shaqo abuur badan ayuu somalu u sameeyay,
@suadahmed9126
@suadahmed9126 3 жыл бұрын
wiligay waxan ka maqal madaxdi hore ayan ka maqlay
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
Yes omer but now if u need to be a president of Somalia u have to pay 20.000 $ in advance is this fair to a somali candidate of president and new members of parliament to pay inadvance money inorder to be a member of parliament i.e this is not in our history record of corruption Long live to omer of the somali self candidate for president of Somalia good luck to u Inshaa allah ameen
@aminacabdile27
@aminacabdile27 3 жыл бұрын
Asc..warkiisu. Waa. Macyahayikkkkkkkkkkkkkee...naagah .hubiyah. Soomaaliye. Waa..dhaqtar...waxa. Huu. Daaweeyah.dadk. Xanuusan
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Doctor kaa daaweeyo xaga hoose ayuu keeynaa, ee codka keen
@safiaomer4732
@safiaomer4732 3 жыл бұрын
Dadka dhibaa daashatay ilaahoow noo door ma doorankaree kuwii hore ee soomaali daashaday baa soo digriyaya
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
Aniga farmaajo ayaa rabaa inuu soo laabto. Lakiin musharax DR fiqi, waa soo dhaweeyna, koleey kuwaan hotel jaziraa ayuu dhaamaa oo dagaalka iclaamiyay oo recod kooda history gooda xun yahay, lakiin farmaajo ayaa rabaa hada, Hadaan waayo farmaajo kadib new face sida cumar fiqi waa ok.
@hargesaburco3646
@hargesaburco3646 3 жыл бұрын
Kkk, farmajo rajo malahan, sanadkan new face isbadal cusub
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
Madaxweeynaha mustaqbal ka?? Waa kuma.insha allah. ???ila daawo.. *kzbin.info/www/bejne/mJTXn6dplsyhiJY**
@Strive_4_good
@Strive_4_good 3 жыл бұрын
Ninkan waxan hadalkisa ka dhadhamaya cuqdad qabiil oo uu wali u malaynayo in Siyad Barre wali waddanka xukumo
@hargesaburco3646
@hargesaburco3646 3 жыл бұрын
Ictiraafka somaliand miyuu ogal yahay, dr fiqi?? (
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 3 жыл бұрын
Mr omar freedom information is semaler to 1960 to 1969 freedom govt of somalia
@owbakargaabaneboqortooyo6250
@owbakargaabaneboqortooyo6250 3 жыл бұрын
Farmaajo oo gudiga badalay. .ila daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@ahmedmumin1266
@ahmedmumin1266 3 жыл бұрын
Hadduu markii hore xildhibaanimo ku waayey lacag buu diiday inuu bixiyo, hada ma inuu bixiyuu diyaar u yahay? Kalaam faadil waaye. Mana shaqeyneyso beentiisa.
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
Walaal shaqeeyso baryada ma fiicno
@hargesaburco3646
@hargesaburco3646 3 жыл бұрын
Walaal, adiga iyo walan weeytiiina waxaa ku soo korteeyn corruption , waa in lala dagaalamaa corruption , fiqi waa ruuntiis.
@galmudug1044
@galmudug1044 3 жыл бұрын
AXMED MUUMIN, CAAYDA DHAAF, HOOYADAA MIYAA GARACAD AH, FATAAL AH, DHILADA KUDHASHSHAY WAS
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 жыл бұрын
Wa madaxweyne wax so saar leh oo mudan qasaye farmajo asago madaxweyne ah muxu qabtey an ahen dil ninkan wu ii neceb yahay ninkan wan jeclahay ha nolado wa laga baxay wuxu u bedeley jamac dadkan xasuuq wey i neceb yihiin dadkan wan jeclahay ha noladan shaqo siinta ninkan ka bixi boska ninkan wan jeclahay ku bedel wuxu u bedeley jamac dadkan ka saar dowladda dadkan ku bedelan an jeclahay wuxu u bedeley dalka qas ha la kala yaaco dadkan rabo ha jogan aqon yahanada weriyasha waxey ogen oo qurbaha jogo malgelinta somaliya dowladaha calamka ku sameyan wa canshurta dadkoda ay ka qadan haddii la helo garub dacweyo dadka dowladda ku jiro lacagaha ay wadanka intey ka dhacan debadaha guryaha ka gato haddii la dacweyo la yiraho galada canshurtii dadkiina ka qaden aya guryo lagu gatey inta laga qado aya dalka lagu celinaya dalkii akonkii somaliya ee dowladda aya lagu shuba ninkii guryaha gatey wa la xeraya sida london mareykan haddii sidas la sameyo ninkii wax xado xage geynaya ma jirto garub sameya oo la yiraho badbadad dhaqalaha dalka somaliya aqonyahanada iyo weriyasha aqontiina dalka oga faiideya ninkasta haddii qeyb ka qato badbadada dalka wa la guleysan
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
WAR DEG DEG XAMAR OO DAGAAL KA SOCDO LIVE DAAWO. lkzbin.info/www/bejne/oam4Y5majc2gqKs
@guledahmed8545
@guledahmed8545 3 жыл бұрын
Odayganu waa xariiftuulo, Soomaali nin iska cararaya ayuunbaa hunguraynaya. Yaab.
@adanahmed4195
@adanahmed4195 3 жыл бұрын
War kan wa dhoqon ana aqno
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
Hooyada doqon miyaa iyo xaaskaaga
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
Haa madaxweyne si laguu ogaado in aad madaxweyne u qalanto INGIRIIS KU hadal.
@owbakarowbakar6705
@owbakarowbakar6705 3 жыл бұрын
haduu english ku hadlo walaashaaa ma siineeysaa.??
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
@@owbakarowbakar6705 Mid ila dhalatay, oo madax bannaan maba joogtaba. Adna hadalka u jeedkiisa Alla haku fahamsiiyo mr.xumow.
@soobax7544
@soobax7544 3 жыл бұрын
Ninkan wa qololma, xumaan yaan la iifahmin. qabiilku wa address!
@axmed9577
@axmed9577 2 жыл бұрын
Waa abgaal _Harti Abgaal_ Abubakur Gaabane
@ahmedleylixasan263
@ahmedleylixasan263 5 ай бұрын
Nin dhashay ma dhuunto waa Abgaal waa harti Abgaal waa owbakar gaabane waa Lafweyntii Maxamed Xasan yacqub
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 жыл бұрын
Ninkan oo Ninka dhaqaalaha soomaaliya kici karo, waa nin fur furan oo dadka dhexgale karo oo aan Meel isku soo xiri doonin
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 3 жыл бұрын
Afkaad maanta ku amaanayso bari ha ku caayin
@fartunrashid534
@fartunrashid534 3 жыл бұрын
Masha allah waa nin wadanka wax ka badali karo hala doorto cumar fiqi
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 жыл бұрын
@@mahiigaanproducts3370 haddii u isaga istooganin cid tooganeysa maleh. Farmaajo isagaa istoogtay
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
@@mahiigaanproducts3370 shale adiga farmaajo ayaa taageersaneeyd maanta cumar fiqi ayaa diidan tahay, xagee kuu raacnaa??? Kkk
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Ali abdi maasha allah. Run baa sheegtay cumar fiqi waa nin wadanka hogaamin karo, oo nadiif ah
@taariikhhistory9558
@taariikhhistory9558 3 жыл бұрын
Lakiin qof aan lacag heesan see loo dooranayaa,?? waayo xildhibaanada cod kuma siinayo ilaa aad lacag laaluush siisid mooyee, hala gaaro marka laisku doorto wax qabad iyo aqoon lakiin maanta waa maalin corruption iyo laaluush, marka usheeg inuu is casilo musharaxan cumar fiqi
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 3 жыл бұрын
FARMAAJO WAA MADAXWYNHA International mashalaah Mashalaah kii hadla farmaajo Mashalaah guul farmaajo Allaah ha soo celiyo guul guul
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 3 жыл бұрын
Faemaajo sharciguu ku tuntaa . Madaxtooyada waalaga soo jiidaa. Ee xage laguugu keenaa . Odayga Itoobiyaa waashay.
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 3 жыл бұрын
Farmaajo hala doorto hadii kale Meelfog lags radin somaliya Markaan arkay tarikhada MUSHARAXINTA hada ordaya Waa dagaal oge suit wata iyo taay Qof walba dawalad baan aqaan Erayo English ah kuhakqabsada Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk MUSHARAX walba tuladii uu kasoo jeday ma adaan Wakas kacaankii bay kahadlaan Waa been kacaankii tag ee maxad haysaan kkkkk
@mahadmuhumed1815
@mahadmuhumed1815 3 жыл бұрын
Soo dhawaw mdx weynha mustaqbalk Guuul guuuul
@Tasniim1
@Tasniim1 3 жыл бұрын
Waxba mahayaan galgalin bay fadhiyaan been hadaan lasheegayn.kacaankii baa dhaamey sida hadda lagu jiro.
@ahmedmumin1266
@ahmedmumin1266 3 жыл бұрын
Ninkaan waa faataale, qabyaaliiste iyo daneyste sidaan ku aqaano maadaama aan wada shaqeynay muddo. Masaakiintana uma naxo markay sheybaarkiisa iyo farmashiiyihiisa yimaadaan. Caruurtiisana Canada ayuu uga sootagay.
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 3 жыл бұрын
Been badanida ilmihisa africa iyo Somalia ey kala jogan weligisna canada ma geynin ee dadka beenta ka dhaaf illlahey ka baq
@africanmap2087
@africanmap2087 3 жыл бұрын
Axmed muimin, sheeydan lasoo diray ayaa tahay, shaqeeyso oo wax baro, why aad la baryootameesaa hala caawiyo shaqo hala isooyo shaqo miyaad dadku ceeyneeysaa,?? waryaa dhalinyaro ayaa tahay shaqeeyso. Go to work
@africanmap2087
@africanmap2087 3 жыл бұрын
Axmed muumuu, SHAQEEYSO DHALIN YARO AYAA TAHAY, DADKA HA BARYIN, AMA.SHAQO ISII AMA WAA KU CEEYNAA AFSOMALI MIYAA????
@africanmap2087
@africanmap2087 3 жыл бұрын
@@bebettertoday8444 sax, walaal kan caaytamayo waa lasoo diray, waa ** sheeydan** xaasid ah, waa ma shaqeeyste aniga aqaan, kan magalada ayuu ilaa joogaa
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
@@maandeeqmaandeeq6056 ha wa abgal, lakiin qabyaaliiste maahan.
@dagandagan1408
@dagandagan1408 3 жыл бұрын
Tartiib farmaajo nimaan ahayn fuuli waa faras adeer iska noqo doorasho dhici mayso dagaal wixii xoogleh farmaajo haw yimAado
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up sax
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 132 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Xarrigii, fikashadii iyo noloshii HOBYO ee XAAJI AXMED FIQI. - Qaybta 3-aad
11:44
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,6 М.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 80 М.
Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN - Qaybta 1-aad
11:26
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
7:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 69 М.
Macalin Xudeydi "Dhallinyarada ATM waa dhiig cad oo loo baahan yahay." 10 - 10 - 2014.
6:49
Anti - Tribalism Movement (ATM)
Рет қаралды 207 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 132 МЛН