Cumar Xasan Rooraaye Iyo Qamar Cabdilaahi Harawo 🔥Iyo Heesta "WAGEREEY HADALKU WAYNA"

  Рет қаралды 265,290

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Mustafa Shiikh Cilmi 1978
⭐Laxanka
U/ Axmed Cali Cigaal
-Music
1- Sax 1 : U/ Maxamad Saleebaan AHN
2- Sax 2 : U/ Ismaaciil Yare AHN
3- G.led : U/ Daa'uud Cali AHN
4- G.bass : U/ Cabdiqaadir Muuse AHN
5- Clarinet : U/ Axmed Aamito AHN
6- Corneto : U/ Axmed Shariif AHN
7- Batari : U/ Aweys Goobe AHN
8- Bonge : U/ Ciise Moorgan AHN
9- Flute : U/ Cabdilaahi Xamari AHN
10- Keyboard : U/ Maxamad Andrea AHN

Пікірлер: 66
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 Жыл бұрын
Maanta 22/4/2023 ayuu magalada hargaysa ku geeriyooday Alle how naxariistee rooraaye.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Qamar cabdulahi cod aan laka ga yoon Ayeey laheed roraye iyo qamar Allh idin xafido
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 жыл бұрын
Heestan inbadanbaan raadinaaayay waxan xasuustaa gaadhi ayay ka baxaysay marki u dambaysay gaadhigaas intaan ka daba cararay baan gaadhi waayay si aan u waydiiyo heesta cida qaadaysa dar ilaahaybay iga so hor baxday
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Yaap codka rooraaye iguma socdo Qamar cabdulahi Harawo ayaa iskaka Soo cel cel sadaa ❤
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Caadi ma ahan codka qamar heestaan weyku fara yareysatay
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Qamar Harawo, Rooraaye ayaa wasaya heestu ha kugu socoto ama yay kugu socon.
@khalidxidig
@khalidxidig 9 ай бұрын
Wabi aan biyo lahayn haw aroorin wayla❤
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 8 ай бұрын
Markii iigu horeysay waxan ka maqlay radio hargeisa hilaadii 20007dii
@mubaarigfarxan5418
@mubaarigfarxan5418 Жыл бұрын
Cumar xasan rooraaye waxa uu geeryooday maanta oo ay taariikhda tahay maalin sabti /22/april/2023 Alle ha unaxariisto 🥺🥺🥺😭😭😭😭😰😰😰
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Жыл бұрын
Wow wow cajiib music cod ruwaydii warlaan baa wad dhashay. Xasuus.
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Erayadii abwaan mustafe sh cilmi riwaayadii war la aanba wad dhasha wayo waayo
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
RUN.
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 2 жыл бұрын
Batariga inuu qof khabiira tumayo waa si fiican u dareemay allaah ha u naxariisto dhammaantood.
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Wabi aan biyo lahayn ha u aroorin weylaha.
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Roooraaye iyo Qamar Harawo., hees wanaagsan.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
Cigaal Waxaan filayaa inuu ahaa Ninka ugu Laxan badanaa hobolada Waaberi. Maan fileyn inuu Riwaayadaan heesaheeda Laxamadeeda qaar lahaa. Cajib!
@crisaaqibraahimbuule9634
@crisaaqibraahimbuule9634 Жыл бұрын
Laxan haddii lasoo hadal qaado axmed nuur jaango nin latirsan karo lama haayo inta hees ee laxan ku laray heesaha somaaliga waa ka tilmaaman yihiin
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@crisaaqibraahimbuule9634 Maxaa U ilowday Xasan Gareat Iyo Aun Jim Sheekh muumin iyo Cabdikariin jiir Aun kuwaasiba waa khatar cid gaadhq majirto
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Жыл бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089,cigaal iyo great labadas,sidan ka maqlay nin ku xeel dheer fanku wuxuu I shegay Cigaam waa kow
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
​@cabdicasiisgi aaway saciid xarawo sxb ma ilowday
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Cigaaal shiidaad.. Laxankan ma laha
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Ale haw naxariisto cumar xasan rooraaye daraad buu geeriyooday shalaybaa hargaysa lagu aasay
@duugreebmedia9258
@duugreebmedia9258 2 жыл бұрын
Riwaayaddii War La'aan baa Wed Dhashay.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Abwankii Riwayad sameya wa kuma
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 Abwaan Mustfe Shiiq Cilmi baa lahaa haddii aanan qaldaneyn.
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
heestan markarkii igu horaysay waxan ka maqlay oon ka dhagaystat raadyaha oo maalmaha qaar laga soo dayn jiray warka kadib. Waxa i deeqay ereyada laxankan mcn❤ lagu ladhay. Isla markiiba waan ka helay heesta ilaa aan inbadan soo raadiyey...imika ayaan ka helay barnaamij la idhaah faaf reebka fanka. Anoo daawanaya. 2022....2023
@nimcoxuseen7609
@nimcoxuseen7609 Жыл бұрын
Waa hees qaaliya runtii
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 Жыл бұрын
Iyo xusuus lama ilaawaan ah❤ 2012....
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 Жыл бұрын
Ilaaah ha unaxariisto cumar xasan
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Waa heesaha lagu nasto.
@maxamudmaxamedbare6995
@maxamudmaxamedbare6995 Жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto maantuu dhintay
@MahadCaanonug
@MahadCaanonug 10 ай бұрын
Harawo kkk❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Sxp qamar miyay dhimatay London baan ku ogaaye
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
@@nuuxckaafi-su4iq Oh Sorry inay dhimatan modayey sxb Naxariista iF iyo aakhiroba waa Loo Baahan yahay Haday nooshahayna Alle sw Cimriga haw dheereeyo.Haday dhimatyna alle haw naxaristo de sxb.
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 11 ай бұрын
codka qamar cabdilaahi harawa wadnuhuu ku taabanayaa markaad maqasho
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 жыл бұрын
Warankaagu aniguu Waaxyaha igooyoo Waabaayadisii wadnaheyga gaaroo Waxa Ani wadkeyga ah
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 жыл бұрын
Baraawo waayo waayo
@axmednabaddoon4726
@axmednabaddoon4726 Жыл бұрын
Allah unaxariisto cumar xasan rooraaye codka mcn makal dhacan
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Aamiin
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 жыл бұрын
Naf kuu waalaneysoo Aawadaa u wiiqan Cishqi Laga waraabshay
@Rooxaanta
@Rooxaanta 2 жыл бұрын
Daa’uud kuma jiro Waa tiifoow ayaa garaacaya ? Daaudd waa 1982
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 2 жыл бұрын
Waa runtaa waa tiifow allaa yaa raxma
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Daauud cali msaxf Gitarist weyn heesaa
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 жыл бұрын
Hees qaali weeyi
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 жыл бұрын
Daauud 1978 Waaberi kama uu mid ahayn.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Right.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Marxuum Daa'uud Sidiisaba waxaa Soo Saaray Marxuum Legend Cumar Shooli Allah Yaa-Raxma 2daba Aamiin.Aamiin...thanks.
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Wuu ka mid ahaa.
@sahalfarah1634
@sahalfarah1634 2 жыл бұрын
Xaasha hee's Mcn & cod mcn & dad mcn
@aliosman8418
@aliosman8418 2 жыл бұрын
Record kaas dhan ee sax 1 sax 2 bonge batari flute corneto xagee kuugu kaydsanaayeen sxb?
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Saxophone 1aad iyo labaad weeye. Boonge Cismaan Xuseen Moorgan AHN.
@aliosman8418
@aliosman8418 2 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa waan kuu hambalyaynayaa sxb hawl adag baad u haysaa fankii soomaaliyeed, majaajilooyinkii riwaayadihii hore inoo raadi wixii aad ka heli kartid mahadsanid
@axmednabaddoon4726
@axmednabaddoon4726 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Asc akhyaarey heestaa Yaa leh midhaheeda ama erayadeeda ? Inigu ma Ogi lkn hadaan qiyaaso midhihii abwaan maxamuud cabdulaahi ciise singub ayay iila eekaadeen.
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Khaalod Baashe Xaga hoose ka Akhri Ee Channelka waykuaoo baxayaane waana 1979kii Mustafe Sheekh Cilmi Nin ladhaha Leh malaha Sangub Aun
@MubYus
@MubYus 3 ай бұрын
Ma laha.
@shiine7884
@shiine7884 Жыл бұрын
Waayowssyo
@awaliisseisse7328
@awaliisseisse7328 2 жыл бұрын
M.a
@yaasiincalasow4652
@yaasiincalasow4652 2 жыл бұрын
Talow ma riwaayadii DIRQI MA AHA CAASHAQU miyey ku jirtay heestani
@hagaryare123
@hagaryare123 2 жыл бұрын
May waa ruwayadi warla.aanba waddhashay
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Yaasiin calasow Magaceedu riwaayada wuxuu ahaa WAR LA AAN BAA WED DHASHAY EREYADII ABWAAN MUSTAFE SHEIKH ELMI CODADKII OMAR HASSAN ROORAAYE IYO QAMAR ABDULLAHI HARAWO
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@abdullahiguled Horta Qamar manooshay iyadu Rooraye waan ogee
@ismaacilcalimuxumed2641
@ismaacilcalimuxumed2641 Жыл бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089way nooshay
@aaminocabdi5148
@aaminocabdi5148 2 жыл бұрын
email address ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@awaliisseisse7328
@awaliisseisse7328 2 жыл бұрын
M.a
Qamar cabdullaahi harawo
22:02
Somali skytv 24
Рет қаралды 61 М.
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 328 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 253 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Cabdillahi Diiriye Sooraan Iyo Qamar Cabdillahi Harawo 🔥Iyo Heesta "DOOD"
8:25
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
Qamar Cabdilaahi Harawo - Nafyahay Kaban
8:49
Ik Hajji
Рет қаралды 88 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ismahan Houmed & Cumar Xasan Rooraye Ahun | Wakiil Caashaq. @@
7:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 373 М.
Cumar Xasan Roraaye Iyo Qamar Harawo 🔥Iyo Heesta "HADAL HAYGU SO CELIN"
8:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 275 М.
Qamar harawo waraysiga qeybtii 2aad oo xiiso gaara ah leh....
24:26
Somali skytv 24
Рет қаралды 36 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН