No video

Cumar Xasan Roraaye Iyo Qamar Harawo 🔥Iyo Heesta "HADAL HAYGU SO CELIN"

  Рет қаралды 272,706

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Adam Dacar 1978
🌟Laxanka
- U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 42
@mhassan0163
@mhassan0163 9 ай бұрын
Waxaa nasiib u helay in 1978 aan heestani ruwaayadday ku jirtay " Dirqi Maaha Jaceyl" oo abwaan Dacar lahaa, ALlah cimriga how dheereeye, aan galay oo daawaday Golaha iyo Madaadalada Xamar, gabadh berigaa aad ii jeclayd baa iga bixisay oo ride na noo diyaarisay, Illaahay how naxariisto hadda weyn dhimatay, xusuus gaar ah.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 7 ай бұрын
Waad kuguuleeysatey lacking durable.
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 ай бұрын
heestan waxan ku dhageytsay.1991.magalada baardheere gobalka gedo.27.janaayo
@rasheedqambi4305
@rasheedqambi4305 7 ай бұрын
C X Rooraaye alle how( naxariisto) iyo Qamar Cabdillaahi Harawo. ( Hobollada Waaberi, Hooyadii Fanka.. waxay ka mid tahay heesihii riwaayaddii Dirqi Maaha Jacaylkuye waa halkay naftu doonto.. Fekraddi Maxamed Aadan Dacar.Waxaan ku galay maadayskaas ama riwaayaddaas magaalada Burco 1980.
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 4 жыл бұрын
Qamar Harawo Fannaanad aan taageero waliba qaab masaraxeeda markay riwaayadaha jileyso ayada iyo Faynuus Shiikh Daahir Allaah ha xafidee
@muhubomohamud2771
@muhubomohamud2771 4 жыл бұрын
0
@mhassan0163
@mhassan0163 9 ай бұрын
Laxanka Ruwaayadda in Salah Qaasim inta badan leeyahay baan u malaynaya, wuuna ku jiray, oo halkii Cigaal buu galay
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Show laxanka jaangow aya lahaa cajiib wlhy thanks www
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Jaangow aun mullaxan weyn buu ahaa.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
@@roblemaer4834 aad iyo aad
@abdurahmanrooti4328
@abdurahmanrooti4328 2 жыл бұрын
Ahmed Nuur Jaangow wuxuu kamid yahay fanaaniinta yar ee kulansatay laxanka iyo luuqda weliba labadaba wuu ku horeeyaa. Laxamada Riwaayadaha Hassan Ganeey ee Dab Jacayl, Jinni iyo Jacayl, Dumistii Aqalkayga, Galbeed iyo Bidaari sibiqbay kugu gashaa inta badan isaga ayaa lahaa, Sidoo kale riwaayadaha Bad Jacayl, Diqri maaha Jacaylku iyo Biya saretegay badankooda heesaha ku jira isaga ayaa laxameeyey. Riwaayadaha aan soo sheegay dhamaantood waxaa Sidoo kale laxamo ku lahaa Fanaaniinta kala ah Ahmed Cali Cigaal iyo Abdi Cali Bacalwaan. Jaangow wuxuu Sidoo kale laxan iyo luuqba ka dhex muuqday kooxdii Horseed. Alle ha u naxariisto.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
@@maogtahay4999 waxadvii sheegta wll Qamar Cabdilahi Harawo manooshahay hortay waxey aheyd gabadh aan taageri jiray Riwaayadahy kujirte
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA waliba waa riwaayadiisii caanka ahayd ee dirqi maaha jacaylku 1980kii
@BoreholeMonitoring-fv8yc
@BoreholeMonitoring-fv8yc 11 ай бұрын
1978 ayay ahyd
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 ай бұрын
@@BoreholeMonitoring-fv8ycsax
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 7 ай бұрын
Waaku guuleeysatey heesta laakiin duqa qatar.
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Aan cad ceeda samadiyo caada ku geeyee caawa ila garo bal Reer koonfur ha fahmaan afsomaligaqsi
@xamseshugri8866
@xamseshugri8866 4 жыл бұрын
Dee waa "Caawa uun aan maqasha kaa waraabsado😂"
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Xamse Shugri Haa heey
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 3 жыл бұрын
Hhhhh caqli xumaa
@Marwadahir23
@Marwadahir23 3 жыл бұрын
🤣🤣 wllw ma waxa kaa dhaadhacsan reer koonfur ka waa wada ciyaal say wlhi😁 Saa maahe kadaa ina ader dad fahmayaa jiree😁.
@ismailyusuf6750
@ismailyusuf6750 8 ай бұрын
Ma fahahmi karo dadka 50 jir kayari jacayl maaha waa dawlad shisheeye iyo somalia wada doodaya oo dhulka iiga tag iyo aan hurumar kuusameeyo maya anaga adhigayaga iyo caanahayaga ayaa nagu filan
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwn dacar
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 2 жыл бұрын
Woow qamar and Hassan keep up🙏👍🌺💜
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Waa rowayadii Dirqi maaha jacaylku
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Riwaayadan qofkii caqli leh baa fahmaya caadhaq maaha waa wadani
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Viva Soomaalia
@axmedmaxamedcali2340
@axmedmaxamedcali2340 2 жыл бұрын
Nice old somali song think you
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Allah no daayo Labada Hobol ba E Wll wxa ka codsanaya Heskii Qalinle E wa adi daradaa Erayada heska Waxa ka Mida dauu,s yahow aroorti Ada dogsanayo mel roob dibnaha dhigay dhirtu digil Madow tahy Ada dawanayo kaliga Dakeyee please No so gali hda heyzo Masuul
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Way ku jirtaa youtubeka walal
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Heestaan daa'uus ee qalinle anba waan ka helaa Iyadoo fasiixa hadaa heli karto Waayo waayihii wacnaa soo gali sxb adoo mahadsan
@faysalismail5901
@faysalismail5901 4 жыл бұрын
dirqi maaha jacaylku eewaa halkay naftu doonto waa berisamaadkii qofku dhulkuusa ku kalsoona
@deeqmawliid1607
@deeqmawliid1607 4 жыл бұрын
Waaaaw yaasalaam
@naasirhirsi5044
@naasirhirsi5044 4 жыл бұрын
Walowayn ayaan walee wax fahmin
@maxamedleylon2728
@maxamedleylon2728 4 жыл бұрын
Wadanigey aniga iga heysaa ee fadlan codsigeyga qiimeya anoo ah macmiilku xidhan chenalka maanan mudneyn in codsigeyga laqiimeyo mudanayaal .waxan sugayaa qancinwanaagsan mahadsanidiin py pt
@abdirashiiddaadey4942
@abdirashiiddaadey4942 4 жыл бұрын
Xigmadaa miyad ku haysaan waxa hadda la dhegeysto
@abdirisaaqbaashe6886
@abdirisaaqbaashe6886 4 жыл бұрын
Hhhh wa ciyaal waxasi
@xasanmuse3682
@xasanmuse3682 2 жыл бұрын
Google
@xasanmuse3682
@xasanmuse3682 2 жыл бұрын
T46y
@dadirmohmud3432
@dadirmohmud3432 4 жыл бұрын
Waayo waayo.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"
11:59
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,8 МЛН
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
Qamar cabdullaahi harawo
22:02
Somali skytv 24
Рет қаралды 60 М.
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
SomaliSwiss
Рет қаралды 138 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 39 М.
Maxamed Yuusuf Cabdi Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heestii "KULANTI"
6:06
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 134 М.
Maxamed Yuusuf Cabdi Iyo Qamar C/llaahi Harawo 🔥Iyo Heesta "YU'ASHO"
11:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 190 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 53 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН