Jiim Sheekh Muumin Kaban keliya / Heesta Bohola Jacayl

  Рет қаралды 38,389

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Heestan waxa allifay Axmed Saleebaan Bidde waxaana laxameeyey Jiim Sheekh Muumin Kinsi Xaaji Aadan ayaa qaaday

Пікірлер: 100
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
JIIIM SHEEKH MUUMIIN, Ilaahay afar cisho ha noo dhaafee, kabanka wuu xarrago canaantaa. Xoodaamin intuu ku xasiliyo ayuu haddanna hadba hir canaan kula fuulaa. Afbarashada kabanku waa halka ay ragga tuma ay kula hadheen, JIIMna guushu ku raacday. Magan Allee mahadsanid SEERBIYA.
@badrigass4135
@badrigass4135 10 ай бұрын
Kaban yaqaaan dhaga fudud iga walee waad Asiibtey !!
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Cawa shalay ayuu geriyoday jiim Duni jiim laka Oofsaday😭😭😭 Allh u naxaristo
@badrigass4135
@badrigass4135 10 ай бұрын
I really really appreciate him waayo waxan dhahi karaa jiim xataa xadeydi waa ka horeeyaa tumista cuudka Jiim AUN tee mucjisuu Ahaa
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Heestan waxa allifay Axmed Saleebaan Bidde waxaana laxameeyey Jiim Sheekh Muumin Kinsi Xaaji Aadan ayaa qaaday
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 4 жыл бұрын
Cumar serbiya sxp Jiim meel lagala xariiro mahaysaa Thnkz
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@kingsaadshine5942 Anaa hayo sxb Numberkiisa ✌✌
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 iisoosheeg sxp kuso qor dad badan ooraba inay laxariiraan waa buxaan sxp
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@kingsaadshine5942 +252618967713 waakaa sxb Qaabkanna waad uwici kareysaa haddaad dalka gudihiisa joogtid *0618967713* Mhdsnid
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@kingsaadshine5942 waad iga haysaabaan filayaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Laba kaban Inuu Tumaayo Baad Mooda🥺🥺Yaa Amiirul Cuud🎶🎶Macalinkaan Qofkuu Wax Baray Ayaa Nasiib Leh Runtii🔥🔥Se Qofkii Lasoo Joogay Oo Aan Kafaaidaysan Baa Nasiib Daran💔
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Boholaha jacayl Nin badwayn dhex galay Siduu uga baxaa baxaa Boholaha jacayl👌👌👌👌👂👂👂
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 2 жыл бұрын
رحمة الله عليه . Maantu geeriyooday jiim sheekh mu'min 24/11/2021.
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 жыл бұрын
Macbuudkow yaa Album instrumental ah oon cuudka aaladi ku wehlin ka reeba Jiim si mustaqbalka jiil aan qabyaalad aqoonini u qiimeeyaan si ragga aan league-iisaba ka cayaarin ee laga dabo wado looga reebo .
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Jiim Allh ha cafiyo aan uwada duceyno Asika iyo Abwan hadrawi waa labo qof oo aad qaali inoo ku ah marka aad tumista kabankiisa dhagesatid waxa modaa in 3 kaban mesha laku tumayo Iyo turiko gooni ah marka aad maqashid Waa jiim 😢😥😥😥😭
@sahuurroble1303
@sahuurroble1303 4 жыл бұрын
jiim sh muumin ilaahey caafimadkisa haudhowro cimrigiisana ilaahey haudheereyo amiin jiim hada ka dib in xajka loo wada ila fiican oo cibaadeyso la dhaho insha allaah
@mohammedhussen4265
@mohammedhussen4265 4 жыл бұрын
Sahuur Roble Allaha u naxariisto
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
يا اميرل عود...... Hala yaa JiiM shimbiraha istaaga markuu muskiga meelaha qaaar ku xaragoodo..... Waan idin salamaYnaH adiga iyo Jiimba....🖐🌹
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Allaa yaa cisaka waa lagaa qaaday jaalle😂✌
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 waawareeY meeLwalbH ma joogta kaape......🤣🖐🌹
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 KZbin ka ayaanba waardiya ka ahee mxd namoodeysaa ugaas 😂😂😂
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 waardiye anaH maalahan ayaan rabaH inaan meeL ka furteeH kawaran....🤣
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 xoogaa laaluush ah haddaad isiiso waa diyaar anaa hawshaas kuusoo ebyi doono😂
@cumarcabdi6463
@cumarcabdi6463 4 жыл бұрын
Jiim shiikh mumin wlhy wa abaha cudaka somalida heesaha ugu macan ee kabnka ah aynu manta kuraxaysano wa ninka wakhti galiyay siu laxan macan usaro👏 ale ha xafide🤲
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
Daud iyo Jim_sheekh iyo Cumar_dhule wale fanka somalia 🇸🇴 wutabay
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 4 жыл бұрын
Masha allh jiim sh muumin waa Halyeey fanka somaliyeed Qayb wayn kaga jira lkn Nasiib daro Jiim wuxuu kadhashay Umad Qofku markuu dhinto Amaani taqaan balse intuu Noolyahay Aan waxba uqaban xataa waad mahadsantahay madhahaan somalida lkn illhy Abaalkiisa khayr ha ugu gudo Amiiiiiin
@dooyow3328
@dooyow3328 4 жыл бұрын
Jiim iyo inkaloo fanka muhiim u ah markaan arko. Ayakoo bil sii dhaceyso ah waxaan dareemaa dad muhiim u ah fanka Soomaaliyeed in ay tagaayaan balse in ku baraarugsan ama wax kala hareysa ay yar tahay. Dhowr jeer baan is iri Xamar hadii aad joogi laheed. Wax walbo hakaaga baxaan way fiicnaan laheed hadii aad Jiim, Xasan Greyt iyo qaar kale oo muhiim ah wax ka baran laheed.
@hiboosmaan4092
@hiboosmaan4092 4 жыл бұрын
Axsan ayaad tahay wllo xasan gareed xataa tarikhdisi iyo laxamdisi waa la xaday oo dad ayaa nimankale dusha u saaray
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 4 жыл бұрын
@@hiboosmaan4092 .yaa dusha loo saaray wll. 😎😎😕
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
I really felt so disappointed with the death of our beloved Jiimy 💔😞 I can't stop visiting here to listen his heart-warming performance 💔 😢 AUN
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Innaba caadi maaha. Waxaad mooddaa inuu laba kaban garaacayo. Fiicnaan lahaydaa in meel Studio ah looga duubo, si heer sare ah, more instrumental taqsims, only kaban like this one. Jiim waa mucjiso, waana hadiyad Ilaahay ummadda Soomaaliyeed siiyey balse garan aqoon weyday inay daryeelato oo dayaca ka rawdo; aheey ah maskaxdaa laga abaaroobayeey buu yiri abwaan aan u malaynayo inuu ahaa Cismaan Askari A.h.u, mase hubo.
@__-ww7sd
@__-ww7sd 2 жыл бұрын
Ilahay hownaxristo amiin amiina:2021:29:NOV:2:08: mursal cali cilmi m..c..c.. cawokale xasuus reeb🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️
@lioatuuba2553
@lioatuuba2553 4 жыл бұрын
Caleek caleek yaa amiiral cuud jiim shekh mumin.!
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waa ninka koowaad markay timaado tumidda Kabanka horeyso iyo danbeyso, bal u fiirsada Taqsiintiisa oo mar walba ka duwan tumayaasha kale iyo sida aad u moodo in marmar laba kaban laba qofood isla tumayaan. Ilaah caafimaad hasiiyo wuu weynaaday oo taasina waa tan u diidan inuu sidii fudaydka ahayed ee u tumi jiray aanu iminka u tumin karin iyo xanuun haya. Waan u duceynayaa, Seerbiya adna Mahadsanid
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Жыл бұрын
CID KASTAA MA FAHMI KARTO WAXA MEESHA KA DHACAYA AUN JIIM
@ahmedjeebe7826
@ahmedjeebe7826 4 жыл бұрын
Al Ustaad Jiim Shiikh muumin 👏🏻👏🏻👏🏻
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 4 жыл бұрын
Waxbadan ayaan raadinayay heestaan thank you sxb
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 4 жыл бұрын
Fadlan heestii oo dhamaystiran soo gali
@abwaanrooble9997
@abwaanrooble9997 3 жыл бұрын
Tani waa fikradii abwaan cabdijaliil Colhaye (reeye) jiim sh.muxyadiin sh.muumin waa amiiral cuud geeska Africa adunyada gaar ahaan somalida
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 жыл бұрын
Heesta maxaad intan yar ugu soo gaabiseen. Dadkeenu miyuusigaba midhaha ayay u haystaan. 0:32 bal siduu u salaaxayo eeg. Giitaarkii countryga ayuu ka dhigay. Fardo, biyo shalqanaya iyo shanqaro badan baad k dhex maqlaysaa. 🙏😁
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Greatest All the time Jiim AHUN.
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Alla yaaa Baaarik Jiim sheekh Muuumin
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin waa boqorka cuudka ilaaahay caafimadka ha udaayo nolol baan ku ogaa
@mohamedamir5288
@mohamedamir5288 4 жыл бұрын
Cumar marka hore salaan qaali ah iga guddoon. Waxaan marqaati ka ahay inaad tahay nooleeyey fanka Somalida. Fadlan waxaad sameysaa Jim sheekh muumin ma ka duubi kartaa dhamaan heesaha uu laxameeyey oo kaban kaliya sida tan hadda oo kale. Waxay noqoneysaa taariikh iasga ka harta, umaddana keyd ayey u noqon. M Amiir
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Sxb Jiim in badsn waa laga duubay kolley inaad daawatayna waa laga yaabaaye HCTV wariye Cabdul qaadir dulyar baa wax bdan kaduubay oo dhawr barnaamij ah isaga iyo mullaxan C.kariim jiirba lkn wali lagama sal gaarin ninkani waa bade
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 11 ай бұрын
Kaban canaante Jiim alle haku naxriisto
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Bal eega *1;05_____35* wuu ku xarragoonayaaba wllhi Jiim Haddii aanan la is xaqireynin waa Ninka ugu watto Inta cuudka Ka hadalsiisa Dadbaa wxy odhan doonaan.............
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 жыл бұрын
In cuud kale u jiibinayaad mooddaa gacan fududaa maaha wax barasho ah waa hibo dhif iyo naadir ah .
@Saidjerry
@Saidjerry 7 ай бұрын
Allah yaa raxma
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Waa hees cjb kinsina in aan ku mqln filaa mahubo
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Haaye heestan iyadoo ay kinsi qaadayso waan waayay ee maxaad u keeni wayday sxb
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@Saidjerry
@Saidjerry 7 ай бұрын
Utaad jiim
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Yaa cumar seerbiya libaax soomaaliyeed saxaafadaadu halkaa yaysan dhinacna udhaafin
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Wlh waxaad moodaa 5 kaban in 1mar la isla garaacayo waana kaligiis kawaran waaa yaaab ilaahow gacanta kuu barakeey AUN Jiim sheekh wuu inaga hoooseeyaa maanta ala maxaa dad qiiima badan kudhex lahaa Bulshada maanta inaga hooseeyaan
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
Waata Aan lacajabey. Subxaaaan !!! Holocbuu Ahaa Alle ha u Naxariiseee
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 4 жыл бұрын
Yaab yaa maliku cuud jiim sheekh muumin
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
JIIM WUXUU KAMIDYAHAY RAGA KABANKOODA AAN AADKA U JECLAHAY ISAGA SAALAX QAASIM, CABDI NAASIR MACALIN, IYO CUMAR DHUULE
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
ninkii kabanka looga waashay
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya wll wxan ahay qofka fanka jecel mar walba na ku hamiya inuu fanaan noqdo ee habka igu fudud aad iga caawiside halke ka wadada xidhiidhi karna sxb
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Talo wllnimo aan kusiiyee fanka iska daa ‼ Wxn kwdaa Heesaha iska daa plz sxb
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac sxb wlhi heesuhu siday qalbigayga ugu weyn yihiin ma malayn kartid mar walba waxan ku hamiyaa inaan fanaan noqdo
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 4 жыл бұрын
Caadi maaha waxani ee waa mucjiso. Bal ila eega daqiiqadaha 1:02 - 1:34, waxa uu walaaqaayo. In labo kaban la tumaayo baa loo maleeyaa. Thanks Cumar Seerbiya
@honeybadger4812
@honeybadger4812 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 qofka hamigisa lagama hor istaago sxb
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@mohamedshiine3835 Haa hye sxb Lkn anigu midbaan ogahy Fanka soomaalida magac uunbaa laga dhaxlaa Adoo heesayana inaad dhimatana waa nasiib xumo runtii
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
War qolyihii saxaafaddoow maad waydiisaan inuu hal saac ama laba saac intuu madal soo fariisto uu ku soo bandhigo heeso kala duwan oo kaban kaliya ah. Waa bandhigyadda kaliya ee ka maqan fankeenna oo malaha la rabay inay saxaafadda ku dhaliso macalimiinta inay sameeyaan.
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Ma Cidbaa Lagu ag dhigi Karaa
@dooyow3328
@dooyow3328 4 жыл бұрын
Gacantu kuma go'do.
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
Jiim♥️
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Cumar sabriye codsi sxb
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
SOOMAALIDU JIIM KALIYA MA LEHEEYN RAGGA CUUDKA MACALIMINTA KU AHAA LKN JIIM WUXUU GOONI KAGA NOQDEY QAWAANIINTI CUUDKA AMA KABANKA AYUU MEEL ISKA DHIGEY KUWA CUSUB AYUUNA SAMEEYEY WAXAANA LA DHACEY RAGGI HORTIIS GARAACI JIREY KAGANA DEYDAY😎
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
WALAAL CUMAR GOORMA AYUU TAMAY KABANKAAN 1:03 ILAA 1:34 XARGAHA SIDAA ISKU DHEX MARAYA OO LABA NOOC AH LAXANKII HEESTA IYO KUWA XIRIIRKA AH EE DHEX SOCDA WAA CAJIIB SIDA UU U KALA SOOCAY HADDANA AY U WADA SOCDAAN ,,,,,
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waa waxaan la yaabay waxaad moodaa laba qofood inay tumayaa oo sidaa isu dhexgaleen. He is the first when it comes Kaban Garaacida Soomaalidda horaan iyo danbeyso.
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 жыл бұрын
Waxani waa mucjiso waxaan qiyaasayaa qaybta hore ee oteka laga sameeyo ayuu codka xiriira ka sameynayaa some how markuu u baahdo inuu kor ama hoos u dagana wuu ku dhex qarinayaa .
@hoygahoboladasoomaaliyeed1958
@hoygahoboladasoomaaliyeed1958 4 жыл бұрын
Axmed mooge wax waraysi ah talow malaga reebay hadday jirto cumaroow soo gali
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Warasi laga qaaday waa jiraa hadii anan khaldanayn waana dhagaystay
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
@@dailyxiin meel noogu sheeg wll
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 328 М.
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 26 МЛН
Barashada Kabanka Part 1 | The Future Show
31:05
Mubarak TMC
Рет қаралды 17 М.
Kaban  kariyooki ah
8:00
KabanStudio
Рет қаралды 299
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 54 М.
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 543 М.
YUFLE || Kinsi Xaaji Aadan || Kaban +Lyrics
4:55
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 368 М.
Jiim Sheikh Muumin Boholaha Jacayl
7:46
GALMUDUG TV
Рет қаралды 244 М.
BARNAAMIJKA Fanka & Sugaanta (Cawil Abukar Maxamed) &jiim sheikh muumin
41:04
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН