Sooyaalka fanka Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf ShaacirI Qaybta 1AAD

  Рет қаралды 17,387

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

Waxa Waraystay Cumar Seerbiya
Astaan Tv 2019

Пікірлер: 33
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Abwaan yuusuuf shaacir waa abwaan qaaliya balaaqo leh hadal wanaagsan cushmad badan waa sooyaalka taariikheed ee maanta Noo nool allha noo xafido abwaanintu waa indhaha bulshada 🙏 Cumar serbiyana waa ninka inbadan oo jiilkeena maanta noo soo bidhaanshay fankii naga horeeyey waan ugu mahad celineynaa howshaa uu u haayo umadiisa soomaaliyeed Allah xafido🙏
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaacir 🖐🖐 Cumar seerbiya nin taariikhda saxda ah ee fanka ku raad jooga
@Libaaxacaynaba
@Libaaxacaynaba 5 жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaacir alle hadaayo waan jeclhy runtii maansooyin badan ayuu hayaa masnsha Allah .alle habarakeeyo
@DrQaran
@DrQaran 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya weriyaa fanka soomaliyeed sxb xasan geni iyo abwaan dheeg waan kaa sugaynaa abwaanadu weli waa wargale
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
Dheeg qabyaalad iyo cay ayu fanka ku so biiriyey,dhankale waa Abwaan,lknxasan ganeey waaye nnka shrfan
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Su'aal baan qabaa Cumarow kolba nin wax badan og baad tahay haddee, marka Taariikhda fanku ay dhankan Saylac ka bilaabaysay iyo Boorame iyo dhankan waqooyi, xaga Koonfurta heesahan Banaadiriga iyo , ciyaaraha iyo dhaqanka koonfureed oo xataa heeso leh, sida beesha Jareer weyn oo ciyaaro iyo heeso aad u tiri badan leh iyaga taariikhdooda wax ma ka haysaa, goormaysa ku beegnaayeen. Mahadsanid.
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Masha alah Cumar Seerbiya. Aa baan u jeclahay barnamijyadada,shaqa fiican baa wada ee alaha kugu garab galo.
@atamayste4593
@atamayste4593 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya iyo abwaan shaacir halka haya
@habsamichanel3512
@habsamichanel3512 5 жыл бұрын
Cumarow fadlan heesihii qaramka ahaa e 40 illa 50yaddi tariikhdooda bal ino raadi aido balwwoy iyo raxeeyo iyo wixii la halmaala
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 5 жыл бұрын
Mr seerbiya horey u soco markasta
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
cumar sserbiya sxo iska daah fankana aad daba socotid shaqa suma ku hyse aakhiro iyo aaduntoona fa ido kuma lehe
@aweesnaleye3436
@aweesnaleye3436 4 жыл бұрын
Absolutely nin dhalin yaraa oo fan guuraya ah Runtii waan kugu dhiiri gelinayaa sii wad
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Yuusuf shaacir ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Qofkii Ugu Horeeyey Oo Soomali Ah Oo Heeso Waa Cabdisinimo & Khadiijo Balwo 1941
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 3 жыл бұрын
Qisadan Guduudo Carwo waba Khatar...
@Ka-Baro
@Ka-Baro 5 жыл бұрын
Fankii bari samaadkii wacanaa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Cumar serbiye wll nolow saxib insha a laah
@abulcashara12
@abulcashara12 5 жыл бұрын
Cid igama horayso
@cabaastusmeye438
@cabaastusmeye438 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya iyo yousuf shaacir oo ah suugaan dhaadhi Gacanban idin tagay
@shiinsiin
@shiinsiin 5 жыл бұрын
Shacni tolow Halkan miyeey Kacasharo qaadataa iyaduna kkkkk.
@dayowmedia512
@dayowmedia512 5 жыл бұрын
Sxb waxaad kentaa Hassan ganey iyo abwaan dacar
@hamsegolde9473
@hamsegolde9473 5 жыл бұрын
kuguu raacay zxb wllhi waliba dacar
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 4 жыл бұрын
Gududo carwo hoyadi fanka somaliyed
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
isku soo wada duub oo fanka dhaqanka soomalidu wuxuu ka bilaabmay somalilayn Zailac ilaa boorama ilaa Hargaisa
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
Kama.so.bilaamin sxp,fanku wuu ka jiray koofurta oo banaadiriga 1900kii ka.horaa laga heesi jiray,lkm heesaha qaraamiga ah aya saylac ka.yimid.
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
@@abdrizakabdalla8884 bal noo sheeg heesaha laga qaadi jiray 1900
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
@@nawaadxusen9879 Kuuma sheegi karro😂😂
@MCX6244
@MCX6244 5 жыл бұрын
Fadlan subscribeka igu caawi
@adamturab3252
@adamturab3252 5 жыл бұрын
Qaraam waa jacayl waana carabi kelmaddu tan kale yuusuf shaaciro taariikhda wuu qasbanayaa Seerbiya waad ku qaldantay waxay ahayd inaad ka waraysato Cambaro iyo Hurre
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
War naga tag
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
Sxp ma.jirto.taarikh qoran dadkiina waa dhinteen wax yar mooyee,yuusuf marka taarikh buu hayaa,adigu haddi ad wax ku dhaanto imaaw,rag rafnimo ma.fiicnee hhh
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya
48:28
Barnaamijka [Hal-Adayg] Abwaan Yuusuf Shaacir
53:46
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1 МЛН
Sooyaalka Iyo Taariikhda Fanka Somaaliyeed 🔥Iyo Abwaan Liibaan
20:13
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 8 М.
AXMED NAAJI IYO TAARIIKHDI FANKA
38:18
HANOOLAATO
Рет қаралды 26 М.
Abwaan Yuusuf Shaacir Sheeko Abu Xigmaawi Ah
2:47
Captain Aydarus
Рет қаралды 10 М.
BARN CAWAYSKA YUUSUF SHAACIR IYO CALI SEENYO 30 09 2013 PART 1
30:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 280 М.
Djibouti: Suugaanta Soomaalida
1:58:45
Assajog Studio
Рет қаралды 119 М.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 71 М.
QISADA JACAYLEE  ABWAAN YUUSUF SHAACIR & HEESTII DAWO & MALAB
29:48
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 17 М.
Tixmaal - suugaanta haweenka 2/6
9:18
Jabuuti TV
Рет қаралды 149 М.