Daawo;-Dilaagii Ganacsadaha Oo Shaaciyey Inuu Ku Dilay Amarkii Taliye Qoslaaye Iyo Wareysi Layaab Ba

  Рет қаралды 219,806

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 353
@Ican274
@Ican274 9 ай бұрын
Yaa Allaah u naxariiso, muxuu dhib maray hameenkaas Allow kuwaan Aduunka iyo Aakhiraba dulmiga ay galeen ugu jar.
@faadumocabdibudul1770
@faadumocabdibudul1770 9 ай бұрын
Pp0]
@aasiya-t3y
@aasiya-t3y 9 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto moryanti sagashantii dadka xasuuqi jiray waa caruurtii oo ciidan ku.qadhabanaya aduun iyo aakhiroba ilaahay ha idinku ciqaabo
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 9 ай бұрын
Kuwii ay dhaleen mooryaanti 1990 weeye guryo bililiqo ah bay ku dhasheen
@MukhtarMohamud-w3v
@MukhtarMohamud-w3v 4 ай бұрын
Afweyne ayaa sabab u ahaa in dalka mooryaan ka dilaacdo
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 9 ай бұрын
WAA LAGU SIRAY SXB Qoonnne, Aqoon weyn ayaan kuu leeyahay iyo wax qabad kaaga, walaalo ayaan ahayn, maasha allaah, CXDS isku maalin ayaan galnay, sidaan inaan ummadda kula dhaqanno waan ka dhaarannay, qof wxaad ahayd hami iyo maskax leh, " reer xaaji saleebaan" uma dhaaranin nay dadka dilaan, ee wxaad tahay Å" CXDS " SIDAAS AY TAHAYNA WAAD AWOODAY INAAD BADBAADISO, LKN WXAA KU QAADAY " qabyaalad" oo idin kulmisay, wax waliba wxaad awooday ama adiga is badbaadi ama dhammaan, lkn midna ma aadan ku dhaqaaqin.....!!! Ha Idinka saarto.... TABAR IYO TAAG MIDNA LOOMA HAYYEE HALOO TAXAABO TIIRKA TOOGASHADA
@Gstarxpress
@Gstarxpress 9 ай бұрын
Niyow Horta ragaan say shegeen kuligood waa cabsanayeen habenkaas lakin aan ku waydiyee nimankaan kuligood ma saleemaan baa? Kan ay dileense was Ayo?
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 9 ай бұрын
@@Gstarxpress haa, kulligood hal jufo.. WXAA hoggaankooda ah, wasiir Caddaala, lkn wallaahi wxay wada AHAAYEEN ILMO QAANFUUR, Shaqsiyad ayaa wxaana lagu gudanayaa/ adeeganayaa SHAATIGII QARANKA, Waa la wada saqraansanaa HADDANA wxaan sidanaa hub iyo maskiin wedkii suge ah, kulahaa AMMARKIISAAN KU DILE, YAAAH? Dee WAAN DIIDAY, AMMAR WAA DEJIYAA WAANA LA DIIDAA...!! WALLAAHI WAAN HUBAA INUUSAN WAXBA SAMMEEYEEN QOSLAAYE, MA WALAALKIIS AYUU DILAYAA/INA ADEER? MAYA,..!! 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴😭😭😭
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
Wa shayaadiinul insii SUBXAANALA
@blessedme8532
@blessedme8532 9 ай бұрын
​@@Gstarxpress Haa mukhaadaraadka in laga ilaaliyo ciidanka waa muhiim 😢
@Miidan5
@Miidan5 9 ай бұрын
Subxaanallah wiilka yar xataa alla badbaadshsy maahine waa dili lahaa isna
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 9 ай бұрын
Haa ilaaha bad baadshey walahi waa murugu kuwaan camal ayaa aduunka jooga isma laheen hadana somalia kasii jooga 😭😭😭. Arxan daranaa
@ismailjama9452
@ismailjama9452 5 ай бұрын
Waa mooryaantiiv1990 xamar dadka ku nasiibso lu dili jirtay baa dhashay oo Goryo bililuqo.ah bay ku dhasheen kan qodlaaye la leeyahy aabihii wuxuu ahaa moryaan wayn xamar Wayne lagu dilay 1993 saan maqlay mid Kalo mooryaana dilay marka maxaad ka filaysaa
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
Mooriyaantii ku naaxadey dhiiga iyo dhawaca SUBXAANALA
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 9 ай бұрын
Xamar bahalo ayaa Ku nool imanka beela 😢
@yaakumanfowzi4280
@yaakumanfowzi4280 9 ай бұрын
Wlhi meesha waxaa iiga baxdey qoslaaye inuu gang ahaa oo dad badan uu diley Allah Haku cadaabo mida kle ciidanka waxaa kuwo badan qamriga Cabo
@diriyemahamud8143
@diriyemahamud8143 9 ай бұрын
Qoslaye ikran tahlil halaweydiya intaa an la dilin kahore
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 8 ай бұрын
Aboowe waa runtaa oo waa sheegen waayo ninka ay hada ka sheekeynayaa oo waxaay geeyeen ceel ay ku tuuri jireen qofkey dileen ayaa lagu ogaadey. In Ikran Tahliil ay dileen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qeysali9409
@qeysali9409 9 ай бұрын
Qoone iyo qoslaye naarta alle ha idin ku fogeyo
@عبداللهعبدالقادرتهليل
@عبداللهعبدالقادرتهليل 9 ай бұрын
Ilaahy Hau danbi dhaafo dhel wll Qof muslin Ah lama habaare maqaldame waa Alle Alla Hana Ilaaliyo gadaalkoodna nama Fitneeyo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 9 ай бұрын
Subxaanallaah. Ma Qof Kas udilay qof Muslim ah baad leedahay Ilaahay swt ha udambi dhaafo. Sax Ilaahay swt waa Caadil Xakiim ah waxuu doona sameeya. Laakiin waa Khatar qof Xaqdarro lagu dilo. Midda kale Ilaahay swt waxuu inuu sheegay in Qisaasku uu Nolol yahay.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 9 ай бұрын
Qoone ma kan madow ba
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 9 ай бұрын
Musiiba weeye kan yar wax ma ogeyn waa damiir dhaan raac
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Hawiye wakaa waa isku mid
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 8 ай бұрын
Halkaa waxaa kamuuqda in ay nimankani dilal hore fuliyeen marka laeego khibrad hadalkooda
@LuqmaanAli-uc6lx
@LuqmaanAli-uc6lx 6 ай бұрын
Haa Absolutely 😢
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 9 ай бұрын
Alleey llehe halkaan ciidanka war iyo cashar weyn ayaa uga baxayshacabkuna sidoo kale waase cabsi weyn culeys keeda lleh dareen kujoog ayaan nahay shacaboow ;
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 9 ай бұрын
6nin ayaan sas kudishey 😢alaa wan cabsaneyn aa sidee dad daroogeysan miyaan intaas xaafado dhax wareega 6dooda waa dilaya siiba qoslaye iyo qoone😢
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 9 ай бұрын
allow balayo hanadabadhigin balmaxaq beykuleyiihin waa yaab subxanalaah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SahraCabdilaahi-f5k
@SahraCabdilaahi-f5k 9 ай бұрын
Alaahu akbar😢😢
@safiaissa5917
@safiaissa5917 9 ай бұрын
Kuwan iyo ku wakale oo aan la ogeeyn ba allaah umada ha ka qabo
@maryanshatiqurux6356
@maryanshatiqurux6356 9 ай бұрын
Subxanalah qamri dad cabaya aa abni noo sugayo
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 9 ай бұрын
Dhamaan waa HABAR GIDIR aduun iyo aakhiraba ba ilaah hadinku ceebeeyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
😂😂😂 Habargidir dhan maxad ka rabtaa kuwaan un habaar ama u ducee. Soomaalidu waa sef la bood sidaada oo kale. Ka waran ilmaha har ee Habargidir ee uurka ku jira, maxad dhihi?
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Hawiye maxaa u kala reebee. Xataa sambalooshe iyo kuwo badan oo Hawiye aheeno aa ka buuxaan.
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
@@SPharaoh . Haabo waxaan kuu maleyn jurau nin qabyaalada ka maran, balse ma tihid, qalyaaladu waa naclad ee asgaa la jaanqaad. Hawiye waa geed harweyn mid fiican iyo mid xunba leh sida qabaailada kale ee Soomaaliyeed. Isku day in maskaxdaadu ka qoroowdo guneeysiga qabyaalada, mahadsanid.
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
@@niyaaladem Aniga ima taqaanid indha adeygoow. Waxaad tihiin wuxuush aan dad aheyn oo wada daaaanyeeero ah. Hawiye in loo taliyo mooyee wallee taagan meysaaan oo ma talin kartaan. Waa Wixii uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe sheegey xamaaliyohiintii shamiitada ina uunlaaye.
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
@@niyaaladem Mooryaan mooryaan dhalay inan gumeed ayaad tahay.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 9 ай бұрын
Ilaahow fidmoyinka aduunka halagu fidmayn Ilaahow somali xaqa tus
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 9 ай бұрын
Allaahuma Aamiin
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 9 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 9 ай бұрын
Wa dugag is cunaya Daa,imow naga hay
@SumayoKaneeco
@SumayoKaneeco 8 ай бұрын
Xasbunallah 😭😭😭😭
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
سبحان الله العظيم لاحو ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@Buurta1
@Buurta1 9 ай бұрын
Ilaahay waa caadil dhiig Islam maqarsoomo nimankan waa in lawada dilo naxariis yaan Loo samayn
@Maria28832
@Maria28832 9 ай бұрын
Wasaq adigana waa in lagu dila tuug xun xiqdi xaasid qaba baa tahayeh
@HassanHassan-qj6pb
@HassanHassan-qj6pb 9 ай бұрын
Qoslaye-gabadha-ceelka-ku-dhacday-halaweydiiyo
@Norabdik
@Norabdik 9 ай бұрын
😂😂 amay ikran noqotaa😂
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 9 ай бұрын
Qoone kulahaa: QOSLAAYE wxuu igu yiri ceelka markii hore " afkiisa wuu furnaa " , Yaa dabooley? Dad badan kolley waa lagu tuuray, kaddibna buuxsamay....!!!😭😭😭😭. QOSLAAYE WAR BIXINNO QARSOON IYO WAX LALA YAABO IYO SABABTA KU KALLUFTAY INUU 7-8 QOF HALMAR DHULKA LA GOOYO isagoon sheegin: YAAN LOO TAXAABIN TIIRKA TOOGASHADA....!!!! WAA LA GEYN, OO LA WADA GEYN, LKN, HA INNOO WARRAMAAN, DIBJIRTA-DIBJIRTU-DHASHAY
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Waa ikraan
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
Ax Ax A x allahayo ugargaar muslimiinta waxa waxasa dadka iyo dalka ba madaxa looga dhigey !!!!!!!!!
@iqramoha6734
@iqramoha6734 9 ай бұрын
Xaqii feeruhu kadilacay
@amalomar3138
@amalomar3138 9 ай бұрын
Subxaanallh Ikraan ragan baa dilay maxa danbi lasaray fahad iyo farmajo 😭
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 8 ай бұрын
Waaa hooror caadi aah kwrn
@MusaedBanabilah
@MusaedBanabilah 9 ай бұрын
Allaha idiin cadaabo adduunyo iyo aakhiro gacan kudhiigyaal oo tuugo ah xaaraan weelkeeda
@dauddahir4170
@dauddahir4170 9 ай бұрын
Allah unaxariisto marxuumka
@Sarta100
@Sarta100 9 ай бұрын
Booliskaan maleh qibrad shaqo waa in loo furaa dhiboow cusub waayo malaha waa kuwa layska qoray.oo lakala aqoon kooda mooryaanja ah iyo kan xalaasha sh ee alle yaqaan oo alle ka baqaya..
@hodanc6255
@hodanc6255 9 ай бұрын
Hebel ba iyi dil af. Miya hadaba maxay ku qoslayan
@kazzimapdillahi6066
@kazzimapdillahi6066 9 ай бұрын
QooNe waa Ladar wayn😂
@Babayao-official
@Babayao-official 9 ай бұрын
HAaa wlhi😂
@khalif_47
@khalif_47 9 ай бұрын
Macaamiil kuuma taagnee malagi kudili lahaa baa kuu taagan rabbi hakaa raali noqdo illahey janatul firdowsa hakugeeyo😢
@muxaadarochannel5865
@muxaadarochannel5865 9 ай бұрын
Ragamimow xaal qaado Alle idin duleey
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 ай бұрын
Waa dugaagoobeen dulmigii umada laguhayeey ayaa dhalay,iyaguna sulmigii lagudhalay ayeey kula soo noqdeen shacabkoodi,wax la arkey maaha wax kasta ooxataa diina oointaa loosheegayeey qalbigooda galimayaan
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 9 ай бұрын
Gerd ba dhiinkiis buu Shala. 30 kahor. Wixii wax dili jirey baa dhalay waa ilma hogaamiye kooxed. Dhiigu usahlana
@faysalmaxamed5705
@faysalmaxamed5705 9 ай бұрын
Haa wlh
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 9 ай бұрын
Qof qarkaaya hakugu shaqasto wa dulinimo balday kalay adigu dil muu dhaho ikraana ragan war wayka hayaan😢
@xaaji-lo9jy
@xaaji-lo9jy 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drsocial6889
@drsocial6889 9 ай бұрын
Kuwaan yaa mid laga reebin way wada dileen😢
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 8 ай бұрын
hubkii cashurta shacabka lagu gaday ayeey isla shacabkii ku laynayaan uf
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 9 ай бұрын
Nimanki dilay ikraan wa kuwan asxaabta
@hoooyomacaan6177
@hoooyomacaan6177 9 ай бұрын
Haa markaas bey farmajo been kashegayan
@MiskiXirsi-x5o
@MiskiXirsi-x5o 9 ай бұрын
حسبني الله ونعم الوكيل
@HamdiSayax
@HamdiSayax 9 ай бұрын
Waxaa fiicnaan lahayd kuligood inla laayo
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 9 ай бұрын
Waa niman arxan daran kuwan u kala ilahay umada hakaso qabto
@aminaali2334
@aminaali2334 9 ай бұрын
Iimaanka la idinka qaad waa mooryaan muqdisho safe maaha subxaanalaah
@hodanduale8280
@hodanduale8280 9 ай бұрын
Marwalba dilka way fulinayee n waayo haday sii daayan wuu sheegi laha allow unaxariiso
@Mohamed-q8q5u
@Mohamed-q8q5u 6 ай бұрын
Is this movie or real?
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 8 ай бұрын
War horta waxaan u maleynayaa ninkii ka qaadey Ikran Tahliil gurigeeda ee hadii aan qaldanahay ninka la yiraa. Dhiindhiin marka Somaliyeey bal ii soo gudbiya 🥲🥲🥲🥲🥲😅😅😅😅
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@ShukriHussein-w6t
@ShukriHussein-w6t 9 ай бұрын
Awalba mooriyanba shacabka ciidan loga dhigey
@suuban001
@suuban001 9 ай бұрын
WAXAAN WAA ISLA SHAQEEYAAN WAANA KASHIFMEEN AWALBA WAX NALOOMA SHEEGAYN
@CabdifataaxMaxamed-v8m
@CabdifataaxMaxamed-v8m 9 ай бұрын
WAR. NIMANKU. WAA MAAFIYO. KA XUN. ARGAGAXUSADA.
@yaakumanfowzi4280
@yaakumanfowzi4280 9 ай бұрын
Qoslaayo dad badan ayuu galaaftey waxaa fiican inta la dilin in LA wareysto
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 9 ай бұрын
WXAA LAGA SAMMEYNAYAA TAXANE, HALKAY KA BILLAABATAY SHIRKADDA IYO QOFKII BILLAABAY, ILAA MAALINTII LAGU YIRI IS KEENA!!!
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Waa boobsiinayaan si aan loo wada ogaan.
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 9 ай бұрын
@@SPharaoh wxaa is weydiimo ah QORSHAHAN SIDII LAGU KEENAY, IYO SIDA LOO FULIYEY , EXPERTS
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
@@Abdulkadir-bd1tc Ayagiii aaa is cunayyooo xaqiii aaa feeeraha ka dilaaacayy. Xasan bgaaal u sujuuude tuuggiii ee imaaaraaadka noo sooo celiyeeen iyo mahad kawaannle aa is dagaaalay. Waata mahadd weeerarka ku qaaaday madaxtoooyada. Wixiii mahad la hayb ahaaa aaa la fashilinaaayaaa. Cadaaalad lama rabo eeee waxaaa looo socdaaa mahad. Beloda iyo dulmiga eee isu geysteeen lama sooo koobi karo. Waxaaan wax saleeebaaaan kaliya ku koooban ma aha.
@Fad-p4i
@Fad-p4i 9 ай бұрын
Subxanalah alaha unaxaristo marxuumkas walhi Somalia dhibata ka jirta alow badbadi umadada😢
@simsimadan7621
@simsimadan7621 9 ай бұрын
Allahu Akbar muqdusho bahala ku nool Ax ax Ax 😢
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 9 ай бұрын
Waa dadkii xaaraanta ku dhashay hawiye xoolihi umada ayay haystaan
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
CAWAAN BAA TAHAY, HAWIYE XOOLO DADKA HEYSTA MA JIRO EE NOLOSHOODA AYAAD KA XUNATAHAY 😂
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Waxan mid uun ayaa u soo baxaya oo meel saari doona. Mar ay ahaataba wallee waa la iskaga daba imanayaa Insha Allaahu. Mooryaan khaa’in wada waddan ah weeye.
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
@@SPharaoh . Adigaba sidoo kale, ninkii fitno la doona umad Muslim ah ALLE ayaa ka jaaseyn. Waxaad fasho unbaad heli FIRCOONOOW.
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
@@niyaaladem Wallee mid digtaatoor ah ayaa mooryaaneey idin edbin kara. Alloow mid aan idiin tudhin idinku kici oo midh midh idiin soo qab qabta oo dhabarka idinka rara.
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
@@SPharaoh. Boohintu maxay tari? FIRCOON sidaada oo kale ah hadii uu yimaado sow seefta ila kaa mari meeyso? Qiyaaliga iska daa, islaam wanaagsan ahoow Soomalinimada ku dhimo. Soomaali ama reerkan aad dhibaatada la dooneeyso cid wax ka jareeysaa ma jirto.
@Am_abdalla
@Am_abdalla 9 ай бұрын
Xamareey waa xero dhiig mooryaan iyo dhiigyacabiin tuug ka buuxaan subxaana allaah ilaahay idin cadaab
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 9 ай бұрын
Waa dilaa wayn
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 9 ай бұрын
Wlhi waxan waa aamini la ahay flim inan daawanayo camal ila tahay
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 9 ай бұрын
Yaab iyo yaa yo
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
Yaa ku gaaray, kuwaan iyo kuwa ka daran ayaa jira. In la toogto sok duceeya
@SamaraAbdurahman-lm3io
@SamaraAbdurahman-lm3io 9 ай бұрын
Subhanallah qamri miya Somalia lagu caba 😳😳😳
@DeeqaAhmed-q9p
@DeeqaAhmed-q9p 9 ай бұрын
Subaxnallaah yuuhuu
@cabdiqadirahmed3880
@cabdiqadirahmed3880 9 ай бұрын
XasbunaAah
@suuban001
@suuban001 9 ай бұрын
Lacag beela
@HamdiSayax
@HamdiSayax 9 ай бұрын
Musiibo allaha rido dhamaan Inta dhagarta isla ogayd oo iskuraacday
@HamdiSayax
@HamdiSayax 9 ай бұрын
Musiibo allaha kurido
@HamdiSayax
@HamdiSayax 9 ай бұрын
Kee gacanta geystay oo wiilka dilay
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 9 ай бұрын
Amiin
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 9 ай бұрын
​@@HamdiSayaxkan maryaa jaladaale ayaan maqlaye
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 ай бұрын
Waa shirqool naxdin leh oo calool xanuun ah,qofsaaxiibkiis sidaa ugalaaya ooumad dhan lagu aaminay
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 9 ай бұрын
Saaxiib may la ahaayeen wiilka la dilay
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 9 ай бұрын
Reer Somaliland faqash weligeed yayna waxba ku darsan ,waa xayawaano
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 ай бұрын
Bal meey iskadhaafaan haday lacgtii gadisten
@abdirahmanabdirisaqmursal6604
@abdirahmanabdirisaqmursal6604 9 ай бұрын
walaal ninka kor iyo hoos dilka qorshaha koowaad ayuu u ahaa.vedeo ga ayay kujirtaa.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 9 ай бұрын
Illahay baa wax meeshaan ka wado
@lastking1875
@lastking1875 Ай бұрын
aqiro iyo adun cadab Allah ku tuso kuwan iyo inta xun xun😢
@HodanMusa1
@HodanMusa1 9 ай бұрын
Yes taliyaha ayaa kudiray true story
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 5 ай бұрын
Inta nimakan wax daba galayan aaway cidanka sirta ee dharcadka mise somalia malahan cidan dhar cad magalada ilaliya
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 9 ай бұрын
Wiilashiina usheega dilka inuu xaaran yahay dhiiga muslimia ma sahlana ee muqaadaraadka wadanka halagala dagaalamo
@abdirizackhassan230
@abdirizackhassan230 7 ай бұрын
Sort bro
@UAM37
@UAM37 9 ай бұрын
Kuligood hala Tookto mooryanta wadanka kadagi wayay cabtoy. Mesha eey qamriga kaso gatane hala weydiyo si loo ciqabo ayagane
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 9 ай бұрын
ZUBXAANALLAH WAA SIRKHAAMIIN TUUGA OO DAALIMIINA OO DHIIGYACABA WEEYE, MAXAY SOMALIA DEGI WALIGEED DAGIMAYSO
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 9 ай бұрын
Liibaan ninka la yirahdo waa dil ader
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 9 ай бұрын
Walee qosolkaan hoog ayaa ka dambayn doona
@Norabdik
@Norabdik 9 ай бұрын
Well done by Government Wxan hore waa u jireen Lkn in dowladu soo qabato wa arin ay ku mahadsan yihiin Ilahy ka soke Allah unaxristo wllka dhintay Kuwana tiirka wixii kasokeyo wlhi cadaalad maahan
@aminasheegow8429
@aminasheegow8429 9 ай бұрын
Subxanalah
@KaltuunHussein
@KaltuunHussein 9 ай бұрын
Nimankan Hal Yaa lagarebin hadii nabad larabo
@Mowliid2024
@Mowliid2024 9 ай бұрын
Ilaahoow hanagu saladin qoon aan noo naxariisanayn. Shilin iyo shaqo la abuurankaro baay naf dhan u gooyeen. Qoslaaye waa doqon dhiigyacab ah lkn qoone wuu cabsanaa wuuna baqay lkn haduu ku adkaaysto ninka dilimayno wuu bad baadin karay
@samatarmoh16
@samatarmoh16 9 ай бұрын
Bismillahir Rahmanir Raheem Allah weene argagax hidnku dilo marxunka argagax beey ku dileen kuli haladilo mid kalya yan ladhafin ka dubai jogana dowlada ha lagu war laliyo silo so qabto kaas maa umad lagu siden kara🤔wax iga siyabiyay dhalo dhalo dhaladuna talow waxay
@SPharaoh
@SPharaoh 9 ай бұрын
Dhalo ama kharshad ama khuraarad waa ta sida khamriga ay ka cabaan oo kale.
@HidaayoCali
@HidaayoCali 9 ай бұрын
😊
@diriyemahamud8143
@diriyemahamud8143 9 ай бұрын
Qoslaye halaweydiya meqa qof ayuu cellkas kuriday gar ahan ikran tahlili please dowlada cellkas habarta please please
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 8 ай бұрын
wa kufaRo Alle ka fuetay hala qalo hadeey islaan nimo jirto
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 9 ай бұрын
Maxbuus ayaan wadaa markuu yiri oo shaqdhexe tahay????. May ka qoran Magaca ninkay wadaan. Ilaahay ha u naxariisto ninkaa xaqdarada lagu diley.
@maryamabdu6685
@maryamabdu6685 9 ай бұрын
Meel sharci leh maaha waa toog iyo mooryaan dhashoodi oo Wada gudoomiye toog, iyo taliye toog ah 😮😮
@UmzakiUm
@UmzakiUm 9 ай бұрын
Saas ey aheyd làakin ma dhicin
@saidmuse6904
@saidmuse6904 9 ай бұрын
Waa wada moryan kuligood .
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 9 ай бұрын
Sakhaariin
@rushdahenna990
@rushdahenna990 9 ай бұрын
War kuwa jagboontiyada fadhiya ha aaminina dadka xatta haddu madax weyna yabay ruuxa ay wadan wareesta hadi aad suaali lahayd ninkaas maxa laguugu haysta dhihi lahayd djibtan kuma dhacden waaba wada tuugo waxa dawlada ka shaqeya balaya idinku dhacday waxa la qarxiyay ba laleeyahay wa isla ayaga
@suuban001
@suuban001 9 ай бұрын
WAA HAWL LAYSLA QORSHEEYEY
@alidoyale5043
@alidoyale5043 5 ай бұрын
Qoone iyo qoslaayeba ninbay qalad ku toogteene. Qudha waxay u dhaafsheen inay shilin ka qaataane. Wallow ay qirteen oo dilkii qaadi ku cadeeyey. Qibraday hayaan dhawr horey kaga quruufeen.
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 9 ай бұрын
Mooyan, jiri, dhuljiif ah . Kuwan waxay mudan yihin in la ciqaabo yaan lonaxariisanin inshaAllah
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
MUDANYIHIIN AA? IN LA FILO WAAYE, DHIIG ISLAAM AYEEY BANEEYSTEEN EE HA LA DILO DAALIMIINTA.
@dauddahir4170
@dauddahir4170 9 ай бұрын
Allah ka waafaji naarta
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 9 ай бұрын
Agartala hala toogto waa dabiilayaal laakin ninka ugu runsheegsta badani waa ninka yaree gadhiga marxuunka soo ka xeeyay
@oma2635
@oma2635 9 ай бұрын
I can use law G8 run ojii
@Happy-go-l
@Happy-go-l 9 ай бұрын
Taloow gabadha ma ifraah tahliil baaa??😢😢😢
@fardowsoxusen192
@fardowsoxusen192 9 ай бұрын
Taliye shaayaadiiniya!!!
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 9 ай бұрын
Kan cadaawe la dhahayo waba iska qoslaa kama qasno😅
@khalif_47
@khalif_47 9 ай бұрын
Kiniini aya lasiiye wa loogu tala galey iney wax cabsi ah dareemin
@maxamedcabdiaadangeelow948
@maxamedcabdiaadangeelow948 9 ай бұрын
Ma fahantay badana
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 9 ай бұрын
Qoslaaye iyo kooxdiisa intaan laqasaasin kahor dilkii igraan Tahliil halaweydiiyo! Koley dadbadan ayaa kumaqan gacantooda!
@hoooyomacaan6177
@hoooyomacaan6177 9 ай бұрын
Shuto haloosheego ragaan sifiican Haloow wareysto
@yacuubosman7534
@yacuubosman7534 9 ай бұрын
Wlhi kan yar tiisaa waxja dhineed ma ehee wey dili lahaayeen bahaladaan😮
@hodanc6255
@hodanc6255 9 ай бұрын
Ma waxay rag ku yihin dhig Islam acudubilahi mina shaydani rajim shaydan shaqo wa haya
@omarw5124
@omarw5124 9 ай бұрын
Hada ayay fahmeen mcn ka nolosha..saacadda iyo maal muhuna ways daba marayaan .. marxuumkii tag allahiisana lakulan.. balse ayaga manta xaalkoodo waa sidee 😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem 9 ай бұрын
​@@omarw5124Weey ogyihiin taliye shuute in uh tiurka geynayo mar un😂😂😂😂 OOHIN IYO ISLAAQ MA JIRO.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2,1 МЛН
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 872 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24