Waayojoog: Qaybtii 3aad Halgamaa Ibraahim Xagar & & Silicii Dhaawaca ee Cidlada lagaga tagay.

  Рет қаралды 216,503

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Qaybtii 3aad Halgamaa Ibraahim Xagar
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 167
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 6 ай бұрын
Wallee Isaaq waa Habar yoonis.
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv 5 ай бұрын
Ala rerkan habaryoonis wa geesiyal alle inga dhaliyay
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Weriyuhu wuxuu ku wanaagsan yahay suaalaha kama dhexgalo
@user-qq4nl2mp5m
@user-qq4nl2mp5m 2 ай бұрын
Haaa nio
@user-js9ll1py8l
@user-js9ll1py8l Ай бұрын
Garxejisejisow illahay swt idin barakeeyo geesisana oo gobsanaa❣️❣️
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Suubxan Allaha waa muucjiso illaheye kuu soo diireye
@abdirahmanibrahimmuse5534
@abdirahmanibrahimmuse5534 Жыл бұрын
Mujahidinta snm ilahy ha idin barakeeyo intii dhimaty ilajy janoyinkiisa ha ka warabiyo inta nolna ilahy cafimaad iyo cimri dherer ayaan ilahy uga beryeya amiin amiin waa gesiyaal wadanka noo xoreyey
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Cali abaanash,waa cali cabdi dheere,waa run waa,isaxaaq,maxamed c dheere iyo axmed c dheere ayay walaalo yihiin
@cabdiwelimaxamed7451
@cabdiwelimaxamed7451 Жыл бұрын
Muqdishaan ka daawanayaa wlhy waa commando ninkani
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Waa nin waayo araga oo dagaalkii 77 ka qayb galay
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
Lkn hadan ka nol nahay wa ilahay madadi mar dabun ha il dufina isaaqow habkasad so marten😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
mujaahid cabdi muxumed fayr maadadama ay sxb ahaayeen , bal waydii waraysigiisa
@mohamoudsharif572
@mohamoudsharif572 Жыл бұрын
Waar nin yahoo reer ka muuse abdleh ragg iyo dumara waa mujaahid iyo ugaadh cumar kubaa ,I'm from sacad muuse reer abti iyo reer awoow
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Aadban u dhagaysta mujaahidiinti snm lkn waraysigan mid igaga saamayn badani majiro walaahi imika anoo ilmaynaya ayaan qoraya comentska
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 Жыл бұрын
ibrahim xagar waa ayayday hooyo indrkeed waa halgamay ninkaasi
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Reer miyigeeeenu waa mujaahidiinta Rasmiga, Jabhadda snm may guulasateen iyaga laaantood
@raygalkasim1740
@raygalkasim1740 Жыл бұрын
Nin 31 cisho iyo kabadan xayawaan iyo mucjiso iyo cidlo wehel biday 😮😮 dadkii hore waxay odhan jireen anther level 🎉🎉
@HarrisHammaam
@HarrisHammaam Жыл бұрын
Shinbirkaasi inuu soo sheego oo askar Faqash ah u keeno ma ka baqay? Qofku marka uu baahan yahay waxyaabo aanad u fiirsan ayuu u fiirsadaa. “Indhaha qalbigaa ka eegma fogoo Waxaanay arag buu ogaadaa” Cajiib. Very interesting story
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Mujahidka bal weydii marku la go’doomay sarkaalka dagaalkii 77ka.. ninkani Wa nin soo jabay, dhallinyarada daawanaysa barnaamijkan ee og waxa Muse Bixi samaynayo maanta talaa la gudboon.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
SNM wale geesiyaal bay ahaayen maan raga rag la mida lama helayo manta
@suleekhacismaan2528
@suleekhacismaan2528 Жыл бұрын
Waan jecelahay sheekada mujaahidiinta waayo waan ogaa halgankii waaxaqiiq
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Haaa Wuxuu ahaa Halgan Xaq ah.
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 5 ай бұрын
​@@smartmustafemedia8511ma hubtaan, mise waa caadifadii
@zakariyaahmed9029
@zakariyaahmed9029 Жыл бұрын
Qaybta 4 aad ka warayso dhacadii uu 11 casho sarkaalka la go,doomay
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Жыл бұрын
Hada ayaan shaqo ka soo Galay wixii koowaad aan eego wuxuu Noqday Bal in qaybtii 3sadexaad la soo Galiyay,ilahay balankii waabay ku jirtaa 😹 Like iyo share dhaha Shaqo wacan ayuu inoo Hayaaye
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Snm wliba taariikhdooda wxynu ka dwny uun qofqof la wareysnyo hdaad mar uun nsiib u heli lahaydeen iydoo ragga inta ka nool gbigodaba sifcn u waraysto midba mlin wariye fiicani wllhi wd ybi lhydeen iskda ingee aduunydaaa wllhi ka ybty wkhtigaa mucjiso ayay ahayeen illhy u hiiliyay snm 🙏🙏🙏🙏
@mmuumin3371
@mmuumin3371 Жыл бұрын
Geedkii iney geeyaan Bay aheyd oo kaga soo duubaan
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Geedkii yaa garan kara markaa uu ku jirey baaba dirqi lagu helaye
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Allaahu acllam waxay ku sugan yihiin
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm 3 күн бұрын
Allah haydiin sharfo SNM
@ibrahimabdi5989
@ibrahimabdi5989 Жыл бұрын
Alle hanoo kiin daayo mujaahidiintii SNM intii nool inta dhimatayna,Alle ha u naxariisto. Dhigii aad shubteen baa wadanku iyo shacabkuba ku nool yihiin. Ilaahay oo idinla garab galayna Mahad aan la soo koobi karin iska leh
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
cali abaanash waaa Axmed cabdi dheere walaalkiiii.
@HMS33
@HMS33 Жыл бұрын
the one and only gar xajis fifa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Very sad
@babdull
@babdull 5 ай бұрын
Llllll 0:56 Jn
@ShaashaaMataan
@ShaashaaMataan 5 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@AbdiPianoChannel
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaaah hanbalyo hanbalyo guul Somaliland allaw idin naxariiso dhamantiinba mujahidiintii SNM
@zzwar323
@zzwar323 11 ай бұрын
Naxariistee dee?
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 Жыл бұрын
Mujaahid noolow caafimad iyo cimridherer ilaahey ha kusoiyo
@ubaxahmed7298
@ubaxahmed7298 Жыл бұрын
Snm rag geesiyaal ah bey ahayen ilahoow u naxariiso janatuu fardowsa ge🤲🤲
@kaareburburiye
@kaareburburiye Жыл бұрын
waa sheeko cajiiba waan maqli Jiray nin Haadku u soo Dabi jiray WAA IBRAHIM XAGAR CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD..
@aliosman5386
@aliosman5386 Жыл бұрын
War odayga warkiisa yara qaadan waaba ku jira.lkn qosyka uu ka so jeedo ban aqaana.,waa family mayal adag,
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Waa qoloma wll
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq6539 waa nin habar yoonis ah cabdi xirsi
@nacimasaynab1571
@nacimasaynab1571 Жыл бұрын
ayaah Mahal,🥰🥰🥰🥰
@user-bz3wd5jx2g
@user-bz3wd5jx2g 4 ай бұрын
2024/3/18 dawanaya alle cimriga haku dhereyo mujahid ibrahin xagar
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Gaadhigaa ninkan dhaawacaa,walaalkii raacay,ee laamiga,burco, bari uga,baxa,maray,laba,meelood,mid,un buu ka,baydhay,markuu,laamiga,hawd,uga Lee day,ama qoryaale,ayuu ka baydhay,Laakiin waxay u badan tahay, mar haduu qorulugud,maray iyo coodale,gaadhigaasi,wuxuu ka,baydhay,wadaamogoo,iyo kirsch,dhexdooda,wadadaas oo muraayada,meel la yidhaahdo, oo laamiga hawd ka xigta,marta
@CBA_TV
@CBA_TV Жыл бұрын
Qaybtii 2aad Halgamaa Xagar iyo Silicii Dhaawaca Cidlada lagaga tagay kzbin.info/www/bejne/qKivfIqGgrhgebM
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
waar inader please please please qaybtii 4aaad soo geliya
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Oh my dignity I can’t make conclusion about my feeling waaaaaaw unforgettable story well mr xagar and CBA I APPRECIATE YOU VERY MUCH AND I WIULD NOT FORGET YOU EVER AMAZING
@zudeyzifarjar3923
@zudeyzifarjar3923 Жыл бұрын
ßs
@RAMADAN3035
@RAMADAN3035 Жыл бұрын
MLK
@hoodocabdi5434
@hoodocabdi5434 Жыл бұрын
P
@hoodocabdi5434
@hoodocabdi5434 Жыл бұрын
P
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 11 ай бұрын
Ma xuma in laysu akhriyaaa waxan run iyo beenba kollay Waa taariikh dhacday. Raggan inoo waramayana allahu aclam in ay si saxa wax noogu sheegaan iyo in ay xoogaa dheeriya ku darsadaan Lkn maaha in wax shlay dhacay maanta imaaamulaan ama uurka Timo iga soo saaraan oon ilaa maanta aan dhibane u noqdo khaladaad beri hore dhacay
@raahidjama2350
@raahidjama2350 Жыл бұрын
Wllhi waan sugi kari la ahay inaan daawado qeytiisa 4raad Waaga ayaan ugu barin lahaa hadaan qeyta xigta helayo
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
o is wad bimeyan moyan ma noloba kalay u hadhay miya jirtay waay waxas hadan ka nolnahay Alx dhah o dib hagu noqnina😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
subhanallah Adeero ilahay ba idin jecla o idinla jiray bal E su ilahay kugu so diray gor gorka ku qudinayay wayo waxd Aheden xaq u dirir la
@zzwar323
@zzwar323 11 ай бұрын
Waayeelkani wuu dhibanyay. Waa qof dhiig banii'aaddam qaba. Subxaanah.
@hanaaden9901
@hanaaden9901 Ай бұрын
Subhanallah max dadku silic so maray iyo rafad bal dad wadankodi sas loga ugadhsanayay inay wad shahidan
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto cabdi feeyr
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Wariye aadbad u mahadsantay adigaaba mujaahid ah ee qaybta xigta waxad noga dhigtaa taliyihi uu 11 cisho la go doonsana iyo dagalki 77 sidu ku dhamaaday
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Жыл бұрын
Mar kasta oo an firaqo helo barnamijka wayo joog ayan dawada. Wa tariikho cajib ah
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Жыл бұрын
Kuwa maanta joogaw dhugta waayihii lasoomarey
@khaliifismail3978
@khaliifismail3978 Жыл бұрын
Ilahoow dhamntood unaxariiso if iyo akhiraba muj snm
@hassanfarah868
@hassanfarah868 Жыл бұрын
Odaygaan waa faanki qof ah🤣😅😅😆
@abdijamahayd1891
@abdijamahayd1891 Жыл бұрын
Qaybta 4
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 Жыл бұрын
Rag halgankii Afka uun ka sheegta ayaa ina bartaye ,waa kuwan raggii waddanka usoo jabay ee usoo dhintay ee xaqa u lahaa talada dalka waase nasiib darro. Waana ilaahay mahaddii wixii laga nool yahay
@cabdirisaaqbeerato9055
@cabdirisaaqbeerato9055 Жыл бұрын
Ina xagar markuu ciidankii ka tagay ito markii la soo doonay labada goorba si fiicaanbaan ugaranayaa oodweynaan joogay markii 5 ta nin la helay waxaa isugu yimi afar ciidan ciidankii raadsanayay iyo ciidankii oodweyne kaga baxay kii harasheekh ka yimi iyo mid xaga hawd kaga soo baxay hadana ilaahay wuu ka dhex saaray oo ciidamadii siyaad Barre ayuunbay ka dhex duseen ilaahay idankii waxay geed usaareen koodhadhkoodii markaasay galabtii oodhan geed koodhsaaran iyagii moodayeen markay soo noqdeen gaadhiga eljiigaa ahaa waxaa waday nin wersengeliya oo xabeeb la odhanjiray xabeeb iyo nin ugaadh cumara oo booliska oodweyna ahaana way ku dileen dembi baadhihii oo hawiye ahaa iyo nin xanuusanaya oo yara kululaa oo dhawaan xaaxi ku dhintay cabdoo cali xasan la odhanjiray oo arday ahaana way qaateen wallow ay labadiiba dambe soo daayeen
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Waxa xaqiiq ah oo biyo kama dhibcan ah in xoriyada, madaxbananida, dawladnimada, horumarka iyo nabbadu uu yahay Geed Kubaxa Dhiigga biniaadamka Taa waxa uu daliila haddan laso marin taariikhdan halkn laga werinayo lama heleen sharaftan iyo dawladnimadan
@mahadguray4241
@mahadguray4241 Жыл бұрын
Mujaahid cimrigaa ha raago
@abugelehali1264
@abugelehali1264 Жыл бұрын
Mujaahidka waxaan waydiinaya in ay markale kulmeen ninka doox ku ilaalinaaye iyo inkale
@nasserpokie
@nasserpokie Жыл бұрын
Bal Taasa muuse sabaayad layga taagl'ay
@MohamedQooje
@MohamedQooje Күн бұрын
Hhhh markasu dadki silica maray dhibaya oo leyhy cadawga gudaha aduunyo
@sirdoonsarre1089
@sirdoonsarre1089 Жыл бұрын
Geedku gob ma aha ee waa xamudh! Hambabarada (libaxa dhediga ah) ayaa dhasha ku qarsata!
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 Жыл бұрын
Xamurku waa jiraa waa geed miro gobka oo kale ah dhala kase miro yar yar inta badan wuxuu aad uga baxaa Nugaal.
@abdihayd2924
@abdihayd2924 5 ай бұрын
❤❤❤❤ MAANSHALAAH. ITS. INTESTING. TROU HISTORY FROM. SNM❤❤❤ MAANSHALAAH ❤❤❤ MAANTANA ❤MUUSE. SHAANI ❤ IYO INAKAAHIN BAA. NA MAAMULAYA❤❤❤. WALEE. RAGII. XOREEYEY. BAA. KASEEXDEY❤❤ LAAKIIN CARUURTOODII BAANOOL❤❤OO. HALKAAS. KASIIWADIDOONTA❤❤ HALGALNKA. ❤MARLABAAD ❤IYO. XOREYNTII❤❤DALKA. SLND. ❤LAGAXOREYNLAHAA ❤❤❤ CALANCASTA ❤❤ IYO HEEGO ❤IYO. HADHAAGII. ❤JEEGAQNTA ❤❤❤ JABTEY❤❤❤. ALAA MAHADLEH KELIDII ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ ❤❤ GUUL SLND. ❤❤❤❤
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Жыл бұрын
Alla reer abtgey been badnaa Waligay waa layga guuleystey ma maqlaysid
@mahadkahin7337
@mahadkahin7337 Жыл бұрын
Adeer waxbaa ka qaldan wariye cajaladu waa inay bilow yeelataa si ay u fahmaan dadkii aan la socon qaybtii hore
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 Жыл бұрын
Gisiyaal bay ahayen
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
12/08/2022 ●Habeen Jimce oo ay sabti so galayso Saacadu 12:41 Habeenimo
@hamzemahamud6786
@hamzemahamud6786 Жыл бұрын
Ana 2 isbuuc baan ka danbeeyaa legend ✌🏾✌🏾✌🏾 viva Somaliland
@khalidyusuf7513
@khalidyusuf7513 Жыл бұрын
Inay aniga dhawr jeer ayaan ku celiyatay wa sheeko xiisobadan se waxan wali badha shibirahan iyo snm maxa ka dhaxeeyay dhawr qof oo shibirka sheegaya waan arkay qar xita mas u keenen ayaa dhagaystay iyo qaar wado u sheegeen
@researchgap101
@researchgap101 Жыл бұрын
History builds empathy, it makes you understand identity, become inspired, learn from mistakes and to know exactly where you’re going, you first need to understand where you have come from. I had the privilege to work with Omer Dhako and become his friend and he use to tell me a lot of 77 and SNM wars, it was like I am watching American action movies based on STRUE STORIES. Halooduceeyo Cumer Dhako - Allahayow u naxariiso. Amin
@haybekahin9985
@haybekahin9985 Жыл бұрын
yarka camarda duubay wax u sheeg qabkay wax u duubaayaan garan mayaan sheekda mujahida xiisa leh ee mucjsada ah garan mayaa wuxuu kamardii ku ilaabay warayayhii waan sheekda hal u macaanday waad ka cadhoonaysaa day wax u duubayaan
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
Very emotional ayuu noqday wariyuhu
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 8 ай бұрын
Mxaa rag soo jabey
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Жыл бұрын
Waan salaamayaa mujaahidka snm
@jinnijiz8965
@jinnijiz8965 Жыл бұрын
31:00 👈camerada wariyaha maxa loogu haya intaso dhan
@abdimariahussein4583
@abdimariahussein4583 Жыл бұрын
Marka hore mahadsanidiin dhamantiin. Marka xigta fadlan si ay dadku ugu xisaabtaman goorta laso galinayo barnamijka, hadi ay qaybi ka hadhay ama kuwa cusube eed soo galin doontan, u sameeya ogaysiis dadkuna way ku talogalayaan idina views badan baad ku helaysaan, dad si joogta idinku xidhana waydun lahaan.
@cuudcuud
@cuudcuud Жыл бұрын
MUJAAHIDNIMO XAAL QAADO WADAN DHAN BAY DUDUMIYEEN
@sharmaarkeali2392
@sharmaarkeali2392 Жыл бұрын
Geesiyaal mar la arag ah
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 Жыл бұрын
baashe cali dubad wuu dhintay alle how naxariisto wuxu ku dhintay dagaaliadiii sokeeye cariietiisa waxay ku nooshay tuulada raqda oo ka tirsan dagmada gaashaamo
@maazimali4310
@maazimali4310 Жыл бұрын
Qaybti danbe ee cabdraxam maqosle maxaad u soo galin waydeen
@bashiirahmed9353
@bashiirahmed9353 Жыл бұрын
Asc
@axmedshariif659
@axmedshariif659 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto raga waan maqlay dhamantood lkn waxan garanayaa baashe cali Dubad ila family giisa ayaan garanayaa wuxu ahaa libaax wuxu ku dhintay dagaalkii burco ee 1994 kii waxan u tirinaya talo xumada muuse biixi wlhi inaan weligay la dagaalameen ragii wadanka u soo halgamay xitaa muuse haana ku dhehoo inaan xabad u quudho igama suurowdeen lkn muuse hore na wuu u sameeyey maantana tii ayuu wadaa
@dayibaliofficiol4161
@dayibaliofficiol4161 Жыл бұрын
Waxan sugayna Qayb tii 4aad
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Muuse Abdallah qabiil ah weligay ma maqlin isaaq miya mise daarood
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 Жыл бұрын
Muuse cabdale waa Hy sxp
@deeqaismail8987
@deeqaismail8987 Жыл бұрын
Waaa isaaq
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa Ibrahim xagar waxa uu ahaa mujahid xalaal ah, waayo arag ah, waxbadan garanaya, dhul yaqaan ah, faalkana dhigi yaqaanna xilliga loo baahdo ee ay naftu kugu kalifto. Eebe yaa badbaadiyey.
@amfaridabarudmobler5145
@amfaridabarudmobler5145 Ай бұрын
😭😭😭
@abrahafarmajo6593
@abrahafarmajo6593 Жыл бұрын
Ma shiikh iaxaaq buu haa hhhhhh
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын
We are somaliland no one can definitelwd we getrid faqash
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Runahntii barnaamijka waaya joog waa mid kordhiya ama kor uqaada dhiigga cad ee ummadda somaliland
@ahmedkayse3004
@ahmedkayse3004 Жыл бұрын
Barigaa swetcion Ala haday jiri lahayd😅
@fadxijano9364
@fadxijano9364 11 ай бұрын
Hhhjjjjjjjj
@hawawarsame4875
@hawawarsame4875 5 ай бұрын
27:05
@adamdugziiye
@adamdugziiye 5 ай бұрын
53:58
@haybekahin9985
@haybekahin9985 Жыл бұрын
siday wax u duubayaan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Shoog tarmus kood kulanoqday waxadan arkijirin cidkasta hadibulka kabaxdo ciyalka hadii guri kuheysid aaduyar afar dugsi geysid qar jirada qaar sicad kaga horyimada ilaa quran ladhigto kadib iskul ilaa lixsano kadib iskulbilaban mesha lagu kala haraya hataa hadilaqabsadan egshinka ukala badalmaya mid haduu dadka arka ilen ciyal wax maqariyan mel dukano daganeyn maqribko kale sooaruuran deedka kuriga qolkoda saa bismilah raxmani raxiim mid kuwashaa mid ciyalkey watan kumashqula sida lagdan inuu dharbaaxa mid wuucelceliya canan oobila farxad midba nuuc marka waxa dadku arki ogyihin kan adkarta daldala iweydiyaan markas dhaha hadaan aqrineynay macalinkarabo wuxafidoyaa anodadka kasijedinaya midka canato ciyalka ufarisyo wey amaanan kanlagda ciyalkoda qusul beeykaqadan kanadkarta dadkawaweyn indhaha kukura madhexgalo codkisana kor udhigaa
@abrahafarmajo6593
@abrahafarmajo6593 Жыл бұрын
Hooydaa was been badanaa
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 Жыл бұрын
Ciyaal xaarmaajo Ina dhilo
@mustafecabdi550
@mustafecabdi550 Жыл бұрын
Q4 noogu soodhakhso sxp
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Жыл бұрын
SNM GEESIYAL
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 Жыл бұрын
Waxaad waydiisaa maxaabiistii waxa lagu sameeyay
@zzwar323
@zzwar323 11 ай бұрын
Ninkani ma wuxuu qiranayaa inuu yahay GACAN KUDHIIGLE katirsanaa ARGAGAXISADII IIDOOR ee SNM. IIDOOR uunbaa laga helaa dad kufaana, oo waliba MUJAAHID ugu yeera GACAN KUDHIIGLEYAAL. Aakhiraa war yaalaa. Midbaanse idiin sheegi intii dhimatay kuligood maanta NAARUL JAXIIMA ayay kujiraan.
@naasirbuudi4637
@naasirbuudi4637 Жыл бұрын
U
@kaissemohamed7157
@kaissemohamed7157 Жыл бұрын
SNM waxay ahayen faal iyo tafaful Diin caay
@mukhtaardhako1053
@mukhtaardhako1053 Жыл бұрын
massive solute Sir 🙏
@soleimanguleid5320
@soleimanguleid5320 Жыл бұрын
Kuwana SNM kama koraan, halkaa sheeko ayey leeyihiin wax kale oo ay sheegan ma hayaan
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Oo ma qasabaa iga neefiya du?
@abdiqanidayibmohamed3339
@abdiqanidayibmohamed3339 Жыл бұрын
Odaygani sheekadiisa 60% wax baan canay buu inoogu dhameeyey, inta raga kale jihaad ku jireen isagu cunto buu ku jihaadayey waa mujaahid cunto. Bal u fiirso 29:23 ilaa 38:00 wuxu ka sheekayno dhagayso khiyaali caadi ah weeye
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Faqashtu inay nadaawato waan ku farax sanay, xan maahe waa xaq, si bal aad u ogaato in adeeerkaagi ladilay u ogaato.
@abdiqanidayibmohamed3339
@abdiqanidayibmohamed3339 Жыл бұрын
@@hadafbeegsade anigu faqash ma ihiye hadalkan faqashta u sheeg
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 Жыл бұрын
😀😀😀Hadalkiisa Xataa Wax Xigmad ah Malaha waayo waa been. Iyo wax uuku riyoodey ileen Waa Sakhraan Ee 😇😇😇 Diina Mayaqaano Waayo ninkii Yasiinka Akhrinayey waxuuku leeyahey waxan Idhi waryaa Hadalka naga jooji yasin Waxba kuu qaban maayo Ee Xayawaan 👻😈🐎Qur,aanka Waa lagu Badbaadaa✌
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Somaliland dhayal kumay iman. Mujaahid mahad lagu Koobi karimaayo abaalka aanu kuuhayno. Love and respect from Gabiley, Somaliland.
@almanajax8437
@almanajax8437 Жыл бұрын
Bahalka waaa mucjiso wllhi😪
@jaylaniyusufismacil9123
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
Talaw xagaan ka helaa nin kan
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 13 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,8 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН