Kooxdii Waaberi 🔥 Iyo Heesta "DADBAY MEELI BUKTAA"

  Рет қаралды 15,354

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 17
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 ай бұрын
Kaligii taliye siyaad ahaa heesihii looga soo hor jeeday ayaay kamid ahayd heestaan Mahadsanid walaal ustaad cumar waayo waayihii wacnaayoow
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
iska hubi abti heestan waaba kacaane
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
CAJIIB dad bay meeli bugtaa ilaa iminka waa joogaan kuwii oo intii ka xoog badan AHUN Abwaan Miigane.
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 11 ай бұрын
Wow abwaan kii ahn micaad migaan maxay ahayd blantu wow.mayay ka bukaan.
@farahdahir8554
@farahdahir8554 11 ай бұрын
WAAAW COD HALLAASIYA AN KALA DHICIN, DAD LASOO XULAY
@alisalax5279
@alisalax5279 11 ай бұрын
10.10.2023 🖐️ Xasuus Berisamadkii Beenloowga booli cunaha iyo tuugu ha. Inaga baxo👍
@husseinabdille
@husseinabdille 11 ай бұрын
Heestan maba duqoowdo
@user-nc4qr7kk3v
@user-nc4qr7kk3v 11 ай бұрын
Heesihii wax ko oolka ahaa
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 11 ай бұрын
eedo Alle ha kuu naxariisto 😢
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 ай бұрын
❤❤❤
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 11 ай бұрын
Asc Adeer Heestaan waxaa loo qaaday oo ay ku socotaa kooxihii SSDF oo loo qaaday 1978 kii bilowgeedii wallaahi goob joogaan waan u ahaay oo waxaan ka mid ahaa Ciidamadii loo xilsaaray soo qabashada kooxihii ku sooharay Muqdisho intii Keenya u carartay wallee isku calool maaha SNM oo illaa hadda Lafa uruurineysa xilli aad u adag waa kasoo maray ilaahey how naxariisto intii ku dhimatay oo ugu horreeyey kornett cirro
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 ай бұрын
Nin ku faanaya ruufiyaanimo waa ii kow kollay waxaa kaa dhigay waa tabar darro
@a.salaana.salaan4014
@a.salaana.salaan4014 10 ай бұрын
Laxankii bacalul maxamed
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
SEFEIS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LEFATIXAES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
LEGE TA
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 310 М.
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka
28:12
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 54 М.
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
HEESO KACAAN
37:32
KAABO MEDIA
Рет қаралды 31 М.
ALLAHAYOW NA TAAGEER ILLAAHOW (feat. Kooxda Waaberi)
7:16
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 3,1 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
8:09
DAN & HAWL. HOBALADA WAABERI.
9:39
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 12 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН