Dawo waxa ku dhacay xasan sheekh shacab cadhaysan guriga ugu daaday ceeb wayn...

  Рет қаралды 8,777

WARSAME MEDIA

WARSAME MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Күн бұрын
War xasan sheekhow dalka halked uu wada
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Күн бұрын
Xasan.sh.waa.khaayin.wadan. Soomalida.waa.ninkii.kala.gaynayey.waxa.la.taliya. Ismaaciil.geele..taldaiisii Wataa..
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek Күн бұрын
Waan ku faraxsanahay xildhibaanada iyo shacabka muqdisho inay abaalkooda mirihiisa gurtaan Iyagaa xildhibaanadu xasan sheekh doortay shacabkuna iyagaa madaxwaynihii daacada ahaa daalimiintii usoo raacay oo us kusoo banaanbaxay marka xasansheekh waakuwii taageerayee lahaa farmaajow sooba adkaysta dhibka idinkaa isukeenee xasan waa hawiyee madax wayne hawiye waydinkii rabee idinkiyo xasan sheekh iyo xamarba waa ladin kala tegi soomaalina ninkastaa gobolkiisuu aadi soomaali dawlad dhexena majirto
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf Күн бұрын
Waa yab Hassan Sheikh ha scasilo haddi damir yar ku dambeyo
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Күн бұрын
xasan gurguurte xasan dhurwaa waa damiir laawe waa diin iyo iimaan laawe waa inan gumeed akhasunaas ah waa calooshiis u shaqayste u heeryaysan cadawgeena shisheeye iyo cadawga gudaha IWM 😡😡😡 su,aal dhurwaagu miyuu xishoodaa???!! dhurwaagu ma wuxu leeyahay damiir iyo damqasho???!!! dhurwaagu xoolaha iyo ugaadha iyagoo nool ayuu caloosha intuu ka soo saaro gaar ahaan ucunaa saw maaha???!!! Sidoo kale xasan gurguurte waa dhurwaas 😡😡😡 midakale dhurwaaga yurbay dhahaan dadku xoolahooga laakiin xasan dhurwaa majirto cid yuryur iska dhahaysaaye shacabka oo noolnool caloosha hakala soo baxo saw maaha???!!!😡😡😡
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Күн бұрын
aaway hubkii ay uwateen madaxdii kahoreysay shacabku waa in ay hubka qaataan xamse aaway
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h Күн бұрын
Xamze waxba lamajoogo oo waa lahayste maxbuus aan xabsi kujirin ah
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 Күн бұрын
Hasan muu arko Hargrysa iyo Muse bixi iya- Gaa gaday badii Iyo dhulkiiba Baydhabo waba May gadin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Күн бұрын
Soomaaliyeey xasan ayax ooah dugaag dadqaada dalka iyo dadka waa cadawga soomaaliya xasan ayax ciidho dalxawle nimanyohow qofku muxuu yahay umadan ayaa ah wax aan macnalahay
@CumarhaybeYackoo
@CumarhaybeYackoo Күн бұрын
Ilaahay ka cabso nabiibnimada iska daa itoobiya waa la difaaci iyaga iyo horgalahooda😮
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Күн бұрын
Dowlad ha oran weriye mooryaantii sharka dowlada xirnayd po masaakiintii boobaysa dheh mooryaan qaray waaye
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Unukaa leh, tiibisho Allaha igu rido madax-tooyadaan galaa, Hawiye, mudulood iyo urur samaale. Adeer ha is cunto. Daarood waa qaran ee isku kal soonaada 19 gobol bariga Africa baanu leenahay.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Күн бұрын
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo qabuuro qodoow $$$$$$$ xadoow tuuug xasan dhiiqo
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Күн бұрын
Wariye marka hore soo xaqiiji Dhulka yaa leh Wariye Waxaad moogtahay 91 In Muqdisho soo dageen Dad aan Guri iyo Boosku laheyn Oo dagey Dhulkii iyo Guryihii Dowlada iyo Dadweynaha Waxayna ku Noolayeen 34 sano waxayna mooden in Ayagu leeyihiin Marka intaadan Dowlada eedeyn wax hobso
@isiri.2835
@isiri.2835 Күн бұрын
Mooryaan Qsbiil bay u ssmusin iyo xaasadnmo in ax kuli macaan bay shayd oo cid harin hoonka siloo.joojoyo xane buu carab ka helsy
@Nuurah951
@Nuurah951 Күн бұрын
Madaxwayne Hawiye umada ma hogaaminkaraan
@sharifaabdulle2154
@sharifaabdulle2154 Күн бұрын
Hassan deeq nothing 🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🪲🦗🦗🦗🦗waa Hassan deeq fooods
@maxamadAhmed-c8z
@maxamadAhmed-c8z Күн бұрын
Maxaa naga galay shurun shur is bara kicinayo
@Nuurah951
@Nuurah951 Күн бұрын
Dowladaan reer baa yeeshaye inteena kale maxaa noo dan ah.
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Күн бұрын
Yaab Shacabka waaba waaleen dhul boob
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Dhammaan xildhibaanadu waa inay deegaanadoodii ku laabtaan, Kadibna laysaga yimaaddo, lagu heshiiyo meesha magaala-madax laga dhigayo, Maadaaba aan muqdisho lagu shaqaynkarin, la leenahay unnukaa leh ! Xamar joogis bay kaa rabtaa ?? Waa in meel dawladdu ku shaqaynkarto, loo raro Magaala-madaxda.
@jeddahmakah1339
@jeddahmakah1339 Күн бұрын
Santiago.waxa.joga.xasan.baa.uwacanmarka.joji.mucarada
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Farmaajo waa marreexaan????? Maxaa ka danbeeyey ???? Dulmigii Farmaajo ma soo daahin. Wa bimaa kasabat eydiihim .
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 112 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 6 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 51 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 112 МЛН