Khaalid Kaamil Waa Kuma? Documentary Noloshiisa Ah Wax Badan Ka Ogow + Muqdisho VS Hargeysa

  Рет қаралды 188,057

Dayax Films

Dayax Films

3 жыл бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com/@dayax_films?l...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 583
@DayaxFilms
@DayaxFilms 3 жыл бұрын
Waa tan heesta Khaalid Kaamil U Qaaday Somaliland link-gan ku dhufo si aad u daawato kzbin.info/www/bejne/hGe5e4CJg7iHjtk
@ameeradagan5534
@ameeradagan5534 3 жыл бұрын
M.a zxp wareysiga fananiinta noosoobadi
@ladansumaya6338
@ladansumaya6338 3 жыл бұрын
Wll waxaad tahay qof wanaagsan waxaad so gudbisaa wax nolasha wax tar u leh iyo dadka jaceylada lagu xumeeyay wan ku wataa ila 2018 ila hada maalin kama harin you tube kaga hore u soco qiirada noso badi khaalid kaamil na waa fananka qarnigaan
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 3 жыл бұрын
Wll waa codsi Fanaanka Mohamed Tobanle waraysi sidaa. Oo kale nooga diyaari❤️❤️🙏
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 3 жыл бұрын
Muqaal qurx bdn waaye dayax masha allh
@sawaadcumar4075
@sawaadcumar4075 3 жыл бұрын
Vmkvkgrub nhh9mmj
@deqoali5101
@deqoali5101 3 жыл бұрын
Qisadisa jacyl ka warayso qiso xanun badan baa somarty inta igu raac san like
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Qusatul mirqaan aaa dhaha taas
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Fanaanka kliYa Ee Qalbiga ka Heesa khalid kamil🥺❤ Waaba Fanaanimadii oo Qof aH 😁🤍
@faisalyare3548
@faisalyare3548 3 жыл бұрын
abaayo adi meel kasta waan kugu arkaa
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Sax walaahi dareen aan qalbiga jirin waa qiiro jabaan
@zakiguudade5006
@zakiguudade5006 3 жыл бұрын
@@faisalyare3548 waR nEo Ma arakTay
@skillhup_Som
@skillhup_Som 3 жыл бұрын
Adi meel kasta ma iga soo Horeysaa🤣🤣🤣
@ina_mohamet
@ina_mohamet 3 жыл бұрын
Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like isaara
@joker_pro670
@joker_pro670 3 жыл бұрын
Scw scw scw ♥️♥️
@fardosabdi5599
@fardosabdi5599 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@apirahmanmohametthusseinma9737
@apirahmanmohametthusseinma9737 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
KHaLid kaamiL Ninkan JcyL dHaba ayaa Heesahan dareenka Leh ka keena 💛 Curadkii reer Burao 💚🤍♥️
@abwaankanbaal2281
@abwaankanbaal2281 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil Reer Burco one Lagend 🥰🖐
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Lahjada somaliland muu iloowin fariid keep going pro from berbera
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 жыл бұрын
Maba ilaawi karo waxad 25 sano ku baratay labo sano laguma ilaawi karo
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 жыл бұрын
Lahjada soomaaliland markuu ilaawayo ma qurbaha ayuu ku noolyahay Soo nin dhulkiisa kunool maaha Somalia 🇸🇴
@wardahussein7105
@wardahussein7105 3 жыл бұрын
Geeeesiii wey. Labada jiiicccsan. Hadu hadlow naaggmiy😂
@zamzamabdi7841
@zamzamabdi7841 3 жыл бұрын
Wah maad na waleeysaa hoyadeey oo20 sano iyadoo jirta imaatay muqdisho manay ilaawin qofku hadanu is yeelyelin meshuu ku qaan garay ma ilaabo lahjada 40 sano jogtay oo cerigaabo ku dhalatayba manay ilaawin ma laba sanaa wax lagu ilaaawaa wah
@faaid327
@faaid327 3 жыл бұрын
Meeshu Uu Joogo Waa Mogadishu Xisaabta Ku Darso. Muqdishana Somali Maxamed Oo ka Maqan Ma Jirto. Qof walbana Lahjadiisa Lagu Tixgaliyaa. Taas Ha Ilaabin.
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Masha allah am from muqdisho dayax film iyo khalid kaamil iyo dhamaan somalind viva soamliland waa idin jecelnahay rer muqdisho waa walalihiin viva dayax films
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 3 жыл бұрын
18:58 wlhi amazing in wiil somaliyeed qanacsananta intaa leeeg laga helayo wooow ooo hadana wooow🥰guuulayso huuuno🙏👑
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Dumarow na kala saara, wiil markuu khald sameeyo ragga somali oo dhan ha wada dhihin sida anakuba aanan u dhihin. Millions somali ah baa ku dhahaya hal xaas baa igu filan adigana waad la yaabantahay. Xaawaleeyoow nakala qaada ilma adeerayaloow🤣
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
@@thetruthx235 adu mxad ka qabta fikirkaa
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
@@jannoomer7263 anigu jeexaygii i dhamaystiri lahaa hadaan helo maxaan qof kale dhexdeena keenaya. Qof markaan shaqada ka imaado aan darteed xaafada ugu soo ordo si’aan waqti ula qaato. Guurkaba soo intaas ma’ahan isku faraxsanaan?.
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 2 жыл бұрын
@@thetruthx235 karama korkaaga ha ahato huuuno kolay Nolasha gidigeedii baa prank u badatey rag iyo dumar lasma dhamo kliya ducan awoodnaaa in ilahay kuwa guulastee aan marna khasarin uuu inaga dhigo isaga awoodee😥🤲
@thetruthx235
@thetruthx235 2 жыл бұрын
@@mushtaqnaasir857 si wacan ayaad u hadashay
@missabdure2852
@missabdure2852 3 жыл бұрын
Waraysiga malmo ayan sugaynay wxay 26minte wxan islaha 1hr ayu soconaya wad nagu so yaraysay wakhtiga🥰 Fananka kaliyen ugy jeclhy sabankan illahay mar uun indhaha hay saro khalid ♥
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 3 жыл бұрын
Wiilkan waa ku heesta 😍❣ heesaha u qaado waxeey i xasuusiyaa fankii hore
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 3 жыл бұрын
Khalid kaamil🔥😭 Fav singer 🥲🔥
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 жыл бұрын
Wiilkaan aad ayaan u taageeraa qalid kaamil from bu aale 🇸🇴🌹🔥
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 2 жыл бұрын
Bu'aale alshabab ayaa. Haysatee heeso ha dhagaysan
@qaaliluulachannel9408
@qaaliluulachannel9408 3 жыл бұрын
Markuu khaalid kaamil cayilo fanaaniin badan oo uu hada cod ku reebay qurux ayuu ku reebayaa masha allah keep going bro❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 3 жыл бұрын
Matiri
@ruqiya1304
@ruqiya1304 3 жыл бұрын
Caawa waa jimcee ku saliya nabigeena calyhi salaatu wasalaam
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 3 жыл бұрын
Scw
@rooda4931
@rooda4931 3 жыл бұрын
SCW SCW
@muwahipyyy_2929
@muwahipyyy_2929 3 жыл бұрын
Zcw❣
@fartunmoha8725
@fartunmoha8725 3 жыл бұрын
Masha allah fanan qaaliya Khalid kamil hormar wacan ❤👍🏼
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Dhakhtarkii jacaylka Khaalid Kaamil Waanu kaa haynaa MaanTa Mahadsanid💯😍❣️
@abdikariincigaaal5739
@abdikariincigaaal5739 3 жыл бұрын
The one and only legend Khaalid kaamil ✌️♥️
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil Fanaan Codkiisa ku kalsoon keep going legend
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Khaalid Kaamil Fanaan aan codkisa Ka Helo Weeye Waan Rajaynaya Inuu mar Uun Dhinaca Quraanka Usoo Leexdo Oo U Fanka Macasalameyo
@aragsan9200
@aragsan9200 3 жыл бұрын
Wiilkan dayax films iska leh runtii qof walba tiisa la sheegay waa wiil Ku soo baxay inuu soo diyaariyo #documentary yada ka balaadhan fanka sida taariikhaha 🥰
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
Waaw khalid isku meel ayaanba kuu dhalaney Firom hargeisa ❤️
@hamuch7083
@hamuch7083 3 жыл бұрын
WlHi wllo goblkan jooga lkn meeshA waligay ma maqal meel udhaw miyaad taqaan
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 жыл бұрын
Khalid kamil xata waan taageri jiray xata heestisi kowaad waa Markan ogaday inu hawada gali doono 🔥🔥🔥🔥🔥💎💎🤴🤴
@hindiali5027
@hindiali5027 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil tagero u ahatly from Canada idin ka Soo salamay😍😍😍❤️❤️❤️🇸🇴
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 3 жыл бұрын
Masha Allah khalid kaamil ilaahay ha ku dhoro lkn heesaha iska dhaaf diinta xageeda u leexo.
@zakihussein9147
@zakihussein9147 3 жыл бұрын
Maansha Allaah waa kelmada aan rabey in aan kudhaho ka hadh fanka oo Alle u cibaadayso sida BK oo kale Alle haku waafajiyo
@khaalidyareofficial912
@khaalidyareofficial912 3 жыл бұрын
Khalid kamil big bro respect baan kuu hayaa❤🙏
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil waa ninyar oo gentleman ah waa wiil reer burco ah laakiin kunool magaalada muqdisho heesihiisa ma kala dhacaan inkastoo aan ujeclahay markuu xasadkii wax sheegay xubigu wuu sii siyaaday xanteenu markay fogaatay xaqiiq iskusoo dhawaanay my Allah bless this young man
@mohamethkhatharchannel5061
@mohamethkhatharchannel5061 3 жыл бұрын
The onLy One Legend KhaLett KaamiL....❤️❣️
@saamicadey9971
@saamicadey9971 3 жыл бұрын
www masha Allah walal qali
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
From berbera somaliland keep going Khalid kaamil soo noqo
@nasir6916
@nasir6916 3 жыл бұрын
hhhj
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Fankisa muqdisha xaq uleh
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 3 жыл бұрын
Berbera
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
@@meymunaqaali304 somaliland aya usoo dirty muqdisho documentary giisa dhemeso abwano somaliland ah aya soo diry fankiisa isagaa kor uqaady laxan walba isagaa samaysta marka fanka hargaysa ayuu kala yimi waanu ku soo noqonaya hayisku dhajinina wiilkayaga
@AhmedAli-lp8yc
@AhmedAli-lp8yc 3 жыл бұрын
@@safakayse6774 markan isku dhajineyno ma ínaga so wadanay isaga jecladay muqdisho hadana isaga jecel qof walbo somali ahna walo wada simanyhy ma ahan sida hargeysa o dadka somalyed lagu xiro muqdisho xita iska daye wax kale dhalin yaradena gacmaha ayey ugu jiran calan gawarida iyo dhug dhugleydaba wayo qof qof kumashqulayo malahan hargeysana idkaba daye inow xirte muqdisho qofki kayimado wa jeel hhhhhh
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Inta sideydo kle khaalid kaamil cml Hooyadood geeriyootay Allah unaxariisto dhamaan hooyayasheen
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Ameen yaarbi wll all hooyo wll indin wada nahay nolada intay nolo jirto ciil ha mudanina
@hoodorage264
@hoodorage264 3 жыл бұрын
Alleh hoyoyinkeen haa uu naxaristo wll
@ruweidaali8502
@ruweidaali8502 3 жыл бұрын
Amiiin Kula mid baan eh
@ubahyusuf2100
@ubahyusuf2100 3 жыл бұрын
Allaha hoyoyinken ha unaxariisto wllo intay hoyo unashahayna alle ha udaayo hoyoyinken rabi korkoda cadab haka dhawro amiin amiin 🤲
@iskufilanhaji2999
@iskufilanhaji2999 2 жыл бұрын
Aamin yarabi hooyo macan Allah u naxaristo kitabkidana midigta Allah kasiyo hoyoyinka dhan Aamin yarabi
@asharfmohmet3640
@asharfmohmet3640 3 жыл бұрын
Khaalid sweetest voice of artists 🎨 ❣👏
@pilanpoqoro697
@pilanpoqoro697 3 жыл бұрын
War deh waa nin raga wllhi halkaasa laga arkaa anuunyahey nin adag m.a waa qof far xaan ah hore u soco khalid kaamil💋💞💞💞✌
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 3 жыл бұрын
muqaalka sida Loo sameeyay wlhi inaba caadi maaha waa muqaal wakhti la galiyay Hambalyo wll
@munierqader4171
@munierqader4171 3 жыл бұрын
Khadar keeyow legend documentary we wait you
@lipaaxliqe
@lipaaxliqe 3 жыл бұрын
Waa qiyamahii iyo wakhtul aakhirul sabaan allah ka cabsada illahay aan xusno iyo xabiib keenii Mohamed scw
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 жыл бұрын
Adigu hadaad allaah ka cabsanayso xaaaa meeshan ku keenay
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 3 жыл бұрын
Mzha allh Nolow inaderky Qali Kamil Wanu Kuu Xiisnay Walle Burcan Kaa Sugynaa ❤️❤️❤️💜💜
@cadaawexuseen3367
@cadaawexuseen3367 3 жыл бұрын
Khalid kamil waxatahay fanaan usiman somali odhan keep going sxb
@daauudgaraad3775
@daauudgaraad3775 3 жыл бұрын
he is a true talent singer
@mohozman709
@mohozman709 3 жыл бұрын
Laba ninoo haber jeclo ah 😅laandheeranim💪
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
Amee HG yihiin 😂😁😁
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 3 жыл бұрын
@@gabarhabargidir1834 hhhhh koley midka aad doorato waa laguu dhisi wll ka wrn kee ayaad dooratay
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Oo c/rxmna ma habar jeclaa
@qadaafi7855
@qadaafi7855 3 жыл бұрын
@@user-fw7wk8si7y Haa 🤣
@neimomalekah1617
@neimomalekah1617 3 жыл бұрын
Khalid kaamil fanaanka kaliye ee an tageero keep going
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 3 жыл бұрын
dayax films keep going pro chanel qaaliya khaalid kaamil axyaa fanaan aan taageero
@fatimamoha9876
@fatimamoha9876 2 жыл бұрын
Ayy Khalid kamil legend soomaaliyeed 🔥🔥
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 жыл бұрын
The real voice , the legend khaalid kaamil
@apdifatahakram1971
@apdifatahakram1971 3 жыл бұрын
wlhy wll wan ku jeclahay khaalid alle ha iikaa daayo 😍😍😍
@mariayusufjamac3929
@mariayusufjamac3929 3 жыл бұрын
Masha,allah fanaan aan jeclhy Khaalid kaamil❤❤❤❤❤
@fardowsainafarey2361
@fardowsainafarey2361 3 жыл бұрын
Woow his really voice 🥰❤️absolutely nice khalid kamil ma fav fanan🥰❤️
@updirahmancaydiid6517
@updirahmancaydiid6517 3 жыл бұрын
Nio duubitanka muqalkan. Aya iga gadan😍❤️
@hamaadaabdallayakub9373
@hamaadaabdallayakub9373 3 жыл бұрын
Pure Talent Khaalid kaamil wx kale 🥰😍👏🏾
@inacumar170
@inacumar170 2 жыл бұрын
Khalid kamil Somalilander dhalada wnku jclhy wllo wadankd jogtaba ALLAH hakugu xafido ❤😘
@cabdixakiincabdulaahiciro3195
@cabdixakiincabdulaahiciro3195 3 жыл бұрын
The big legend and big fanaan khaalid kaamil best fanaan we love you 🥰🥀
@sahanmediaproduction2783
@sahanmediaproduction2783 2 жыл бұрын
Good legend Khaalid kaamil Legend always legend Dayax films Keep gone bro huro usco walil ❤🥰🔥💯👌🙏✊
@mohmetkhabiirkaofficial6022
@mohmetkhabiirkaofficial6022 3 жыл бұрын
Khalid kaamil go forward legend 👏
@subeermahamed3655
@subeermahamed3655 3 жыл бұрын
HEESTA SAFWAN HALAC EE TAASHKA AROOSKANA ISGA LAXAMEEYAY
@mohancade4786
@mohancade4786 3 жыл бұрын
Our legend khalid kamil 🙏
@amiinyare5042
@amiinyare5042 3 жыл бұрын
Fankii oo qof ah anuu wan kaa dambeya legend 🙏
@abdirahmanahmedabdullahi1900
@abdirahmanahmedabdullahi1900 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil Taariikh lawada sugayey Thanks Dayax films.
@apdirizakmohamedlucky7646
@apdirizakmohamedlucky7646 3 жыл бұрын
Legendź khaLid kaamil iyo Dayax film 🙏
@ashrafnidaamneik7769
@ashrafnidaamneik7769 3 жыл бұрын
Axsan cod dhabtii Viva Dayax films in mugdisho
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Khalid kamil legend his voice wow❤️
@mustafe8616
@mustafe8616 3 жыл бұрын
Muuqal ka sida loo duubay ayan ka hely wlhi keep going
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 3 жыл бұрын
Alllh ha unaxaristo khaalid hoyadaaaaaa
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Thnks dayax films Shaqo fcn ayaad bulshada u haysaa keep going bro
@israhalpii5161
@israhalpii5161 3 жыл бұрын
waxaan ka helay qaab jawabkisa Sualaha somaliland
@ayanitoahmed7444
@ayanitoahmed7444 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil fanan aan taagero keep going 🥰
@libaaxcaano4894
@libaaxcaano4894 3 жыл бұрын
khaalid kaamil boqorka codka waan ku wataa niyow💚🤍❤🙏
@ifrahshacni2687
@ifrahshacni2687 3 жыл бұрын
Ducomentry i an facay runti thanks bro from galkacyo 🥰❤️
@mariamustapha9522
@mariamustapha9522 3 жыл бұрын
23:06 Heestasi ma coming soon
@vamouz6287
@vamouz6287 3 жыл бұрын
😂😂✋maria
@najaxopdi7534
@najaxopdi7534 3 жыл бұрын
Khalid kamil legand of the legand wlhy❤️💎best singer
@aslimahmed6368
@aslimahmed6368 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil kal iyo laab bn u taageeraa hore u soco
@hamdaaden7951
@hamdaaden7951 2 жыл бұрын
Waxan ka naxay khaalid inu rajoyahay alle hooyo ha u naxarìsto😭
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 3 жыл бұрын
Jabalehe is the area that I was born. Keep going inder
@raakiainaaliqueenbilaneey5000
@raakiainaaliqueenbilaneey5000 3 жыл бұрын
Favorite singer🥺❤Khaalid kaamil❤🥰
@salmanyakhii1030
@salmanyakhii1030 3 жыл бұрын
Dayax films ku soo qabo marka xigta @Khadar keenyow ninkaas baa leh Taariikh nololeed oo cajiibe Wxn jooga Burco 💯♥️
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 жыл бұрын
🖤♥️ Big respct For the legend
@saedabdishakuur9394
@saedabdishakuur9394 3 жыл бұрын
Jacaylkii oo qof ah Isoo booqda guys
@hansareofficial2550
@hansareofficial2550 2 жыл бұрын
Next KHADAR KEEYOW Inta jacel qadar keyow ducumentry giisa like saara in uu u arko walaalkeena DAYAX.
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 3 жыл бұрын
Ex burco gaar ahaan actober walipa M.D.X war Aad ban ku salaamaya Brother gadhaynti in cabdi xiis ban kaso salamaya Legendow😂😂😂☝
@atariishoadna5146
@atariishoadna5146 2 жыл бұрын
WLhi waN qiiroodaa markaan arko qof ex burco ah M.D.X AYAAN AHAY WELIBA GAROONKA TUURO TUURAALE AYAAN DEGANAA🥲😭😭 10 KII SANO EE UDAN BEEYAY WAXAAN KU NOOLAA MELO KALA DUWAN LKN AAKHIR WAXAAN KU NOOLAY MUQDISHO🤣🤣🤣🤣🤣
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 2 жыл бұрын
MALMAHAM REER BURCO XAMARTII WEYNEYD AYAY UBATEN WAA SEE
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
He is true talent singer 🤴🏻🥺🍯
@nasrayusuf9454
@nasrayusuf9454 3 жыл бұрын
Maasha allh khaalid kaamil noolow in baden fanan heeso darena leh
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 жыл бұрын
Fananka kaliyeen sida fcn udhagaysto khalid kamil hore usoco keep going
@ifrahabshir6492
@ifrahabshir6492 3 жыл бұрын
Mansha Allah keep going abowe
@taatiko9183
@taatiko9183 3 жыл бұрын
Tnx Dayax films
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Legend khaalid kamiL
@ifrahebraahim7901
@ifrahebraahim7901 3 жыл бұрын
Fav singer Khalid kamil❤🔥
@josephnor6398
@josephnor6398 3 жыл бұрын
Khaalid legend wye
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 3 жыл бұрын
Waa waxaan Waligeey jeclaa inaan fanaan noqdo ninkaan waa nin abahis xataa jeclaa inu Fanaan noqdo Waa nin dookhisa horay waalidkisa ogu soo arko SubxanaAllah Waa Aduun gadoon
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Lama huraan waa wadankeena jawaab saxuu kusiiyey adna meesad doonto joog qalbigaaga dalkagu haku weynaado
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Tahriibka iska dhaafa markaa
@hanatmahamet6431
@hanatmahamet6431 2 жыл бұрын
Best stayle dayaX✊💯📌
@mohamedfarah8017
@mohamedfarah8017 2 жыл бұрын
A prolific singer of his generation.
@shuwaykarcade
@shuwaykarcade 3 жыл бұрын
Keep going bro
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil waxan xasuusta habeen aan ku wada qayilay maqaaxi ku taala magaalada burco 2018kii maqaaxidii brothers ee dhuurta ku taalay 🤗
@maxamedilkacase5365
@maxamedilkacase5365 2 жыл бұрын
Magaceed maqa xida mid anan hee
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil Fanaanka dareen dhaba ka heesa✔️
@jaamacfarxanfaandhe9152
@jaamacfarxanfaandhe9152 3 жыл бұрын
Hadaa fanaan tahy fanka saas ugu raaxayso ama iska daa fanka Legend Al fanaan khaalid kaamil codkii oo qof ah
@cudooncwadhalad4842
@cudooncwadhalad4842 2 жыл бұрын
AXyaaa fanaaan waa fanaanka kalia ee ka hadla qlbiyadad dadaka runtii🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ugbadezmail4780
@ugbadezmail4780 2 жыл бұрын
Mom alle haku naxariisto adiga iyo momyinka islaamkaa inta noolna ilhay waxaan uga baryayaa cimri dheer iyo Cibaado geeri Gaadha 😭😭❤️❤️
@apdilaahikaafi6068
@apdilaahikaafi6068 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto janno fardowsa ha geeyo hooyaday mcn
@somalinative8326
@somalinative8326 3 жыл бұрын
Dayaxow Pin isar Ana First Ah Caawe 😁
@aasiyaahmed1233
@aasiyaahmed1233 3 жыл бұрын
Wwww sheekh ibrahim wlhi waa iskul fican wowow
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 жыл бұрын
My fv singer Khaalid kaamil ❤💯
@cabdirashiidmaxamed2409
@cabdirashiidmaxamed2409 2 жыл бұрын
Khalid kaamil wxn dhihi lahaa mila music 🎶ku hees run aadbu ugu cod macaan yahay respect full
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 39 МЛН
Aamiin Yarre Fanaankii soomalida ka oohiyey oo imika hadlay...
14:31
KHAALID KAAMIL OO FISKA & CK KA DOORTAY DAD BADAN OO CAAN AH
24:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
FARHIYA FISKA KAFTANKA FANKA IYO LAHJAD
29:28
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 550 М.
Khaalid kaamil Waayihiisa Fanka Maxaan ka taqanaa.....
14:57
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 45 М.
Хотела обмануть робота, но попала
0:58
Почему?
Рет қаралды 8 МЛН
Ай ай 🤣
0:27
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,8 МЛН
Эй Рамазан # DamirAgroDizel
0:16
DamirAgroDizel
Рет қаралды 7 МЛН
Эй Рамазан # DamirAgroDizel
0:16
DamirAgroDizel
Рет қаралды 7 МЛН
鱿鱼游戏!小蚂蚁也太坏啦!火影忍者 #佐助 #家庭
0:46
火影忍者一家
Рет қаралды 16 МЛН