Deg Deg 2 Nin Oo Lagu Dilay Qorilugud Iyo Dagaal Cusub Falnqayn Podcast HN...

  Рет қаралды 6,221

Hargeysa News

Hargeysa News

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Waa in beesha Habar yoonis Caaqiladooda fayoobi ay wax u sheegaan wuxuu wadaa Ciro waa iska horkeen❤❤❤
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 2 күн бұрын
Garxajis ya huba inay shikhisaxaq dhalay wlhy dhiig 🩸 7 bada kale lama dhiig aha ❤❤
@malyunismail7313
@malyunismail7313 2 күн бұрын
We already knew wadani is Faqash so thank you for this important information as a Somalilander we really appreciate it ❤❤
@ismacil9022
@ismacil9022 2 күн бұрын
Hadu wadani qabsado huwanba guulaysatay s land way siqiirtay oof wareena wajanan
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 күн бұрын
Aslcaleykum ciro xirsi maxamuud xashi waa dabadhilif wadani dooni meyno dooran mayno wadani waa huwan dabadhilif waa khaayimo wadan waa in sharciga la horkeeno , soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber alaahu maa aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 күн бұрын
Qofkasta oo wax garanaya wuu ogyahay siday howluhu u socden.
@danabdiiriye111
@danabdiiriye111 2 күн бұрын
Maashaa allaah
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Күн бұрын
Ok
@BuulCaws
@BuulCaws Күн бұрын
Garxajis maaha isaaq, Reerkan maaha biyihii sheekh isaxaaq. HADAY XALAAL YIHIIN MA WAXAN AYAY SAMAYN LAHAAYEEN?
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 күн бұрын
dee areer sirba maaha waxan ninka dhulbahante sheegayi waayo dee reer wadaniba intaa wayi odhan jireen
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 күн бұрын
reerkan dhulbahante hayska fududaadeene waa dad qalbiga ka nadiifa oo runta is barbartaaga
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 2 күн бұрын
Ader ama oy ama ha oyin wadani waa khatumo wana ladifacayaa Ciidan ahan iyo dhaqalo ahanba waxan kutusi dona hargaysa oo ssc khatumo ay kataliso Kubusharasta isaqow
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 Күн бұрын
Waxaan hubaa xirsi iyo xiro Inay sidaa heshiiis kula ahaayeen
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 Күн бұрын
Oosmllnd miyay kaliidataa koonfurgalbeed allaahu akɓar
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 2 күн бұрын
somaalilaan waxa qasayi marka runta la sheego garxajis waxayi doonayeen habrawl la dagaalamaan sikastana xumaan wayi u muujiyeen ee waa lga hoosqadyi waayeyi weiba
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Күн бұрын
REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI... DAROOD KAIKAAL
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Hawiye isku daaha dabadisu ka ciyaarya dadka weerarka lagu yhy waa somaliland itopiya masar iyo eriterya la so adeegsnya
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
SSB HADAY TALO ILA GUDBOON TAHAY FASHIGA KA KACA HUWAN SOO AF JARA ILAA GODADKOODA UGU GALA GAADMO UUN HA SUGINEE
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 Күн бұрын
Waar waxani waygumoobeen Ee hawadwadina belaayo fuula wleh bajmadow ayaygaleen Waar waxan sirbaa laga hayàa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Kuwan hada wax laynaya ama xudud darood ka sameya la leeyhy waa ogdenka iyo dhulbhntaha hawiyana filinkan ka danbeya fiqi baba afkisa malin walba itopiya somaliland igu hanjaba itopiya wan gala jar jarya bu idah iyo somaliland hab qabil ban u gala jaraya
@somalitiktok7799
@somalitiktok7799 Күн бұрын
Garxajis somaliland isagaa iska leh
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d Күн бұрын
Yaa siiyay Hargesa dadka xoreeyaay ma taqaana 1988? Soo baro
@ismacil9022
@ismacil9022 2 күн бұрын
Kani wanasaq sokan maqalaya cidu yura uaha shheegtay duliga faqashaysan wadani
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Waxan waa proxy war sidu madaxweynhu sheegay aya ka socda gobolka somalia wado dad kale lagu so wakilnya si dhulkga dagal lagu ridu
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 күн бұрын
halayi doorto makhasaba huuno
@CaashaMaxamed-s9n
@CaashaMaxamed-s9n 2 күн бұрын
War qof mxada kawaristo maha
@cumarbarkhad1799
@cumarbarkhad1799 2 күн бұрын
Okokokokyy
@somalitiktok7799
@somalitiktok7799 Күн бұрын
Been ayaa dadka u sheegaysaan
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 күн бұрын
Muuse dagaal ayuu bilaabay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 күн бұрын
Muuse dagasl muu bilaabin cidkasta og hadii waxwalba la sameeyay ilaa hada muu dagaalamin laakiin dhuloos bay sidaasi aad ugu xumayd waligood bay ka shalaayi doonaan mustaqbal xun bay ku reebo Somaliland xoogbay kasii qaaday
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 күн бұрын
​@@HindaAbdulle-fl2jjnaf la caari kuma xumid ma jirto wax la dhaho Sland ma jirtrr ha
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 күн бұрын
Muuse bay kaaga dhagtay adiga 😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 күн бұрын
@@farduusmohmud975 Idinkoon wax na dooran lana idin dooran oo daciifa ayaad ka mid ahaann doontaan oon xataa saamiqaybsi ka hadliksrin waabad arki e yar sug uun
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 2 күн бұрын
Ciidanka qaranka marlabad yan lacunune halaga so saaro waakhasabtaasi burco hala keeni
@L.B.I.A
@L.B.I.A 2 күн бұрын
😂 waxaad ku riyootay miyaa, waligeed ma dhacayso
@xasankooras7887
@xasankooras7887 2 күн бұрын
OK
Sep 19/2024 ህጹጽ ሓቤረታ ግብረ መልሲ መልሲ
30:26
Filfil Tv ( ፍልፍል ቲቪ )
Рет қаралды 10 М.
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,1 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 18 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 910 М.
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 7 М.
Full Video | Episode 139 | Col. Douglas Macgregor (ret.)
1:27:00
Blenheim Partners
Рет қаралды 510 М.
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 106 М.
Deg Deg Aqoonsigi Somaliland Oo Lagu Dhawaaqayo Ethiopia Oo...
2:03:22
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,1 МЛН