Ciidama intey soo wada baxaan inqilaab haku qabsadaan dalka si nabad iyo cadaalad loo helo hadii kale hooyoo badan waay goblameysaa ilaahay ha u naxariisto wiilaa laqashay😢😢😢😢
@SarahWarsama-o8u18 күн бұрын
DALKU WUXUU CIIDAN LAHAA SHIRQOOL BAA LAGU DILEY😢. MARNA XASAN UMA TACSI YADAYN😢 ANIGU WAXAN U ARKAA IN LOOGU TALA GALAY IN AY DHAMAADAAN😢.
ASC. Xassan sheekh wuxuu u yimid inuu waddanka boobo, asaga iyo inta la shaqeeysa, weli wadanka Soomaaliya waa la badbaadin karaa horta xassan ha is casilo, ka dibna waxaan rajeeynaa in uu yimaado mid ka roon xassan. HA NOOLAATO SOOMAALIYA.
@qaliilaxmedqaliil18 күн бұрын
❤❤❤
@MAXAMEDCAYDIID-l7s18 күн бұрын
Waxaas oo dhib waxaa ka danbeysa Ethiopia iyo Kenya
Ciidanka dalka xasan wuu bi,iyay meel kasta waa ku dulman yihiin war xaqiina dalbada oo xasan yuusan dabka idinku shidin oo marna idinka isku kiin adeegsan marna shacabkiina kadhiidhiya dulmiga la,idin ku hayo war meel kasta way kagubteen masaakiin ciidanka somaliyed haloo kaco ciidankeena iyo xaqooda
@AhmedMohamuud-ll7mo18 күн бұрын
Nabad
@PuntlandFirst1-q5o18 күн бұрын
Hassan DHOQO Hoyadis ma difaci karo
@khadija-zy3zc18 күн бұрын
Asc wll, somaaliya waxaa lagu badbaadin karaa iyada oo xasan sheekh iyo tiimkiisa laga dulqaado! Oo la helo muwaadiliin dadkan iyo dalkan u naxayo, ilaahay habadbaadiyo wiilasha somaliyeed ee inkaartu kudhacday meelkasta oo ay joogaan,aamiin aamiin yaarabi
@Cabdulqadir-i3b18 күн бұрын
Fidmada kasocota somaliya waxaa wada m xasab shiikh ee sidee loogabadbaadinkaraa dalka somalia?
@OmarenOmar18 күн бұрын
Hawiye iyo daarood somaliya isku haysta Labada reer halagwarejo xilkahayan Madaxnimada halodhiibo Raxaweyn. Iyo isaaq ama ciise gadabursi
@GaladCaliGalad18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@TawfeeqHassan-ix4qv18 күн бұрын
الجندي باري
@subraarm438118 күн бұрын
Hassan Lacag fara badan ayuu Dalka burburintiisa ku soo qaatay Ciidankani waa intii ka badbaaday shirqooladii loo dhagay. Waxaan Ilaahay ka baryayaa Hawiye isma qabanayo oo waa wada Tuugo inuu Hassan Geeri deg,deg ah u keeno si dadkan dhiigoogu u kala badabaado. Dawlada iyo dalka Ilaahayoow Hawiye naga soo gaadh Yaa Allaah.
@MaxamedNuur-s2n18 күн бұрын
Asc dhaman wad salamanti hiin marka hore inta naga dhimatay allah ha unaxaristo mida kale dhibka jiro qofkii waxdilo ayaa labad badiyaa ❤