DEG DEG Taariikhda Somalia Waxaan Dhicin O Maanta Ciidanka Jubbaland Dhigeen Dhimashada 300 Kabadan

  Рет қаралды 155,939

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

DEG DEG Taariikhda Somalia Waxaan Dhicin O Maanta Ciidanka Jubbaland Dhigeen Dhimashada 300 Kabadan Shabaab

Пікірлер: 86
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
War babiiya.najasta qawarijda islam iskushega ah ala jecliya.jabka qushash mashaAllah.cidankeyga darawish❤❤
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc maxaa soomaali masiibo heysata allaah ha sahlo dhibta heysata kasaar adaa waaxidee 🤲🤲🤲
@fardowsoaadan8169
@fardowsoaadan8169 24 күн бұрын
Guul ciidamada jubalaan iyo ciidamada xoog dalka guul guul 🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Guul ciidamada Jubalaan iyo ciidamada xoog dalka guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul 💪🌹❤️🔥🙏👏🌹💪❤️🔥🙏
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Ай бұрын
Casharkii ugu horeeyay Al sheeydaan waxaa u dhigay beelweynta xawaadle ❤💯💯✊💪👍
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC Mashaa Allah Ciidanka Dharawiishta Jubbaland Somaliyed Guul iyo gobanimo Insha Allah 🙏❤💯🙏💪👍❣🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CabdilaahidheegDhaqane
@CabdilaahidheegDhaqane Ай бұрын
Al qushaash liyuu polis unbaa yaqaana sida loola dhaqmo walahi liyuu polis jubaland iyaga bunbaa xorayn kara
@MOHAMMEDV3465
@MOHAMMEDV3465 Ай бұрын
GUUL XOOGA DALKA SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🫡💪🏽
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
ILAAHOOW ALSHABAAB XAQA TUS WAA SOMALI DADKOODII CADOW UHAYSTA SHABAABKU ILAAHOOW XAQA TUS SHABAAB HADEYAN XAQA QAADANAYNA ALLOOW NAGA QABO أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴
@user-su5cb5vd2v
@user-su5cb5vd2v Ай бұрын
Masha allaah guuleysta ❤❤❤❤❤
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
HAMBALYOO HAMBALYOO GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane Ай бұрын
Alx lilaah qawarigtii ilaheybaa garabkuuda ka baxay guul ciidanka
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Waa geediyadii onlf iyo fardo awliyo khawatiji mantey u dhsmatey wuxu farabsdanas soo ma dhamadasn.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
WAA IIMAAN LAAWAYAAL ASHAHAADO LADIRIR AH WAXAY GALEENA WAA GODOB ILAAH ,LAYSAGANA HARIMAAYO , DHAANTADA , KIBIRKA IYO ISQAADQAADKANA WAX KALAA XIGIDOONA INSHA ALLAH
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
BAKHTIGOODA MAXAAD NOO TUSI WEYSEEN
@bashiirsugulle
@bashiirsugulle Ай бұрын
Guuuul bilabaty hasocoto ilahy idanki 9:22 ❤❤❤❤❤❤❤
@dugulemuse4458
@dugulemuse4458 Ай бұрын
Guul guul mnshallah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Guutada Birjeex waxaa u badan kuwa birta calaashay.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Guul dowladda federalka soomaaliya
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
Sifican aya logalay argagixisada beenqutayaasha alshabab.guul cidamada jubaland iyo kuwa dawlada somalia
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
guuuul geesiyada wadaniga Allaha xafido halyeyada libaxyo guuuul🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💯💯💯❤️❤️❤️🙏
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Jah wiilal ogaden sh baa galey dagalke seyns u dhimanen.
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c Ай бұрын
Mashaa Allaah ☝️
@moabdulla7156
@moabdulla7156 Ай бұрын
Waa ragii Ethiopian ka dalka kadifaaci lahaa labada dhanba maxase aakhira uga horeeya naar
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 Ай бұрын
Maasha alah guul xoogadaka guulesta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
Guul jland
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt Ай бұрын
Alshabaab allow dhowr waa wiilal somaliyeed insha Allah diinta islaamka lagu xukumi somalia halkasa caday qaate iyo qabyaaldna u dambayn
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Ай бұрын
Argagixiso ayaad tahay
@Umm_HN
@Umm_HN Ай бұрын
Adiga iyo aragagixidada umada soomaaliyeed dhiigooda baneysatay ee caqabada ku ah allow hal haka reebin oo baabi,I hadeyna cidh lahay oo nadhaafi daalimiinta
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane Ай бұрын
Urud qori Soo qaado qawaarig qawarig dhalay hadadan sidii doofaarka idhiman
@Muxiyodiin-xn2fp
@Muxiyodiin-xn2fp Ай бұрын
Guuul
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 Ай бұрын
Guuuul iyo gobanimo ❤❤❤
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Guul Guul Guul Ciidamadeena Soomaaliyeed Gobanimadu waa Dhalad Geesiyadi Soomaali Weyn....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯 🇸🇴🇸🇴🇩🇯..........❤❤❤...............Awoodiina Alle ha saramariyo...........Cadowga ha Jabo............
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
Amiiin amiiin walal mcn
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Ай бұрын
Sl qushashey qaraxyadii ma eedeen woomamo majogtaa qasaaro makuhelay guuul liyuu geesi🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥👍💯💯❤️❤️🙏✌️
@HuseenMahamed-qd8jy
@HuseenMahamed-qd8jy Ай бұрын
Malagoodii ayay sooraadsadeen
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Ай бұрын
5 shanta soomaali weyn guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Ай бұрын
Allaaha ma sha allaaha dhulkeenu Quruux badana
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
HAMBALYOO HAMBALYOO HAMBALYOO GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL 👍 ✋️ ♥️ ❤️
@ikacasenin7063
@ikacasenin7063 Ай бұрын
Dagal habeysan oo dacadeed.iska illaleya tugte cidanka somalieed.
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Ай бұрын
Waxa kale oo xasan najaaso wa guurguurte uu ogaaday in an axmed madoobe lagu deg degikarin Hada ka ayuu ina saxardiid oo ahaa sarkaalkii ka xoreyay alshabaab 2011 ayuu mar hore uu ku bedelay mid nacas ah oo axmed madoobe ay qaraabo ahayen ma aha nin laga badelikaro ciidanka jubaland ina saxardiid alle xafido wa halyey geesi ah oo an ku bartay dagaalkii SPM 1989kii uu lagalay ciidankii kacaanka somaliya
@user-pi9ku6st5v
@user-pi9ku6st5v Ай бұрын
ALLAHA jabiyo as waxay noqden aqabad ay dowladu hormar kagari ladahay Guul cidamada somalia iyo kuwa jubaland guleysta I.A
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Ай бұрын
Mansha allah. Liyuu policeka jubaland wacdaaro ayay kadhigeeen
@zaylaciya
@zaylaciya Ай бұрын
Guul ciidanka jubalaan gaar ahaan birjex
@HuseenMahamed-qd8jy
@HuseenMahamed-qd8jy Ай бұрын
Aleh hajabiyo , Alqushaaashta
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
Somali lee is dilaayo waxa tariikh ah ma arko
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
Huno mcn somali aya isdileysa warunta balse anigo somali ah walasha ah hadan cadhow kugunoqdo meshan kuguarko inan kudilo an rabo mxad igusameyn maiskakeydifaci mise
@FeisalAbdukadirMohamed
@FeisalAbdukadirMohamed Ай бұрын
guuleysta kufaartas hala laayo
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@xaawocumarcali51
@xaawocumarcali51 Ай бұрын
Guulguul jubland
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
War Waxbo ha aasininee Horay uga socda oo firxad kooda yuusan idin kafogaan najaasta, Hal nin ah oo Cagaf Cagaf ku aruursha uga taga, Cali Harti baa ka adeeganeh
@updirizaak6648
@updirizaak6648 Ай бұрын
Guuul ❤
@fanidhuged8372
@fanidhuged8372 Ай бұрын
Ilaahay alshabaab xaqa ha tuso waa kaa dhimay oo kugu dhimay labada dhanba waa wiilal Somaliyeed waa tiro inaga maqan labada dhaba hooyo ayaa gablantay illaahay wiilasha Somaliyeed bogooda burcad ha isku mariyo Shabaab waa Caruur Somaliyeed oo odayaal dhagar qabayaala oo dhiiga umada Somaliyeed Xalaalaystay dhamaan horjoogayaasha Shabaab hala wada daldalo balse Caruurta yaryar ee ay qaldeen ee ay maskaxda ka xadeen qaarkoodna ay xoog ku soo kaxaysteen hadii la qabqabto yaan la laayn ee dhaqan Celis iyo wacadigalin ha loo sameeyo Cadawga Shisheeye ee soo hubeeya alshabaabna ildheeriya ha lagu eego iyo kuwa Madaxda ah ee ku jira Dawalada Somaliyeed ee gacan saarka Laleham alshabaab waa in fojignaan dheeriya loo yeshaa
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 Ай бұрын
War maxay tahay nimanka alalaasaya kkkkkkkkkkkkkkkk
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
Farxaad bu laalalasaya 😂😂😂
@updirizaak6648
@updirizaak6648 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Ай бұрын
Warciidanka ugaliya tuute cagaaran oo ueg meesha ay joogaan
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
Saax wan kulaqaba goankas ❤❤
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Layah my friend
@Bashiir-k5t
@Bashiir-k5t Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ģuuuuuuu
@SoowdoDhageey
@SoowdoDhageey Ай бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@JamacMaxamed-n9y
@JamacMaxamed-n9y Ай бұрын
Hhh❤❤❤❤❤❤
@HafitHussein
@HafitHussein 27 күн бұрын
😮😮😮😮😮
@jamaomar1261
@jamaomar1261 Ай бұрын
Liyuu police somalidakleba macawiyane jubada dhexe mxay kadonen
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Ай бұрын
K/galbeed hiiraan iyo siti ayey caawiyaan
@bahjabahja-8805
@bahjabahja-8805 Ай бұрын
​@@abdiahmed9590masha Allah.liyuu polis mawaxay tagen ila.k.galbed wilasha somaliyed Allah.haguleysiyo insha Allah
@XasanCisxaaq
@XasanCisxaaq Ай бұрын
قال رسول الله صلي الله عليه وسلم❤❤القاتل و المقتول همافي النار
@NasroMaxamad-v2w
@NasroMaxamad-v2w Ай бұрын
أكيد إنهم كانو يقتلون نساء والصبيان في الميدان الصومال 😢 لكن قد بطشهم هذا الجنود
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
FULEY MAALIN RAYAA FAAN ROGROGOSHA BADANAA . RAG MAKALA HARIN WAXAAD GASHEEN GODOB ISLAAM
@dibjir.m
@dibjir.m Ай бұрын
Alle ba abuurey dadkan balse ma ogola nolosha o babah bey iska dhigeen war dad iyaga cadow isku ah o dabar goynaya jiritankoda maxa layela ! Inlen doqoni deeb kama baxdee damankey mermerisa !
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz Ай бұрын
Sedax boqol ari miya hhh
@umumuhamed6683
@umumuhamed6683 Ай бұрын
🥰🥰👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Micna daro ayey u baaba'ayaan dhalinyarada soomaaliyeed ee la Marin habaabiyey waa nasiib daro iyo khasaaro dalku ku habsaday dhalinyarada waa in loo caqliceliyaa lana wacyigeliyaa si ay uga badbaadaan dabka lagu shidaayo
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 Ай бұрын
Kkkkm wabo dhanteunayasn
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
❤❤❤❤ scwsscwscw ❤️ scwscw 100 💯 scwsscwscw 💯 scwsscwscw 💯 scwsscwscw 🎉❤
@AxmedJeylaani
@AxmedJeylaani Ай бұрын
¹
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk layah
@user-yp1qg8ed5z
@user-yp1qg8ed5z Ай бұрын
O33
@umumuhamed6683
@umumuhamed6683 Ай бұрын
goal dagalKa aXmad MaAdoobee
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e Ай бұрын
GUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL SITI STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL KOONFUR GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE BANK GUUUUUUL 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO PALESTINE GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL IYO GUUUUUUL AWDAL GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL JUBALAND GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND STATE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL 🎉NAMASTE NOLOL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE GUUUUUUL MUSLIM STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GUUUUUUL SITI GARBACIISE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL GUUUL GOBANIMO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL IYO NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL 🇾🇪 GUUUL GOBANIMO SANAG CERIGAVO GUUUUUUL DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL GUUUL GUUUL IYO GOBANIMO MAKHIR STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO AWDAL STATE 🇾🇪 GUUUUUUL SITI STATE ANFAR STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE 🇾🇪 GUUUUUUL GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Scwsscwscw scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw ❤️ scwscw 🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw ❤️ scwscw 100 💯 scwsscwscw 💯 scwsscwscw 💯🎉💯
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 Ай бұрын
You lie.
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Waa filim fake ah oo la daawisiinayo Buulshada Caalamka, markii Caalamku ogaadey in Somaalia Italiana aanay daacad iyp dhab aanay ula dagaalamin Shabaab ee ay shuraako yihiin, iyadoo Shabaab iyo dawladu ay qaybsadaan lacagta iyo hubka Buulashada Caalamku siiso !
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane Ай бұрын
Alx lilaah qawarigtii ilaheybaa garabkuuda ka baxay guul ciidanka
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН
DEG DEG SUUFIYADA OO FIRCOON KU TILMAAMAY SH UMAL & XUSKA NABIGA LIISKU HEESTO
22:59
Daawo Hadalka Maanta wasiir Fiqi
5:42
Anfac Media
Рет қаралды 2,8 М.
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 10 М.
DW Amharic የመስከረም 6 ቀን 2017 የዓለም ዜና
9:46