Degdeg Bulshada Reer Awdal Miyaa La Haystaa Mise Iyagaa Is Haysta Part One

  Рет қаралды 3,624

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Degdeg Bulshada Reer Awdal Miyaa La Haystaa Mise Iyagaa Is Haysta Part One
Saddexda kooxood ee bulshadaan ku maran
1)- Haraadigii SNM
2)- Horgalada/Dabagalisyada reer Awdal
3)- Habac yaqaano ( Comfortable zone
Presented Ayrotv and
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 15
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh 13 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@mato-q1x
@mato-q1x 10 күн бұрын
ascw walaal waan idiin salamayaa dhamaan allah ha xafido reer awdal ilaahay waxaan ka rajaynayaa inay is raacaan jawaabtaydu waa iyagaa is haysta oo isku foogan qabiil
@munamohammed2186
@munamohammed2186 12 күн бұрын
Sax waaye
@abumajeedmoussa8060
@abumajeedmoussa8060 15 күн бұрын
Garaadga iyo garashada Laga qabsatay
@cirsankayeer7464
@cirsankayeer7464 15 күн бұрын
Lama haysto rr awdal iyaga ayaa ishaysta isna gumaynaya ..ila sidon nin ay iska dhaxdilana guul gari mayan
@BrigadSpecial
@BrigadSpecial 12 күн бұрын
Sudanki aya leh hala xiro
@kabridgas1416
@kabridgas1416 14 күн бұрын
Ayada is haysata
@omarmahdi4325
@omarmahdi4325 7 күн бұрын
Hoorta gudiihina heshi kadiib haadela reer kaa quraa ee ugu jhilsaan somali ugu caaweensaan somali .
@Sumadeena
@Sumadeena 14 күн бұрын
Beelwalba oo iidoor wagash way is hubaysay oo ciidan madani baa u jooga. Samaroon idinka uun baa sacaboolay ah.
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 14 күн бұрын
adeer dadka reer awdal ayaa daayacay waa inga dadka somalida kale dadkooda ayaa hubaysa lakin idinku waxad tihiin caaloshoda u shaaqayse
@alinaaden7674
@alinaaden7674 15 күн бұрын
Walal dadka rer awdal uma baahna hadal iyo analysis ee waxay ubaahan yihiin dirigalin iyo diyaariin sidii loo xoreen laha. 1- huub urrursi qorsheesan. 2 - abaabul bulsho (youterber dadka abaabula; heeso dhiri galeen.)3-diasporada lacaag uurrin) media ga sidii loo isticmaalilah
@user-lt2oz7sb7u
@user-lt2oz7sb7u 8 күн бұрын
War wxan rer awdal la dhaho ama makahiil la dhaho ha ku daliina ha la waso.magaca samaroon wey dileen.
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 14 күн бұрын
warniyaw nin caqliburanban kuhaystay, lakin tanag madhan ayadtahay.wale inad faruqtahay
@jiidhe1970
@jiidhe1970 14 күн бұрын
Iidoorow .runtu waa'aykulushahay.
@shukrishukri801
@shukrishukri801 14 күн бұрын
GADABURSIGA AWDAL KUNOOL WAXAY UU AFDUUBAN YIHIN JIbril Yonis iyo Reer nuur oo xintamayaa ( Sajiin Ciid Libaax Mohamed Ali iyo Odeyaal suldanoo amba caqilow isku sheega).AWDALSTATE( ASM) WAXBA KAMA SOCONAYA WAAYO ODEY OBSIYEY AYA KU JIIRA
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 48 М.
Dhallanyarada Soo galowga oo hablihii Maraykanka joogay ay ka daba dhaceen.
19:24
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05