DEGDEG: Hargeysa oo Ninkeedii Yimi !

  Рет қаралды 11,788

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

4 ай бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 81
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Maanshallah tabarakallah
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤❤
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 4 ай бұрын
Maasha allah ❤
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
MDXWEYNA MUSTAQBAL A AHMED MOOGE INSHA ALLAH ❤❤❤❤
@amunmuse5343
@amunmuse5343 4 ай бұрын
Ilaahay ha xifdiyo il iyo xasad Allah haka hayo aamiin yaa rab
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@fatimasuleiman6158
@fatimasuleiman6158 4 ай бұрын
Asc rabigeen ha xifdiyo Maayerka caasimada
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 4 ай бұрын
Illaahay noo xiftiyo mayor meege ❤❤❤❤❤🎉
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@AsmaMahmoud-or6ln
@AsmaMahmoud-or6ln 4 ай бұрын
Mash'Allah Tabarak'Allah Insh'Allah guul midnimo iyo horoomar taam'ah #hargeysa, merci pour tes efforts et le travail que vous avez effectuer durant votre mandat, excellency Mr. Mayor #CAM insh'Allah the next future president of the blessed Republic of Somaliland, #enfant_du_pays!!
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Thanks sister❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 4 ай бұрын
Illaahay baan ka baryanaa inanu argano Abdulkarim Mohamed mooge oo president insha allaah guul soomaaliland midnimo wadajir insha allaaah🙏🏼
@rakbah.c
@rakbah.c 4 ай бұрын
Ina mooge hawcararine khaaliga xagiisa ucarar
@sudaysicaydaruus
@sudaysicaydaruus 4 ай бұрын
Madaxwayne insha allah❤
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 4 ай бұрын
Runtii waa halyey qaran aad baan gabadhaa ugu murugooday guulaysta dhamaantiin from sool
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 4 ай бұрын
Maansha alah. Ilaahay. Haynoo. Badiyo. Inta. Wanaagsan
@xariirmaxamed1111
@xariirmaxamed1111 4 ай бұрын
Masha Allah qaali
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 4 ай бұрын
Khayr badan Allah hasiiyo maayarka iyo inta lashaqeeysaba qofkasta oo afka soomaaliga kuhadla ayaa ku farxay ilaahay haka farxiyo maalinta aakhiro
@user-ri4nl8ru1b
@user-ri4nl8ru1b 4 ай бұрын
❤❤allaah ha xifdiyo madaxweynuu noqon insha allah
@user-ih7tr1ik4s
@user-ih7tr1ik4s 4 ай бұрын
Madaxwaynaha musdaqbalka isha allh
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 ай бұрын
That's true story God bless you and your family ❤❤❤
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 4 ай бұрын
Masha Allah,Alle ha barakeeyo dowladeena madaxweynaheena iyo maayirka caasimada:)❤
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 4 ай бұрын
Maayarku aadbuu udadaalayaa
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 4 ай бұрын
Waa run c,kariim waa guulaystay
@abdinasirmahamed9260
@abdinasirmahamed9260 4 ай бұрын
masha alah
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha Allah
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 3 ай бұрын
Ilaahay ha barakeeyo cabdi kariin ahmed mooge laakiin hadaad culays dareentaan xaga ilaahay u carara
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 4 ай бұрын
Alle ha barakeeyo
@historynerd7549
@historynerd7549 4 ай бұрын
Mansha Allah ❤
@jarose4876
@jarose4876 4 ай бұрын
Mansha mansha allah illahay garabkaga kama baxo cabdikariin
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@FaadumoAhmed-mc2th
@FaadumoAhmed-mc2th 4 ай бұрын
Maasha Allah 🤲🤲🤲
@fatuh4811
@fatuh4811 4 ай бұрын
Allahuma Barik dhaha ❤
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Mashaa Alaah Alee hano barakeyo cimri dheer iyo cafimad qaab Alee haano badiyo reermogee oodhaan dhalay mujaahid Asaall aah weeyee noloow cisiiyo sharaaf
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 4 ай бұрын
Mashaa Allah, waa wereye qaali ah inantani, oo xirfaddeeda weriyanimo sarayso!!
@AnmTV3329
@AnmTV3329 4 ай бұрын
Astagfirullah xaga ilaahey kudheh
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 3 ай бұрын
allaah ha xafido maayar Mooge waa qof karaamaysan oo umada somaliyeed uu ku yaryahay qof noociisaasi oo kle ihi
@saadhussein5466
@saadhussein5466 4 ай бұрын
WAXA imin Ayaantii INA-MOOGE SOGAYEE ALLA UU KASUGAYEE
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 4 ай бұрын
Masha allah Masha allah illaahay khayr hasiiyo intii caawisay oodhan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Mooge🥺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 4 ай бұрын
Walee hargaysaay wehelkaagii yimidoo moogaa barbarkaaga jooga , maayirka la shaqeeya oo hargaysa u shaqeeya u wada shaqeeya qayrkeed ha la tartantee wayna dhaafi doontaa noolow maayir mooge
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 4 ай бұрын
ilaahow daa abdilkarim
@Amla7
@Amla7 4 ай бұрын
Allahu akbar isago mayar ah buu sida shacabka unaxarisanaya bal ka waran hadu madaxwayne noo noqdo walhi waxn huba inuu is isbadali laha dalka ❤❤❤
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 ай бұрын
Ina Mooge wuu uqalma kursiga madaaxweyne Reer Somalilland ninka doorta kabaaxa shekkan Cirro iyo xirsi iyo waddani ina Mooge ina Mooge Allow Dhawr
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@DarwiishNL
@DarwiishNL 4 ай бұрын
Waa. Geenyo. Lagacloodo'eee. Gobtii. Ciidageliyoo. Gasha Guudka. Garxajiseee. Geesi. Ubax. Hadyad. Ugu Geeyaa. Geenyo. Gaariyoo Xusha. Geenyo. Lagu. Gardaadshey. Sandanad Guuna Guri. Ciidahale'eeee.❤❤❤
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 4 ай бұрын
Ilahaw ducada haka fatahin amin
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 4 ай бұрын
@user-wi1io6vl3t adiga qawaan mudha orod umada maryo ka xidho
@abdirisaksuleiman3334
@abdirisaksuleiman3334 4 ай бұрын
burco ninkedina gormu imanaya❤kkkkkkkkkkkkk
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DarwiishNL
@DarwiishNL 4 ай бұрын
Anigu. Waxaan. Aamin. Sanahay. Ninka. Ama. Qofka Umad. Xil. U. Haya. Wax. Qabadkiisa iyo. Dadnimadiisa Daacadnimadiisa Danyar U. Gaargaaridiisa. Hadii. Dadka 2meelood. Isku. Raacaan Waa. Adeege. Fiican. Ama Dhahaan. Waa. Kii. Loo. Baahnaa. War. Kaas. Bulshada Kasoo. Yeedhay. Waa..sax Gabadhaay quruxeey. Aan Kula. Kaftamee. Dumashidey Hooda. Garays. Maxaad Isutihiin. Waad. Isu. Egtihiine Walba. Dabarkiina. Foolasha Ma'Saameelay❤
@xariirmaxamed1111
@xariirmaxamed1111 4 ай бұрын
Inta kaleba wasaxe waxadtidha Xaga ilaahay ucarar
@nugaal012
@nugaal012 4 ай бұрын
Daawadayaal hadaad nafta u yaabtaan xagga 'الله' u carara. فَفِرُّوۤا۟ إِلَى ٱللَّهِۖ إِنِّی لَكُم مِّنۡهُ نَذِیرࣱ مُّبِی.
@mursalharare1001
@mursalharare1001 4 ай бұрын
Adina waa inuu hooy kuudhisaa madaaba aaad naga dhaadhicisay waxaan jirin
@abdihayd2924
@abdihayd2924 4 ай бұрын
❤❤SUBXAANALAAH. WAA GEF. KELMADAASI ❤UCARAR XAGA MOOGE ❤MAAYIRKA ❤❤. UCARAR. XAGA. ALE SWT❤OO GACMAHA. HOOSDHOGO❤. ISAGAA. KUKAFAALAQASDAYEE❤❤ WALAALAYAAL❤❤❤. HAA. ALE WUU AWOODAA INUU. KUUSOO DIRO. QOF WANAAGSAN OO KUCAAWIYA ❤LAAKIIN. AWAARAA IYO AMARKA ALE AYAYKATIMID❤SIDAAS. MAAYAR MOOGE SAMEEYEY❤❤EE ALE. USOODIREY. SAMAA. WAXAAS. ❤GURI UDHIS. HANTISII. IWM ETC.
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 4 ай бұрын
Hadaad nafta u yaabto xaga maayir mooge u carar kkkkkk, illahay haxiftiyo
@user-zq3uh2qc4e
@user-zq3uh2qc4e 4 ай бұрын
Waa u ducaynsynaa ina Moore lkn waad ceebaysa c karim adna waad dambaabtay ee ilahay u noqo ma magdalena la guursadaa
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 4 ай бұрын
Qofkii wacan ayuunbaa loo qayshadaa
@HibohadiHadi-mn8qe
@HibohadiHadi-mn8qe 4 ай бұрын
Tv gan ma prank ayu isku bedaley
@nourismail4114
@nourismail4114 4 ай бұрын
Wa doqon Far different from his father, What Happened to the struggle, Basic first then recognition
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Doqonku waa adiga waayo mafahmayo qofka kan dadka waxtara ee wuxuu uniikiya ka aan wax uqaban ee jeebka danbe kushubta hantida shacabka
@user-vl9fm9nx7f
@user-vl9fm9nx7f 4 ай бұрын
Ilahay ba qudka bixiya utobadken
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Waxi wngsan wa la baariga zxp dont be jealous bro
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Toobada miya la danbabey Waxa fcn ha duryinzxp Open Eyes
@seryu8204
@seryu8204 4 ай бұрын
Hargeysa ninkeedii baa yimid ma garaneysaan haa maya, ma garaneysaan waa oromada hargeysa idin la joogta
@seryu8204
@seryu8204 4 ай бұрын
@user-wi1io6vl3t tuug kumaad sheegteene reerkisaanad ahayn
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 4 ай бұрын
ma maayarkaad garxachisow isaaq ugu soo dhuumanaysaan?waan idinka sokaynaa waanan idinka shishaynaa! yaa ximaara naayaa hanoo faanin ninkaadshalay diidanaydeen hadaad grxaxhis tihiin in maayarnimada loo dhiibo! .
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 4 ай бұрын
wariyadu waa sacadmuusee isnadiifi niyaw janada ma galo ilaa min qalbi saliim
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
@user-qj6.Waad buktaa nacasyahow e dhakhtarka kuugu dhow gaadh😨
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 4 ай бұрын
Madaxweynaha culayska saaran waa culays weyn wuxu haleeli karaba iskayar bari iyo galbeed waxa culays kadhacaya iyo waxa ciidan iyo cadaw jabinaya samaynayo madaxweynaha ayay ku dhacaysa waxa Hassan Sheikh iyo Ismaciil geele Muse Biixi ayu waxaso culays ahi dulyala…. Qofwalba meshiisa halagu qadariyo…. Moogana shacabka ha’u dedaalo.. kuwii wadani iyo parliamentku qaran dumis ayay ku foogan yihiine..
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Mooge
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 4 ай бұрын
"CINWAANKA DOQON IIMADA IYO JAAHILNIMODA WAYN XAMBAARSAN EEGA "😅😅😅😅 SAQAJAAMIIN RAG IYO DUMARBA BILAA XISHOODA OO DAWARSIGA VEIWS MADAXMARAY OO DADKA WAALAN AY KA GARASHO BADAN YAHIIN BAA HORYAAL 24 TV ISUGU YIMI .😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@MaxdYusuf
@MaxdYusuf 4 ай бұрын
Nin dhiir ayaad iyo naag
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 4 ай бұрын
naayaa! maayarka ciidagaloho aad bay u diidanaayeen maalintuu isasoo sharaxay ee Muuse Biixi baa koota u qabtay oo yiri fursad hala siiyo cabdikariim .Muuse Biixi "Muuse gacal" baa abaalkaas iska leh oo kaliya.kursiga sukunkana u diibanbayno maayarka nafto haday ka baxayso oo waa garxachis.
@a.a.mohamed4635
@a.a.mohamed4635 4 ай бұрын
Hhhhh Somaliland maanta in ay baa ba'do ayey Ku dhowdey sidaad Uga Kala abtirinaseen ... Ina mooge Ma murashaxbaa Mise xisbi ayuu wataa ma waxaad Ka baqaayaa 10 years kadib
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
​@@a.a.mohamed4635Wan kayaabanahay😂 talow ma Badhyo culustiiba inagu dhex dhuumanaysa?😂
@user-oq5kw6sp3o
@user-oq5kw6sp3o 4 ай бұрын
Maansha Allah
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,5 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 28 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН