Buuni kasoosaara waxan rabaa in aan arko Buuni oo caayaya dhaliilaua Muuae
@Hala_yaa25 күн бұрын
mucaarad iyo muxaafid ba somali wey isubahaysatay duminta dawladdeena somaliland meel ma uga soo wada jeesanaa walaalayaal mise inaga kooxo isulayna kii soobaxa iyo kii aan soobixinba aynu isu hambalyeeno walaalayal kursiga walaalnimadda kaweyn....//
@saynabibrahim218725 күн бұрын
Waa runtii geesi nooloow
@mustafemohamedmohamed121924 күн бұрын
Si niyad ag buy u hadlay qardaawi
@Yonis301225 күн бұрын
Dadkani qadiyad ma laha walahi. Waxu kani ka cabanayaa maxa wax la isiin layahay...kani lacag ayu raba. Wa shakhsi daciif ah.
@Mudka-j1b25 күн бұрын
kanyar cilduu ku xiigay 😢 waa la qaadan waayay
@subairmohamed604525 күн бұрын
Habiqin habiqin kulmiye ayaa soo noqonaye ❤
@canbecabdisamad482025 күн бұрын
ahaa maxa ku dhacay libaxi
@MyHsan-h5h16 күн бұрын
Aqoon dimeed ma lihidin mise waa u kas macnaha tobad ayeydaan fahmin
@axmedabdi513724 күн бұрын
Lacag bad ku wadey tuug tuug dhalay
@cabdiaskari164025 күн бұрын
Marki hore ayaanu micno kahadlay hadana waa toobad seeg.arinkiisu kan hunguri ku kulmiye
@IbraahimCilmi-sw2hy25 күн бұрын
Zxp ma lacagtii baadhamaatay mis waykuudiidee mis waa lagu dabiibay wax iisheeg 😢😢😢😢
@khadramahamed-qn2dq25 күн бұрын
Wiilkan Wala sixray ugu yaraan
@zakirboss14325 күн бұрын
ala kalaycwadani baa jano ahe
@medabdi691224 күн бұрын
Dadkaintii waxdoon ahaa, way ku hungoobeen adna waad baqatay fule, halkaad ku qoysatay baa lagu engajistaa, bilaa mabda' aa ummaddda badan taana meel laguma gaadho, waa hasha labada geeljecel oo dhexduunbay kudhintaan midna qaadan maayo.
@AbdikadirOmer24 күн бұрын
😂😂😂😂 Baga ayaad umada ka fadhiisatay marka horeba waxba lama aad joogin dadka walaalaha uunbad kala dilaysee Nabad Ahaw 😂
@Mcc-y7m25 күн бұрын
Jiir la qabtay
@IsmailJama-xo4gv25 күн бұрын
WAAR LA JOOG muusahaaga . Cidna culay kumaad😂 hayne 😂😂😂
@dalaisacgibril589925 күн бұрын
Hunguri buu kulmiye u ahaa laakin waxba waa la siin waayay, muuse biixi guulwadeydnta waxba lagagama cuno, waa in sida Buuni aad ooydo
@SeedCali-u3u25 күн бұрын
Lacagtii baa loodiiday 😂😂😂😂
@mohamed8846624 күн бұрын
Hhhhhh tan yaa dirsaday markii hore
@FaadumoArdo24 күн бұрын
On ha noqon oo how tegin huwantii maryo cas ta
@xasanmaxamed120825 күн бұрын
Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane,qabiil inama deeqo ee qaranbaa ina deeqa
@SaidMahamed-tx4lp25 күн бұрын
Caliduulduulo kaluu ahaa waxaa eryay ibr.caydii
@mowlidabdi920925 күн бұрын
Nin dhalinyaro ah oo mustaqbal leh ayaad tahay, waanad ku saxsantahay in aanad godob iyo nacayb cid u qaadin!
@qulle555225 күн бұрын
Hadalka qardaawi wuxuu markhaati u yahay inuu Muuse biixi dhacey koley waa lagula xisaabtamayaa raga dalka baabiiyey ee reernimo wax ku difaacayey waxaaga reernimo may ahayn ee indho beel bey ahayd waanad ogaan wax badan
War wuu daalay markii muuse waxba uu kafami waayay
@AbiibColaad25 күн бұрын
Dhexdhexaadnimadu wa fcnthy wlee
@AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw25 күн бұрын
Adaa iskeeney 😂😂
@apdirahmaanhandule158825 күн бұрын
Muxuu joojiyay ninkani waa afku xoogle maalinba mèel ka qadeeya
@hamsirr655125 күн бұрын
Just waxaan ogahay iska maalin ah ayaad. Magacaagi u dishay inaad ku garab dhimato weeyan hadi kale cidina dib dambe ku tirsan mayso khyr ban ku rajaynaya
@farhanqalib202825 күн бұрын
Maxaad ka soo shaqaysay xaarkaaga baad cunijirtey oo xooga lagu siiyo baa ku waali jiray maaxad is mooday caruur futada ka waalatay baad tahay
@ibraahimmaxamed688525 күн бұрын
Yaa ku dirtay is qorbaad ahayd
@yusufahmed649325 күн бұрын
Arrinkan qardaawi wuxu dhacaa marka aad wax ku difaacdo wax khaldan