DEGDEG: Waa Kee Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?

  Рет қаралды 124,393

HORYAAL TV

HORYAAL TV

Күн бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZbin Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 662
@deeqdhaqane7065
@deeqdhaqane7065 Жыл бұрын
MAREEXAAN salaan baan u saaray👌 Dhamaan SOOMAALIDU waan wada jeclahay🇸🇴
@hibonuuro8176
@hibonuuro8176 Жыл бұрын
Mahdsanid abowe
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Жыл бұрын
Thanks bro ❤
@WaliidCartan
@WaliidCartan 3 ай бұрын
Waar Maxaa idinka siya aawey abwaaniintii gabooye
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Viva Darood ❤ Viva Isaaq ❤ Viva Hawiye ❤
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Viva Islam ❤❤❤
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
@@Johnniedallas214Islam ❤️❤️❤️. الحديث( المسلم أخو المسلم)
@maryammb7064
@maryammb7064 Жыл бұрын
Waa sedexdii soomaali rogtay isma dhaanto Allaha soo hadeeyo kuwa dibka wado laakiin kuligood ma dhihi karo 🙏 🤲
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
@@maryammb7064 sedexda qabaa'il ee meesha aan ku xusay waa dad walaalo ah OO is wada dhal dhalay, saas ey tahay na mid inkaaran iyo mid wngsn ba wuu ku jiraa, maanta markuu qof qalad galo waxan is weydiinaa reerkuu ka dhashay/ qalmuu yhy!!!, Somalida waxey fahmi la'yihiin yaa cadawgiina Ah, ma shaqsiyaa, ma shisheeyaa, ma qabiil baa, Somalia wax badanaa ka tirtimay runtii 🥺
@rukiyamohamed3728
@rukiyamohamed3728 Жыл бұрын
​@@maryammb7064abaayo sedex daa aad shegtay aduunyadoo dagan ayey kagureen ee waa dadkey katageen waxa aduunka qasay ilaahey haunaxariisto waalidiinta dhamaantood
@habibaali5036
@habibaali5036 Жыл бұрын
Rerka mareexanka waanba jeclahay Madaxdi Somaliyed🙏 ❤❤❤🎉🎉🎉 Illahow u naxariiso Abwaadii Somlyed ee dhimatay ILOVE SOMALIWEYN ALLOW MIDEE OO QULUUBTODA MIDEE❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Weli miyaa la derista Mareexaan waa gob gobi dhashay guud ahaan
@CaliRaage-kg5bz
@CaliRaage-kg5bz Жыл бұрын
Bagaag yuusuf curre majeten Reee Maxamuud
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Жыл бұрын
Thanks sister❤🎉
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Maasha Allah abtiyaaladay Daarood gaarahaan Mareexaan jira oo jooga weligiin waa Somaali qabiilka ugu sharaf iyo cisi badan.
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Жыл бұрын
Darod power I love reer abtigay ❤
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
I LOVE your Reer Aabato Kuli Somali oo dhan
@rummohamud9406
@rummohamud9406 Жыл бұрын
mareexaanku kenya dhan ayey naga hayaan Viva libaaxyada soomaaliyeed 😂🤣😂🤣😂🤣
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdiazizmahmed8925
@abdiazizmahmed8925 Жыл бұрын
Isaaq si fiican ayuu u amaanayaa Mareexaan iyo guud ahaan Daaroodba. Waa dad walalo ah wax kasta oo dhex marayba.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Waaw reer tokaly reerki halganka ee Dhulbahante Garaadadi Daraawish geesiyada Soomaaliyeed from Geri Koombe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 Жыл бұрын
REER KEE HALGANKA AA KKKKK BEENTASI WAA WAAXI DAROOD KUU LUUGOYEEY EE UU QIXIYEEN RIWAYADI DAROOD AYAAD WAADA EE QIYAALIGA KAMA WAYNATAN DHULMAHANTE IDINKA DUMIIN KARA SOMALILAND WAA BEENTI HUWAANTI DAROOD MASAKINTA SEE WACAAN BAAYE DAROOOD UGU QAAMAREEN EE HAALKA JOOGI🤣🤣🤣 BEENTA DAROOD MAA DHAGAYSAN KARNE FROM DJIBOUTI
@classiclit2926
@classiclit2926 9 ай бұрын
​@@umalkhyremohamed5308 hoyadidi siilka balarned kawase Djibouti iyoh somaliland ba aniga gumesta maxad shegesa marka 😂😂 d5 waa goob ayaga idinka masul ah adun weynaha odan
@naimanicma5352
@naimanicma5352 Жыл бұрын
Mansha Allah Marexaan sugaan kaliya ma ahen political waa number one dal jaceyl iyo somalinimo huwan Aduunka dhen laga ogyaney Allow Barakee Sade Darood meelkastoo joogan Ameeen❤🩸my blood🥰
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Жыл бұрын
Viva Mareexaan!
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
O maxay number 1 ku galeen o ay taarikh ah o ay leeyahin siyaad bare o taarikh xuma kaga tagay dalka iyo farmaajo o asagana taarikh xun kaga tagay marka wax kale bal sheega ILKA YAR BAABA HADLEYSAA
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Wiilashaan masoo cabeen mise maba yaqaanaan fanaaninta ay kahadlayaa waaba caruure maxaa kukalifay beentaan qaawan mise nin jaad jaad ka dhergey been usheegay ceebeey tacaal
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Heesa soomali isaaq uwayn waxaa ku xiga hawiye
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Daarood dalka ayuu xukimijiray lkn isaaqa iyo hawiyaha heesaha haystay
@abdihassan8244
@abdihassan8244 Жыл бұрын
GARIKOONBE ABWAANKA TUKAALE ILLAHAYAAW NAXARIISTADA WAASACA AH WADA SII MUSLIMIINTA OO DHAN ALLAAHU MAA AAMIINA YAARABAL CALAMIINA
@Kingmoha001
@Kingmoha001 Жыл бұрын
Mareexan ku waa dadka oogu abwaanada badan lkn dadka faana maaha
@musehajji5494
@musehajji5494 Жыл бұрын
Viva walalaheen mareexan from og
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
Tolkay marexan abwano qiimo badan bay lahaayeen, waan idin wadanaa from mj
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Жыл бұрын
Mareexan subxan Allah waan iska jecelahay from Hargeisa ❤
@RaaqiyaH
@RaaqiyaH 6 ай бұрын
Allaha ku jeclaado wll❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Tolkeen Ogaadeen ❤❤❤❤ from Geri Koombe
@AbdulaahiMukhtaar-f1m
@AbdulaahiMukhtaar-f1m Ай бұрын
Walahi ogaadeen waan jecelahay
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Жыл бұрын
DAAROOD Isn’t Easy Dhinac Walba Wa Hormoodka Somalida
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Taa waa la idiin qiray 🥰ee in sidan loo soo bandhigo oo caruuraha qabyaaladda la baro ma fiicno walaal 😂 from Djibouti 🇩🇯, cisse madoobe gacan buu idiin taagay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Saldanadi warsangali taariikhda badan sida Maxamud cali shire ❤❤❤❤❤❤❤❤ from Geri Koombe
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Жыл бұрын
darbi Daarood ❤❤❤ geesiyad ii geeska africa ❤
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 Жыл бұрын
Alow showr reer abtigey lelkase qurux qiimo iyo diin intaba cana macanoyin mashaa alah hore u socda
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt Жыл бұрын
Marexam madaxdi umada somaliyed ahna wadaniyimta somaliyed ahana curad kena sharaf iyo karamo ayan idinhyna from dhamana umada somaliyed wan idinjelhy from lafta gelabadha ogaden
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Rabinaxariistii jano ilahay haka waraabiyo abwaan cabdulqaadir xirsi yamyam waxaan siwacan udhagaystay daalo aragtideeday
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Жыл бұрын
Mareexan is not easy From Dhagaxbuur 😊
@Abdi-c6n
@Abdi-c6n Жыл бұрын
Maxd cali kaariye mee
@Abdi-c6n
@Abdi-c6n Жыл бұрын
Guukwadayaal
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore Жыл бұрын
​@@Abdi-c6nmaxamed Cali Kariya ma daarood buu ahaa misee shiiqaal
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Жыл бұрын
Absolutely Maxaa abwaano qaali ah na soo maray Alloow soomaali Barakee Maxaa Xigmad God lala galay Alow intii dhimatay u Naxariiso Soomaaliyoo dhan iyo Abwaanada soomaaliyeed oo dhan.
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Reer tolkey geri koombe taariikh dheer bey leyihiin wa halgamayal abwano badan baa ka dhashey iyo geesiyo badan oo soo halgamey wey qoran tahay blse lama sheeg sheego❤❤❤❤❤❤
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 2 ай бұрын
Mohamed Tukaale abwaan lamid ah maso marayo abud somalia illah ha u naxariisto
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
Warsangali sultanate teacher of all teachers 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@maxamednaasir6791
@maxamednaasir6791 Жыл бұрын
Masha Allah Abwaanada Mareexan No=1.
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Waan jeclahay soomali gabi ahaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@abdiazizmahmed8925
@abdiazizmahmed8925 Жыл бұрын
Mareexaan are legends ❤ from Hargeisa
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Жыл бұрын
Thanks bro❤
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
C.Qaadir X Yam Yam heesta Soomaali Baan ahay ! M Nuur Shareeco heesta BALLANTEENU WAA SHAQO ! AUN dhamaantood intii dhimatay
@FartunK
@FartunK Күн бұрын
cabdulqadir xirsi yamyam number one🎉🎉🎉❤❤❤
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Maashaa allaah illaahay intiidhimatay ha,unaxariisto , abwaano qaaliya. Viva soomaaliwayn.
@Saydika101
@Saydika101 Жыл бұрын
Abwaanada mareexaan oo dhan hadii leeskudaro abwaan sangub ma gaarayaan VIVA daarood MASHA'ALAAH SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Somalia oo dhan ayuuba ka heesa badna Abwaan singub hada heestan African hurodooy ee aya ku sheegen ninka dhulbante waa been waxa qaday Singub
@mohamednazar6045
@mohamednazar6045 Жыл бұрын
Xanuunka dadk kala tag
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
​@@omarkamaan1076sangub abwaan heesaha sameeyo ayoo ahaay
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
@@mohamednazar6045 aleyleh adiga xanuunsan oo wax aan jirin sheegay oo been qarmuun sheegi heesti aan goob jooga u ee caanka shyed lagu furay shirki Afrikan lagu qabtey hotel African village xaalada hodon muqdisho ee caanka ahyed ayaat leedahay hebolow ayaa lahaa 1974 ninkasi maba jirin
@abdirizakyusufmohamed3726
@abdirizakyusufmohamed3726 Жыл бұрын
Waa majeerteen bagaag waa reer maxamuud
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Жыл бұрын
Maanshaa ALLAAH. SIYAASADII MA HALKAASAY LA GASHAY . WIILASHAYDIIYOW MA OGTIHIIN qaybi oo maamul in layesku fahmay shan bilood ka hor barnaamijkaanu aad buu u xiisa badnaan lahaa laakiin maanta DHAGO QABYAALAD LAGU MAQLO MA LAHA DAAROOD IYO KALA QAYBIN .GUUUUUUL UMADA SOOMAALIYEED MEEL AY JOOGTABA.
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Жыл бұрын
Aad ayaan idinka mahadceliyaa sida sharaf leh fankeeni usoo xusheen 😊
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 Жыл бұрын
Saciid saalax iyo xudeydi mawaxay ahaayeen warsangali anigu isaaq baan uhaystay kwrn Mashalah
@abdalamuhiyadin4426
@abdalamuhiyadin4426 Жыл бұрын
Anaa kula qaba
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 Жыл бұрын
Wll Xudaydi warsangali ayuu ahaa, Aabahay ayey saxiibo ahaan sida laysheegay Alle hawnaxariisto labadoodaba. Siciid Salax lkn man aqoon inuuyahay warsangali.
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 Жыл бұрын
Niman reer sanaag ah reer hargeysana ah bay ahaayeen saas baa loogu qaatay, xudeydi halgankii ka hor cadan buu joogi jirey, hooyadiina reer buuhoodlay ahayd, waxa kale oo jirey abwaanno badan warsangeli ah maxamed cabdi aar allah yarxamuh, iyo maxamed nuur giriig, marka laga yimaaddo gabyaaga,
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Жыл бұрын
Reerkooda ayaan ahayn reeraha qofka la cararaa,isaaqna waa reer somaliyeed inaad moodo dhib kuma jirto
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 Жыл бұрын
Waa runtaa xudaydi hooyadii waxay ahayd, dhulbahante, axmed garaad, wacays aadan.
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Жыл бұрын
Singub aya number one ah
@hanahussein8168
@hanahussein8168 Жыл бұрын
Sangub baa ugu Riwaayado iyo heeso bdn Somali oo dhan marka laysku daro waa xaqiqda marka ookiyaalka qabyaalada laga tago
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Жыл бұрын
Taa waa lawada ogyahaye. Labajibaar byusameeyay. Murtina waa ku dhamayd.
@habibaali5036
@habibaali5036 Жыл бұрын
Waar Mareexanku wa Legend❤❤🎉
@museweston1303
@museweston1303 Жыл бұрын
Cabdi qafaar ciise waa majeerteen reer maxamuud iyo Cabdi qaadir bagaag na waa majeerteen reer maxamuud wuxuuna ahaa heesaa kaliya sifiic ayaan aqoon ugu lee yahay waliba intuu noolaa bagaag aun isku magaalo ayaan degenayn adanka canada
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah boqortooyo tolaky majeerten ❤❤❤❤ fram Geri Koombe
@alishirwa4127
@alishirwa4127 Жыл бұрын
A/qadir Yusuf Cure (Bagaag ) Majeerten. Reer Maxamud
@sadam1318
@sadam1318 Жыл бұрын
waa mareexaan yaa kale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rijaalmohamed79
@rijaalmohamed79 Жыл бұрын
Mareexaan 8 dhulbahante 3 warsangali 2 majerteen 1 ogaadeen 2.....waa abwaanada daarood ee halkaan lagu xusay waxaana ugu badan beesha mareexaan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Abwaan hadii la yidhaa hadee sugaanta oo dhan ayaa soo galaysa kulkaa kala qaada abwaanta heesaha iyo riwaayadaha dhaha intaas ayay idinkulla talin lahaa
@Qaadiriye
@Qaadiriye Жыл бұрын
Miyaad ilowdeen ninkii Dhulbahante ee heesta calanka ( Soomaaliyeey Toos oo Isku tiirsada) qaaday Nuur Cawaale
@nafisohussein3204
@nafisohussein3204 Жыл бұрын
Guuleysta Daarood❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@FarhiyaMahammed-bp8hk
@FarhiyaMahammed-bp8hk Жыл бұрын
Soomali ma hawiye daarood iyo isaaqbaa war is ku xishooda
@mahadwadnaqabad731
@mahadwadnaqabad731 Жыл бұрын
Abwaan Bashir sheikh mahamud waa hawiye habargidir sacad hilowle
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah abwaanadu waxay ubadan yahiin ❤
@abdirizakhirsi796
@abdirizakhirsi796 Жыл бұрын
Scww waad salaamantihiin reer horyaal TV aan idin saxee cabdiqafaar ciise cagoole iyo cabdiwali maxamed cawaale labaduba waa majeerteen ka sii ah reer maxamuud waxaad kale oo ilawdeen labo abwaan oo majeerteen ah oo kala ah bashiir salaad ciro oo iska lahaa heesta aad siiseen shareeco ee rucubta naasahaan hadba soo ruxaayo qosul kugu rakaadshaa riwaayadii ay ku jirtey heestaas isagaa iska lahaa waan cumar maxamuud kan labaad ood ka tagteen waa cabdulqaadir cabdi shube oo ciise maxmuud ah ee bal soo baara arrintaas aan idiin sheegay. Nabad gelyo iyo nooli kulanteed.
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Жыл бұрын
Nin rag yaqaan ah baad tahay, guuleyso.
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 Жыл бұрын
Heesaha cumerdhuule waxaa iskaleh Cali sheekh ee jacelka ah waana dhulbahente
@zahramahadalle5849
@zahramahadalle5849 10 ай бұрын
Abwaankii, Abwaanada Soomaaliyeed ee nool ayaad ka tagteen, in kasta oo aan Qabiil ku dareen ee aan isaga Hadraawi Soomaalinimo u deyn lahaa. ABWAAN Shube. Abwaan, Fanaan, Jilaa aan madalkiisa jirin. Gabayaa.
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
Sade daarood mareexaan
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
Way qarsoonayeene waxan ku ogeyn madax lkn a wa Ada ma tan maqley libaxa jiifa
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 Жыл бұрын
Abdiqadir Yusuf bagaag waa Mj majeerteen rer mahamud waa fanaan
@jamadhadhanshe7639
@jamadhadhanshe7639 Жыл бұрын
Way fiican tahay inaad zuugaanta iyo abwaankaba faalaysaan lkn waxaa fcnaan lahayd inaad iska dYsaan qabiilka
@MoktarMohamed-z7v
@MoktarMohamed-z7v Жыл бұрын
ibraahim cajaaib warsangeli ah ku dar hesaha uu lahaa waxaa ka mida ila noqo ul iyo diir xasan aadan iyo khadro lig ligaan jacaylkii hayaa ama ma lixbaan la diriraa ma labaan ka cararaa khadra iyo xasan iyo qaar kaloobadan
@wiziirranaa1725
@wiziirranaa1725 Жыл бұрын
Mr isn't easy🇱🇺🇱🇺
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Жыл бұрын
Mohamud Abdilahi singub Iyo somali oo dhan baa isu dhigma Marka laga tago Xasan ganay iyo Ahmed salebam bide
@abdihassan8244
@abdihassan8244 Жыл бұрын
WAA BARNAAMIJ AAD AAN UGA HELAY XIISABADANA LEH
@aminaqurux7702
@aminaqurux7702 Жыл бұрын
Mansh Allah Somalia gul from mareexan sade ❤❤❤❤❤❤❤❤
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Xigmada Ogaadeen baa hogaaminaya waana runtaa sxp, waayo dhinacaas maantana Qamaan ayaa ka soo jeeda
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 9 ай бұрын
Abwaan singub wax gaadha male soomaali oo dhan AHUN
@saadaqmacalin7598
@saadaqmacalin7598 Жыл бұрын
Bagaag waa majeerteen reer maxamuud.. Bashiir faray hawiye habargidir sacad....
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 Жыл бұрын
Axmed shire baa dey kooxda Jameel daauud abwaankii weynaaa dhulbahante
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 Жыл бұрын
viva mareeexaaan aar ragu xiniiyo waynaaa
@osmanhassan8434
@osmanhassan8434 Жыл бұрын
Abwanka weyn careys ciise karshe oo ah awrtabe. Yusuf darood aya katateen e e Somali Wada.jeceshahay e e Kusodara
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Mash Allaah. Geesi war Allaah haydin xiftiyo Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 ай бұрын
Nolow daaroodow guuleysta weligin alla daarooku wacana ilahow ada mahadleh ol daarood weeyne iga dheliye guuleysta guulrysta amiiiiiiiiin💪💪💪✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹❤️❤️❤️
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 Жыл бұрын
Nimankam maxa ka si.ah dee sheega reerka ay yihiin si waadax ah like Gari koombe, warsangali amase dhulbahante iwm,,ceeb ma aha inaad ku dhawaqdo Cida amase jifada hoose ee uu daarood ka yahay abwaanku,,
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 Жыл бұрын
Abwaanadii dhulbahante 30 way ka badnaayeen lkn iidooroow waanu fahmaynaa waxaad u qariseen lkin dagaalku meel xun ayuu idinka galay waxba idinku yidhi taariikhdii dhulbahante waxna sheegta waxna qariya cajib!!!😂 Warsangeli xitaa abwaano badan ayay lahaayeen maydaan sheegin
@Al-Burcaawi
@Al-Burcaawi 2 ай бұрын
kadaa nio qabyaaladaii ba meel daran kaa timi
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 9 ай бұрын
Cagoole miyuusan aheyn Majeerteen Reer Maxamuud
@yahye2001
@yahye2001 Жыл бұрын
Bagaag wuxuu ahaa AUN Majeerteen wuxuu ahaa fannaan kaliya ee abwaan ma ahayn
@yahye2001
@yahye2001 Жыл бұрын
Heestii Galayr ayuu xitaa qaaday waxay ahayd hees aad u macaan laxankeeda waxaa lahaa axmed cali cigaal
@husseinafyare800
@husseinafyare800 Жыл бұрын
Afrikaay hurudooy abwaan sangub ayaa iskaleh baxsana maqaadee magool ayaa qaada marka quxiga nagadaaya
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 Жыл бұрын
Abwaannada warsangeli badankoodu waqooyi maadaama ay u badnaayeen isaaq baa laysaga qaatay, xudeydi waad sheegteen abwaan saciid saalax oo isna ogeyslabe oy warsangeli is yihiin marka laga yimaaddo, abwaanna kalaa jirey sida maxamed cabdi aar, allah yarxamuh, maxaned nuuur giriig,nin kaloo baashe la odhan jirey wa illowsanahay
@zamzammoallim45
@zamzammoallim45 Жыл бұрын
Kkkkkk ohay Africaay horudooy wxaa qoodo magool
@CadeGude
@CadeGude Жыл бұрын
Ibrahim sheekh warsangeli Waa warsangeli Ila noqo ul iyo diir
@osmanhassan8434
@osmanhassan8434 Жыл бұрын
Mareexan majerteen dhulbahante ogaden warsangeli awrtable lelkase Kuli abwan wey leyihiin barata7
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 Жыл бұрын
Bagaag wa fanaan laxamiiste waana harti cumar maxamud
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Waa Kablaxlax iyo Sade Magacana Waa Mariixman waana sax
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Жыл бұрын
Dhulbahantuh weligood soomaalinimo iyo murtimidnimo Ilaa Afrikay isugu yeerayaan Oo ileen mareexanku doolad wanaaga Iilee murti iyo Aqoonbaa udheerayd
@ridwanbirre8310
@ridwanbirre8310 Жыл бұрын
war waxu laandheersana marexab dad ba isku dheeririnayo inkasto abwanada somalida wada jeclahay hadana waa rèr tàriiq fan iyi mid hogaan ba umada ku dhex leh wadaniyaal ah na
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 Жыл бұрын
Abdiqaadir xirsi bagaag🎉waa (AUN)waa mj reer mahamuud
@abdirahmanderie6208
@abdirahmanderie6208 Жыл бұрын
Dhalimyaro aan idin saxo ee Cabdiwali Jaamac Cawaale. Iyo Cabdigafaar Ciise iyo Bagaag. Saddexduba waa Majeerteen- Reer Maxamud.
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia 8 ай бұрын
ShaQo Aan Tiinii Ahayn Baa Haysaan😂
@mubaarag
@mubaarag Жыл бұрын
Alle ha unaxariistee farxan wuxuu geeriyoday 2004 isagoo laba beelood oo walalaha heshiisinaya
@abdirahmangelle9322
@abdirahmangelle9322 Жыл бұрын
Walaalayaal waxaad xaqirteen in ay ogaadeen nambar 1 yihiin oo xaqoodii sii seen mareexaan
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Anigu Careeys Ciise. Baan Taageeraa. Ku Qabiil ma ahi. Lakiin Waa. ABWAAN QARAN oo buuxa.
@cabdisamaddaarood8011
@cabdisamaddaarood8011 7 ай бұрын
Cabdi qafaar ciise cagoole waa maheerteen waana reer maxamuud
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Жыл бұрын
AUN bagaag waa fanaan Waa majeerteen
@MohamedMohamed-rp4xx
@MohamedMohamed-rp4xx Жыл бұрын
Reer Maxamud. Majeerteen
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Waar ilmaaderaayaaloow qabiil waa waxa halkaas dhigay Soomaali, miyaanay ku qurux badnayn inaad u deeysaan waa Soomaali waxaana u deegaankiisu yahay gobalkaas, degmadaas iwm? Maraykanka aan joogaa waxa uu ku tartamaa gobolo. Bi metel waxaan degenahay California, waxaa la yidhaahdaa: " waxay noqon kartaa wadan isku filan, haddii ay ka go'do Maraykanka intiisa kale ". Waa awood ay dheeraatay gobolada kale
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 8 ай бұрын
Cabdiqadir xirsi siyaad yam yam ale haw naxaristo aamin aamin
@mohameddahir1278
@mohameddahir1278 Жыл бұрын
Bagaag waa majeerteen reer maxamuud
@suubanaliquwaax3516
@suubanaliquwaax3516 Жыл бұрын
Bagaag waa Majeenteen Reer Maxamuud
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Allah yarxma Abdi qaadir bagaag. Heestii Galeydh. Waa nin majeerteena. CUMAR MXMUDA. hrgeisa kula jogaa waxad ku wareerteen Wan idiin soo tuuri. Darood ama hawiye iyo Jareerba digir iyo mirifle. IDINKAN IDIIN DAYEY ISAQ blse Nin G36 ahee.
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
1.samaynta deegaanka iyo quruxda horaa loogutartamay waxaa qaaday C.casiidaqare sida dhoolka guga Ayuu kuqaaday WAXAA kaloo uuku qaday heesta ugu laxanka fiicnayd mawgocatay gacaloow guuldaradii lasoomaray Goonyaha janaliyo shalaanbood ma eegtoo
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Hhh goormuu loo tartamay, heesta aad sheegtay laxanka waxaa saaray xarawo.
@khadramohamed584
@khadramohamed584 Жыл бұрын
Waa Majeerteen Reer Maxamuud Abdiqaadir Bagaag Alle ha u Naxariistee
@salaadmaxamedwardheere8166
@salaadmaxamedwardheere8166 6 ай бұрын
abwaan shareeco heesaha uu sameyay ee cashaqa ah waxaa ka mida haradigeed ee uu qado xasan aadan samatar
@Abdi_Hajji
@Abdi_Hajji 24 күн бұрын
Cabdiqaadir Bagaag MH reeer Maxamuud
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 Жыл бұрын
Cabdiqafaar Ciise Cagoole, Waa Majeerteen reer Maxamuud. Cabdiweli Jaamac Cawaale Liibaan, waa Majeerteen Reer Maxamuud, Bashiir Shiikh Maxamuud (Bashiir Farey) Waa Habargidir, Sacad
@kadroable
@kadroable Жыл бұрын
Viva Mareexaan!!!😍
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
GANACSIGII SUUQA WAHEEN Oo DIB LOOFURAY | waaheen market in hargeisa
14:01
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 252 М.