MURUGADII FARXADA DHASHAY!💖

  Рет қаралды 37,139

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

3 жыл бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 147
@omermhd985
@omermhd985 3 жыл бұрын
Mashaa allah naciimo Hooyo wey kuu duceysey aduun iyo Aaqirba weykugu duceysey iilah jannadii fardoso hakawaabiyo inkastoo hadadan arkey òona ogadadey in ay geeriyotay illah samir iyo iiman hainaga wadasiiyo hooyo waa hooyouun xusuusteda madhamaneyso Allahu Akhar🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Ss-id9hq
@Ss-id9hq 3 жыл бұрын
Hooyo Allaha U Naxariisto Wlhi Marka Daawaday Vediogan Waxey Soojidatay Qalbigeyga Qofka Allaah U Jeclaado Quluubta Dadka Jaceyl Ayuu Ugaliya Allha Unaxariisto Hana Naguwada Kulmiyo Jannada Anaga iyo inta aan jecelnahay Aamiiiin♥️
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Abaayo hooyo Allaha caafiyo cimri iyo Cibaado Allaha siiyo iyada iyo Hooyadeey iyo waalidiinta muslimiinta ah dhamaan ❤️
@haweyohaji3493
@haweyohaji3493 2 жыл бұрын
amiiiin amiiiiin
@umacandacasiis4523
@umacandacasiis4523 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا قلبي الله يحفظك
@umlinda5310
@umlinda5310 3 жыл бұрын
alle ha unaxriisto hooyo iyo hooyadey iyo dhamaan intii muslin ah cawada waa 15 shacbaan illaah ha udabi dhaafo walidiinteen iyo angobo insha allaah
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi Aamiin
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 3 жыл бұрын
Haween hooro ad iyo ad ayaan u naxney lakiin al xamdulillah farxad ayaa hadane maqaalney Alla huma lakalxamdu
@fowziyaaweys131
@fowziyaaweys131 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi jisaakalaah qayr maamo ilaaheey haku caafiyo
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 3 жыл бұрын
Masha allah mama zeynab illahey ayaa mahada iskalleh cafiimadne illahey hakusiiyo
@gobayhassan8585
@gobayhassan8585 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah, may Allah bless you all and save you from evil eyes insha Allah
@gamingahsshar7727
@gamingahsshar7727 3 жыл бұрын
Aaamiin!
@user-se8pg6hw4x
@user-se8pg6hw4x Жыл бұрын
‏الحمد لله يا حاجة إذا جاء أجلها لا يستاخرون ساعة ولا يستقدمون ☝🏽
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah ilaahoow idin xifdi adiga iyo hooyo macan 🤲😍🥰❤️
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 2 жыл бұрын
Masha Allah
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Жыл бұрын
Mashallah jazakallahu khar Ameeen ya allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🏼😔❤️❤️
@abcefg5995
@abcefg5995 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah nacimo allaha kubarakeyo
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 3 жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalaah naima ilaahay haku dhowro
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Masha Allah will hooyo Allah qabriga rowda min riyaadil janah iyo walidiinteen dhamaan
@hafsqsalad1958
@hafsqsalad1958 3 жыл бұрын
M.a wllhi wad icajabisy habo chanelkan 2biri lasocdaa .hoyo manooshhy hada Keep forword habo 👏
@muxaadharochannel1741
@muxaadharochannel1741 3 жыл бұрын
Walaley mashaAllah mashaAllah ayadhas adh baan ujeclah ,madhaxa ayan lalule😭
@nuuraabdull7998
@nuuraabdull7998 2 жыл бұрын
اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناته
@umuxafsahumuxafsah9512
@umuxafsahumuxafsah9512 2 жыл бұрын
Mash allh rabi yaxfdki ❤
@siciidoyusuf86
@siciidoyusuf86 3 жыл бұрын
Maashaalaah
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaarakulaah alaahi cisak jisaakallaahu kariim ilaaheey qayr allaha kusiiyo maama
@aminaabdi5790
@aminaabdi5790 3 жыл бұрын
Asc sister waad duceysantahay ilaah garab kaada hagalo aniga iyo inta muslimka ah nooga dhigo owlaada baari aamiin
@ugasomire5190
@ugasomire5190 2 жыл бұрын
Masha allah
@somalimom1012
@somalimom1012 3 жыл бұрын
Maamo illah ha caafiyo Naimo I love you abaayo illahay dartiiis makula soo xiriiri karaa
@hindiamustaf6302
@hindiamustaf6302 2 жыл бұрын
Maashaa Allah abayo naciimo ilaahay swt hoyo ha unaxariisto
@xasanyare5348
@xasanyare5348 2 жыл бұрын
Hooyo mcn ilah haku xafida qof nasibleh aya tahay Dada heesan hooyo masha allh hooyo ilah haku xafida
@ilhamaden2936
@ilhamaden2936 2 жыл бұрын
Naciima abaayo mama Ilahay ha unaxariisto janada Allaha ka waraabiyo
@fardowsa4389
@fardowsa4389 3 жыл бұрын
Maashaa alaah abaayo ilaahay haku barakeeyo
@deqailmi5040
@deqailmi5040 3 жыл бұрын
maashaa alaah waad duceeysatay abaayo
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 3 жыл бұрын
Mashallah illhay ha ku xifdiyo hooyo
@ferdowsaomer6027
@ferdowsaomer6027 2 жыл бұрын
Masha allaah tabarakalaah allow kuraxeey
@fadumomohammed5615
@fadumomohammed5615 3 жыл бұрын
Mashaalah abayo
@naimaguled2633
@naimaguled2633 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@aminamohamed804
@aminamohamed804 3 жыл бұрын
Allha ku xafido adiga iyo caruurtat iyo xajigadaMaansha allha
@NaciimaBilicsan
@NaciimaBilicsan 3 жыл бұрын
Asc abaayo macan see tahay reer aan ilahay dartiis aan idin jeclahay ilahay ha idin xifdiyo dhamaaantiin
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Subxaanallaah madhinte ilaaheey waaye cadowsanaa maba ogee maxay kuu soo waydiin waayeen marka hore wax fiican maahin
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@amalali2233
@amalali2233 3 жыл бұрын
ماشاالله ياربي يحفدك والله اني احبك 🌹🌹🤲🤲🤲🌹🌹❤❤🙏❤🙏🙏🙏❤❤🌹🤲🤲🤲🤲
@mnn2436
@mnn2436 3 жыл бұрын
Mashllah
@naciimaahmed2233
@naciimaahmed2233 3 жыл бұрын
Masha alh ❤️
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Maashaah allaah geeridu waa aq oowaana wada sugeysaa mararka qaarkood waa run aa illaah baa waxna og🎉kuwo kheyreysan allaaha caafiyo baan leenahay
@umuladanabdulaziz1213
@umuladanabdulaziz1213 3 жыл бұрын
Maashaa allh Naciima hooyo alle haw naxriisto abayo docadeedana hakuu aqbalo aamiin😭
@madinamohamud
@madinamohamud Жыл бұрын
@@miskihassan2493 haa Allah uunaxristo
@Miidan5
@Miidan5 2 жыл бұрын
Masha allah allaha u naxariisto
@maanocusman9451
@maanocusman9451 3 жыл бұрын
Mashaa all
@umacandacasiis4523
@umacandacasiis4523 Жыл бұрын
mash Allah abaayo qali
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah illhay ha xifadiyo hooyo macaan
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Maasha allha Tabarkalaah
@raxmoaxmad4463
@raxmoaxmad4463 3 жыл бұрын
Masha allah sodhawadaqer
@ayanyusuf9869
@ayanyusuf9869 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janada fardowso Allah ka warabiyo hooyo Mcn
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
Ilahaay hooyo iyo hayadayba haunaxaristo janadisaa hageeyo Aamiin
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 Жыл бұрын
Masha Allah hooyadaa maantaa igu horesa
@abcefg5995
@abcefg5995 3 жыл бұрын
Hoyo macanto alxamdulilah allaha cafimaad degdeg ah allaha siyo anigana hoyadey ayaan haya waridiinta wanjeclahay khas ahaan hooyo yinka allaha nowada xifdiyo
@lapatienceetlameilleurchos5651
@lapatienceetlameilleurchos5651 Жыл бұрын
Masha'Allah mamo marwo naciima iyo ayeeyo we love you 😍🤩❤❣💕🙏
@sucdiciise6505
@sucdiciise6505 3 жыл бұрын
Mansha allah
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 3 жыл бұрын
Maansha allah baarakallah
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
ASC maasha Allahaa
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Alle hakuxifdiyo hooyo iyo hooyaded
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 Жыл бұрын
وأخفض لهما جناح الذل من الرحمة وقل ربي أرحمها كما ربياني صغيرًا
@deekaadamabdi7751
@deekaadamabdi7751 3 жыл бұрын
Alah u naxaristo abayo hooyo
@hananshariifhassan9040
@hananshariifhassan9040 3 жыл бұрын
Asc abayo alle dartiisa ayaan jeclahay illahay haidin xafido dhamantiin
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
Aamiin
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )y
@safiyonuur4392
@safiyonuur4392 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
waatan khatraaaaayfaraxsaney Tan unbuu dumaaar Yaqaanay iyaaaa dumaaar.dumaaar badnaaa baaan tantan ka ahay.qoftaaaan marwadaan xaastiis
@nastexaali-nd3oz
@nastexaali-nd3oz Жыл бұрын
Allow u naxariisto hooyo mcn
@faizahassan3241
@faizahassan3241 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Aamiin
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 3 жыл бұрын
Hana ku cafiiyo amiin abayo
@cabdulahicali443
@cabdulahicali443 3 жыл бұрын
Hooyo mcn way ku ducaysay masha allah
@adoontiialle5328
@adoontiialle5328 3 жыл бұрын
Abayo mcn hooyo hada ma nooshahay ilaahey hakuu xafido ❤️❤️
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 3 жыл бұрын
Maya wey dhimtey hean sofirsdey tacsididi 6 kahor Allah unaxaristo ayada iyo dhaman musliminta
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Ilaaheey haku caafiyo
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
@sacdiyaahmedjeele3706
@sacdiyaahmedjeele3706 3 жыл бұрын
Mash alla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsasiyed2942
@shamsasiyed2942 3 жыл бұрын
Masha.allh.famil.qurux.badan
@Fatumayare
@Fatumayare Жыл бұрын
Allah caafiyo hooyo macan ❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 3 жыл бұрын
Sadaqa laahul cadiim.
@bakaraden8897
@bakaraden8897 Жыл бұрын
الله أكبر
@mnn2436
@mnn2436 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxriisto
@deqamahmood9766
@deqamahmood9766 Жыл бұрын
Asc wllo wan idin salamay adiga iyo Hooyo mcn ❤️
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Allaaha caafiyo aaaaaamiiin
@sahrashire8993
@sahrashire8993 3 жыл бұрын
maasha allaah
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )t
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Jiraaka llaah kheyrey hooyo allaaha caafiyo
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 3 жыл бұрын
Maansh Allah cod macaan
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Sax baini aadam baanahay daciif ah aaaamiiiiniin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Nono exusemeeeeee khatraaaaaay
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 3 жыл бұрын
Ilaahey maama zeinab janadiisa ha geeyo.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 жыл бұрын
Maasha alaahu naciimo hooyo ma nooshahay..????
@deqamahmood9766
@deqamahmood9766 Жыл бұрын
Allah swt ha caafiyo Hooyo
@saynabali379
@saynabali379 Жыл бұрын
Wali ilin an iskucelin wayay nicom ducada ilahey haku aqbalo samideyna ilahey hownaxaristo
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Ruuxii hooyo macaan unooshahay Ayaa farxad heysto
@fartunfarah7629
@fartunfarah7629 2 жыл бұрын
Asc abayo illahay haunaxaristo hooyo mcn janatolfardowsana hageeyo waxan isbaraney mansha Allah geridahooyo kadib waxad hesta xasusfiican Ani hooyadey waydhimatey wax video kama heesto illahey janatolfardowso hageeyo Amiin dammen walidinta dhintey
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah rabilcaalimiin
@hamdiabdi1396
@hamdiabdi1396 3 жыл бұрын
Asc abayo nimo alle cfimad hasiy hooyo mcn
@ahmedabdullahi6191
@ahmedabdullahi6191 3 жыл бұрын
Mashaalah
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
Masha alaah abaayo niciimo ilaaheey hakuxadido
@samiraali9808
@samiraali9808 3 жыл бұрын
Weey dhimatay maamadaan alle ha unaxariisto
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
@@samiraali9808 ilaaheey haunaxariisto
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 3 жыл бұрын
Masha alaah hoyo mcn
@cabdulahicali443
@cabdulahicali443 3 жыл бұрын
Hooyo ilahay ha unxaristo
@Fatumayare
@Fatumayare Жыл бұрын
Alxamdulilah ❤
@SGS627
@SGS627 Жыл бұрын
Allh cafiyo hoyo
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
Shugran hawo wcs
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waamaya.
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Alxamdu llilaah
@rashidoali851
@rashidoali851 3 жыл бұрын
Illahey ducadeda mamada haku aqbalo walaahi ilin aaiga timadey waalidka waa qali iyadana allaha unaxariisto amiin
@ahmedabdullahi6191
@ahmedabdullahi6191 3 жыл бұрын
Hooyo mcn
SHAMUURI SHAQADIISA INUU KU NOQDO MIYAA CEEB AH? MEEQAA TAXI WADA DAL IYO DIBAD!
23:01
MAXAAD KAXASUUSATAA HOOYO? FT. WALAALKEY ABDULQADIR
18:35
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 7 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 94 МЛН
KAALAYA ILA SOO DHAWEEYA HOOYO!
21:58
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 24 М.
DUCO IYO DARDAARANKII HOOYO ZAYNAB!
22:51
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 7 М.
SAAFI CUMAR WAA DHIBANIHII DHAAWACEEDA DHULKA DHIGAY!
18:03
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 3,5 М.
ASAD HAGIO IYO BAABA JEEY BEESEEY BIXIYAAN BROTHER-KEEYGIYOOW!
26:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 9 М.
DIINTA AYEEY DAAWADA KUJURTAA!
18:15
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 9 М.
AASKII HOOYO ZEYNAB! - N.& N. korkeeda ha ahaato! YAA RABBI AAMIIN!
28:23
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 4,1 М.
SOMALI BANTU MIYAAN AHAY?
24:43
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 30 М.
SHEIKH ABUU DALXA OO KA SOO SAARAY QISADEENII 4 QODOB OO MUHIIM AH
25:53
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 65 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47