SAAFI CUMAR WAA DHIBANIHII DHAAWACEEDA DHULKA DHIGAY!

  Рет қаралды 4,274

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

26 күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 12
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 24 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/janMmoiumZVgrbM SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN!
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 24 күн бұрын
Saaafi 😊
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 24 күн бұрын
Saadi she needs true justice 😢😊
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 24 күн бұрын
Wcs my beautiful 😊
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 24 күн бұрын
Masha allha abayo naciimo hadi malinta ee san sheegin maxaye manta usheegasa abayo aniga sidasa ayan ilatahaye
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i 24 күн бұрын
Walal wey sheegtay xiligas waxba iney shegikarin oo leysku ceebeysanjiray balse waa iskumid hada hadey shegtay waxey xaq uleedahay cadalad in loomariyo adigo dumar ah oo fahmilaha hadadba saan u hadleyso walahi waa waxey sheegeysay mama saafi qabiil dartii aya loo dhibateyna taasna xaq ma ahan 😢😢
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i 24 күн бұрын
Waxa layabanahay hoyo saafi iyada dhibkeeda wey soo gudbisay sigar ahna waxey u sheegtay nin fanan ah layaqan qabiil ahan waa murursade xitaa haduu asaga amusay wey buuxan beeshiisa sabab ey oga hadliwayen waxa ladhahay shaatkada ninkii kugula dhago walaga garbaxa sida sharciga u qabo amusnantan waxey qalad Ween kutahay beesha murursade runtii inta xaqdarada leysku garabsiinayo wax nohagagayo malaha😂 insha Allah wey hele cadalad
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 24 күн бұрын
Gabdho badan oo la kufsaday aa jiro oon ognahay hadana nimanki saas sameyay qurbaha ku nool yihiin ilmo dhaleen waliba abahood lagu hor dilay
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 24 күн бұрын
Waxaa caqligeyga diiday gabar yar oo 16jir 5nin kufsaday ma umaley naayi iney qarsan kari laheeyd sabab too ah dhaawaca kasoo gaaraaya ma ahan mid ay qarsan karto xataa ka socon kari laheeyd waayo waa bikro hadana gudniin kii aan ogaa ilama ahan arintaan mid sax ah wili waxbey qarineysaa Allaahu yaclam
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 24 күн бұрын
Marqaariyaal joogay baaba sheegaya maamada in ay arinkaan ku dhacday walaal.
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
@hodanabdulqadirabdulrahman1227 24 күн бұрын
1986 dawlada awood badan ma laheyn waayo gabdho badan oo magac laha oo dad magac leh dhalay aya la kufsaday dawlada wa loo sheegay Waxna looma qaban taasna wa lawada ogyahay waayo dawlada 1986 waxey cagta saartay wadadii burburka 4 sano kadib wa la kala cararay
@Aziiza_A
@Aziiza_A 24 күн бұрын
Waa saas dowlad way jirtay hadana dadka qaar sharci ma qabanin😢
MOHAMED BUSKUT IYO MUNIIRA DIINTEEY ISKUUGU NOQDEEN? XAARAANTA MIYAA LAXALAASHANAA??
22:01
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 59 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 140 М.
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
OOMAAR BARBAR, WAAWAREEY SIRA BADAN AYAA BANAANKA IMAADAY!!
23:02
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 6 М.
AROOSKA MARKA ISKU DIYARINA OGADAY INU NAAG QABAY CUNUG HESTO
44:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 92 М.
PART 3: ILMAHAYGA TAHRIB ADAG LAGALAY SI UGA FOGEEYO NACABKODA
33:39
Ridhwan Issack
Рет қаралды 60 М.
Curious Lady Grills Muslim With Difficult Questions! Muhammed Ali
45:26
The Muslim Lantern
Рет қаралды 197 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 59 МЛН