SOMALI BANTU MIYAAN AHAY?

  Рет қаралды 30,751

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

3 жыл бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee
Fadlan dhameyso daawashada videoga!

Пікірлер: 259
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 жыл бұрын
Asc! Waan idiin salaamay dhammaan walaalaheyga! Waad kumahadsantihiin daawashada videoga! Fadlan SUBSCRIBE, LIKE & LA WADAAG ASXAABTAADA! Soo dhawaada!
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
HAWO NACIIMA KUJECELIYAA ADEER KEEY .MOHA CADDE IYOCIYAAKAAGA WAAN IDIN JECLAHAY HAWOOY
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
الله يحفظك من كل مكروه و سوء أختي الغالية ، إني أحبك في الله 🌹💐👑
@fadumamahad8098
@fadumamahad8098 3 жыл бұрын
wlashey mshllh wlaley ehlu quraanka wajeclhy quraanka maxifdisanthy mase ledahy jadwal malinlaha oku Akhrido wlashy cod macaan baledahy inbadan quranka ku Akhrisay quraanka hadba inta taqano oxafiday qiyamalagudhaha Akhri halkakujojiso baledahy pooskeda ilhy jnada haynakukulmiyo
@user-cj9cu8gh5e
@user-cj9cu8gh5e 3 жыл бұрын
Masha alaha
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Walaal maxaa Dhib ku gu wata dadkaagii uu tag Mozambique iyo Tanzania . Somalida marna lagama yaabo inee ku so dhowreyaan
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Ilahayoow ani iyo dadkeyga somaliyed ramadanka farxad iyo CAFIMAD nagu garsii amiin yarabi 👍👍👍👍👍
@zamiinay6312
@zamiinay6312 3 жыл бұрын
Amiin ya allaah
@ashaadam4658
@ashaadam4658 3 жыл бұрын
Amin amin amin ya Allah
@njmelmi4708
@njmelmi4708 3 жыл бұрын
Allahu ma amiin
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabilcalamiin
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 3 жыл бұрын
Ilaaheey haku xifdiyo quruxeey aakhiro iyo aduunba sharaf aa leedahay boqol adiga oo kale ah somali u baahantahay ❤️ from lascanood👍
@Fainusmoha
@Fainusmoha 3 жыл бұрын
Dhiigaygaadtahay
@sahra4091
@sahra4091 3 жыл бұрын
Wallahii I'm very proud of you, sister in Islam. May ALLAH bless you abundantly.
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo naciimo waa geesiyad
@maryanigal3300
@maryanigal3300 3 жыл бұрын
naciimo illaah xaqa ha tuso umada somaliyed jareer waa dad ilbax ah oo sharaf leh oo xoogooda maala waa dad xadaarad leh waa qabiil soomaaliyeed
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
maryan Igal umada soomaaliyeed oo dhami ma dulmiyaan beesha jareer weyne, soomaali koonfur ayaa dulma oo laaya oo xoolohooda ka qaada somaliland madegaan soomali baantuu, soomaali galbeedna wey degaan, qallafe iyo shabeele ayay degaan ayaan maqalay, hanagu darina dadka dulmiyay, beeshan somaliland madegaan! inyar ayaa qoxoonti ahaan ku jooga, somalilan mana ka dhex ooyaan!
@numaigeh3198
@numaigeh3198 3 жыл бұрын
Asc quruxay , ha u jawaabin jahilinta , qof cilmi iyo aqli leh ayad tahay , Allaha ni xafido insha Allah 😍😍
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 3 жыл бұрын
Masha allaah
@munaborechannel5529
@munaborechannel5529 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه.
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 3 жыл бұрын
Mashaa allah tabaraka qalbiga idhaqajisa marka ayadaha qur aanka aa kubilaawdo codkada macan llaha kugu xafido adiga iyo fimilkada iladabaalo 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@safiyonuur4392
@safiyonuur4392 3 жыл бұрын
Walal qaali waxa tihiin qoys isku xiran is fahamay alle ha idin xafido maash allah
@abdirashidomar7811
@abdirashidomar7811 3 жыл бұрын
Masha Allah very good sister jiasakalhu qayran
@shininglikedynananana4995
@shininglikedynananana4995 3 жыл бұрын
جزيت الله خير جزءا
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 3 жыл бұрын
Waan saray tageero baan ku ahay madama atahy qoof diin iyo dadnimo ka muuqato hore usoco walshey ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 3 жыл бұрын
asc mash Allah ilahay haku barakeyo SCW Nabigena marki lawaydiyey ya dadka ufcn wuxu yiri anfacahum linaas sax ilahay hakaa dhigo dadka tii anfacdo amin
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 жыл бұрын
maasha Allah tabaaraka raxmaan. wlhi cilmi aan la qiyaasi karin ayan kaa faaiiday inti hareed oonlu daawaday! subxaanallah waxa igu fiicnaan lahayd inan shaqsiyan kuu aqaano ama aan telkaaga haayo aad mar mar cilmiga ii faaiideyside
@safiaahmed3782
@safiaahmed3782 3 жыл бұрын
Mashallah Naciimo xabiibti walahi wax sax ah ayaakahadashey oo dadka somaliyed in laga jahil bixiyo ubahan.Mashallah qof diin lehne ayaa tahay aad iyo aad ayaan kuutagersanahay horay usoco xabiibti ❤️
@hamdiahmed8712
@hamdiahmed8712 3 жыл бұрын
Masha Allaah
@zammyali3047
@zammyali3047 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@awesabdi882
@awesabdi882 2 жыл бұрын
Masha allah walaasheey ilaaheey ha kuu barakeeyo cilmigaaga
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 жыл бұрын
Masha Allah
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على أشرف الأنبياء والمرسلين سيدنا ونبينا وحبيبنا وقاعدنا وقرة عيوننا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Saas carab malagu noqonaayee nadhaafa
@fahmoabdullahi1518
@fahmoabdullahi1518 3 жыл бұрын
Scw
@hawosalad7243
@hawosalad7243 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@asmss6953
@asmss6953 3 жыл бұрын
Masha allah
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@MC-nk6vi
@MC-nk6vi 3 жыл бұрын
Masha allaa qeer ale haku siyo waa Noo fa idey say
@khuss1235
@khuss1235 3 жыл бұрын
Masha Allaah 💕
@fartunmohamed8764
@fartunmohamed8764 3 жыл бұрын
Masha Allah Baraka Allah
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 жыл бұрын
Ma sha ALLAH
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Alleh Haku Xifdiyo Kula Mid Baan Ahay
@hanefa283
@hanefa283 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH TABAARAKALLAH
@hawasamey6244
@hawasamey6244 3 жыл бұрын
Mash Allah
@aliadventures9671
@aliadventures9671 3 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid walshay waa ku salamy adiga iyo famil kaaga
@hamsamohamud9692
@hamsamohamud9692 3 жыл бұрын
Mansha Allah sista keep going🥰
@farhanyusuf4340
@farhanyusuf4340 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@fatimaosman339
@fatimaosman339 2 жыл бұрын
Naag diin leh Allaaha ku xafido 🥰🥰🥰
@fadumoosman7235
@fadumoosman7235 3 жыл бұрын
Mansha allaah abaayo waad mahad santahay I love your chanel
@sitiaweis7592
@sitiaweis7592 2 жыл бұрын
sax sax sax walaahi masha Allah tabaraka llah hadalkaga waa xaqqiq masha Allah ilahey cilmigaaga haku zaidiyo ilxuun kuma araktoo
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 3 жыл бұрын
Mansha Allah quruxay Allah ha idin xafdiyo adiga iyo reerkada abaayo
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
masha allaah ukhti horey u soco👉👉barnaamijyada aad soo dhigto waana kugu cusbahay
@Dagan721
@Dagan721 3 жыл бұрын
Wallahi waa arin cajiib ah inkastoo hada arkay video gan lakiin nacima aniga waa amin samahay Africa oo dhan waa mid waa saqajamo qabyalad badan
@zuhurcabdilaahi196
@zuhurcabdilaahi196 3 жыл бұрын
Asc aniga kugu cusub masha alah tabaraka raxmaan gabar sicil miyeysan uhadasho dawlo habaro💖❤
@saadiaahmed7975
@saadiaahmed7975 3 жыл бұрын
mashaAllah
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 3 жыл бұрын
Allaah idiin barakeeyo famil qiimo badan baa tihiin
@mamadabibto1834
@mamadabibto1834 3 жыл бұрын
Naciimo soo dhowow adiga iyo familkaada quruxda badan ee ah somaliyad asliya 👌💯💗🧡👍🏾
@fadumohussen669
@fadumohussen669 3 жыл бұрын
Masha alah walsheey qaali aad baan kaagag helay wax ku dhibo alahmaku tuso cilmigaah ayaa dadka u faidaysay waqtigaag aa nasiisay alah kaaa ajar siiyo failka kada alah kuu xafido
@samiramohamed8987
@samiramohamed8987 3 жыл бұрын
Maansha Allah tabarakalaah qofqiimobadan baatahay waana kufaraxsanahay inaad kahadasho dulmiga iyo yasitaanka laydinkuhayo aniga naftirkayga bantu maihi laakiin waa dad walaaladay ah qabyaaladu hadhacdo soomaali waa mid
@bahjocapdu7716
@bahjocapdu7716 3 жыл бұрын
Tttuttitiy
@axmedcusmaanmayow7187
@axmedcusmaanmayow7187 3 жыл бұрын
Maamo Naiica kujeceliyaaa Wcs horay usoco
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Hore usoco habo qali guuleyso waliga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ i
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 жыл бұрын
Abayo haku daalin soomaalidaan.soomaali hadal iyo waano shaqo kuma laha.garaacis ay wax ku fahmaan....garaac ama ka aamus.meelahan yurubta iyo amerika si edeb ay ujoogaan hadey is waalwaalana waa la garaaca.
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 3 жыл бұрын
Masha Allah naciimo walshey waxa tahy qof qalbieyga sojiidtey wana kamuqdo koldhow idnkusobiirey family qoruxbadn ❤️😍😘🌺🌹🌺
@juweriyaabdi6357
@juweriyaabdi6357 3 жыл бұрын
Masha allah walashey mcn jisakumullahu qer abayo qof waxa tahay alle u doray oo diin leh intas ayana aduun iyo aqiroba ku deeqdo cisi iyo sharafna ku leh alle xagiisa oo alle ku xiran adiga iyo ehellkaguba illah hadin xifdiyo insha allah.
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
ماشاءالله رب يحميكم عين 👁
@mamadabibto1834
@mamadabibto1834 3 жыл бұрын
Hore u soco ma i hi jareer weyn waana jeclahay saan u jeclahay somalida kale weliba dadkaas waa dad ka u wanaagsan somali weyn
@hindiamustaf6302
@hindiamustaf6302 2 жыл бұрын
Maashaa Allah naciimo ilaahay ha kuxiftiyo aduun iyo aakharo
@hodancabdi3793
@hodancabdi3793 3 жыл бұрын
Masha alh wllshi ilahay ha ku xifdiyo huno
@saaradahi6675
@saaradahi6675 3 жыл бұрын
MaashaAllah. Gabar caqli badan aa tahay. Oo diin leh. Stay strong. Kuwa caqli yar waxba hakasoo qaadin. Kiittäen
@saabiriinahmed1773
@saabiriinahmed1773 3 жыл бұрын
MashA allah
@rocky4066
@rocky4066 3 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahey haku xafido waxaa tahay qof qiima badan oo in lagu daydo mudan
@hafsqsalad1958
@hafsqsalad1958 3 жыл бұрын
M.a habo naciimo runtii qof diin leh bad thy hore usoco prefad number kalsooxriiro iisoosheg HBO ina wax kafaaido rbaa thnks 👏
@indhoderaleey9825
@indhoderaleey9825 3 жыл бұрын
Masha Allah waa sax
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Asc naciimo Waxaan kuweydiinayaa Quraanka waad taqaanaa mashaa allaah Magacyadaan eeaadtiri waananiila bixiyey mesha jarerweyne Awuukey axmadey looma ooye
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Magacyadaasi marumeysantahayileen Axmadey jareer kaliya mabaxsado Soomali oodhan ayaa baxsato Qalaadka iska sax Magac axmadey qoflaguma takoorikaro
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Suaalaan dadka midgaanka ladhaho Ooayga baqtiyay cuneen Taasina hafii aadrumeysantahay Jawaabteedaa lagaa rabaa
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Labo bin walaala ah midbaa baqti cuney Ayaad amaxadiis mefl aykaga qorantahay halasooshefgo
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Dadkii kaadida soo cabay geedka cuney qurbahay nalajoogaan Maxaa loodhihi waayey midgaan
@senasalad4202
@senasalad4202 3 жыл бұрын
Biraha tumaan midiyaha sameeyaan Waashaqa laysku takoorayo
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 3 жыл бұрын
Mashallah cod kar fariid naag nool qof sharaf leg mashallah hooyo fcn Allaha ku dhowro👌👏❤️
@mnn2436
@mnn2436 3 жыл бұрын
Mashllaah
@naciimoabdulahi6404
@naciimoabdulahi6404 3 жыл бұрын
Asc maan shallah samiye
@farhyamohamed6246
@farhyamohamed6246 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah Allaha idin xafido adiga iyo familkaga
@faduma.mahamuudnaciimo3607
@faduma.mahamuudnaciimo3607 3 жыл бұрын
Akiid abaayo ilaah ha ku xafido
@fadhiyadahir8375
@fadhiyadahir8375 3 жыл бұрын
Mashaa allah dulmi diid dhinackasta abaayo
@maryanmohamedsandkids9191
@maryanmohamedsandkids9191 3 жыл бұрын
Wow
@xamdiabdi9809
@xamdiabdi9809 3 жыл бұрын
mashalaah
@umuxafsahumuxafsah9512
@umuxafsahumuxafsah9512 2 жыл бұрын
Mash allh rabi yaxfdki xabibti filaah
@fadumagargar946
@fadumagargar946 3 жыл бұрын
ASC quali waxaan jeclahey Cod fiican quraan noo badi nabad nabar ilaah ha ku xafido aamiin jizaakalakheyr 🌹🌹🌹🌹👍👍👍
@bahja2518
@bahja2518 3 жыл бұрын
Yaa kalayaqaana dadkaan wada madow been aa isku sheegteen
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 3 жыл бұрын
Asc wr wb abaayo waxa somali ka dhigey dib udhaq waa qabiil marka abaayo qof diin leh ayaa tahay ee hore usoco. Maashaa allaah baarakta laah.
@hassanwali6055
@hassanwali6055 3 жыл бұрын
Maashaa allah allaha ku xafido adiga iyo ehelkaaga
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going sis love you abaayo I just visit you
@mohamedharakoow9502
@mohamedharakoow9502 2 жыл бұрын
Maashaa Alh
@ilaqosolkeyd4877
@ilaqosolkeyd4877 3 жыл бұрын
Masha Allah, xikmadaada waxbadan ayay badaleysaa. Dhagaxna meel dhaw, dhawaaqna meel dheer. 4.5 ma'aha wax kusaleysan aqoon, xadaarad iyo dimograadiyad toona. Waxaan ubaahanahay in nala guubaabiyo, nagula hago wadada toosan oo ay ku jirto walaal tinimo, midnimo iyo isfaham. Martin luther king jr. Waxuu dhahay" qofna yuu kuutusin in midabkaaga ama jirkaaga wax ka qaldanyihiin" sida ugu wanaagsan ee soomalida lagu badali karo waa fahamka ey kahaystaan walaaltinimada iyo midnimada oo wax laga badalo.
@sofiyaaweys9419
@sofiyaaweys9419 3 жыл бұрын
ماشاءالله walaashay qaaliالله يحفظك Soomaali waa walaal dib udhaca waxaa noogu wacan waa is faquuqa Allah swt Nus maqalqin xaqa Allaha nagaransiiyo adigana wacyi galinta wad si Soomaali kicin iyo isu keenid ah وجزاك الله خيرا
@shariifotaliso404
@shariifotaliso404 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah jaa ugtii😘😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gurikaadfamily3384
@gurikaadfamily3384 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo sax
@fadumaosman2914
@fadumaosman2914 3 жыл бұрын
Masha Allah Illahey ha ku xafido
@mnn2436
@mnn2436 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 3 жыл бұрын
Maashaa Allaaaah Sister
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 3 жыл бұрын
ASC my dear sister I salute you my dear
@mayom9372
@mayom9372 3 жыл бұрын
Masha allaha Jizaakalaah
@AG-208
@AG-208 3 жыл бұрын
Asc walashey waan ku jeceyl nahay somalinimo. Waa inan is tageerno dhamanten. Fadlan waxan ka codsanaya magacaan jarer weyne haa istacmalin. Walba shacabka konfur galbed mahsanid. Waan idin jeceylnahey Hadi aan nahay shacabka somaliyed
@mohammednuur2939
@mohammednuur2939 2 жыл бұрын
Scw
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 жыл бұрын
MashaAllah ❤ qof cilmi badan aa tahay. Wax badan aakaa bartay
@nastehomohammed2020
@nastehomohammed2020 3 жыл бұрын
. Mashaa allaah allaha idin barakeeyo
@rayaanaragsan3389
@rayaanaragsan3389 2 жыл бұрын
Masha allaah Gabadh cilmi leh
@samsumasaid8054
@samsumasaid8054 3 жыл бұрын
Masha alh, Wan ku sonoqday isoboqo walashey qali sido kale walalaha arko comments keyga isoboqda plz
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 3 жыл бұрын
Aqligaada Allah haku dhaafo mansha Allah
@ahmedhajjiosman4138
@ahmedhajjiosman4138 Жыл бұрын
Naciima, waan ku salaamay. Salaam ka dib Soomaalidu waa dad mushaakil badan waxaad la kulmeeysaa challenges farabadan oo nooc waliba ah marka waxaa lagaa doonayàa dulqaad joogta ah. Insha allah dantaada waad gaareysaa ilaaheeyna garabkaaga ayuu yahay.
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 жыл бұрын
Naima waa gabar cilmi leh, maadi iyo diiniba, Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah. Amiiro from Norway
@shukrigure581
@shukrigure581 3 жыл бұрын
mashaallaah gaber wax baratay ayaa tahay mashaallaah walaashey horey usoco
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 3 жыл бұрын
Mansha Allaah wacan oo wanagsan
@gulaamsiyaadamiin688
@gulaamsiyaadamiin688 3 жыл бұрын
Naciimo abaayo JIR IYO JOOG. BRAVO.
@haajiabdi7914
@haajiabdi7914 3 жыл бұрын
Mashaalah guuleso abayo macanto
@luulsuleyman533
@luulsuleyman533 3 жыл бұрын
Jazaakalaax
SOMALI BANTU MIYAAN AHAY? PART 2
23:20
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 9 М.
Borama - Maxaa ka taqaan Far Gadabuursi || Magaaladii Aqoonta
13:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 16 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 28 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 10 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
MOHAMED BUSKUT IYO MUNIIRA DIINTEEY ISKUUGU NOQDEEN? XAARAANTA MIYAA LAXALAASHANAA??
22:01
Similarities Between Arabic and Urdu
14:48
Bahador Alast
Рет қаралды 753 М.
UGU DAMBEYN OOMAAR WAA SOO HADLAY SIRTIINA BANAANKA AYUU KEENAY😭
11:13
OGU DAMBEYN OOMAR BARBAR OO KA HADLAY DHIBTA LOO GAYSTAY
11:18
Somali Tik Tok
Рет қаралды 1,3 М.