Laba sannadood kaddib, maxaa ka hirgalay hal-ku-dheggii "Soomali heshiis ah,dunidana la heshiis ah"?

  Рет қаралды 121,452

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Ай бұрын

Laba sannadood kaddib, maxaa ka hirgalay hal-ku-dheggii Madaxweyne Xasan Sheekh ee "Soomaali heshiis ah, dunidana la heshiis ah"?
©Abdijaliil Osman
Copyrighted material used!
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 338
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 22 күн бұрын
Waa siyaasi buuxa oo arag iyo hadaf leh balse aan qofna raali galin Abdiraham abdishakuur waa siyaasiga kaliyaato ee aan manta anigu dhanka siyaasadda la rafiiqi lahaa hadi waddanku Axsaab noqdana xisiga CAW qofka u horeeya ee iska xaadirinaaya ayaan ahay.
@uzeir7082
@uzeir7082 19 күн бұрын
Muxu kuso kordhiyay siyaasada wadanka 30 sano e laso dhaafay.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 29 күн бұрын
Maxaa lagu soo halgamay? Yaa lala halgamayey? I don't know who will buy your lecturer weaknesses? Indian man Mohandas Gandhi Said * if you want to change the world start your self*
@cousinbro1580
@cousinbro1580 29 күн бұрын
Saxiix
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 24 күн бұрын
You looked down the lecture of Somali politician and brought us some else's thought as an evidence. Shame on you. You better come with your own wisdom instead of criticizing your ............ and advocating for others.
@uzeir7082
@uzeir7082 19 күн бұрын
The same lecture they were given us for the last 30 years, that never worked in Somalia@@abdihafiidahmed8950
@hussenmohamedwarsame8444
@hussenmohamedwarsame8444 17 күн бұрын
Mahadsanid adeer sida aad noogu soo gudbinayso wararka Soomaaliya.
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 29 күн бұрын
Khaatumo miyuu ka hadlayaa Walaaley abdirixmaan abdishakur
@maleshad1
@maleshad1 20 күн бұрын
Masha Allah.
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 28 күн бұрын
Ilaahow cilmaani hayga dhigin waa halaag sugane Ilaahow hunguri anu i hodin waa hir beenaade Ilaahow hayaan baan ahaye hay hungayn maanta Ilaahow halyey niman ahayn aanan hanad moodin Huwan iyo ibliisiyo rabow haygu hodin gaalka Kuwaan uu hunguri qaadayee ina horay naaya Kuwaan uu kufrigu nagu hodee haybta nala sheegta Kuwaan uu hankoodii jabee cadaw u heeryeysan Waa wada hunguri raac sharciga Eebe laga hoojay
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 28 күн бұрын
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Calmaniyiiinta Baybalkooooda Ama Dastuurkooda Qooomaluuudka ah Kuma Hashiinayaan Xalkoooda Waaa In Lawada Qaarajiyaa Dalka Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Lagu Xukumaa Mid Laga Dhiiga Qofkan Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Rabin Madaxa Halaga Guro Iyo Midnimada Islamka
@yaasiinwarsameyasiinyaaska8270
@yaasiinwarsameyasiinyaaska8270 21 күн бұрын
saxiix
@user-hn5ju2wu3b
@user-hn5ju2wu3b 19 күн бұрын
Waa siyaasi bisil oo codkarnimo iyo aqoon isku darsaday. Maashaa allaah
@nawalabdirizak6979
@nawalabdirizak6979 22 күн бұрын
Mudane abdurahman abdishakur I support you and totally agree politicaly for sure keep it up
@user-fg7hd5zq2c
@user-fg7hd5zq2c 21 күн бұрын
Wll abdirahman abdishakur niinkan miyaa
@mayowteesiyow5536
@mayowteesiyow5536 28 күн бұрын
Aad ayaan uladhacsanahey Cc shakuur waa hogaamiye waxaa nasiibdaro ah in ay soomaalida ay garanwaayaan hogaamiyahaan waana hogaamiye dhab ah guuleyso ayaan kuleeyahey
@jamilahassan7227
@jamilahassan7227 29 күн бұрын
Wixii la qariyo qurun baa kujira ee xasanow soo wada bax ina abdishakuur caqliga Allah ha kuu barakeeyo
@user-xe2sg9bj8d
@user-xe2sg9bj8d 9 күн бұрын
Asc
@hassanfarah726
@hassanfarah726 18 күн бұрын
This man is legeng
@user-xk7cf6tl8h
@user-xk7cf6tl8h 25 күн бұрын
Legend great man
@tiibeqorane7008
@tiibeqorane7008 9 күн бұрын
Wariye dhamaystiran masha allh
@maleshad1
@maleshad1 20 күн бұрын
Classic. This man qualifies to be a minister or president he is better than The current head of state.
@Arrrstll
@Arrrstll 25 күн бұрын
Shaahmacabe Farxaan qaroole Ayaan ka aqaan inta kale ma aqaani Ilaahy dhamaatood ha u naxaristo.
@Football-fans327
@Football-fans327 13 күн бұрын
Aamiin
@abdiissa1034
@abdiissa1034 27 күн бұрын
❤❤❤Abdishakuur
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 29 күн бұрын
👍👍👍👍👍
@DeqaYusuf70
@DeqaYusuf70 22 күн бұрын
Si baa saciid cali nuur wariyihii bbc kuugu soo dhacayaa ma warka uu kala dheereeynaya maanu fahmin Masha allah nin dhalinyaro ah ee mustaqbal fcn leh❤abwe
@2daysago_
@2daysago_ 29 күн бұрын
Absolutely on point. Abdirahman qaranimo iyo rabitaan qaranimo ayaa ka muuqato. 5 sano kahor fikirkii aan ka qabay Abdirahman aad buu isku badalay mashaAllah. Ilaahi cimri dheer iyo cibaado suuban hasiiyo waa nin damqasho kudambeyso wlhi
@abdiaziizshabib
@abdiaziizshabib 25 күн бұрын
Realistic man
@SabiriinCabdiwaxid
@SabiriinCabdiwaxid 17 күн бұрын
Intellectual
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 29 күн бұрын
Cc.shakur waxaan kugu baranay mucaarad goormeed kasheekeyneysaa horomarka dalka mise jacaranda laheed adigoo md weeyne ah in lagula shaqeeyo waxaan jeclaan lahaa qof walbo wadanka daraftiisa haka qabto
@sahmiye_2
@sahmiye_2 9 күн бұрын
Cabdijaliil my classmate manshallah hore usoco sxb , waa sxbkaa bongo
@user-vl7rt7dc1v
@user-vl7rt7dc1v 22 күн бұрын
Asc. C C Shakur war kaaga wuu na deeqay ALLAH YAXFADAK INSHAALLAH
@samaleofficial
@samaleofficial 21 күн бұрын
C.C.C is legend ✊madaxweyne H.S.M is also legend 🙏🇸🇴 and i am legend too ❤
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 29 күн бұрын
Ccshukur u are legend xasan abfalow meel.sar.o dalka.halaga.badbadiyo
@AhmedDhere-db3us
@AhmedDhere-db3us 27 күн бұрын
❤❤❤
@hussenmohamedwarsame8444
@hussenmohamedwarsame8444 29 күн бұрын
Cabdiraxmaan cabdishakuur waa runlow, waana nin aqoonyahan ah lehna aragti dheer iyo maamul yaqaan.
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 28 күн бұрын
Abdiraxmaan abdishakuur plz shub iska dheh
@XxHannaxXFan
@XxHannaxXFan 25 күн бұрын
Masha allaah wariye diyaarsan❤ Hadal qurxoon😂 Dagan😂 Much different than what I have seen
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 28 күн бұрын
🎉
@omarosman8749
@omarosman8749 27 күн бұрын
Ninkani soow mahan ninki yiri madaxwaynihi qaranka somaliya farmajo Marti ayuu kuyahay casimada dalka.😊 hawiye mahan dad somali hogamin kara hadan sababeyo. Siyasiga hawiye markii laga xanajiyo. Hal mar ayuu is madax maraya Wana cadifad hadlaya waxa uuna luminaya tagerayal badan oo somalida kale ah. Siyasiga hawiye sifudud aya dhiiqo lagu galinkara.
@mohussle415
@mohussle415 25 күн бұрын
Siyaasiyiintoda ma ahan dad sariigto ama dad iska dhowra hadalada xanafta Leh
@kylehorn9933
@kylehorn9933 24 күн бұрын
Maanta asagaa la dhohooyaa Marti aa Xamar ku tahay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 24 күн бұрын
Kan siyaasi ma ahan. Waa cuqdadii oo qof ah. Farmaajo waa Marti isago madaxweyne ah. Farmaajo yaan xildhibaanimo loo dhaarin. Markay meel xun tagty waxuu yiri: Cumar finish, Guudlaawe & Qoorqoor inan hadalkooda maqalnaa rabaa. Ninkan waligiisa madaxweyne manoqonayo, 15 cod buu dhaafi wayey isago dad badan u tanaasuleen.
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 26 күн бұрын
wan ku farxay inuu cabdiraxman cabdi shakuur aqriyey buuga la yiraahdo The Art of War by Sun Tzu
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 15 күн бұрын
Ilaahoow Saraakiisheena iyo Ciidamadeena Inta dhimatay u Naxariiso Inta Noolna noo badbaadi
@Football-fans327
@Football-fans327 13 күн бұрын
Aamiin
@ismailabdiaziz45
@ismailabdiaziz45 23 күн бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantood
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 29 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 29 күн бұрын
Ma Gàladdii lagugu eryaday laaan gàb
@abdihassan8244
@abdihassan8244 22 күн бұрын
Siyaasi run sheegay weeye
@saeedosman3016
@saeedosman3016 22 күн бұрын
Kan wariye ma aha.hadal dheer
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 28 күн бұрын
2 waxbadan isbedelay guul soomalia
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 26 күн бұрын
Cabdìraxmaanoow waxaa aheyd ninkii ugu horeeyey ee xil loo magacaabay dowladii Md Xasan sheekh, 2022kii... Ma geerkii ayaa kuu gali waayey meeshii laguu magacaabay...
@mohamedabukarmohamed3088
@mohamedabukarmohamed3088 29 күн бұрын
Waligaa mucaarad ahoow C/Raxmaan. Heerna kuma gaareysid
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
Faysal Cali Waraabihi Soomaalia 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 28 күн бұрын
Adigu dadka afka qabo hhh😂
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 29 күн бұрын
Waa runtiis
@abchiryou95
@abchiryou95 21 күн бұрын
Horta soomalida dadka sida ninkan ah oo kale ina la hor keeno ma istaahilo wlhi somali talo wadaag ama xukun wadaag maku haboona mana mudna in madaxwaynuhu cid xukunka la wadaago waayo umad hogaamiye inay yeelato meel u jiheeya, sida soomalida waa sida umad loo wado loona hogaamiyo sidaas ninkan qabo ani inuu dadka wareeriyo ayuu meeshan usoo fadhiistay wlhi
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 29 күн бұрын
Tareenka Ethiopia waa Qarxinaynaa. Madaxwayne xasan sheekh haduu Qarxiya yiraado: Guul [ethiopia la hadli maayo :] Addis ababa xabada ka socotaa:
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 29 күн бұрын
Adeer CIIDANKA XOOGA DALKA ETHIOPIA HABEENKII MARKUU XASSAN HACOO LA JIIGO HABARTIISA IYAGAA WAARDIYA KAN DOOFARKA AH LAFTIISA CIIDAMO AJANIBA OO CIIDAMADA ETHIOPIA KU JIRAAN AYAAN AMNIGIISA ILAASHA MARKAA MABA HADLI KARTAAN
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Adu maxaa meeshan ku keenay ma ethiopian baa tahay Soomaali baa meeshan wada hadleeyse adu soomaaliland baa tahay soomaaliland lagama hadlin ee naga fadhiiso meel walba hasoo dhex boodinee mise comment tigane ictiraaf baa ka dhex raadineeysaan 🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 27 күн бұрын
@@cousinbro1580 amizom miyaa wax ictiraafta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ileen cawanimadii laydiku sheegi jiray waxbaa kajira
@MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
@MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh 28 күн бұрын
eg 28:34 28:37
@noorabdi6061
@noorabdi6061 27 күн бұрын
ccshakur maahmaahda saxaro qori dheer ayaa leysaga tiraa xasan shiiq maad ka baratay???????
@SukritiXasan
@SukritiXasan 15 күн бұрын
inaan ku arko adoo eedey badbaado qaran waa ku faraxsanahey
@hibaq123
@hibaq123 29 күн бұрын
Waa run
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 26 күн бұрын
Waa ninka kaliya oo qirah haduu mucaarad yahay iyo haduu mu 'ayid yahay qirah waxay ku saxantahay dowladu iyo waxay ku qaldantahay waa ni rag ah oo cidna waji kalahay oo siyaasadiisa ka hadlah ❤
@adjimo5727
@adjimo5727 24 күн бұрын
I think this guy is realy reasoning
@user-mc7zk1lv9t
@user-mc7zk1lv9t 28 күн бұрын
Xildhibane wareysi miyaa mase waa warbixin program kaan aad noo soo bandhigtey
@qamardagan8175
@qamardagan8175 27 күн бұрын
Cabdiraxman cabdishakuurow ha noqon mucaarad joogtaa faaiido kuuma leh
@TheSignature82
@TheSignature82 21 күн бұрын
Reerke Hg they upset 😅😂
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 29 күн бұрын
Waxaan isleeyhy ninkan waxuu uqalmaa madaxweyne,, Yaa ila qabo aragtidaas????
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 28 күн бұрын
Ninkan waa caruur aan taariikhda waxba ku qaadan wixii bahdil iyo dulmi ku dhacay maanta dib u dalbanaya
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 28 күн бұрын
Waa xaqiiqo aanan laa inkiri karin. Laakiin fahamka ayaa qaali ah.
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 28 күн бұрын
Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Hala Qaaato ama Halagu Kala Tago Gaalnimo Laguma Wada soconaayo Iyo Dalka La Gato
@ahmedmali913
@ahmedmali913 25 күн бұрын
Nin KZbinr noqday haygu soo dhisin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 21 күн бұрын
Xaqiiq waa sidaas sxb ​@@user-xs1yy8ff7h
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 28 күн бұрын
Asc Adeer waa mahadsantahay, Mr Warsame sifiican buu oga hadlay arimaha Dulka waxaa Hassan Shekh Taagad u ah barakicinta Habargidir Mogdisho iyo Shabeelooyinka, Dulka ay daganyihiin Dadka Abgaal Hassan kamahadlo, waa Dagaal cad oo kuwajahan Habagir. Habarto waa halgamee Dulmi Allah majecla. Mahadsanid
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 28 күн бұрын
Excellent political analysis
@hassanosman5686
@hassanosman5686 29 күн бұрын
Ian cabdi shakuur waa siyaasi bisil iyo aqoonyahn mudan inuu mw noqdo qabyaalada Markaan iska fogeeyo
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
Aaway hee waa Faysal cali waraabihi soomaalia 😆😆😆
@Football-fans327
@Football-fans327 13 күн бұрын
​@@cousinbro1580hhhu
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 29 күн бұрын
cabdishakur waa runtii
@user-ye8zm4fr2l
@user-ye8zm4fr2l 23 күн бұрын
23:56
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 24 күн бұрын
Abdi rahmaan abdi shukuur jaamacada hadalyaqaanka muukasoobaxay???
@Ckariin-zw9gt
@Ckariin-zw9gt 18 күн бұрын
Caawa xqiiq kahal
@baambaam6336
@baambaam6336 29 күн бұрын
Sndirahman bururuq
@geelleafrax8238
@geelleafrax8238 26 күн бұрын
Cabdiraxman Cabdishakuur wuxuu ka mid yahay siyaasiyiinta caqabad ku ah horay u socoshada ku ah
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 24 күн бұрын
Kkkkk maskiin ayaad tahay
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 28 күн бұрын
Hadii Xasan Shiiq dadkii ka lashaqaynaayay aysan horumar rabin, dee dantuba tiri inuu kaligii kubada ciyaaro. Waa ku fiirsanaysaan hawsha balse Allaa kaalmaynaaya.
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 28 күн бұрын
Waxan ka mid aha dadkii mucaradka waligi ku aha cc Shakur saka waan tager sanahay 100%70
@sacdiyo1233
@sacdiyo1233 18 күн бұрын
Adiga siyasi ma tihiid ee yutubar ba tahay😊
@kingdom.958
@kingdom.958 29 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 🎉
@Aadan4514
@Aadan4514 28 күн бұрын
C/raxman aduu Farmaajo waad ki kacsanayd oo waa kan kii aad u naagaynaysay hadana waxaad caayaysaa xasan kaad shalay daba raqlaynaysay .... xageena kuu raacnaa hadaba
@realityreality8301
@realityreality8301 23 күн бұрын
Muhiimadu maahan in Farmaajo iyo Xasan laga soo horjeestay. Su'aashu waxeey tahay waxa lagu eedeeyey ma mudan yihiin in lagu eedooyo? Ninkaan aqoonyahayan ka ah oo kale hadii uusan qaladka jira uusan umadda u iftiimin yaa noo iftiiminaya?
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 22 күн бұрын
​@@realityreality8301qaf wlba hdii xumooda yaa wangsan
@abdisalammaxamud9513
@abdisalammaxamud9513 24 күн бұрын
WAxa uu noqdoy wariye dawlada x.sheekh,,, xukumadii farmajona muxuu ahaa ,taa hadaad ka jawaabto waxa kuu soo bixi inii yahay laba wajiile qabiil aaminsan
@kylehorn9933
@kylehorn9933 24 күн бұрын
Sarakiishii HG Mahad aa laayay. Shaqaa le Shabaab uu ahaa iyo Shaqaale Hassan Shiek
@Tasniim1
@Tasniim1 28 күн бұрын
Waxba kama hirgalin kaligii cunoow kaligaa celceli. Xasan Gurguurte wadankii baabi’i.
@nimcoapdulle9725
@nimcoapdulle9725 28 күн бұрын
Wlhi aniga mar hore ban arkay ninkan in ow ad u fadhiyo siyasadisa una qalmo madaxweyne hadii ow sidn ku si socdo wa xaiiq mar wad ku guleysana darasho qof iyo cod ah
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 28 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@mohamedsalah1819
@mohamedsalah1819 28 күн бұрын
Somali waxey u baahantahey ninkaan oo kale we don’t need dicktetarship we need federal waxa aan kukala badbaadikarto Somali we don’t need awoood iyo xoog iyo cidanba we need democracy guuleyso faderallkow waana kii aan kuheshiiiney.
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 27 күн бұрын
Soomaali waxay u baahan tahay inuu farmaajo soo laabto, sababtoo ah wuxuu ahaa hoggaamiye horow socod leh
@warsamedacad123
@warsamedacad123 24 күн бұрын
Hadad Ruun Sheegi Inna Shakurow Runta Sheek Cidanki Farmaajo dhisaay Ee laagu Wareejiyaay Gurgurte Iyo Mahad Kawanle Innaay laayeen Sheeg mise Qabyalaad ku amusiin Dowlada Xasan Sheikh
@saladomar8670
@saladomar8670 26 күн бұрын
Siyasiga youtuber noqdey
@xaajidhagax3702
@xaajidhagax3702 25 күн бұрын
The main principal agenda for Somalia was to focus solely for clan system (4.5). The expected result of that kind of clan system is dictatorship or dictatorial clan association. So Cabdiraxman Cabdishakuur must not change color at his convenience time like chameleons , we're not fools!
@sacidy7294
@sacidy7294 28 күн бұрын
Waa xaraan waana get wayn in mx xasan la mucaarado
@user-nv1hg8sz9r
@user-nv1hg8sz9r 22 күн бұрын
Aniga waxaan kuleeyahay somaaliyeey wilil meynan bislaan markaan fahamno kadib in an bislaanay ayey isku imaandoonnaa salaamucleekum Soomaaliya ay iiimana muuqato haddadhow😮
@Malik3544
@Malik3544 22 күн бұрын
Inkastoo Mr C/raxman aan wax badan ku qilaafsanahay lakin hadane arinkan uu ka hadlay wa runtiis
@waberimohamed3508
@waberimohamed3508 22 күн бұрын
Wakaas hawiye taloo weli kashegenayo 😅 waar taalo waa haraan waaye
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 29 күн бұрын
Gumsystahu waxaa uu somaliya ku beeray dad u shaqeeya oo danaha ayka leeyahiin somaliya u fuliya insha Allah siyaasada xasan fashilmi mayso ee waxaa fashilmaya kuwa danaysta yaasha ah xukunka in xoog ku qaataan raba iyo laga dhigo wasiiro .madaxweyne hasan iyo hamza iyo barlamaanku waxay hayaan wado saxa
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
Dadkan waa jaahilin qof wax qabtay iyo mid aan wax qaban waa isugu mid daneestayaal waaye aduunka aan ku nool nahay ninka wax qabtaa tariikh daa xusta xitaa qaladaadkiisa inta badan lama buubuuniyo
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 28 күн бұрын
Culusoow qabyadiisa ha dhameysta ee faraha ka qaada sababtoo ah, wali waxaa Muqdisho ku yaala oo uusan iibsane! Kkk
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 28 күн бұрын
Xaromo dowladeed sida, Deb demiska!
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 28 күн бұрын
Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Dad Diiday Wada Shaydhan Iyo Gaalo Iyo Jahanamo Ayeee Hayan Bari Baaanu Ka Nahay Dhawaqiiida Xasan Hugaminaayo Iyo Kuwa Ayaga Cabudayo Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan Ilaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Mid Maba Noqonaysaan Dalkan Wala Qabsanayaa Hadad Sedaan Ku Socotaan Ku Bisharaysta Baroortiiiina Yaalagu Daawan Adunka
@xamarey8143
@xamarey8143 26 күн бұрын
cabdirixmaanow aan idiin cafino intaad qaadateen ee xildhibaanka boorame arab is taaga intiina daacada ah oo noo dacwooda xasan iyo kooxdiisa soomaaliya waa la raadin doonaa mar kuu godka ay dul saaran tahey ku rido gurguurte iyo kooxdiisa abukaatayaal badan ayaan leenahay oo caalamka ku noo walaalkey ayaa ka mid ah
@AbuikhlaasAbdullahi1993
@AbuikhlaasAbdullahi1993 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😅
@nasrocali-nt8zr
@nasrocali-nt8zr 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@nasrocali-nt8zr
@nasrocali-nt8zr 29 күн бұрын
❤❤❤
@nimcoapdulle9725
@nimcoapdulle9725 28 күн бұрын
Ayey wlhi waa nin aragti fog leh lkn somali ma raban cc warsame caml aad bow no afaci lahaa hadi ow ka run shego siyasadisa mcn insha allh wad heleysa doradhada qof iyo cod
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 28 күн бұрын
Mac sokor
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 28 күн бұрын
Hg plz hala xiro kan
@shamisali4599
@shamisali4599 29 күн бұрын
Cabdiraxman cabdi shakuur munafaqa siyaa sada waye 😂dowlad kasta lugoh hesta madaxweyne isaga ehen maficno 😂is laweynin kibir jes jes xitaa mararka qaar dinta ugafo ayoo garaa
@abdikarimbuh
@abdikarimbuh 28 күн бұрын
Hogaamiye Rasmi ah weeye Abdirahman Abdishakur
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 23 күн бұрын
Mr Abdishakur hala doorto waa nin aragti dheer
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 29 күн бұрын
Guulaha la gaarey waxay u baahan yihiin sharci lagu ilaaliyo, Dastuurka?
@cismaanguure927
@cismaanguure927 28 күн бұрын
Hal ku dhiggii prof, xasan sheekh soomaali oo hishiis ah dunidana hishiis la ah hal ku dhegaa waa fulay soomaali oo hishiis ah waxay ahayd culumada soomaaliyeed oo firqa firqa ahaa hadda waa hishiis oo halgole ayay leeyihiin shacabkana culumadaa ayay la kala safnaayeen meeshaa hishiis soomaali ayaa ka dhalatay midda ah dunidana hishiis la ah dunidiina wuu la hishiiyey daymahii waa laga cafiyey,hubkii waa loo fasaxay ganacsigii afrika waa lagu daray dowladdihii islaamka kuwii dhaqaalaha lahaa iyo kuwii awoodda hubka lahaa hishiiskooda waa hirgalay sida tirkiga ,masar , cc,shakuur waa dhuuni damac kursiqaba falanqayntiisa wax kale kuma saabsana halxoreeye kursiguu naga sii dheereysanayaa un waaye 😂 😅,
@AhmedDauud-cl4mr
@AhmedDauud-cl4mr 28 күн бұрын
C c shakuur,halaguugu dhaarto in ayna Habar kitir waligood Somalia madaxweyne ka noqon doonin,ama cirka taga ama dhulka hoos u qota, midda kale,adigu is fiiri,kii aad shalay asxaabta ahaydeen oo Qaarmadoowe kula ahaa ayaad maanta mucaarad ku tahay,xaggee la idiin raacaa????
@xamarey8143
@xamarey8143 26 күн бұрын
idinka xildhibaanada ma keeni karaan oo kaliya mise wadna bixinkartaan idinkaw nookeeney ee naga bixiya wadan wuu idinku jiraa is raadsada oo shacabkana la hadla oo mooshin ka keena inkastoo oon shacab xamar joogin oo barakiciyaal shaqeysta ay u badan yihiin waxba ha uga kicina xasan laakin dowladu dhulkeeda markey u baahato wey ka kicin kartaa oo dhul kale ayey siineysaa laakiin xasan dhulka wuu gadwnayaa aniga waxaan layaabanahey tujaarta gadaneysa dhul dowladeed waa dal baabaay
@theruler411
@theruler411 25 күн бұрын
Mooriyaan live
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 21 күн бұрын
Ciidanka way in ay afgambiyaan xukusaan tabarta daran. Hadii kale waxii 6dii sano ee Farmaajo lasoo dhisay ayaa dib u lumaneynaa.
@cousinbro1580
@cousinbro1580 29 күн бұрын
Haduu madaxweynaha awoodiisa isticmaalin maxaa loo doortay tan kale in uu guula waaweyn sameeyaad afkaga ka qireeysaa marka maxaa rabtay adeer inaa la maamushaa war yaa Illaahey yaqaana waxaa hore uga socon la nahay waa in aan madaxweyne walbaa lugaha qabano ee taas haka gudbaan siyaasiyiinta Soomaaliyeed
@batulasmail8261
@batulasmail8261 29 күн бұрын
Xassan Sheekh waxaa loo dhiibay Dal horay u socdo iyo Ciidan dhisan Xiriika dibada oo meel sare marayo Iyo waxyaabo badan oo ay Ka soo shaqaysay Dowladii Ka horaysay oo Gabo Gabo marayo ayaa loo dhiibay hadan meel halis ah ayuu maraya Dalkii
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
@@batulasmail8261 Waa sidee kula tahay 😁😁😁😁😁
@cousinbro1580
@cousinbro1580 28 күн бұрын
@@batulasmail8261 Ciidanka flowers miyaa ma dalkaa lagu sharxi rabay ileen shabaaba dadka laaynayee tan kale Farmajo Kenya ayuu la dagaalsanaa Xasana Ethiopia maxaa farqi ah oo u dhexeeya soo wax dabiica ah maaha in dowladuhu is qabtaan yaa Farmajo ku heestay maxaa Kenya ula dagaashay isagaa madaxweyne ahaa ciduu doona ha eryo ciduu doonana ha keeno dalka diyaarsanaa intuu yiilay soo kan ina Cabdishakur oo mucaarad ah afkiisa kama qiraaye guulaha waaweyn uu Xasan keenay ilama adeer yaalow yaan qabiil qaranka idinkala weynaan
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 25 күн бұрын
Awooda wuxuu isticmalo karaa dalka marku asaga kawada taliyo lakiin dad ada utalinin seed ogu talin karaa macquul maaha ogu yaraan rajada waxay ahyd in lagari lahaa hadii wadii lagu soo waday uu kuwado halki khillaf hor leh oo usan wax kapdali karin u lugaha lagali lahaa
@jibriilahmed7361
@jibriilahmed7361 23 күн бұрын
Mr Dheere waxaa saayid ku ah afafka qalaad ee isaga oo aan aqoon uu hadba xabbad tuurayo. Wuxuu is leeyahay dadka tus inaa af Ingiriisi taqaan Lkn macnihii baa ka lumay
@mayowteesiyow5536
@mayowteesiyow5536 28 күн бұрын
Ninkaan C/raxmaan ah wuxuu mudanyahey M/weyne waayo waa nin dhisan aqoona u heleh dowladnimada iyo sharciyada ay kudhisantahey waxaan soomaalida karajeynayaa in ninkaan ay bartaan M/weynaha xasan sheekh bedelilahaa uu noqdo
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 28 күн бұрын
Ninkaa hade lo Dorto wxbo kma qabanayoo ogw wyo banankaa ayu ku fcnyahy
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 28 күн бұрын
Ninki badda kenya u saxiixay weeyaan oo marku xil hayo waa danayste khiyaamay dalkiis iyo dadkiiba , ergayga gaarka ah hadeer marku joogay caawinadi uu so qaaday meel uu geeyay iyo cid uu siiyay lama oga taas badalkeeda haween somaliyed oo mucaawinad u aruurshay dad dagaal ku barakacay ayuu canbaareyey asgo dhahayo maxa lacag loogu aruurin ayuu u shegay si public ah , marka waxa qaldan inuu sheego wa runtiis hadeer lkn asaga marku xilka joogo kuma dhaqmo oo wan aragnay wuxuuna istaahilaa in laga mamnuuco wadankaba inaanu xil ka qaban madamo saxiixay badii somalia !
@omarhamadi4002
@omarhamadi4002 24 күн бұрын
Gelmudug gesta 😅😅😅😅
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 9 МЛН
NO NO NO YES! (50 MLN SUBSCRIBERS CHALLENGE!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 93 МЛН
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 21 МЛН
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
33 Sano ayuu deganaa magaalada Nashville ee dalka Maraykanka.
13:23
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 9 МЛН