Diyaaradii ay Ethiopia diiday in ay Daawo noo keento ayaa Muqdisho timid iyadoo Hub iyo Rasaas wada

  Рет қаралды 10,543

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@popular7493
@popular7493 4 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 күн бұрын
Diyaaraddaas masar ee maanta hubka inoo keentay, 5 Sano ka hor yaadoo daawo inoo wadda baa Abiye Ahmed Ku amray farmaajo inaysan soo caga dhigin garoonka muqdisho. Farmaajo wuxu has nin gacanta etiobiya ku Jiray, haddana waxaa la sheegaya inusan isa soo sharxi doonin 2026
@raghedanan3959
@raghedanan3959 4 күн бұрын
Maasha Allah Wasiir Fiqi waa runsheege aan Runta ka gaban.👍👍👍❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KhalifaCali
@KhalifaCali 4 күн бұрын
Caac😂
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 күн бұрын
Ciil iyo Cuqdad u dhimo
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 4 күн бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Mdkmpls
@Mdkmpls 4 күн бұрын
Soomaali heshiis ah dariskeeda la heshiis ah..
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 4 күн бұрын
Masha alaah guul guul dalxoreye xasan sheeq maxamud ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Yusufxasann
@Yusufxasann 4 күн бұрын
GUULEYSO. DR. FIQI
@YusufAbdullahi-m5t
@YusufAbdullahi-m5t 4 күн бұрын
Walaahi majnuunkii Rabbi baa na dhaafiyay
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 4 күн бұрын
Madax banaani haddaad raadinee maxaad shisheeye iyo Masar oogu wacanee
@FarhanMahdi-mr6em
@FarhanMahdi-mr6em 4 күн бұрын
Ninkane ma leh aqoon diplomate kkk hassan dhiqo wa dilay umadi
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 4 күн бұрын
Farmaajo waa lagu ceebeeyey halkaan hadii uusanis difaacin runtii daawo iyo hub ayey mareysaa subxanallaah!
@abusaeed8042
@abusaeed8042 4 күн бұрын
Wasiirku aqoon darada haysata, markaan gobonimada qaadanayney Masar way ka soo horjeysatay xornimada Somalia. Halka Israaiil ay u vootaysay xornimada Somalia. Somalida uun baa u dhimatay Masar darteed.
@ggtl304
@ggtl304 4 күн бұрын
😂😂yaa qurafdkas kuso aqriyay ,tan kale siyasad Dan joogto ayey ledahy ee sxbtinimo joogto malahn ,ee beerlaxowsiga gurigaga la joog
@ib1244
@ib1244 4 күн бұрын
Hala yaabin kanoo kale asxaabta reer galbeedka aad u caabuda waaye​@@ggtl304
@raghedanan3959
@raghedanan3959 4 күн бұрын
Adiga Amxaar baad tahay afsoomaaliga ku hadla. Wadanka Masar waa walaalaheen kuwa diidana Waa Caddawga Soomaaliya.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 4 күн бұрын
Masar kaalmadii ilmaha falastiin baa ku hoos dhacday, iyadu SRA iyo itoobiya hayska celiyo 🇸🇴 uma baahna SIISII af ku dhiigle
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 3 күн бұрын
Subxan Allah oo gedo soomalia kamid maha miyaa soo ta gobolkii o dhan la qabsatay
@amnoali8348
@amnoali8348 4 күн бұрын
Somaliland 1988✊✊✊✊✊✊
@zola2487
@zola2487 4 күн бұрын
Masar bakeeri shaah naguma sheegan karto
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 3 күн бұрын
Suuqgeyn ayaa maanta masar loo sameynayaa , yaa la siraa, walaalaha muslimiinta oo dhiban ee la gumaadayo may u gargaaraan .
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
masar maso geli karto soomaaliya wayo itoobiyay rabta inay kuso duusho dee waxay soomali udooratayna wa baylah an sharciga aduunku dejistay waxba kagaraneyn ee masar habaxdo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 4 күн бұрын
itopiya hadad cashaqdey dee qanimada ka weyn badana somali baaleh muuse xafadiso ma bixin karan somali wuu cebeyey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
​@@magafeabtigiis1852itoobiya iyo masar toona marabno ee soomaliya soomaali baleh
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 3 күн бұрын
Mr fiqi hadalaakagan aad u qurcoon mar walba xata haddii Aadan mansab ka hayn dowladnimada.
@xalanefarah5901
@xalanefarah5901 4 күн бұрын
Waxaan arag warka wasiirka waxuu nabar ku yahay in tii daba dhilifka u aheeyd xaba shida iyo inta aan isku kal soneeyn oo ooba mooday hadii xabashida ladiido rabi taankooda eey somaliya burbureeyso oo balaayo dhaceeyso war qabiyadaad kadhimateene in aad somali tihiin
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 4 күн бұрын
Sax waye
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 4 күн бұрын
u have time right now, prepare for next phase. fiqi. do not allow for any reason etho. army to state in the country
@muxamedmuuse9928
@muxamedmuuse9928 4 күн бұрын
Itoobiya iyo masar dad is bar bar dhigaa ayaan ka yabay masar waligiir ayey ciidanka Soomaaliya tababar iyo hub sii jirtay wax barasho daawo masarida ay bixiso ayaa Muqdisho dadka lago dabiiba marka abaal malihin miyaa Soomaaliyey
@maxamudyamani9976
@maxamudyamani9976 4 күн бұрын
Yaaahuu
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 4 күн бұрын
Xasan daacad kama aha difaaca dalka intuu cadawga soomaaliyeed xulafeysanaayo.
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 4 күн бұрын
Adeer ethopia waa dawlad jirta
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 4 күн бұрын
Kkkkk. Duli. Adoo markaat muqdisho. Kasafreysid.xalane. lagugu. Baaro. Jebab gaga Gacanta lala galo miyyaa aktada sharfta laalaa. Moryaan iyo dabadhilf
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
kkkkkkkkkkk
@abuudeeq200
@abuudeeq200 4 күн бұрын
Markuu xalane ka sifeeyo ...adiga unbaa calacali doona oo dhihi doona wax bay noo hayeen
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
been bay kucaan baxday dowlad xasan war masar danteday utimi soomaaliya wayo waxay ogtahay in wadaniyad lahayn oo xata haday xasuuqo dad an waxba loo raaceyn taas waxay masar ufududeyn inay itoobiya kuduusho
@amnoali8348
@amnoali8348 4 күн бұрын
Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂is not Somalia
@zola2487
@zola2487 4 күн бұрын
Hadii ay saas tahey maxaad colada itobiya u abaabuleysaan
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 күн бұрын
Maxay been isku sheegeen awriye iyo adeerkiis 😊
@MohamedDahir-tn2ol
@MohamedDahir-tn2ol 4 күн бұрын
Dawlad iyo soomaali halkay kala joogaan kala fogaa
@maxamudyamani9976
@maxamudyamani9976 4 күн бұрын
Kan qofki dhagaysata isagaaba dulqad bdn
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 2 күн бұрын
Anigu waxaan la yaa ba nahay. Itoobiya daan an wax ba ahayn wax laga shi gayo maa laga mam nuu co diyaa radoo da. Wadanka cidama dooda laga saaro wadanka. La soo celi yo somali Airlines. War waxaan dad ma aha. Waa kudaa fad lay su kee ney. Meel walba madax ha ka ahaa deen
@N.A.M1234
@N.A.M1234 4 күн бұрын
War ninkani wuxu doono ayu shegaaya waqtigisa Hassan sheikh UPD miyu GABRE kataline jirin villa somalia MASAR haddi ay wax difacayso biya xirenka iyo walalehed falastin ayey difaaci lahayd dowlad moryaan ah o somalia so marto kuwi ugu horeyey iyaad tihiin
@3rdworld368
@3rdworld368 4 күн бұрын
Daba dhilifnimo kamuqate waa isqariladahay laseexo xabashada
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
doonimayo masar inay soomaaliya dagaalka uso rararto iyado utudhaysa wadankeda war koonfur galbeed waxba latusay wallay
@ib1244
@ib1244 4 күн бұрын
Adi waxaas dhoocilad ka ahow
@3rdworld368
@3rdworld368 4 күн бұрын
Kfg waalaqasba sxbey
@FaisalJama-zt3yz
@FaisalJama-zt3yz 4 күн бұрын
we know the history between the two country, why the government allow in 2012 allow etho. army in the country. u must have one policy, and that have to be, never allow etho. army in the country
@abdiganimuse3492
@abdiganimuse3492 4 күн бұрын
"waayahay, waayahay, waayah" saan miyaad wariye ah. Wasiirka hadalkiisaba siinaayo.
@omaraliidleh9907
@omaraliidleh9907 3 күн бұрын
Kkkkkkkk waar ka hortag dadka manta waxad ledahay Ethiopia waa cadaw barina waxad odhan waa walalehen
@user-do5zv9fq5w
@user-do5zv9fq5w 4 күн бұрын
Itoobiya soo ordayso xuduudaheena xoog kusoo gasha uma jeedno aaaaaaaaa?
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 4 күн бұрын
Xiliga ay somalia maamulaayeen itobiyanka waalaga baxaye
@mukaram2018
@mukaram2018 2 күн бұрын
Lagama bixin weli sidi ban ugu baahan nahay...
@user-on4vp8yn7w
@user-on4vp8yn7w 4 күн бұрын
Ader kan waa duli number one check his background haduu xil waayo lagama seexdo lkn hadi position la siiyo waan saan remember waa ayaxbaahan WAA ninkii laga soo gaaray
@mohmedali7450
@mohmedali7450 4 күн бұрын
Axmaaroow Xagee ku gubaneysa😂 Etoobiyan iyo daba dhilfkooda😭😭😭
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 күн бұрын
Gogol dhigtay yaa lagusodortay marki u iscasilay qasab kulabaxday sabab fadexadaas usameysay dalkale iney tahay gogol dhigtay jabuti bidaqo aqonsi lesna hoosgeeyo hadana lesla baxo
@warrior_566
@warrior_566 4 күн бұрын
Beeenloow beeenloow beentaa weeye Diyaarada itoobiya hada car jooji..ama safaaradooda car xira
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 4 күн бұрын
Dowlad ma nihin madax banin inte ka nahay waxs 4.5 e shurkad shaqsi yad caml u shaqeso an shacb u shaqen miya dowlad no ka dhigsin bajad aya ka ledihin iyo waqti dhersi ilmo miya no qabn kan maxkmint islamka ayo ka mid aha fiqi madx dhexa alshab so ahay aya dowlad ku jiro wa laadiriin xog ku yimid siyas wax kam yaqnin qoray moye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲😊
@HassanOsmanomar-i5z
@HassanOsmanomar-i5z 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 War kani miyuu cabasanyahay
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 4 күн бұрын
😂😂😂😂
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 4 күн бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkk kkkkkkkkk fiqyaaaaaaaa
@rashides8960
@rashides8960 4 күн бұрын
Miskiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 күн бұрын
dawlad maaha waxan ee maamul goboled hawiye wa tan labaade waxa daaha gadaadhisa laga wado oo ah in nin an hawiye ahayn doorashada geli karan bal soomaliyay xagee lawada jooga
@LudwigStolzmann
@LudwigStolzmann 4 күн бұрын
Mj iyo HAwal jiritaanka umadda somaliyeed dhiigbaxa haka daayaan.
@NimcoFf
@NimcoFf 4 күн бұрын
Ka hawiye ee xamar daga mxaa noo keenay se ma deegaan baa naga dhexeeya
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
​@@NimcoFf Mayee degaan inagama dhaxeeyo qof walbaa tiisa ha maamusho,kulahaa isaaq iyo MJ haka daayan dadka soomaliyeed dhibta ,dhibaato maxay ah baan ku haynaa dadka xasan guurgurte ayaa laga amaan heli la yahay.
@NimcoFf
@NimcoFf 4 күн бұрын
@@abdirahman6263 waa sidaas inader waa duul indho beela oo jihadu ka halawday
@AbdiRahiimMohamed-uc4be
@AbdiRahiimMohamed-uc4be 4 күн бұрын
FIQI MAXAAD KA WAREESANI WAA JAAHIL CUQDAD QABA YUU U SHEEGAA WANAAG UU KU TILMAAYO DOWLAD QARAABO WAXAAD LEEDAHIIN ITOOBIYA WAA CADOW DAGAAL BAA NAGA DHAXEEYA SAFIIRKEEDA MADAXTOOYADA KU TAAL SAFAARADA ITOOBIYA DAYAARADEEDA WEY TIMAADAA
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 4 күн бұрын
Maxamed Cabdirisaq warka oow sheegay malaha wax tixraac ah. Waana been. Ninkaas waxaa uu ku soo koray wadanka MASAR. Hadii taas ay sax tahay, sidee Dowladii hore ciidan tababar ugu dirtay wadanka ERITERIYA. Itoobiya sidee ugu ogolaatay in Soomaaliya ciidan ugu dirtay?
@abuudeeq200
@abuudeeq200 4 күн бұрын
Isagaaba tixraac ahaa...oo wasiirkii A.dibada
@abuudeeq200
@abuudeeq200 4 күн бұрын
Abiy markii uu la heshiiyay Erteria uu Asmara tagay, buu Farmaaja tagay 3 bil kadib. Intii ay Itoobiya colka la aheyd ....lalama laheyn cilaaqaad. Dowlad markaa ay itoobiya rabin suura gal maaheyn in dowladii jirtay ee soomaaliya xiriir la yeelato
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 4 күн бұрын
@@abuudeeq200 Waxaan ka wadaa maalinka iyo taariikhda diyaaradda Masar ee daawada waday, laga celiyay Soomaaliya? BEEN ABUUR YAABIS AH! Masar ayaa daawo ku gargaareeysa Soomaaliya, ayaaba shaki noogu filan. Halka malaayiin Masaari ah ay u baahnaan lahaayeen isla daawadaas.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 4 күн бұрын
@@abuudeeq200 Waxaad ku hadleeysaa wax aadan hubin. Aby iyo Afwerki waxaaba isku keenay FARMAAJO. Soomaaliya iyo Eriteria heshiis ayey ahaayeen ka hor heshiiska Itoobiya iyo Eriteriya. Arreey, Youtybe-ka ayaaba cadeen kuugu filan.
@abuudeeq200
@abuudeeq200 4 күн бұрын
@@MIDNIMOJANAQOOW December 2020 ay aheyd...., lkn maalinka hadii ka weydiiyo wasiirka wuu sheegi karaa...lkn micno masameyneyso...in waxaa la sameeyay aya baa muhiim ah in ay dhacday
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 11 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН