1. More political parties. 2. Regional development. 3. Strong anti corruption laws. 4. Government accountability. 5. Goverment supported Research and Progress organizations. 6. Highly educated leaders with business and economy background. 7. Strengthen the unity and government trust.
@ayaanibrahim8735 Жыл бұрын
Inshaa'Allah SOMALILAND GUUUUUUUUUUL BAY KU JIR TA WA AY GUULAY SAN WAXI QALAD AH WA IN SI WADA JIR AH LAGA WADA SHAQA YA ❤❤
GACAN-KU-DHIIGLEH AFWEYNE WAA MALCUUNKII TOOGTAY EE GAWRACAY SHAKHSIADDII IYO JIRITAANKA SOMALINIMO. AFWEYNE WUXUU KU DHAWAAQAY MARKII UU NOOLAA INUU YAHAY GAAL OO WAA ISAGII BEENEEYEY QURAANKA EE YIDHI WAA BEEN EE CULIMADII U GAWRACAY SIDA ADHIGA. TIRADA CULIMADA UU GAWRACAY AFWEYNE WAXAY AHAYD 40 SHEEKH!!!!!!!!!!!! SIDAAS DARTEED AFWEYNE LAMA ODHAN KARO “ALLAH HA NAXARIISTO” MAXAAYEELAY LAMA SHEEGIN UU KU TOOBADKEENAY HADDII AANAY TOOBADDII FIRCOON. FIRCOON WUXUU TOOBADKEENAY MARKII AY NAFTU KA BAXDAY JIDHKIISA INTA BADAN!!!!!!!
@zakirboss143 Жыл бұрын
Ninka Aaminsan 32 sanno oo waxba la aan ah kuna dooodaya inay dawlado badani oo inaga danbeeyay ay meel ka muuqdeen, mushkiladu isaga ma haysatee dhamaan bulshada ayey haysataaa .... Waar cidi iyadaa meel iska so saarta sannad ama boqol sano ha jirteee.
@abdoulkadermohamed307 Жыл бұрын
War ma cashuurbaa baaqata sawta dadku waxaanay awoodin laga qaado, xataa waxaa dhacda in nin in badan awooda wax yar laga qaado halka mid aan wax badan awoodina wax badan laga qaado, anigu waxaan arkay ninka aan ku idhi lacag intaa leeg baa la iga qaaday , kadibna igu anigu 5 sano waxba laygama qaadin , waxaanan fahmay inuu ku tiirsan yahay xukuumadi wakhtiga
@LoveAndlife-f1i Жыл бұрын
Wa run meherad aan alahayn lacag lesan iyo macaash bay nagu wareeriyen
@Businessflip Жыл бұрын
Waa afar odey meeye dhalintii wax baratay
@sakiyaresakiyare4600 Жыл бұрын
Waa wax ma garat0kuwan d00day0
@CIGE179 Жыл бұрын
Qabyaalad iyo waxwalbo reer sh isxaaq ayaa qaatay
@AxmedIbraahin-y8q Жыл бұрын
Garsoorka madaxbanaani halasiiyo
@zakirboss143 Жыл бұрын
Waxan Jaamacadaha lagu bartaaa Skill maaha miyaaa 🤔 May ahayn inad Waraqo aan meelna haysan noo dhiibtaan ee waxay ahayd inad waraaqo Skill ah na bartaaan.
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Somaliland micna heeda baa qaldan waa dhul somaliyed baayiri hal reer baana sheegta viva somaliwayn
@mutosalax2099 Жыл бұрын
Forever somaliland'rs
@BadelFaraholad Жыл бұрын
Isaaq unbaa tahay somaliland waad tahay
@keyseamare8658 Жыл бұрын
Dalka waxaa Dumiyey Ahmed-siiraanyo iyo Ina Biixi...
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
🇸🇴🤝🇸🇴💪 ✅
@AbdiMadar-sx5vu Жыл бұрын
Xeererka sharciga kkkkk dee waxa welli la istimaalaa xeerarkii Somalia talyaanigu u xarxariiqay sida xeerarka ciqaabta guud xildhibaanada meesha inoo fadhiyaa waxba ma qabtaan !
The man with the blue suit is the star of the penal. I like how he used Gariye's political philosophy to pinpoint the major crisis of post-colonial Africa.
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
1. Mushaharka ha loo kordhiyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada. 2. Cashuurta 5% tujaarta ha la qaado 3. Maalqabeenku wadanka ha maalgashado si dhallinyarada shaqo u hesho.
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waxaa lawada garwaaqsaday in siyaad bare ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo geesi wadani ah
@abdoulkadermohamed307 Жыл бұрын
War bal cajaaibtan eega Marka aan aayad adeegsano ma ku dhaqanaa DIINTA dhibta ina haysataa waa diinta aan ka tagnay, ee kitaabkii Quraankii maxkamadaha boodhku ku dhacayo ee la ag dhigay , dastuurka hindaya laga keenay, kabtii reeraha.
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
100% waa run, iyo dadka dhulkooga lagu xasuuqayo ee reer Sool.
@Yaabkayaabkii Жыл бұрын
Meesha in laga saaro caadifada. Oo si cadaalada oo hab qabiilaysan wax loo qaybsado. QABIILO ayuu Ilaahay inaga dhigay. Dimuquraadiyada daaqada ha laga tuuro.
@AxmedIbraahin-y8q Жыл бұрын
Waar waxan soojeedin lahaa gasworks iyo fulinta halakala saaro
MMTV MARIN HABAABISAY DADKEEDII HUWANTA GUDAHA AH QALADAADKA LAGA GALAY DALKA MMTV KA MID AH WHEN ........
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Nin baahani cadaad masamaynayo, Nin iimmanli cadaad ma samaynayo maxaayeelay Illaahay kama cabsanayo.
@AhmedMohamed-x3b4c Жыл бұрын
Markaad donayso inaad dhisato guri Gunta Ayaa LA adkayaa Hani kun bay ka tolantaa waa Mahmah u Bahan in dodan lagu falanqayo wadantii dark ku xumataa dabada biyo ma gadhsiiso dhismahii dawlada Buro lagaga dhawaqa 1991 waa lagu farxay Wana LA isku wada racay waxana gushaa hoganka u hayay madaxwaynahii u hora yay cabdiraxman tuur dhismahii somaliland waxuu nashuushadobay khilafad ka dhashay isku badalkii ulajadaysanaa aa kii samayay aa xagaha u tagay somaliland lagu badalay kii didaaa goni is taga somallandi isamin darao bulshadda waqtigaa bilabantay iyo cadalad daro qabilaysan oo LA Kala tirsaday waa sababta ugu wayn aa ka qaldan dhismaha iyo houmarka somaliland
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Car ha hadlo nin cadalad wayey
@diplomancymustafeabdirahma5611 Жыл бұрын
doodaha nocana wa muhiim shacabka soomaaliland in dib u eegis lagu sameeyo Dawlada iyo institution kale oo dhan dibna loo sameyo qorshayaaal cusub oo kale
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Golaha wakeldu manta wa kuww
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
WA laga been shegyaa maxkamdaha
@abdirahmanismail9636 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamoudnoor489 Жыл бұрын
Ugu aqqoon lita
@Ahmed-i5n8o Жыл бұрын
Baba r law makers if u r law makers why not make it i.e baba u have not a recognised country u r not united to to find out ur frist target must be road map of unity and recognisation stop ur oral words of no action?
@Ahmed-i5n8o Жыл бұрын
Baba ur story is not working at present zero zero history