Dowladda Masar oo Itoobiya uga digtay in ay soo gaarto Badda Cas.

  Рет қаралды 2,283

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 18 күн бұрын
👍👍👍👍
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 18 күн бұрын
Israel ha iska xeliyaan horta
@amdualeh5802
@amdualeh5802 18 күн бұрын
Badda cas somaliland baa iska leh,xasan girguurtena ma bixin karo,itoopiyana uma ogolin hadaanu nahay reer somaliland in bad aan ahayn berbera ay ka hesho badda cas ictiraafna ugama baahnin.
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 18 күн бұрын
Cayda ma fiicno Dalxoreeye waxkasto dagaal ka hor imaakaro oo sameeye.lakiin qalad ween oo ahaay sharciyan woo u saxiixi karaa lakiin dan somalinimo ugu jurto mahan. Dhul/bad somaliyeed qofneh anee bixin waaye.
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 18 күн бұрын
​@@daimentraymi7962hooyadah iyo daal cars Habar waas reer musuqland
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 18 күн бұрын
Xabashi nin iskaceliya bay taqaan Xalkale mafahamto Bal taariiqdeeda fibula aqriya Heshiiskii ankara oo qoyan ayey shaley doolow dad kuxasuuqdey
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 18 күн бұрын
😢😢😢😢Ethiopia 🇪🇹 maxaa nadawa dhigay waa cadawgeena Ethiopia 🇪🇹 dadaansigeeda ellaahow ugargaar somaliya 😢
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 18 күн бұрын
Adeer xassan moryan waydii waxaas oo dhan isaga masuul ka ah innay somalia noqotay guri dagaal oo wadamada shisheeye ku dagaalaman 😂😂
@mali219
@mali219 18 күн бұрын
Biyah Abay Kawaran dhe! Masar ma ingabigi ba loogajoojiyaa?
@mali219
@mali219 18 күн бұрын
Masar kun jeer haadi ayawwod yeelato kmagulaysan karto Itoobiya madaama ay ducoo kahaaysataa Nabi Mahamad ASWS.
@ajm13131
@ajm13131 18 күн бұрын
😂😂😂😂
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 18 күн бұрын
Taasi waa siyaasad xumida xassan moryan😂😂 in laga dhigo dalka somalia dhul lagu muransan yahay iyo guri dagaal oo wadamada shisheeye ku dagaalamind 😂😂
@sabaxalnur
@sabaxalnur 18 күн бұрын
Fransiiku wuxuu yidhi itoobiya xaq ayay leedahay inay hesho access Badda cas ????? oo itoobiya badda cas wax aan ahayn ma rabto sababtuna waa inay ciidankeeda keento oo afrika oo dhan halkaa ugu libaaxayso ???? ma dhacaysaa taasi??? Somaaliya lafteeda ayay cuna caqatayn kartaa oo u diidi kartaa maariikta u socota Mogadishu iyo meelo kale.... markaa hadii taasi dhacdo Somaliya waa u dhamaatay.
@najibabdi9676
@najibabdi9676 18 күн бұрын
Wakugu racsanahay dalkena wala gatay odayashan aya gatay oo wada damirlawayasha ah hakala sarin inta madax ee Somali ledahay oo dhan wa qeyru masuliyin
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 287 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19