EG DEG Itobiya oo Amaan kala dul dhacday Ali Balcad, Xeriirkii Burundi oo go'ay, Masar oo

  Рет қаралды 15,186

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 күн бұрын
Waa in shaqada laga ruqseeya cali balcad
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 күн бұрын
@SafiaHussein. Sax Abayo Waa Kugu Raacsanahay In Immediately La Fired gareeyo Without Any Hesitation!! Waa Niman U Shaaqeeya Ethiopia Danaheeda Ethiopia na U Jooga Dawladnimada Somalia 🇸🇴 Asaga & Ninka La Yiraahdo Sanbalooshe Waa Jaajuusiin Ethiopia u Shaqeeya Oo Labadoodaba Ay Heystaan Ethiopian Diplomatic Passport!! Ragaas Waxa Ay Fuliyaan Danta Ethiopia!! Ee Kama Ay Shaaqeeyaan Dan Soomaliyeed?? Allah Ka Qabto Dawladnimada!!
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 күн бұрын
Siyaasiyiinta qaar ayaa wata basbooro itob dubolmaasi ah ...hayeeeey ..allow na badbaadi
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 3 күн бұрын
Wasiir Dowlaha Mr. Cali Balcad, waa in la baro wasiirka dowlaha wuxuuna u shaqeeya sida Somalidu ka arkay Balcad, jaajuusiinta u shaqeeya Ethiopia, asago galay dambe qaraan waana wax laga xumado.
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Gurguurte iyo Balcad waxay noo qarinaysan in Ethiopia sii joogto..somaliyey kakaca badda cas ethiopia lasiiyey oo saldhig milateri kadhiganaysa.
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Gurguurte iyo Balcad waxay noo qarinaysan in Ethiopia sii joogto..somaliyey kakaca badda cas ethiopia lasiiyey oo saldhig milateri kadhiganaysa.
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Somaliyey Badda cas Ethiopia la siiyey war kakacay war fadhi nooma yaalo
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 күн бұрын
Jaajuusiin Etopiiye ushaakhaaya laama waayooh.
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 күн бұрын
Waadaanka baarlaabaan ciiyaalweero Ah iyo maadaax waayne buu leeyaahaay maaxaay yiihiin kuuwaan meelaah laakaasaafaan.
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 күн бұрын
Ali Balcad haddii lagu in uu la shaqeeyo Ethiopia waa in la xiraa.
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 2 күн бұрын
jaajuusin badan baa Somalia jooga, Ja wadani ah Somalia guul wasirka arrimaaha Dibada
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 3 күн бұрын
Cali balcadka wejigiisa weji soomaaliba maleh oromuu u egyahay waa in la mariyaa D,N,A
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade 2 күн бұрын
Bejebuura mashada naga joog🇧🇮
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Nin shisherye many Santorum ka shaqeeyaa dan soomaaliya kama shaqayo
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 2 күн бұрын
Cali Balcad caml inuu xilqabto waa ayaandaro
@abcbc4008
@abcbc4008 2 күн бұрын
Asc cali Balcad waa Qaainwadani hadoba Etobia ow hoosta ku wato wasiir ma Rabno Etobia .ee Naga ilaali .siyaasiyinta Rabo in Etobia ay jogaan kuligood waa jaajusiin u shaqeeya Etobia.waa in Maxkamad la sosaaraa tugada u shaqeyso Etobia .xasbunAllah wanucmalwakiil
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 күн бұрын
Maadaama uu Ali Balcad Sanbaloshe, ay Dowladda Somalia u dirtay in ay kala xaajoodaan arrimaha faragelinta Somalia. Taasoo mid gooni gooni ah loo kala fogeeyey Ali & Sanbaloshe. Waana mid lagu bahdilay 2daas mas'uul.
@User_19567
@User_19567 2 күн бұрын
Mostly wasirada iyo kuwa barlmank Somalia 🇸🇴 wa jaajuusiin diltogasho halagu xukumo
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 2 күн бұрын
Ethiopia, turki, masaari iyo kuwa afrika yaa la aaminin ogaada intaas somalia ayey la wareegayaan wey tashteen in somalia lacag lagu keliya la siiyo. Ilaahey kama dhigo somalia in cadaw u taliyo. Alaha u naxariisto Siyaad Barre waagaas wuxu ceyriyey ruushka, cuba iyo waxa joogey. Maxaa hadda uga baahanahay cadowkaas. Yaa la ogolaanin magaca weyn Somalia in la baabiyo.
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 3 күн бұрын
Xasan sheekhow Burundi wadanka wax wayn ayay tartay Somaliya iyada iyo Uganda uma qalmaan inlaga Reebo halgalkan cusub.Itobiya waxay yeesho mooyaane waxba umay tarin soomaliya waana fidnada Ku dhaxjirta dadkerna ee hayna dhaafaan
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Nin shesheeye amaanay ayagu u faaiidaynayaa
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Balcad Waa in la cayrshaa
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 2 күн бұрын
Xasan shi8kh waa duli hadiiba qaramada midoobay ay dhaheen itoobiya ha baxdo waa maxay sababta uu u ogolanayo in askari itobiyaan ah uu sii joogo dalkeena illaahayow xasan shiikh iyo inta asaga la midka ah oo khainul wadniinta ah illaahow halaag oo naga qabo masiibo ku rid ninka umadaan somaliyeed daruufaha iyo dhibka ka daalay iyo wadankenaba khiyaama illaahow aamiin waan daalnay qurbo waan nacnaynay illaahow inta qabiilku dulaystay ee siyaasi tuug ah qabiil ku taagertana illaahow iyagana masiibo halaagta u keen illaahow wadankeena dowlad caadil iyo hogamiye daacada noogu dhiib qabiilku rabo haka dhadhee kuwa qabyaladastayaasha ah ee diintaada qabyaalda ka jeclna somaali ka sifee oo umdaan hanuuni yaa rabi aamiin dheh.
@abdilahireermagaal-q7p
@abdilahireermagaal-q7p 3 күн бұрын
cali balcad waa kansar waa in xilka dagdag looga qaadaa
@guledgled8695
@guledgled8695 2 күн бұрын
Balcad Ethiopia ayaa amaantay dadkii yiri waa jaasuus Ethiopia run bay sheegeen.
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 3 күн бұрын
Somalida hadii uu wariye iyo hadii shacab yahay waxa ay marwalba buun buuniyan warka cadowga somalia hadwalba go’aanka dowladeena ka dhigaan wax qaldan
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 3 күн бұрын
Ninka ee amaaro hala iska jiro hala baaro
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 күн бұрын
Cali balcad dabagal ha lagu sameeyo waa laga shakiyey ?
@zola2487
@zola2487 3 күн бұрын
Diblomasi itobian ah ayu heystaa asaga iyo sanbaloshe sidaa awgeed waa jaajusin
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 күн бұрын
Ethiopia niinkay amaanto waa niin dadka soomaaliiyeed dhibaato ku ah
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 3 күн бұрын
Itoobiya wexeey amaantaa calooshooda u shaqeeystayaasha Cabdulaahi Yuusuf weey amaantey Itoobiyaanka Ugu danbeeyntii weey xirtey Ahmed Islaam itoobiyaanka weey amaantey Ugu danbeeyntana xabsi beey dhigtey ( Abaal maleh Xabashida .Abeeso nin kii koriyoow isaga u aayi)
@MrFaxan
@MrFaxan 2 күн бұрын
Nin itopia amaantay waa cadow som
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 3 күн бұрын
Ali balcad waa in baritaan lagu sameyaa , waxa laga yaaba in u jajuus yahay
@Xasancabdulqadir-v5u
@Xasancabdulqadir-v5u 3 күн бұрын
Waxaan waxaanba umaleeynaa in ey itoobiyaanka qabaan,naago laqabo waaye.asc
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 2 күн бұрын
Cali balcad iyo sanbaloolshe waxay haystaan dhalashada itoobiya iyo baasaboorka itoobiya..
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Cali valves wasiir maaha Fiji baa ah warqadiisu ma shaqaynayso
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o 3 күн бұрын
Wax ba ma haysid.Xir canaalka. Ha dhegeysan. Isticmaarka ayuu u xaglinaya.
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 2 күн бұрын
BOOSka Ciidanadena halaa siiyo lacagtana halasiiyo ayagaa mudan
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 күн бұрын
Ciidankeena Soomaaliya ayaa buuxineysa booska burindi babeygsay
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 2 күн бұрын
AEtopia ha nooga baxdo dalka ma dooneyno jaajuusiin tuugaaa
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Cali valves Waa tuug xun Soomaalidu Fiji bay ka jeshahay
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 күн бұрын
ALi. Bal cad. Markiisii. Horaba. OROMO. Ayuu. Ahaa. Axmaar. Waa. Axmaar. Balan. Malaha. Anaga. Iyo Itoobiya. Wiligeena. Waa. Is. Hor. Fadhin. Jirney. Goobaha. Dagaalka. Saxib. Soo. Weydi. Saraakiishii. Horey. Hiligii. Kacaanka. Adow. Gaada. Marna. Kaama. Raali. Noqonayo. ILaa. Uu. Kaa. Duleeysto. Oo. Naagtaada. Iyo. Gebedhaada. Iyo. Wiilkaada. Hataa. Adiga. Oo.wada. Waso. Oo. Naageeysto. Taasi. Waa. Dabeecada. Gumeysiga. Madoow. Naagtaaduu. Wasayaa. Gebadhaada. Ayuu. Wasayaa. Hataa. Aduu. Ku. Wasayaa. Somali yey. Itoobiya. Waa. Adow. Geena. 1 koowaad. Anigoo. Ah. Gaashaanle. Sare. Hussein Afgooye. Canada
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Eey dheh nin cadawgaada amaanaayo hadaad aragto dil ama shaqada ka ceeyriya danina waxuu fulinaayaa hadalkii ithopia ee ahaa argagixiso ayaa joogto
@maryami2299
@maryami2299 3 күн бұрын
Nin shesheeye amaanay ayagu u faaiidaynayaa
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 242 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН