EGLAND SHOW O WAREYSATAY BARKHAD BATUUN XAASKIISA DAAWO MEEQA SANO AYAA XIRIR JCYL SAMEYSEEN

  Рет қаралды 36,196

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

2 жыл бұрын

Пікірлер: 127
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 2 жыл бұрын
Cunsurinimada dhaxdeena ah sidee lagu dhameeyn karaa? Like & susbcribe saar welcome thanks
@odeyhawiye.xaajiguners.9849
@odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 жыл бұрын
BARKHAD BATUUN GUULEEYSO NOOLOOW MAHAMED GORGAARTE HAWIYE DEE HOREY USOCO DEE🖐💯🙏💖❤💖❤
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
Mushtaaq iyo barkhad guul insha allaah ⚘❣wallaahay gardarada illaahay waainoodiiday
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Alla igland waa qof xaraabo ah walee meel bay kaga soo hartey igland ma iyadaa Waalan nacaseey
@fatiimaabdi7229
@fatiimaabdi7229 2 жыл бұрын
Masha allah barkhad iyo mushtaaq
@ugaasshiikhxasanugaasshiik4302
@ugaasshiikhxasanugaasshiik4302 2 жыл бұрын
Mansha allaah barkhad iyo mushtaaq madaxinu harago
@lullul3875
@lullul3875 2 жыл бұрын
Mansha allaah waa fariidad gaalada a dumarka waa llasiiyaa maxaa wiilka islaanka oo soomaaliga a loogu diiidayaa dadku waa cawaan wali
@jamahazadmoha4667
@jamahazadmoha4667 2 жыл бұрын
Eglan sxbay anigana sidookale gabar gabooya ah ayaan guursanaya Mj reer puntland ayaan ahay ilasoowadaag taageradiina asxaabta qaaliga socialka ah waanamahadsantihiin
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💟💙
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
Gabadhani interview gii samaysay , gabadhii waraysataye, bal ninkan madaxa ruxayaa muu shaqaysto oo wax soosaaro intii qof kale hawshiisii uu soo xadayoo.
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 жыл бұрын
Mishtaaq abaayo ma aadan guursan laheeyn wiil eey ka muuqato wejigiisa quruxda islaamka, qurux alle uu siiyey Joog iyo jamaad, qurux akhlaaq iyo qurux cilmi adduun. Noloshaada wado Allaahna maciihiina ha noqdo.
@xananxanan8171
@xananxanan8171 2 жыл бұрын
Mushtaaaq hore u soco abayo waa guuleysaty gees nin rageedna waad guursatay hambalyo
@ugaasshiikhxasanugaasshiik4302
@ugaasshiikhxasanugaasshiik4302 2 жыл бұрын
Bismilaahi raxmani raxiim alxamdu lilaahi rabilcalamiin araxmani raxiim malikiyow mid in iyaka,nacbudu wa,iyakanastaciin ihdina siradalmustaqiim siradaladiina ancamta caleyhim qayril maqdubi caleyhim waladaalin amiin
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Mushtaaq Hanbalyo. Adiga wiilkina yar burhaan. Yare. Iyo xajigag. Barkhaad isku. Waraa. Wll ❤️
@khalidosman9516
@khalidosman9516 2 жыл бұрын
Maan sha Alaa well well dan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Maan sha allah ilaahay haxafido reerka muslimka ah ee Soomaaliyeed hambalyo
@abdisamedmead5832
@abdisamedmead5832 2 жыл бұрын
Masha alaah aadban kuuham balyay nayaa wll mushtaakh
@hadijahanishariff4646
@hadijahanishariff4646 2 жыл бұрын
Keep going mushtaq..love you so much 💗 💓 💛 💖 ❤ ♥
@shukri1395
@shukri1395 2 жыл бұрын
Super smart ladies both of them and love eglan. 💚💚🙏
@barkuunmustsf4938
@barkuunmustsf4938 2 жыл бұрын
aamiin aamiin
@barkuunmustsf4938
@barkuunmustsf4938 2 жыл бұрын
1❤❤❤
@barkuunmustsf4938
@barkuunmustsf4938 2 жыл бұрын
guul guul 💘💘💘
@mustafelangadhe7630
@mustafelangadhe7630 2 жыл бұрын
Maansha.alaah.mushtaaq
@munamahomed3489
@munamahomed3489 2 жыл бұрын
Mansha allaah gabadha fariidada
@amaaldalab5654
@amaaldalab5654 2 жыл бұрын
Manshalha walshay mushtaq ilahay hau barkeyo
@sadiadini3079
@sadiadini3079 2 жыл бұрын
Masha allah wa fariidad allaha kuxafido wall qali
@amaldirie6901
@amaldirie6901 2 жыл бұрын
Mansha allah allah haysu barakeeyo aamiin aamiin yaa allah
@aashamahamud5935
@aashamahamud5935 2 жыл бұрын
Maasha alaah ilaaheey hakula garabgalo waxaad tahay gabar wanaagsan ee horey u soco
@barkuunmustsf4938
@barkuunmustsf4938 2 жыл бұрын
isku waara guul guul❤❤❤
@farxiyoahmeddheere1910
@farxiyoahmeddheere1910 2 жыл бұрын
Masha allaah guul ban idin rajen barkhad Mushtaq ❤️❤️❤️
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 жыл бұрын
Amiin Yaaaa Allaah masha Allaah 🥰🥰🥰🥰
@ayaankoosaar2930
@ayaankoosaar2930 2 жыл бұрын
mashallah guul walalo ha u joojin 👏👏
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha isku barkeyo
@nadrahussein1477
@nadrahussein1477 2 жыл бұрын
Manshaa Allah👍❤️
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Maaash allah congratulations alle hasoo hadeeyo dadka
@madinaomar1842
@madinaomar1842 2 жыл бұрын
❤❤❤
@destroydbyzack74
@destroydbyzack74 2 жыл бұрын
Amiiin aamiin aamiin aamiin
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
Aamiin
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Mushtaaq iyo allaahu ma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🕋🕋🕋🕋🕋🕋💎🇬🇶🇸🇦❤️🕋💎
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Walal media iska daa dantada garo awladada iyo naftada u tasho
@shamsialebian1666
@shamsialebian1666 2 жыл бұрын
❤❤❤👍❤❤
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 жыл бұрын
Midgahacwaxa aan maqlay taariikh ahaan waxa eey ahaayeen dad ha ti leh waa laga maseeray markaas baa lagu dhejiyey takarta kor laga saaray. Waa takar korka laga saaray.
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 2 жыл бұрын
First
@museomer9306
@museomer9306 2 жыл бұрын
أمين
@abdisamedmead5832
@abdisamedmead5832 2 жыл бұрын
Wll Amiga. Laftayda gabad iiga sooxul xaafada. O ilasooxidhiidhi wll
@lulaahmed1270
@lulaahmed1270 2 жыл бұрын
Masha Allah masha allah guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuguuuuuuuuuuurrrrrrrrrrrrrwwwwwaaaaaacccccccccaaaaaaaanaaaaaaaa
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 2 жыл бұрын
Mashaallah mushtaq
@nimcoabdiqaadir414
@nimcoabdiqaadir414 2 жыл бұрын
Mushtaq amiiiin
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Iglan waa gabadh aad uqalbi fiican
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng.huuhaa Gabadhani way sixrintahay amaba way qaatarantahay. Waana dembi kabaair ah.
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
Mushtaaq
@ashaalhaddad9845
@ashaalhaddad9845 2 жыл бұрын
👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼💯💯💯
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 2 жыл бұрын
Somalida wa dadka kaliya Jareer & jileec isma guursano taqaan aduunka cadaan & madoow wa is wada guursadaan
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Waa Dad danbeeya 2022 people are dying for food and water they're still stuck
@fatimakheyre3849
@fatimakheyre3849 2 жыл бұрын
Jamaciaan Ethoipian,Kenyans iyo Cadaanka gabdhaha Soomaaliyeed qaba lama xagxagdee maxaa Mustaq laga rabaa .Wax wanaagsan oo Ilaahey ka raali yahey bey sameeysey.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah alaha cadowga haka qabto kaxumahay rerka kudhacay
@hodohassan6197
@hodohassan6197 2 жыл бұрын
🥰❤️❤️❤️❤️🥰✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman Gabadhani way sixrantahay amaba way fallantahay. Waana dembi aad u weyne in qof lagu sameeyo sixir amaba qasab isku jecleysiin. Waana arrin dil ah.
@adamabdi3053
@adamabdi3053 2 жыл бұрын
Amiin wa gabar islaam ah oo diin dhab ah ku dhaqantay weye gabdhaas mushtaaq gulayso
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Allow isu kiin barakee
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Ala maxay xabaalaha ku dartey cajiib igland umadeena ma aha waxay titi imisaa wada socoteen
@sheqowramadhani2755
@sheqowramadhani2755 2 жыл бұрын
asc maasha allah
@barkuunmustsf4938
@barkuunmustsf4938 2 жыл бұрын
guul guul 💘💘💘
@abdifarah5366
@abdifarah5366 2 жыл бұрын
Masha Allah Barkad H B geesi.somaaliyeed
@abdifarah5366
@abdifarah5366 2 жыл бұрын
Guuul Marlabaa barkad
@fardusaxasan7467
@fardusaxasan7467 2 жыл бұрын
Naf sigi safiya Tusmo
@moeawale4891
@moeawale4891 2 жыл бұрын
Right. God hadimo ha qodin hadaad qodidna ha fogayn.
@moeawale4891
@moeawale4891 2 жыл бұрын
BTW, she is articulate and strong lady
@jaamacmaxamuudjaamac128
@jaamacmaxamuudjaamac128 2 жыл бұрын
Ameen mushtaq
@averyj5446
@averyj5446 2 жыл бұрын
Naagtani waa Caan doon walee, barkhad tiisi wanaagsaneed ee aamunseed ee xishoodka badneeyd ma tan waalan buu ku badashay. War barkhadoow, ma mid isaaq oo xishoonayso oo caqli fiican miyaad wayday, tani waa mid waalan walee meel wanaagsan ku gayn mayso.
@hibaaqnur1436
@hibaaqnur1436 2 жыл бұрын
Gabadhani inay mediaha ka baxdaa wanaagsan barkhad mee muxuu isagu u hadli la'yahay
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
qofka,xumi,khalad,ayleedahay,ayay,dad,ku,eedaysaa,naagtan,indhaha,adagi,shalay,bay,tuurtay,ilmaha,maantana,,barkhad,baa,iqaba,ayaase,ku,haysta,barkhad,waxaa,halkaa,ka,muuqata,inaanu,ogolayn,barkhad
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
Ninka barkhad ah naagtaa ka geesisan ninku waa fulay af ku xoogle ah siday iyadoo gabar ah ugu dhiiratay ee u cadaysatay haduu nin yahay miyuu u sheego waayo iyadaba reerkoodii isaga dartii Bay u dayriyeen oo ilmaheedana garac ugu sheegeen iyadoo guursatay....waa nin liita 🙄🙄🙄😳😳😳
@hibaaqnur1436
@hibaaqnur1436 2 жыл бұрын
Ilmaha iyadaa tuurtay sababta loo xidhay taasaa ahayd haduu police-ka tago oo yidhaa anaa qabee faraha ka qaada waxaniba ma dhaceen. Wuxu diiday markaasay tuurtay wasakhad iyo wasakh muxuu galabsaday ilmaha yar
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Maxad ka rabta
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 жыл бұрын
Masha allah aakhiro kii janada laga waayaa nasabdhiman ah reerka dulmiga haladaayo alle kaga baqa waaladhiman illahey habadbaadiyo baqdin ayay dalkeeda uga timiday ax sorry wllo mushtaaq🇺🇿❤
@ismailawnuur9402
@ismailawnuur9402 2 жыл бұрын
Aamin mushaq
@ibroojalalaa305
@ibroojalalaa305 2 жыл бұрын
Msh llh
@fadumocali1407
@fadumocali1407 2 жыл бұрын
War alle ka cabsada buun buuninta joojiga
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Swkuwa isaqu buux maxad u guursan weydy hadad guur rabto
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn 2 жыл бұрын
marba dhar ayaa ku duubtaa vedio walba 😂😂😂😂😂
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Wah lmao
@hothobadan981
@hothobadan981 2 жыл бұрын
Eglan Sheeko waskay taqaan
@wabaxa
@wabaxa 2 жыл бұрын
DANYUUS WAXA LA DHAHA NINKA XAASKIISA XUMATO U OGOLAADO SIDA IN AY IS QAAWISO AMA NIIKISO ETC BUSKUD DULI AYAA TAHAY
@amalasad4027
@amalasad4027 2 жыл бұрын
Xaqiiqa waa inaan Dumar dhaftay fariid xbbti
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 2 жыл бұрын
Haday goan adag ledahay maxay baby uturesay indho adaga ma bacada 😂isaka muyu uhadli waayey dhibti dhacdaye allah ceeb ha astuuro.
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
Walaalo miyay tuurtay subxaanallah ilaa shalay ayaan u doodayey.
@hibaaqnur1436
@hibaaqnur1436 2 жыл бұрын
@@qaaliahmed4984 sababta lagu xidhayba taasaa ahayd ilma yar oo xuduntii tagii MCH ku dhaqan yahay baa dadkii heleen meeshana indhaha laysku wada hayaa dad shacab ah baa qaaday police-ka u geeyay dadkii ogaa inay uur lahayd ayaa u sheegay police-ka dacwadii Laga qoray policeku way iska aaminsan yihiin waxay u sheegtay iyo waxa ay hada leedahay shaqo iskuma laha
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
@@hibaaqnur1436 subxaanallah allow ceeb astur, iminka addis sowtan ka soo hadlaysa walaalo , Ana Waan xiiqay saan u lahaa war qabyaalada joojiya dadkan waxba ma dheerine.😒
@hibaaqnur1436
@hibaaqnur1436 2 жыл бұрын
@@qaaliahmed4984 Allah hayna asturo walaal imagine wali ninkaa barkhad hadal lagama hayo. Aan iska dhaafno qudhun uun baa looga soo dhaadhiciye
@xananxanan8171
@xananxanan8171 2 жыл бұрын
Babyga wu hoos hadlayaa shimee la tuuray beenta iska daya alle ka baqa
@hibaaqnur1436
@hibaaqnur1436 2 жыл бұрын
Iglan aka xaawa awrkeeday kacsanaysaa Dan oo muraad kama laha hoogto view baad ugu calaamadsantahay ka fadhiiso mediaha oo dhimo isba dhuumaye
@kawsar8ahmed828
@kawsar8ahmed828 2 жыл бұрын
Lacag jacelida inader
@mustafelangadhe7630
@mustafelangadhe7630 2 жыл бұрын
Noolaada.adigiyo.inankaaga.iyo.ninkaaguba.guulbaan.idiinrajaynayaa
@kowsarabdiwali2295
@kowsarabdiwali2295 2 жыл бұрын
Naagtu waa isla fiicantahay Reerkaga makubixsheen kudhalay kukoriyay Qabiilku ceeb maaha somali somali kamasareeyo lkn ceeb waa isqarsiga iyo waalidka aan waxba ka ogayn
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Wuu uuriyay naagta wuxu adeerkid sheegyay ba runa
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Naa xishood diin ma garacyo ladhalaa joogto waxbaa ka danbayn naa igland waxaas ma jirto waa gabadh isku filan Ivanka lagaa qaad sowdigii tuurey adigu hays hacowryin walee iglan was qof maafiyo ah caruurtii kale meeday Allah walee indha adeyg maxaad u haysatey haduu nin ku qabo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 жыл бұрын
Sheeko wadani hhhhhh kkkkkk kursi sidaas laguma helo
@khadaribrahim6418
@khadaribrahim6418 2 жыл бұрын
Dawladaa. Maafiyada. Ah. Habalha. Ku. Waalatay. Idinkaa. Kursi. Ku. Waashay.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Gus gaboye ku anfici mayo adeero
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Haye way baxsaty hadu qabo run sheegyso maxay itopiya ka doontay
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Ma somaliland bad ka weydy nin aan ahyn goboye
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
Gabadhan ayaa ka qiima badan kun ka mida kuwa camaamadah iyo qamiisyada weeyn ee aan ku sheegna culimada ee aay daku ka daba yaacaan waayo wax aay u bareedhay oo ah suulinta munker gaamuray ayagu waay u bareeri waayeen
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Siwacan gabadh isku kalsoon
@subraarm4381
@subraarm4381 2 жыл бұрын
Walaal waa runtaa beesheeno waxay isku haysteen iyo waxa Soo baxay markii DNA Iska qaadeen waa lawaayay Magaca Isaaq iyo laadheeranimo waana ladhaafay markay galeen reero kale. Waxaana Midgaana kuwa Hana edebta lahayn ee Ilaahay ka fog iyo kii Janada Laga waayo Ayaa migaan ah
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Hadu ku qabo maxad itopiya ka doontay
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Hhhhh
@muniitacabdi4616
@muniitacabdi4616 2 жыл бұрын
Bal nagta eega waxay ku faraxsan tahay indho adkaanteeda inay Midgaan ka doorato reerkoda ula carartay etiopia bal waa meeshay ku dambeeso
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 жыл бұрын
Cidlay derdertay.wax baa Baroori. kuu qaban.mayeso.eaglan.naa Waye kaa xaraabeysanaysaa. Yaa miskiin
@munaxuseen5456
@munaxuseen5456 2 жыл бұрын
Waar alleh kabaqa oo rerka iskadaaya
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 2 жыл бұрын
Inanta waxbu tuse kaleexda somalay
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Gabadhan waa naag isku kalsoon Alle ayaad ugu dhawaanaysa
@khadaryusuf7219
@khadaryusuf7219 2 жыл бұрын
War yadheen ninki ba amoos maxa yada afka ka walay
@averyj5446
@averyj5446 2 жыл бұрын
waa naag fudud oo caan doon ah, Barkhad naag waalan baa heshay.
@anabjama7166
@anabjama7166 2 жыл бұрын
Cibaada alla kaa qaad adaa dhinacwalba lagaa use geeyey naa xishood oo isku qajilnaag iyo nin xaaraan isugu tegay baad leedahay wuu iqabaa dhiman walba waa lagu kulmiye naa hadii lagu qabo maxaad siilka u tuurey sababtoo waanu garanaynaa inuu kayiri soo tuurilmaha adna aad diidey naasoqdigii dacwaynayey we meel walba ka carareyey doorashadii baa lagala xidhey naa xishood cidna kuma qabtey aduu meelwalba kugu bailey maxaad u cararteymarkii boliska lagaa sii daayey ee ilmihii aad tuurtey naa xishood cidna kuma qabtey waatii $5000xisbiga wadani kugu dheheen ninka sandakadiisa astur hadeerna inuu wadanka ka cararaya waa la og yahay oo uuturkiga u cararaya walee adiga quruxi kaa maqan
@kawsar8ahmed828
@kawsar8ahmed828 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
kkkkkkkk,naagtii,ilmaheeda,tuurtay
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 2 жыл бұрын
Issaq buni israel buni khaniisie buni tuuk
@shukriahmedxaji1405
@shukriahmedxaji1405 2 жыл бұрын
Aamiin
@deeqoabukar2939
@deeqoabukar2939 2 жыл бұрын
Buskud alaha kuxafido
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Hhhhh
DEG DEG KHADRA SILIMO OO CANADA LAGA CELIYAY & ISMACIL AARKA
16:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 1,3 М.
NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT
21:19
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 17 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
BULAACADA CASHAQA WAA TAN JAWAABTADA
11:07
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 6 М.
Waxoogaa Waliya Ayaan Galnoo Hada Waan Miyir Sanay" Barkhad batuun
9:38
MAXAMED BUSKUT SHARCI MALAHA XAQIIQDA OGOOW
14:03
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 36 М.
CIMRAN JAWAABTADA WAA TAN
27:35
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 28 М.
ASMA AABAHEDA OO NIGERIAN AH & XAASKISA AFKA FURTAY KARBAASHAY ASMA
18:07
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 6 М.
Wacdarihii Musharax Barkhaad Jaamac Batuun Ee Magaalada Hargaysa.
1:17
CAWALE ADAN WALASHIIS CARUUR LAGA QAATAY OOHIN AFKA FURATAY
14:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 14 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН