Ehelada Dhibane-yaasha u ah Alshabab oo Dadkoda uga dilen Galkacyo oo codsaday inay helaan cadalada.

  Рет қаралды 15,345

AF MEER

AF MEER

Жыл бұрын

Ehelada Dhibane-yaasha u ah Alshabaab oo Dadkooda uga dileen Magaalada Gaalkacyo oo codsaday inay helaan cadaalada.

Пікірлер: 30
@jaylaniyusufismacil9123
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
Afmeeer wàan daawanaa waanu Ku xidhanahay xitaa waxaanu baranay magac yadoodii wali waxaan sugaynaa goortay cadaalada Mari la haayeen from germaney
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
Makuwo cusub baa la qabtay
@MuusaFaarah
@MuusaFaarah 9 ай бұрын
​@@oneatatime4468😅😅
@zopiermohamed3436
@zopiermohamed3436 6 ай бұрын
wiilasha mar hore la xukumey 30 sano iyo 20 sano marka wax dib logu noqonayo maleh.
@mandox3902
@mandox3902 Жыл бұрын
adeer dowladu idinka xata inay idin xirto weye ragga awal ma idinka soo qabtay dadkalan ulaynayna orda ulaya cadalad ban rabna meesha lageyey oo ad shegausan ma hotelba so maxkamad maha qofku hadusan qareen udodinse ma la iska dilaya soo asba dad kama dhalan adeer dowlad ba iain dhaxaysa ayadana awal so qabatay ragan ayada ka dhursuga wa dhawayd dani dani bad ku walaten dani wa madaxweynihi mudug ayado bahalo galena sifeyey oo sanad walba soonka iman jiray bal madaxwayne soon imada muu qasriga dowlada seexdo hadeerna dorashu ku jiray horuna ushegay dalkan jilib io jamame loga talin mayo runta fcne waxa wax laynaya wa isla anaga mida kale qof walba wuxu gaysto buu leyahay qofki qof dila dil kan wiideya sharecadu say ka qabto kan uso diray asna sido kale balse qof walba hala dilo dee sa cadalada urabtan bay uraban uma doodayo khawarij balse malayacniga social media halaga dayo mise idinkana argagixisa idin wadata dadki xamar ka mudaharaday wan ogayne adeer suga ragan 2maxkamadod wa maren tii sadexad ba udhiman la is kamana dilaye sixiix madaxwayne weeye marka hadhow hadad ku doodan anaguna wax ban laynayna dee laya kuligiin isku mar bay ashahadanaysan wale
@atooremedia7211
@atooremedia7211 Жыл бұрын
Abees waa nin dowlada ah waana nin cumar maxamuuda hup uu ku aarsado haduu rabo inuu aarsado wuu haystaa lkn Putland waxaa jarita dowlad aan ogolayn xadgudub ❤❤❤❤ puntland meel sare ayaan u rajeynayaaa❤❤❤❤❤❤
@Kweensunami
@Kweensunami Жыл бұрын
Sayloor baara horey haka tooganina waa idin baryaa 😭😭WALALAYAAL AAWAY MAJEERTEEN
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Жыл бұрын
Wad Edeb DARAN tahay, wasakh yahay!!! Adigaaba ka shakisanahay
@caashocali-kx4gk
@caashocali-kx4gk Жыл бұрын
Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan tiirka lagu geeyaa hadii kale ay nagu soo warejiyaan
@XuseenCabdulaahi-ny5wc
@XuseenCabdulaahi-ny5wc Жыл бұрын
Afmeer waa meesha kaliya qofaan shabaab ahayn shabaab looga dhigo yaa rabi
@sadikfarahsadka242
@sadikfarahsadka242 Жыл бұрын
Xagee joogtaa walale
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 Жыл бұрын
Adiga hadala xitaa ba shabab ah malin unba lugu horkeena afmeer ina gubeed yohow
@fartundahir1380
@fartundahir1380 10 ай бұрын
War nin jeclaysiga iska daaya toogta nimankaan nin dadkaas noqday waluusan haran ehl iyo arxana ma yaqaanan
@Mo_daani
@Mo_daani Жыл бұрын
Kuwa tiktok ka hadlaya oo horey u qirtay dambiyada hadana inkiraya yaa telefoonada u geeyay
@sadikfarahsadka242
@sadikfarahsadka242 Жыл бұрын
Waa ayaga waaba layaaaaba kkk
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Жыл бұрын
Dow lada cadalad ha samayso bosaso iyo galkacayo ba way noo tersanyehiin yaan lays ceebayn
@bootaandacal2379
@bootaandacal2379 Жыл бұрын
Hdiiba afmeer dadka cadalad u raadinayso meel fog baan ka dhacnay walhi allow na caymi 😢
@HerroCadiir
@HerroCadiir Жыл бұрын
Maxaaa taqana adi qayladaaada wax ku raaadso halkaana baahi kaso gashay
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 3 ай бұрын
Hal loo toogto Umada ha lakal bad baadsho
@mandox3902
@mandox3902 Жыл бұрын
10:33 ninka ma shar yara yaan la khasbin oo wax usan udhalan yusan samayn
@abdullahibashirtimacadde6779
@abdullahibashirtimacadde6779 Жыл бұрын
Soomaali damiir xunee Waligiin cadaalad daro ku dhaqma hadhawna dhulka ha la idiin gadiyo.
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Жыл бұрын
dadka xiraan hadi dembi aysan laheyn ha la dayo hadi dembi lagu helaan ma la mariyo ciqaabtis si umada u kala badbado
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Qof shabaab galay oo dad islaama laayay kuwa u doodayee faaiido ka sugayaa ee ehel moodayaa waaba uma baryine haloo sheego shabaab ehel maaahee
@jaylaniyusufismacil9123
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
Waxaan ka Soo jeedaa burco waxaan sugayaa bal cadaalada xitaa magacyadii ayàn qaybay
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 Жыл бұрын
Adaa soodiray
@MaxamedXassan-wp2kn
@MaxamedXassan-wp2kn Жыл бұрын
Sidii kuwi horoy halootogto
@rahmadaganrahmadagan7047
@rahmadaganrahmadagan7047 Жыл бұрын
Ader gaandi alle ha uraxmado
@mahamudgaandi
@mahamudgaandi Жыл бұрын
Aamino wlle mahdasanid
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
​@@mahamudgaandi maxaa loo haystaa qiraal bayba ahaayeene qof alshabaab galay oo dad islaama laayay kuwa u doodaya ee faaiido ka sugayaa waa dad waalan hadii lasiidaayo bartii iyo kasii daran bay ka bilaabayaan hawshoodii shabaabnimo inyar oo rajo ah male in la toogtaa iyaga iyo dadkaba u khayr roon
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 45 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 50 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Maxaabiistii Argagixisada Alshabaab.
46:08
SRTV Somali
Рет қаралды 24 М.
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 234 М.
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 611
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 45 МЛН