"Waxaan Al-Shabaab ugu biiray si dhagaxii dahabka ahaa ee laga helay Ceel-Cali aan wax ugu yeesho."

  Рет қаралды 185,106

Somali National Television

Somali National Television

3 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 91
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 3 жыл бұрын
qof alshabaab noqday yaan la aaminin talo wanaag
@aboodyprince1190
@aboodyprince1190 3 жыл бұрын
💯💯👌
@Muhammad-sx7wr
@Muhammad-sx7wr 3 жыл бұрын
Jir-dil ha looga miiro xogta ay hayaan kadibna hadii xog roon oo anfac leh laga waayo.
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
@@Muhammad-sx7wr 😂😂😂
@Larasamira1
@Larasamira1 2 жыл бұрын
Ninkan siduu u hadlaayo khiyaamo iyo is makeekin baa iga muuqata indhihisa kuwii la toogtay bay u eegyihin dhiig cab 😟ha layska hubiyo gaarna haloola macaamilo somalidu way aamin fududahay e gees halayska geeyo ninka hadi kale wax badan baa ka suurtoobi kara alle SWT haynaga qabto wixi shar wada isagaa u jeede 🙏🏾
@saalimkaskey626
@saalimkaskey626 2 жыл бұрын
Waaa run pro
@mohamedomar9726
@mohamedomar9726 3 жыл бұрын
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
@abdullahiomar5513
@abdullahiomar5513 3 жыл бұрын
Alshabab yaaan la,aaminin waxaa macquul gal ah inay ayaga sodirsadeen saduusan qori wadanin masogoosanin
@copypaste9067
@copypaste9067 3 жыл бұрын
Ninkaan waxbaa u kharsan , HADUU UMALEYO IN KHALADKOODA KALIYA UU YAHAY KABO KU TUKASHO , EE NINKAN WILI BISEEL MAHAN
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 4 ай бұрын
mid caadi uga soo baxaa majiro 😂
@Manka2123
@Manka2123 3 жыл бұрын
Alshabaa yaan la aaminin hadeey rabaan waa sahan ama ilaalo raba in warbixin uu dhiibo oo sheega dhegeeyo
@Sukeyma-channel
@Sukeyma-channel 2 жыл бұрын
Dadka soo qoraayo yaan la aaminin sidee kuba maqan ku imana yaan hadii kii yimaado aan la soo dhabey nin
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 Жыл бұрын
DADKAAS WA HARAAGII CBB WELI WA SUMEYSAN YIHIIN GAME IS OVER WAQTIGII WA DHAMADAY WAKU UP
@miskimahamud9621
@miskimahamud9621 3 жыл бұрын
ninkan mishin buu maagan yhy ha layska ka qabto somaliyey 😭 nimanka markaan maqlo xasus ban galaa dhiiga dadka sida loo xalaashadey 😭😭😭😭😭😭😭 wlhi magacodu wuu idhibah
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Cadale ma aha Galgaduud.
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 жыл бұрын
allah jaahilsanaa dadku muxuu ku ogaadey inuu dahab yahay aduunka maba jiro dhagax dahab ah oo intaas le,eg ,yaa baaray noocuu yahay ha sheego ilee 4000 nooc macdana ayaa jira dahab ayay u yaqaanaan iyo dheeman .wax cawaan ah oo macdan maqlay xataa waxaa laga yaabaa inuusan wax macne leh ahayn waxbay maqlayaan sidiisay u qaadanayaan ,geologist keliya ayaa sheegi kara waxa uu yahay
@yonisman2089
@yonisman2089 2 жыл бұрын
Waa runtaa wlh. Somalida somalia joogto waa dad IQ gooda uu very low yahay. Waa waxaa keenaayo in ee udhaqmaan sidi 16 century gii oo kale. Dhibaatada waa keeney aqoondari iyo dhaqaalo la'aan oo malahan shaqo curiyaal dadkii sameenlahaane ayagaaba dilaayo. Waxaa dadkaan badbaadiyay oo kaliyah waa diinta islaamka hadii kale somalidu waxey ahaan laheed cawaan qaa qaawan oo geedaha dulsaaran Hollywood kane looga shactireesto inkastoo maantaba Hollywood ka nalooga shactireesto.
@aliadam180
@aliadam180 3 жыл бұрын
Classic case of ignorance عذرهم بالجهد
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Kabaha kulaha umadi digoda baneysten kamahadleyo
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 3 жыл бұрын
Isi soo dhibka Al shabaab run maaha ee khiyaano baa ka dambeysa
@hiraabdi1952
@hiraabdi1952 3 жыл бұрын
Ninkaan hadalkiisa sax maaha halayska jiro!
@abdihashi2310
@abdihashi2310 2 жыл бұрын
Hadalkiisa lama fahmayo !
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 3 жыл бұрын
ilma yar baa warsana sualihi lobahnay mawaydaynin kli i yara sheeke somalida ma xolo ninka ma meel dalxiis buu ka yemi dadka somali iyo dalka somalia waxaa halkaa dhigay waa alshabaab sida lowaraysanan ciyaarto baad mooda 🤔
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
Radio 📻 ma memory baa la gasha wuxu leeyahay Mobil waawayn maanan haysan laakiin radio ayaan memory la galinahay dhagaysanaynay hhhh
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 2 жыл бұрын
Radio uu sheegayo waa samecad noco uu memory galo
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Miskiin adduunkaba lama socotid haddii maanta aad joogto radio miyaa memory leh goormaa soo baxeen 2012 ayay soo baxeen illaa hadda way socdaan war moog baatahay illeen
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 Жыл бұрын
@@xogbaar walal radio memory la galinayo waligay ma arkin waa ii hadalkaga
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
@@sashawwefans6394 KZbin ka ku qor bal adaa arki doona nuuc kasta mid yar mid weyn
@bashanekoorweyne6551
@bashanekoorweyne6551 3 жыл бұрын
kuaoo dhawada chanalkan
@Larasamira1
@Larasamira1 2 жыл бұрын
Ninkan siduu u hadlaayo khiyaamo iyo is makeekin baa iga muuqata indhihisa kuwii la toogtay bay u eegyihin dhiig cab 😟ha layska hubiyo gaarna haloola macaamilo somalidu way aamin fududahay e gees halayska geeyo ninka hadi kale wax badan baa ka suurtoobi kara alle SWT haynaga qabto wixi shar wada isagaa u jeede 🙏🏾
@ya3746
@ya3746 Жыл бұрын
Hawiye hunguri meel Kasta u maraa dad iyo Duunyo shaqo kuma laha
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Fi shi
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 2 жыл бұрын
Lacnata Allah alshabaab
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 жыл бұрын
Gaaljecel funny waaye 🤣🤣
@maxmuudaxmed3908
@maxmuudaxmed3908 2 жыл бұрын
Gaw
@ubahmahamud9046
@ubahmahamud9046 3 жыл бұрын
Nin kaan macada hadal kiiso qof daacad ah maaha sidaan uga jeedo waxbaa uqarsan indhihiisa mafiicna halayska ilaalsho in uu bahal dhiig doon ah yahay baan filayaa ka feejignaada
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 2 жыл бұрын
War ninkan yaan la aaminin Waa intaaso uu is qarxiya
@farhanyare8179
@farhanyare8179 2 жыл бұрын
Ismalka uma dhutinayo nin bxsady anaguna nin farAbaxy fsxbanusine
@ciisecabdulahi2574
@ciisecabdulahi2574 2 жыл бұрын
Qorina waasitay waddona waan seexday kkkkk
@copypaste9067
@copypaste9067 3 жыл бұрын
Malintii 30$ ama 70$ khofkii ilmo ujoogan. = 2100$ Bishii Kan ugu yarna = 900$ Anagana ciidankena habeen iyo maalin banamaha taagan oo gurigooda iyo meel walba ay tagaan khatartaas ku dhexjiro bishii oo dhan 230$ Taas XAQ miyaa , aaway niyad dhiska CIIDANKA
@moelmi6582
@moelmi6582 3 жыл бұрын
Bishii buu dhahy mudane
@copypaste9067
@copypaste9067 3 жыл бұрын
Mo Elmi amay ka badantahay abtioo ileen 70$ khof inuu baxo maisku kharxinayee
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
Kuwa puntland waxba maqaatan
@copypaste9067
@copypaste9067 3 жыл бұрын
Farhan Ahmed Waxaan ka hadlaayo waa midaas
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 Жыл бұрын
XABIBUL QANISIN FIIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOOY AA GURI UGU DHINEYNAA MAXA NAGA GALAY CIDAAN AND SHACABKA BAHAN AND ALSHABAB
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
ANIGUARAGTIDADAYDA NINKAN SI DAACAD ÅH BUU IDINKU WARAMAY EE SOO DHAWEEYA
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 2 жыл бұрын
Naga.da.benta
@abdulwahabmohamed3730
@abdulwahabmohamed3730 Жыл бұрын
Wlhi waa musiibo tano kale
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 жыл бұрын
waxa loo socdo awalba waa dalkan in lagurto maxaa yeelay somali 100% waa muslim lkn waxa loo socdo waa xolahan somalida ee dayacan ilahay naga qabo cadowgan
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
Masha ALLAAH. Caliga ALLA hakuu siyaadiyo.
@naimaomar7865
@naimaomar7865 2 жыл бұрын
ilmaha yar.loma fidiyo cafis marki odayasha cimrigoda so labo jibarty lacafayo
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Abyo ki dagal lugu qabto oday ahaye ama hayarada lama cafiyo hadu iso dhawin xabsi halagaliyo
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Жыл бұрын
ALSHABAAB Alaah silsilad bir ah Alaah hanooga qabto, kuwooda WAAWEYN. Dhalinyarada ILAAHAYOW soo hadeeyo GARASHO SII.
@adilh9772
@adilh9772 2 жыл бұрын
Waa sheydaan beenlow ah
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan magaalada iyo
@maxamedmaaxi9677
@maxamedmaaxi9677 Жыл бұрын
Ookkkoooooooooookoo
@nurowehliye23
@nurowehliye23 Жыл бұрын
Alaah cidamadenu waa saweroh war madaxa kajare kii isku kiin dhibah matay nafbakentayah
@muhidinomar5323
@muhidinomar5323 3 жыл бұрын
M n
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 Жыл бұрын
Wixii sheygto alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil
@mohamedhersi1709
@mohamedhersi1709 Жыл бұрын
gaaljacyl waa funny guraanshoow iga dheh dahabkan wax ka rabey kulaha daahir aamiin jeesow ha maqlo usheeg kabaha kabakutukade
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
Hala maxkama deeyo najasta hunguriga badan...
@ilhaanfaarax2258
@ilhaanfaarax2258 Жыл бұрын
Ilhaan
@ibrahimweheliyemohamed6113
@ibrahimweheliyemohamed6113 3 жыл бұрын
Ar waaa tolkey Galjecel oo dhagaxii dahabka ahaa dabogalay. Imaankaga was
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 3 жыл бұрын
😀
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
🤣🤣
@Sankahaaji01
@Sankahaaji01 3 ай бұрын
Waa iga qoslide wlhi😭😂
@xafsaxaashi3200
@xafsaxaashi3200 Жыл бұрын
0
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Horta ninka Waa runtii Haddii ay Dhagaxii Weynaa Dowlada Federalka Somalia Ay heeso Dhagaxa Qeebteena Iyo Dhagaxii meeshuu Ku Dambeeyo Waa Laga rabaa Dowlada X-Xaarmaajo Insha allah .
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 жыл бұрын
sharci maaha shaqsiyaad maqaadan karaan waa inay license u haystaan sharciyan ,dhagaxaas wax uu yahay maleh waa huuhaa xataa mar oo aan qiimo lahayn maaha dad juhala ah
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
@@wadefreeman7340Okey Mazuul Timirba lafaa ku jirTee..
@asadaden
@asadaden 2 жыл бұрын
beenale
@mahdiabdielmi1635
@mahdiabdielmi1635 3 жыл бұрын
Kan wariye maahan
@abumuhamed3141
@abumuhamed3141 3 жыл бұрын
run rabiya oge odaygaan uma maleynaayo inuu shabab noqday waligiiis.
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Qof shabab iska sheeganayo majiro walalow qof miya naftisa ben ben ku haligaayo
@jagnaa_boy2325
@jagnaa_boy2325 2 жыл бұрын
Ninkan hadii uu Alshabab fikirkoda kataqalusey sidan uma warami laheen ileen wuubaqi lahaa balse intuu sidan uwaramayo Alshabab ayuu isku haleeyn kuqabaa, yaan la Aminin.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 жыл бұрын
Dadkaa is kala canbuulo cunaayay hadane. Kulahaa maya ma cuneeynin. Toloow ma canbuuladii baa la xumaatay markoo sheegay. 🤣🤣🤣
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Hhh
@nurisse6354
@nurisse6354 3 жыл бұрын
War dila Guba nacalada
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 3 жыл бұрын
waa gaaljecel ninkaan miyaa horta
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Haa sidas ayan filayaa lahjadiisa iyo degaanka u sheegay cidaas aya ubdan
@ibrahimweheliyemohamed6113
@ibrahimweheliyemohamed6113 3 жыл бұрын
@@KhanYunis7 haaheey dhagaxii ka dabotagay imaan belaha hunguri ayaa walay Ar tolkey gacana u tagay
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
@@ibrahimweheliyemohamed6113 Hhhh lkn warkas iguma socdo dhagax ayan ka dabatagay waa sheeko uu rabo in xukunka Looga qafiifiyo Marnaba Alsha warkooda ha aaminin sxb
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Warkaan Waxbaa ka maqan. Ee Ninkaan. Hala Hurgufo. Reer Guriceel dad.loo.dhuunto maaha. Waa Dadkii.Ugu horeeyey.2008.fahmey dhagarta.Mafio.diimeedka Dadka iyo Dalka Halakeeyey..
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Жыл бұрын
Waa umad xoog lagu haysto laakiin su aasha meesha taal yaa abuuray alshabaab maxayse aheed ula jeedada ka dambaysay ma dhihi karnaa way gaareen ola jeedoo yin kii laga lahaa waa iga su aal
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
Waaiga jawaab, si aankaagajawaabo suAashaan waxay ubaahantahay qoraal dheer Laakin waankuusookoobayaa “Alshabaab waxay kaliya udagaalamayaan inay kitaabka Quraanka dalka laguxukumo oo Dastuurka laguxukumin “
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 217 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 36 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 38 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 160 М.
SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019
26:48
Somali National Television
Рет қаралды 492 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 412 М.
QAYBTA 9-AAD AFMEER IYO SHEEKADA INDHABUUR
27:18
AF MEER
Рет қаралды 185 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 36 МЛН