Ergo | Cabdinaasir Macalin Caydiid | Xaaji Gujis | Lyrics

  Рет қаралды 34,192

Qaraamyahan

Qaraamyahan

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@abdullahialiabdullahi3420
@abdullahialiabdullahi3420 3 ай бұрын
Hada oo ay saacadu tahay 5:55 subaxnimo saladi subaxna xogaa kahor la tukaday ayaan wali fadhiyaaa meeshi an shalay galab 10 sac faristay waxayna lamacno tahay inan 13 saacadod an meel fadhiyo waxaana intas ka fakerayay waxa an ka yeeli laha gabar an jeclahay o an 5 sano xirir lahayn dhowr balan oo guur oo horana an u qabtay lkn ay iisuurobi wayday lcg la an awgeed. hadana balanti u danbaysay aya waxay tahay bishan August 2024. Qaasatan shalay oy tarikhdu ahayd 15 August 2024 ayay ahayd malinki u danbaysay o ay jwp igasugayso malinka aroska dhacayo inan u sheego anigana cwa shiida ahan ahay o lcg aros kugalo o igu filan mahayo arinkas ayana 13 sacadod meel u fadhiya kafakarkeda walina meelan wxka qabto wa garan la ahay. Hadi an dhaho arinkii wuu ii hagagi la yahay o an balankale qabsan laha waxan shaki kujirin in gabadha jecla ay iga xuman doonto inay iga niyad jabtana ay ubadan tahay. Hada wxn sugaya in uu waaga si fican u baryo o waxa ii qorshaysan mid an sxp nahay inan dhaho AMAL Bank lcg iga damiino hadii uu iga yeelo arooska bishan dhamadkeda ma dhaafayo inshllh bal soo duceeya inshllh. heestan hadi an uso laabto xoga xasus ayay igalisay o ku saabsan gabar an qabi jiray oo nafta igu dhibtay ceeb iyo fawaxishna ila daba dhigatay. Sababtuna ay ahayd inaan aha nin xishoodo o qaylada iyo dooda neceb sido kale an necbaa in ano nagtayda la buuqayo la arko halka ayada ay jeclayd in laisku soo baxo o gar iyo odayaal loo yeero ana an dhihi jiray ugu yaran wixi qilaf ah an xalisano ayadana arimaha qoyska ay qofwalbo u sheegi jirtay taaso igu kaliftay in an nolasha dhan naco. Marmara waxa dhici jirtay ano magalada iska socdo in qof i dhaho xaskadi o dacwo ah ba arkay e mxa dhacay mrkasa daremi jiray foolxumo. Ugu danbayn wa kala tagnay ayadiina nin ay qarabo ahayeen o an daremi jiray inu ahaa fidno ayada soo dirdiri jiray marna an isdhihi jiray dadkan wx maaka dhaxeyo waxan qarabo nimo waka badantahay aya guursadey 1 sano kadib way is fureen ilaa maanta oo an kala maqanahay 6 sano way iso wacda ayado dhahdo wll wanku xumeyay waana kuuu gafijiray i cafi oo an isku noqono anigana waxn u sheegaa ila hada in an cafiyay lkn guurkeeda iyo kulabasho an diyar u ahayn. Halka arin oo kale oo jirtay aya waxay ahayd ayada in ay guur horey uso martay ana ayada kahor anan guur soo marin taas oo hada qibradayda an dhalinyada wilasha kula dardaarmo guurkada koobad gabar kubilaw oo garoob haku bilaabin ano oga cabsi qabo wixi iqabsadey inay dhalinta qabsato inaksto naagu isku mid ahayn o laga yabo garob fcn in la arko. Erayadan ayan damca marwalbo ina u qoro hadana waan qalbi ilaliya o an dhaha haxumeynin Ama hore u afeef dhigo Ama dib u adkayso Waa maxay ilmaysaye Uur jilicsanantani Waa maxay ilowdaye Intee aayaha waday Olashaye anoo maqan Waa maxay irdhowdaye Naxligiyo amuurahàa Inaad aabahod tahay miyad ka ambanaysa Waa maxay ilowdaye Intee aayaha waday Heestaan dhowr sano kadib ayaan cwa arkay anoo arimihii an u dhagaysan jiray iyo arimaha an cwa ka fakearayay ay kala duwan yihiin Halasoo duceeyo in alle arooska fududeeyo o aysan bishaan ila dhaafin waad dareemi kartaan 5 sano wx la sugayay hadi ay si wanagsan u dhici waayeen AMAL BANK in ilaahay waxkasoo qaado yarka an usocdo o an sxpo nahay asagana allaha ku duwo inuu guurkeyga waxka fududeeyo
@CSeerbiya
@CSeerbiya Ай бұрын
Alle ha janneeyo Macallin Cabdinaasir Macallin Caydiid, waxaan ku dhagaysanayaa dalka Ireland habeenimo jimce ah 10-10-2024, waxa ila jooga Ayaanle Cabdiraxmaan, waxaan u ducaynaa Cabdinaasir, Abwaan Gujis, iyo Macallin Maxamed raage oo hore u qaaday heestan.
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto Cabdinaasir oo ku geeriyooday dhawaan dalka Itoobiya. Alle jannadii Fardowsa haka waraabiyo, Aamiin.
@nasiromar8410
@nasiromar8410 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Abnasir. Heeskan runtii dad badan ma oga murtideeda. Top notch!
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 6 ай бұрын
ERAYADI XAJI GUJIS ILAHAY HA U NAXARISTE
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Жыл бұрын
Hees waa ciil iyo garan naqsi.iyo.gudub.hore.qof.kaa.galay.iminkana is dhaafinay.sidaas moodeey illaahow ku naxariisto
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Abwaanku heesks waxuu ka sameeyay walaalkii oo ka abaal-ka-dhacay.
@nasiromar8410
@nasiromar8410 2 жыл бұрын
Sidoo kale waxaan rabaa inaan xuso qaraamyahan(Hamza Omar haji) oo tacab badan geliyey muuqaalkan uu qoraalka ku lamaanyahay. Mahadsanid walaal waan ogsoonahay dadaalka adag eed ugu jiro xasuusinta suugaanteeni xikmada iyo murtida ku dhisnayd. Hands down you are bro!
@mouseuse
@mouseuse Жыл бұрын
Hamse thanks brother omer sidoo kale brother Allena hayno wada naxariisto dhaman mid nool iyo mid mootanba😊
@calaydhchannel2541
@calaydhchannel2541 2 жыл бұрын
Yaab wlahi heestan san ma moodayn murti culusaa oo adkaa hadana ?
@sirisaac8163
@sirisaac8163 Жыл бұрын
Heestan asalkeeda waxaa qaadey Gujis, codkan waa Caabbi Mire Dacar, kabanka waxaa garaacay AHUN Cabdinaasir Macallin Caydiid.
@qaraamyahan
@qaraamyahan Жыл бұрын
Asalkeeda Maxamed Raage ayaa qaaday oo ka mid ahaa fanaaniintii kooxdii Danan. Erayada iyo laxanka waa Gujis, AHUN. Qofka immika ku luuqaynayaa waa Cabdinaasir, AHUN.
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 10 ай бұрын
@sirisaac Erayada iyo laxanka ayuu Gujis lahaa waxaa ku luuqeeyay ustaad maxamed Raage
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 10 ай бұрын
Heestan Erayada & Laxankaba Waxa Curiyey Abwaan Hussein Jama Rooble H Gujis (AHUN) Original kii Waxa Lahaa Moh'ed Raage Hal Maceedka Heestu Qofba Aqoon Intuu Qabuu Talo Ogadaa
@idrishardi3025
@idrishardi3025 Жыл бұрын
Saxiib asal
@abdifatahbulhan1971
@abdifatahbulhan1971 9 ай бұрын
ILeen original ki wa tana Iyadoo muraajaco ah arkay
@qaraamyahan
@qaraamyahan 9 ай бұрын
Original kii maaha wll. Original ka waxa qaada Maxamed Raage.
@mohamedahmed-971
@mohamedahmed-971 Жыл бұрын
Mohamed ismail jowleh
@farahdahir8554
@farahdahir8554 2 жыл бұрын
TANI HEES WEY DHAAFTAY
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
Waa intaanu gacanta xabaddu kaga dhicin ee kabankiisu danani jiray!
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@qaraamyahan Rabbi ha unaxariisto 😭
Abdinaasir macalin caydiid hani
7:35
said xaaji
Рет қаралды 15 М.
AJ FAMILY oo cadeeymo kale lugu helay oo ku sabsan walalkis
15:17
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 132 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 35 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
Taariikh Nololeedkii Xaaji Gujis- Boobe Yuusuf Ducaale Abriil, 2002
15:27
LYRICS | Heestii naftu doqonsanaa | Cabdinaasir Macallin Siciid
7:01
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 487 М.
Abdinasir macalin caydiid
7:35
kariim
Рет қаралды 6 М.
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 132 МЛН