EXCLUSIVE:Khilaafka Madaahibta" Soomaaliya Mixnadeedu Waa Qaadiriya" Sh Shibli. Xalqadda 1-aad

  Рет қаралды 106,752

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

EXCLUSIVE:Khilaafka Madaahibta" Soomaaliya Mixnadeedu Waa Qaadiriya" Sh Shibli. Xalqadda 1-aad
DIGNIIN:
Amar La,aan Ha Qaadan Muuqaalkaan.
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 504
@Abdijaliil
@Abdijaliil 21 күн бұрын
Fadlan Rugmo Kanaalkeyga Abdijaliil Show (Subscribe). Waxaanu Hiigsaneynaa 100K Mahadsanidin.🎉❤ Xalqadda 2-aad Kala Soco Halkaan.
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x 21 күн бұрын
Suashaydii magudbisay walal
@salahdinadan3476
@salahdinadan3476 20 күн бұрын
Bro keep going 💪 hori usoco nin hadaf leh ❤
@user-lp3wh5pe3m
@user-lp3wh5pe3m 20 күн бұрын
شيخ محمود شبلي 🎉🎉🎉 حفط الله ورعاه ❤❤❤
@Fahadyarre
@Fahadyarre 20 күн бұрын
Sheikha weydiiii ciidamadaan atmis eh gaalo ma ahan miyaaa...
@SOM-CODE
@SOM-CODE 20 күн бұрын
Abdijaliil Wall Waan ku salaamay Fadalan waxaan ku waydiinaya ma isticmaali karaa Vedio Gaan amar ma ii siin kartaa mahadsanid Wall
@JAMHAD10
@JAMHAD10 20 күн бұрын
Suufi baan ahay aniga ahaan " Ninkaan iyo dadka la mid ah waa dadka aan jeclahay waayo waxay isku darsadeen "Diin, dhaqa, dadnimo iyo ixtiraam, Waana rag yaqaan Waxa aan marwalba ku cel-celino ee ah "is aamina adinku" dhaqan ahaan, diin ahaan iyo dadnimo ahaan oo yaan diintiina Loo daba fariisan rag Carbeed oo toodii gabay, aana islaanay iyagoo Seef lagu islaaminayo!! Ugu dambayn qofka Soomaaliga ahi waa inuu aaminaa Soomaalinimadiisa, diintiisa, dhaqankiisa, una fikiro sidii uu diintaan Alle ku faafin lahaa waayo ma jirto CID kaga aqoon badan iyaga. Sheekh shibili iyo ragga la mid ah Salaamaahi Xamar Soomaaliya ❤☝️📿 🇸🇴
@yusufmohd192
@yusufmohd192 19 күн бұрын
Alle xikmadiisa qofkuu doonuu siyaa ...Alle xikmad iyo cilmi ayuu siyey shiikha
@kafakir
@kafakir 16 күн бұрын
Waa isku buuqday, amaaba tahay Shibli oo account kale wato 😂😂
@ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so
@ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so 21 күн бұрын
Masha Allah Dr. Shibli waa mowsuuca islaami oo u baahan in laga faaidesto حفظه الله ورعاه
@albashiir1432
@albashiir1432 20 күн бұрын
١- سفينة النجاة ٢- أبي شجاع ٣- عمدة السالك ٤- منظومة زبد ٥- منهاج ٦- إرشاد
@MohamedTawane-mi9hd
@MohamedTawane-mi9hd 20 күн бұрын
سفينة بالسين لا بالصاد اخي الكريم
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 20 күн бұрын
سفينة الصلاة
@Zack.Mohhamett
@Zack.Mohhamett 19 күн бұрын
3 baan hadda marayaa Insha allah waan dhamayn
@a.m5892
@a.m5892 17 күн бұрын
​@@Zack.Mohhamettsadaxda kutub aad qaadatay waa maxay
@M.somali121
@M.somali121 15 күн бұрын
انوار المسالك نيل الاوطال
@tayib-tt
@tayib-tt 20 күн бұрын
Halsaac waxay dhamaatay anigoo dareemin codkarnimo, cilmi, caqli, cadeen intuba caadil wuu siiyay sh, allah haxifdiyo❤
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 20 күн бұрын
Wa ii dhuuntay sheekh Alaaha ino barakeeyo culuumo dhamanteed ..Social media somalida copy aqoonyahan siyaasi ayay daba caraaran ee....Aqoonyahano dhamaystiran Culumada laga heeli sida sh shiblis sh mustafe xaaji sh cabdiraxman bashir iyo in kalo badan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 18 күн бұрын
Mashaa Allaah. Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo Culumadda Soomaaliyeed dhammaantood. Runtii Culumadda iyagoo ay bilaash wax nagu barayaan ayaa hadana ay dadka qaar Amaansiin la'yihiin inagii shacabkii diinta fahansanaana badankeen aynaan Dan kalahayn difaaca Diinta.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 17 күн бұрын
Waa sheydaan ilahay nacladay shible
@hafsaali4297
@hafsaali4297 17 күн бұрын
@@mahadhodey2774 عليك ما تستحق من الله. أللهم اكفنا شره بما شئت وكيف شئت انك على ما تشاء قدير. Sheekh Dr Shibli Allaha swt Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn. Dambigiisa Allaha dhaafo.
@mahadmohamud9067
@mahadmohamud9067 12 күн бұрын
​@@mahadhodey2774orod he so isku qarxi
@shuaybtube2690
@shuaybtube2690 20 күн бұрын
qaadiriyada waxan ka ogaan jirin baa manta iifaadiyey dr sheikh shibli shukran
@sadamharuun8935
@sadamharuun8935 20 күн бұрын
Hal saac ayaba 10 daqiiqa ila noqotay Waxaan dhageystay cilmi,aqoon,karti,iyo heybad rabi uu siiyay shiiq shibili xafiduhullaah
@Mazim107
@Mazim107 19 күн бұрын
Waad lunsantahy
@TaariikhAbdi
@TaariikhAbdi 20 күн бұрын
wad ku mahad santahay abdijaliil so gudbinta culimada somaliyed waxan rajinaya inaad muqalkan aad ku waresaniysay sh shibli xafidahulah, aadan jojiniin silsilsdaha culimada, aad an ku xijin donto sh xasan xafidahulah Ish Allah qof waal doo igu racsan like hasaro mahadsanid 🤝
@sahalduale7531
@sahalduale7531 19 күн бұрын
😂😂😂
@TaariikhAbdi
@TaariikhAbdi 19 күн бұрын
wax lagu quslo mayale maxa kuqusushey😒
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 19 күн бұрын
Sheekh Xasaan shabaab ha wareysato ninkaasi umada Wada gaaleysiiyey shabaabna u fatwooda
@sahalduale7531
@sahalduale7531 18 күн бұрын
@@TaariikhAbdi wadaad kale oo codsanaayo iyo wixi aad ka dhihi lahaay lasii yaaban yahay 😂
@salahdinadan3476
@salahdinadan3476 20 күн бұрын
Abdijalil walal round table interview culumada somalida ku taqususa luqada Arabic ee jooga Nairobi sidaa sheikh sharif dhawil iyo Dr phd Abdilatif imaam masjidka burhan estate iyo kuwa kala raadhi wa mowduc aad loga bahan yahay. Dhalinyarada somalida ee raba luqada carabiga barta ila heer sara halke ka bilawi karaan qaab nocee ubarani karaaan. Roadmap luqada arabica iyo sharia islam . Mahadsanid
@Kokobulle-i3u
@Kokobulle-i3u 21 күн бұрын
I'm waiting next part Is good topic
@Mubaarak87
@Mubaarak87 21 күн бұрын
Ascw Abdijaliil waan Salamay Dr Shibile Galab wanaagsan waxaaan daganahay Switzerland 🇨🇭 Waxaaan Arday u Aqriyaaa حاشية الباجوري على شرح العلامة ابن قاسم على متن أبي شجاع Iyo كتاب الكواكب الدرية على متممة الآجرومية هو كتاب في علم النحو، مؤلفه محمد بن أحمد بن عبد الباري، يتضمن شرحا ميسرا للمتممة، وهو كتاب مختصر يسمى: هو متممة الآجرومية.[1] akhii noo soo duceeya in Allah nagu xafidho nana fahamsiiyo Kutubtaas iyo Qaar kale oo in sha Allah Aqrinsan doono آمين 🤲 يارب العالمين
@user-ec1uf4qi1t
@user-ec1uf4qi1t 20 күн бұрын
Allaha kuusahlo mutamimada lakaash الشيخ ايهاب العريفي sharax fiicanbuu leeyahay iyo tusaalayaal cajiiba
@AbdirizakSulub
@AbdirizakSulub 20 күн бұрын
Abu shujaca waxa kuxiga baajuuri waxa kuxiga minhajka waxa kuxiga irshadka waxa kuxiga icanatu dhalibiiin
@user-xt1rh5mw4s
@user-xt1rh5mw4s 20 күн бұрын
Sidoo kuula soo xiriira shiekhuna
@mohsen6878
@mohsen6878 20 күн бұрын
😅
@shaaciribraahim4557
@shaaciribraahim4557 20 күн бұрын
❌️وهي كتاب مختصر وهو كتاب مختصر
@ClmajiidAWDaahir-vy4ny
@ClmajiidAWDaahir-vy4ny 20 күн бұрын
شيخ العلامه دكتور محمود محمد شبل حفظه الله ورعاه
@mohamedyuusufismail4164
@mohamedyuusufismail4164 20 күн бұрын
Wuu khaldan yahay qoraalkaadu gramer ahaan.
@user-ty7hh9iy7k
@user-ty7hh9iy7k 20 күн бұрын
مبتدع ضال إخواني..
@CabdiKariin-l4m
@CabdiKariin-l4m 20 күн бұрын
فضيلة الشيخ الدكتور العلامة محمود محمد الشبلي هو عالم فقيه محدث بارك الله فيه وأحسن إليه
@CabdiraxmanCali-t7g
@CabdiraxmanCali-t7g 12 күн бұрын
Wll cabdi jalii aadbaad umahasatahy..runtii waa waraysi mudan in waqti lagu lumiyo
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 20 күн бұрын
Nin raga oo cilmi iyo caqli Ilahay isagu daray weye Sh Shibli Ilaahay ha dhawree
@Mazim107
@Mazim107 19 күн бұрын
😂
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 19 күн бұрын
​@@Mazim107 maxad ku qososhay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 20 күн бұрын
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay
@NehAllih
@NehAllih 3 күн бұрын
Ani madaa hiibtan io waxan waaba ku wareeray si gaara suufida woxoodu waaba dhaqan xumo ani muslim suni ayaan ahay kadip wixii nabiga io qur'aan alle wyne i faray ban ku dhaqmaa nin ka danbeeyay nabi maxamed scw sabab an u daba galo aapa qalad ah
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 20 күн бұрын
Masha Allah. Great guest. I love Sheikh Shibili, Sheikh Mohammed Umal and Sheikh Mustaffa. They’re pillars in the expansion of the correct caqeedah in our society post civil war. May Allah protect them in this world and grant them Jannah in the hereafter.
@King_ilyaas1
@King_ilyaas1 21 күн бұрын
Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤❤❤
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 20 күн бұрын
Scw
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 14 күн бұрын
Maasha Allah shiekh shibli allah ha dhowro wll Sido kle waxaan ka codsana in sidaan o kle shiekh xasaan aa wareeysi uga so qaado wan rajeeyna in aa codsigeeyga tixgalin doonto aa shiekh na so wareersan doonto
@cabdulahicade-p4s
@cabdulahicade-p4s 13 күн бұрын
Asc wr wbr masha alah waa shekh aan jeclhy ilaah dartiisa❤ aloow ino xifdi culimda❤
@AbdifatahIsmail-d5f
@AbdifatahIsmail-d5f 19 күн бұрын
Mansh allaah sheekha ilaahay ha barakeeyo wax badan ayaan ka faa'iidnay waxaan jeclaan lahaa inaad marar badan noo soo celiso ilaahay khayr badan ha idin siiyo sheekha iyo wariyaha
@user-kj9wc9nr1x
@user-kj9wc9nr1x 20 күн бұрын
حفظك الله شيخنا الفاضل والله أنت كفو ونشهد أمام الله أنك أديت الواجب الذي عليك ألا وهو البلاغ والقيام والنصرة لدين الله عز وجل، والله نسأل أن يوفقنا كطلبة لأداء هذا الواجب على الوجه الذي يرضي ربنا.
@user-po1qk3qd6n
@user-po1qk3qd6n 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-po1qk3qd6n
@user-po1qk3qd6n 19 күн бұрын
❤❤😂😂😂❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-po1qk3qd6n
@user-po1qk3qd6n 19 күн бұрын
😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@daadiraxmed4799
@daadiraxmed4799 14 күн бұрын
جزاك الله خيرا شيخ شبلى
@asmacii20
@asmacii20 21 күн бұрын
Allow ha idilin adoonan sh shibli xer iigaga dhigin
@kingsuria93
@kingsuria93 20 күн бұрын
Aamiin zxp
@NewsFusion24
@NewsFusion24 20 күн бұрын
casharradiisu youtubekiisa ayay ku jirtaan, kabbaro.
@asmacii20
@asmacii20 20 күн бұрын
​@@NewsFusion24waan naawilayaa inaan maruun jobs fariisto
@xagarabbi9452
@xagarabbi9452 20 күн бұрын
ماشاء الله شيخ محمد بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 17 күн бұрын
جزاك الله خيرا الشيخ الدكتور محمود
@AshrafHanafi21
@AshrafHanafi21 21 күн бұрын
Mnshlh waa wareeysi qiimo badan sheekh shibili
@Awraali
@Awraali 17 күн бұрын
بارك الله فيكم شيخنا العلامة
@updallakheyre4729
@updallakheyre4729 15 күн бұрын
Cilmi badan aya ka fa iday allah ha xifdiyo shiikha
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 17 күн бұрын
Ilaahayow barakee sheekh D.maxamuud
@ahmeddahir4775
@ahmeddahir4775 21 күн бұрын
Mida aan la yaabanahay waxa ay tahay, inta badan dadka fikirka suufiyadda aaminsani maxay aflagaado iyo caay uun ugu fududahay iyagoo si cilmiyeysan oo cadeymo leh usoo bandhigi karo meelaha ay sheekha hadalkiisa ka qoonsadeen ama qaladka ay u arkaan ?
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 20 күн бұрын
Cadaymo maba yaalane maxa la soo bandhigaa kuwa English ku hadlo io carabiga io Somaliga ba wa arkay All waxay ka Simanyihiin inta mas alada Laiska indho tiro personal attack lagu Sameeyo shuyuukhda
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 20 күн бұрын
Wahaabiyo cid ka cay iyo cilmi yar ma jirto
@Deeqow
@Deeqow 20 күн бұрын
😂😂😂 waa isla wuxu ka hadlayay ninkan kwrn😂😂 illahey idinka weyn​@@AliMohamed-wb1ei
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 20 күн бұрын
In Culimadi Hore La duro ama la yidhaba islaam may ahayn ayaa kula saxsan miyaa hadaad adigu taa qabto anaga agtayada waxa ay ka tahay jariimo Wayn oo lagula kacay dad islaama Maalinta Qiyaamana Laydi Kala Xisaabtami Arinta
@2daysago_
@2daysago_ 20 күн бұрын
Waa horaa laga quustay suufiyo.....baryahan culimada waaweyn maba taabtaan lamana doodaan hadii kale buuq bey furayaan oo boor isku qaris ah.
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf 17 күн бұрын
Sh shibli waa caalim alle cilmi siiyay alle ha barakeyo
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 20 күн бұрын
Next hadi ay macqul tahay shikh mustafa ku so xiji p2 noso dhamestir abdijalilow ❤
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Күн бұрын
Taas way adag tahay mustafe horaa loogu jari waayay inuu meelahan soo fadhiisto
@munasartimacade5047
@munasartimacade5047 9 күн бұрын
Masha allh shiikh
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 38 минут бұрын
Ustaad aad u qiimo badan
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 20 күн бұрын
العلّا مة محمود محمد شبلي ❤
@mohamedbangax3683
@mohamedbangax3683 16 күн бұрын
الشيخ العلامه د. محمود محمد شبلي حفظك الله يا حبيبي والشيخي الغالي❤❤🎉
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 17 күн бұрын
سفينة النجاة. متن أبي الشجاعة. عمدة السالك منهاج الطالبين حفظ الزبد
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 17 күн бұрын
Masha allah kazakallah walaahay waxbadan oo iga maqnaa baan kafa'iday
@AmeinAdem
@AmeinAdem 21 күн бұрын
Mansha allah sheekha wax badan bad bayaamisay allah ha ku sharfo, mahadsanid.❤
@mohamedsheikh8170
@mohamedsheikh8170 20 күн бұрын
Asc.Abdijaliil please after this you have to invite a member of the opposite group unless they decline otherwise you will be seen as partial.
@MohamedDahir-e2v
@MohamedDahir-e2v 20 күн бұрын
M, a, sh shibili Allah ku xifdiyo❤❤
@Islam536-Yw
@Islam536-Yw 11 күн бұрын
Sheikh waxaan kaacodsaneynaa inaad biloowdo irshaadka iyo xaawiga🙏🙏🙏
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 21 күн бұрын
Maansha allah sh shibilli waa caalim soomaaliyeed allah barakeeyo❤
@the_._last_._king
@the_._last_._king 20 күн бұрын
نحمد الله أننا فينا مثل هذا شيخ الفاضل الله يحفظة
@GAANI.
@GAANI. 21 күн бұрын
Shiekh shibile allah xifdiyo shiiqena🫡
@falatoking1761
@falatoking1761 20 күн бұрын
Masha Allah .
@abdisharif8315
@abdisharif8315 20 күн бұрын
Maasha allaah Jazaaka-allaah Sheekh iyo Weriye Abdijaliil
@fardowsocdy7696
@fardowsocdy7696 16 күн бұрын
Masha allah
@Muscab2014
@Muscab2014 19 күн бұрын
Alle haku barakeyo wllo sh. Maxamed umul noogu so xejji after part 2 ❤🙏🫡
@HassanMaxamuudshire
@HassanMaxamuudshire 19 күн бұрын
Masha alaah
@baarridaacad2919
@baarridaacad2919 14 күн бұрын
العلامه الفقيه:د محمود محمد شبلي حفظه الله ورعاه.
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 21 күн бұрын
Sheekh shible Waa caalim soomaaliyeed❤❤
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 20 күн бұрын
جزاك الله خير الشيخ محمود ❤
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 21 күн бұрын
Sheekh shibili dhinaca fiqiga ma aqaano heerkiisa LKN aad ayuu uhooseysaa aqoontiisa kooxa diimeeda si caamma nimo ah ayuu uga jawaabay suaalaha kusaabsan kooxa diimeedka 😊
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 20 күн бұрын
In lagu yiraa wa jihaaf fii sablilah laynta caruurta io caamada miya rabtay
@hallad598
@hallad598 20 күн бұрын
Markaa adaa yaqaan? Sheekooy ku nacay!
@ahmedyusuf6608
@ahmedyusuf6608 20 күн бұрын
Sheekhu jaahil kama aha suaalaahaas ee naftiisa ayuu ilaashanayaa waayo haduu xaqqa siduu yahay u cadeeyo liiska argagixisada ayaa lagu dari iganacsigiisa balaadhan ee kenya waa lala wareegi aduunkana kuma war wareegi doono oo pasportga ayaa laga qaadi ama isagoo iska haysta ayaa non flight list lagu dari sida sheekh xasaan oo kale nairobi dhaafi maayo waaba haduu ku nabad galo. xaramkana iska daa ma tagi karo markaa sheekha waxaa uga fiicnayd inuu iska aamuso haduuna xaqu siduu yahay usheegi karin Taas micneheedu maaha inaan leeyahay sheekhu muu koox gooni ah taageeraa ee kooxna yuuna taageerine xaqqa inuu cadeeyo ayuunbaan ka hadlayaa
@abdihakimabdikadir9281
@abdihakimabdikadir9281 19 күн бұрын
Shiiqan dhinaca fiqiga waa kuwa ugu aqonta badan culimada somalida mida kale maha sheikh nin muran iyo dood aana cilmi kusalesnen galgala hadi firqoyinka walaga hadlaa ladhoho marba firqa sobexeso wexe naqanee haliskujawabo mana jeclo sidas asaba horay usheegay
@yussufshimoy2530
@yussufshimoy2530 20 күн бұрын
InshaAllah qeybta laabad iyo Sualihii jawababa hooda. Barlamij la mid weli ima soo marin runtii, waxaba badan ayan ka Fairey sida waxbarashada iyo in la keedsado dumentiyadda . Next part.
@Qalaska
@Qalaska 20 күн бұрын
Sh Mohammud aniga waxaan ka mid ahaaa ardaydisi 2008 t0 2010 alhamdulilah masjidkii hidaayo ❤❤❤❤ ale ha noo barakeeyo shiikha waan jeclahay shiikha
@Abdighani_Alinor
@Abdighani_Alinor 19 күн бұрын
Wax badan ayaan ka faa'ideystey Sh Shibli . Mahadsanid Mudane
@sulekhaxasan-i1k
@sulekhaxasan-i1k 20 күн бұрын
جزاك الله خيرا و احسن الجزء شیخنا حفظک الله من کل سوٓء ومکروه
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 20 күн бұрын
Wad mahadsantahay wallo sheikh kasta no so warayso wax badan ban ka faidaynaye😊
@user-tj6wh7ud6j
@user-tj6wh7ud6j 20 күн бұрын
حفظك الله ورفع قدرك شيخنا الفاضل
@The-BoY-x5r
@The-BoY-x5r 20 күн бұрын
Sheekh Hasaan soo qabo walaal.
@ahashi7828
@ahashi7828 18 күн бұрын
Maasha Allah wax badan ayaanu kaa faa’idnay sheekh Illaahay ha ku xafido Aamiin
@fatima20031
@fatima20031 21 күн бұрын
Mahadsanid Abdijaliil
@Kokobulle-i3u
@Kokobulle-i3u 21 күн бұрын
Dadka fikirka sufiga raacsan maxay culimada u cayaan ? Sufiyo wax baro laguma karo 😂😂😂
@hafsaali4297
@hafsaali4297 21 күн бұрын
Mashaa Allaah Tabaarakallaah saxiix kokobulle
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 20 күн бұрын
Anaga wasna isaga iyo hooyadiiba
@Suuuempire
@Suuuempire 18 күн бұрын
Suufiyo cilmi laguma gaaro wahaamiyo caamada social media kuduubsadaan
@mohamedhuseinabshir7417
@mohamedhuseinabshir7417 20 күн бұрын
Cimri dheer iyo cfmad Allah siiyo shiiqa
@MascuudMascuud-dg4yd
@MascuudMascuud-dg4yd 20 күн бұрын
Qeebta 2aad hala soo dhigo please
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 21 күн бұрын
Woof walee maantaad Waxqarad wareysanaysaa
@aaweys5909
@aaweys5909 Күн бұрын
Shikh dadkad Galkacyo ku laysay ee 32 qof, ood adigu shaqsiyan aad fadwootay in la xasuuqo. Ma ogoshahay in Xaqa in lagaa oofiyo inta aan dhiman. Maq ama qisaas.
@MaxamedMacalin-g3i
@MaxamedMacalin-g3i 20 күн бұрын
Mashaa alaah shiiq shible waan caalima somaliyed
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 17 күн бұрын
Dr mohamud mohammed shibli❤
@sakiriyeyare9795
@sakiriyeyare9795 19 күн бұрын
Abdijaliilaw muuqaaalkan facebookaga soo gali say dad badan u arkaan oo fbga somalida daawata ay u arkaan m.a sheekh alla haku sharfo❤
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 21 күн бұрын
Sheekh good presentation jazakallah
@yusufmohd192
@yusufmohd192 20 күн бұрын
Sheikh cilmigiisa Alle ha barakeeyo ...somalida dadka ugu cilmi badan ayuu ku jiraa sh. Shibili✅
@Ahmedibrahim-ep7jq
@Ahmedibrahim-ep7jq 20 күн бұрын
Aqooyahan cilmi alle siiyay❤
@AbloIsmail
@AbloIsmail 20 күн бұрын
Shukran Al akh Alsheikh aldiktoor
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 16 күн бұрын
من الذين فرَّقوا دينهم وكانوا شِيَعاً كًلُ حِزْبٍ بِما لَدَيهِم فرحون Of those who divided their religion and became factions -each party rejoicing in what they have سورة الروم اية:32
@AbdinurHusein
@AbdinurHusein 20 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@cabdiwalidagane2851
@cabdiwalidagane2851 19 күн бұрын
Waa dhamaatay xiligii Ictisaam iyo dadka la mid ka ah dadka qaldi jireen
@powerfulldua647
@powerfulldua647 20 күн бұрын
Sheekha fadhi labaad iyo ku saddexaad oo taxane ah inooga diyaari cabdil jaliilow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BT252D
@BT252D 20 күн бұрын
Marka dhegeystey waxbadan aa ii baxay Oo ah Qaabka aan kutubada u kala horeysin karo ay ka mid tahay Wad mahdsanthy warìye abdijaliil
@MrVapi23
@MrVapi23 20 күн бұрын
The Quran and Hadith are religious texts, while opinions are personal interpretations. About 70% of the interview was about his Idea.
@abdallemahamoud7800
@abdallemahamoud7800 20 күн бұрын
Alle habarkeeyo sheekh shibli.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 20 күн бұрын
Mr shible inuu dadka kale tasniifiyo asaguna uu kaliya sheegto shaaficiya qaciidadana uu dusha ka saarto salafkii hore asagoo og in qof muslima oo leh anaa waxaan jeebkayga kale imid oo aan ahayn ina cabdi wahaab inuusan jirin.
@muugso7775
@muugso7775 21 күн бұрын
لم اتوقع ان شيخ يؤمن فكرة المؤامرة conspiracy idea😂😅
@faaidochanel8933
@faaidochanel8933 21 күн бұрын
Sayidku hadu khawaarij buu ahaa kuwa dhahay ay khaldamen adigu maanta so adigaan isla kuwi sayidka fikirkisa aminsana e dilka iyo gawraca aad leedahay khawaarij maxa idin dhaxeeyo adiga iyo qaadiriyo😅
@omaari155
@omaari155 20 күн бұрын
Shabaab khawaarijta wey kaba sii liitaan
@siciidfaaraxqawaacid7893
@siciidfaaraxqawaacid7893 20 күн бұрын
😮masha'alh sheikh Allah haxifdiyo amiiiiiiin amiiiiiiin.
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 20 күн бұрын
Ani ahaan mar hore waxan qabay aqoonyahanada ugu waweyn ee dhamaysiran dhinaca kasta in culumaada ka dirsaan yahay baritaan kadib sh shiblis liiska .sh mustafa xaji sh shiblis sh cabdiraxman bashir sh umal sh m diriir sh Almis inta kale saxibada raacin raaga kama hooseyan mufakirinta carbeed
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 20 күн бұрын
Anigoo suufi ahayn hadana waxaan ogahay itaad sheegtay waxay kharibeen. Gaar haan shibli wuxuu caan Ku ahaa 210 ilaa 2013 inuu wax badan ka qoray gaalnimo inay maslaxa Ku banaantahay(جواز الكفر بالمصلحة والضرورة) Akhri kutubtiisa
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 18 күн бұрын
@@abuucizsoomali4279xatta sh mustafa xaji ismail ku dar ..Bini Aadam wuxu sheeko ma waayo
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 18 күн бұрын
@@abuucizsoomali4279 war culumadu khalaad way ka dhacan 90 haday fican maalin u khaldamay yaan lo eeryaan
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 18 күн бұрын
@@MaxamedfaraxTalan Hadiiculumo cilmi loogu cudurdaaro Caamana jahli loogu cudurdaaro yaa cadaab Gali?
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 18 күн бұрын
@@MaxamedfaraxTalan وهو مثله وأنا أعرفهم جداً كلهم لهم مشاكل وطوام وأمور سوف تعرفها إذا تعلمت وقرأت وبحثت
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 21 күн бұрын
Shukran sheekh shibly
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 20 күн бұрын
-ARINTA BARASHADA DIINIGA IYO MAADIGA SIFCN AYUU UGU HADLAY ✅ -Iyo ARIMAHA BADANKOOD
@khadarrayale1564
@khadarrayale1564 20 күн бұрын
M,a sheep shibil waan kaga argti duwanahy in kutubta shaficida qar lamarsado qaarna laga dago saabto ah kutubta inaad wad dulmartiid waxy ka cawinaysa masaa iish dhamaantood inaad xitidid ku cel celintan ayaan sabab uu ah
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 20 күн бұрын
Tokada kale sh Xassan Xusen Abu Salman noso qawo Insha Allah
@user-ty7hh9iy7k
@user-ty7hh9iy7k 20 күн бұрын
@@saacidabdikadirhassan768 Xasaan Xuseen waa khaariji khabiith الضال، المضل، صاحب الضلالة حسان حسين
@hallad598
@hallad598 20 күн бұрын
Subxaanallaah! Wadaadkaas Rabi ha hanuuniyo.
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 20 күн бұрын
​@@user-ty7hh9iy7k Jaaahil
@abdullahisiasa7861
@abdullahisiasa7861 19 күн бұрын
​@@user-ty7hh9iy7ksheikh caalim mufti aftahan mufakar sheikul islam sheikh xasaan xuseen Adam abu salmaan xafidahulah
@user-ty7hh9iy7k
@user-ty7hh9iy7k 19 күн бұрын
@@abdullahisiasa7861 almuflis, assucfuuq, addaal, almudil Xasaan Xuseen al khaarijii attakfiirii
@axakim1238
@axakim1238 20 күн бұрын
العلامة الموسوعة، حفظه الله
@user-tw7gm4vg3g
@user-tw7gm4vg3g 21 күн бұрын
Asc waxaa ila saxsan in weriyaha wareysanaya nin sheekh ah inuu noqdo weriye diinta wax ka garanaya macanaheeda iyo shuruucdeeda guudna fahamsan
@ahmedyusuf6608
@ahmedyusuf6608 20 күн бұрын
Sheekhu wuxuu yidhi meel kasta oo gaalo iyo muslimiin ku dagaalamayaan waa jihaad Marka tusalayaasha kuma darin amisom iyo maraykanka somaliya ka dagaalama ee tolow amisom iyo maraykanku ma muslimiin la dagaalamaya muslimiin kaloo somaliya joogaa😂😂😂
@adamomarchannel5101
@adamomarchannel5101 20 күн бұрын
Waa. Runtiis sheikh shibli wa nin wayo arag ah
@Dahmacane
@Dahmacane 19 күн бұрын
الشيخ شبلي حفظه الله
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 20 күн бұрын
Masha Allah Dr Sh Mahamud M Abdisamad Shibli wuxuu u qalmaa saraaxatan Muftiga Ummada Soomaali.
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 21 күн бұрын
Maasha allaah
"Al-Shabaab Waa Khawaarij" Sheekh Shibli Xalqadda 2-aad.
58:15
Abdijaliil Show
Рет қаралды 65 М.
Deegaanka Soomaalida Oo Magaca Iyo Calanka Laga Beddelayo.
11:30
Abdijaliil Show
Рет қаралды 34 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 122 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,6 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,4 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН
WAXYAALAHA LAYAABKA LEH EE JIRKEENA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:40
Kufriyaadka gabbaadka looga dhigto waxa lagu sheego cilmu-baadinka & sida culimada ugu hortagtay
47:12
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 6 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 122 МЛН