FİTNADA UGU WAYN EE SAYNİSKA CLONİNG (CRISPR-Cas9) PART 1

  Рет қаралды 26,752

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 59
2 ай бұрын
Si aad u noqoto dadka ugu hor daawada muuqaalada ka hor inta aanan PUBLİC laga dhigin group-kaan messenger-ka kusoo biir haddii aad FACEBOOK isticmaasho m.me/j/AbYGU_rmL9jAlt8M/
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 2 ай бұрын
Waa ku jiraa ustaad❤Saaxibada ka kale ku doo biiraa.
@amranhussein-oz3eu
@amranhussein-oz3eu 2 ай бұрын
Insha Allah ustadi
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 2 ай бұрын
Ustaad thanks fadlan kodadka kale inogusoodar❤❤❤❤❤❤🎉
@cmc1154
@cmc1154 2 ай бұрын
Barnaamij aad u fiican Ku mahadsanid wl❤
@FivePerson-mj8fw
@FivePerson-mj8fw 2 ай бұрын
Mashallah si ficn uu fahmay
@darkdragon4793
@darkdragon4793 2 ай бұрын
Wl Muuqal kasoo same timaha iyo bidaarta Thnks
@hanadmohammad5575
@hanadmohammad5575 Ай бұрын
Waaa mowduuc aad u qiima badan thanks ustaad
@Ina-moh
@Ina-moh 2 ай бұрын
Mahadsanid ustadi waxbadan ka faidey akhiro iyo adunba guleyso 😊
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 2 ай бұрын
Thanks 🙏🎉🔥❤️
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww Ай бұрын
Allah subxaanahu Watacaalaa Kaliyah waxa uu ina Baro kaliya ayaan barankarnaa. Waa nimco iyo culmi Allah subxaanahu Watacaalaa ogolaaday in la Barton. Dhib malaha wax Allah inasiiyay.
@mohamedmuzamil1592
@mohamedmuzamil1592 2 ай бұрын
Ustaad arimahaan inoo soo badi.waxbadan ayaan kaa faaiday markastoo aad seyniska kahadashid mahadsanid❤.
@MohamedOmar-jy7ih
@MohamedOmar-jy7ih 2 ай бұрын
subxanallh Allahu akbar la ilaha ila lah ❤❤❤❤❤
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad , Part 2⃣ sugeynaa. 7:45
@usaamemoha7009
@usaamemoha7009 2 ай бұрын
Ustaad aad baa u mahad santahay muuqlada nocana soo badi horay usoco💯
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 2 ай бұрын
❤❤❤❤thanks ustaad🎉
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 2 ай бұрын
Subxan allaha bij qurti allaha 🤲
@XakiimSmartboy
@XakiimSmartboy 2 ай бұрын
Ustaaad❤❤
@Yosarzef
@Yosarzef 2 ай бұрын
Mahadsanid 😊
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb aan daalin wa nu jecel nahay videogaaga
@ArafatSaid-yb4sw
@ArafatSaid-yb4sw 2 ай бұрын
Masha allh ustaad mahadsanid (Recombinant DNA technology). ka so hadal ustaaad
@maxamedaadan1123
@maxamedaadan1123 2 ай бұрын
Thanks boss
@YahyeAadan-h5l
@YahyeAadan-h5l 2 ай бұрын
❤mahaaa alllah
@AmiiraRoble
@AmiiraRoble 2 ай бұрын
Masha allah aqoonbaad leedahay allaha kugu anfaco anaga na baro
@heersare6628
@heersare6628 2 ай бұрын
Mahadsanid kaabe
@anasismaelali4498
@anasismaelali4498 2 ай бұрын
Merci ❤
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 ай бұрын
Walaalo timaha iyo bidaarta muuqal kasoo samee adoo raali ah . Aadad umahadsan tahay
@yasiin-guray
@yasiin-guray 2 ай бұрын
Mahadsanid zaxiib xagan si joogta markan u daawado ayan iman massager, massager iyo Applications maalmo ayan ku kacay wakhti badan iga cuneen ila imiga waa sidii.kkk Su'aalaha xagan waa public ma jiran meel fariimo lagaga so diri karo.
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 ай бұрын
Subxaanalllaah illaaahy
@HafsaHassan-l1m
@HafsaHassan-l1m 2 ай бұрын
❤❤❤
@SalmaanBROKEN
@SalmaanBROKEN 2 ай бұрын
Wa mahadsan thy cilmiga sayniska aad baa u xiiseeyaa
@ahmethiith
@ahmethiith 2 ай бұрын
Wll dhibaatada xashiishka ka soo halal.😮
@XakiimSmartboy
@XakiimSmartboy 2 ай бұрын
Ustaad block chainka Etherum kasoo hadal waxa uu yahy
@FadumoharagweyHarage
@FadumoharagweyHarage 2 ай бұрын
Mowduuca furuqa daanyeerka kasoo hadal asi baa lahadalhayaa
@amranhussein-oz3eu
@amranhussein-oz3eu 2 ай бұрын
Experyer ayu noqdey ustad lama so gali karo
@ahmedjoori8378
@ahmedjoori8378 Ай бұрын
Ustaad waxad kaso hadashaa Scp Faundation
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 2 ай бұрын
Asc all somaliweyn ku saliya nàbigeena csw csw csw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤csw csw csw❤❤
@SalmaanBROKEN
@SalmaanBROKEN 2 ай бұрын
Sxip kasoo hadal chemicals la isku cadeeyo
@saddam_bulle
@saddam_bulle 2 ай бұрын
Suaal baa qabaa ustaad cabdirashid waxa weye ( qofka hadii lagu xariiriyo gacan ama lug usan laheen TRANSPARENT miyuusan lakulmeen weeraradaan ka imanaya DNA qofkaa ?)
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Maskaxda iyo unuga lagu xeririyay ayaaba qadanaya waqti iney nerfahoda isku xirmaan DNA intaba lagarin
@BadhiiYare-t7c
@BadhiiYare-t7c 2 ай бұрын
M.a
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Ustaadow hadii ilmaha laboratory lagu sameeyo sidee ruuxda lagu aburaya? Ileen ruuxdu waa amarka alle? Mise qof kale ayaa riximkedi lagu talaali falgalki kadhashay ugxanta
@Randa17
@Randa17 2 ай бұрын
Haa zygote Marka unoqda kadib aa minka la genaa
@Tomleeali0
@Tomleeali0 2 ай бұрын
@@Randa17 medicine ma tahey
@Randa17
@Randa17 2 ай бұрын
@@Tomleeali0 haa
@Tomleeali0
@Tomleeali0 2 ай бұрын
@@Randa17 aniga eh Mana dadaalo ee talo isii semester 4 ahay
@Randa17
@Randa17 2 ай бұрын
@@Tomleeali0 wllo ma aqaan dhanka dhibkan kaa hayo balse Tlada ugu fcn aan kusiin laha ayaa ah: In aad adi kaligaa meel fadhiisato kadib is weydiiso Dhibkan halka uu ka haysto . 1.. Ma dib udhigashadada badan 2.. ma waxbaadan akhrin 3. Ma social media ku badan thy Wllo Medha cilada kaa haysto xooga saar inaa iska xaliso. Allana xarigiisa adkeey .❤️
@umunada4577
@umunada4577 2 ай бұрын
Aad ayan u jeclahay barnamishkaaga waayo wahad si xeel dheer u ku salaysa diinta wan kugu amaanaya 🎉
@AbdiAbdi-kh1wz
@AbdiAbdi-kh1wz 2 ай бұрын
Wax cad ee ku sameys ma cida dhex deeda ma cilind baa zxb
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 2 ай бұрын
Maxaad kahadli maba fahmine😢😢😢😢
2 ай бұрын
İska dulqaado mowduucani xoogaha in uu adagyahay u muuqdaa marka loo fiiriyo mowduucyada kale
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 ай бұрын
Haaduu 1daqiiqo iiyahay oo isoo gaadhay 😂
2 ай бұрын
Inta uusan public noqonin groupka kasoo raacday
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 ай бұрын
Maya huno groupka kumajiro lkn hadaan lasoo dagi messengerka waana kusoo biiri i.a
@jamalmohomed3938
@jamalmohomed3938 2 ай бұрын
Ustaad waxa arkay film mowduucan kusaabsan manta ayaan dawaday balse waxa layaabe sidda scientistayaasha ay ugu fikirayaan inay xitaa bini adamka copy kusameyaan Filmka waxa uu cabirayaa sidda ay dunida walwal uga qabto cidamada dagaalada ugu baxayaa waxayna rabaan inay bini adamka uu wax dagaal ah galinba sidaasna khaasaraha uu kuyiraado !
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Hal xabo walaan ka fahmin Aydarajiin iyo 😂😂😂😂😂
2 ай бұрын
Muuqaalka wuu yaro culus yahay mowduuciisa, Keligaaga ma aha
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 17 МЛН
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 831 М.
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 28 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
MEYD AYAA DHULKA LAGA HELAY WAXAA U ABUURAY DOOD
12:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 58 М.
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 53 М.
İSBEDELKA CAJİİBKA AH EE NOLASHA BANİ AADAMKA-FAHAMKA KOWNKA-3
16:17
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 39 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 221 М.
MOWDUUCAAN MAXAY UGU GAALOOBEEN DAD BADAN? EPİSTOMOLOGY
20:05
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 59 М.
Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |
15:44
LACAGTA DOLARKA GOORMEE LAGA MAARMİ DOONAA?
10:27
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 17 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 17 МЛН