No video

Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"

  Рет қаралды 628,322

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
A/ Maxamed Cali Kaariye AHN 1977
🌟Laxanka
U/ Axmed Gacayte Yuusuf AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 147
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
Awoowe Abwaan Maxammed Cali Kaariye Allaah Jannadii Fardowsa haka waraabiyo, Mama Shankaroon iyo Samatarna Cimri dheer iyo Caafimaad taam ah ha siiyo
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aun Gacayte oo laxanka saaray.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 2 жыл бұрын
Amiin. Sxb samatar meel igu sheeg
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
Heesta waxaa loo sameeyay shankaroon oo uu abwaanku jeclaa
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 8 ай бұрын
Aamin
@osmanaden2779
@osmanaden2779 4 жыл бұрын
Riwaayan hawaaladu jacayl kuye aynu weerarka aado 1978 Waaberi Hargeysa.midhihii abwaan Kaariye.laxanka riwaayada waxaa wada sameeyay,Xasan gareet, Axmed Gacayte iyo Axmed C. Cigaal.heestan waxaa Laxanka leh Axmed Gacayte.waa Maxamed Cismaan Askari oo idin leh dhegaysi wacan.
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
Dhal abwaan ina cismaan asksri kaalinti fanka ee aabo miyaanad buuxin allah how naxariisto aamiin
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 3 жыл бұрын
Mahadsanid Maxamed waa hees aad u macaan
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@hassanadan9325
@hassanadan9325 3 жыл бұрын
Xasuustii Maxamed Cali kaariye alle yaa raxmo.
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
Walee KAARIYE MUCJISUU AHAA ILAAHAY HU NAXRIISTO
@ladane15
@ladane15 2 жыл бұрын
Waa hees dhinac walba ka dhamaystiran miraha, musiga, laxanka iyo codkuba caadi maaha, one of my favourite song ax yaa song
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Aun abwaan Maxamed Cali kaariye alaa yacizzak axsan ereyo jacayl barteeduuu dhigay walhi dhaqtarkiii jacaylka
@hussenhassanalli5847
@hussenhassanalli5847 2 жыл бұрын
dad waa kii hore ama hahadleen AMA haheeseen
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Kujar hadalka kuba jar❣ yaa samatar Aun Abwaan m.med cali kaariye😢 Oo Erayadan sameeyay 😢
@jelani4011
@jelani4011 4 жыл бұрын
Walaal inanata la heesaysa Shamso may ahayn ee waa Shankaron waana Ereyadii Maxamed cali kaariye iyo Ruwaayadii Hawaalnaado Jacaylku.
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
@@jelani4011 mhdsnid wll 👏👏👏
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 4 жыл бұрын
allaha u naxariistee Abwaankii qaran Maxamed Cali Kaariye . Laxankii Xasan Aadan Samatar
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
MAXAMED CALI KAARIYE.
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 heestaan laxankeeda Axmed Gacayte ayaa iska leh lkn Samatar Heesa kale oo isla riwaaddaas kujira ayaa Laxankooda sameeyey
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample Ай бұрын
Of.hawaalaado.jacaylku.aanweerarka.aanee.m.cali.kaariye.alle.hawnaxariistee
@hanadyare5835
@hanadyare5835 3 жыл бұрын
Aabihii jaceylka, alifihii Magaca kooxda WAABARI abwaankii weynaa Allaha u naxariisto Maxamed Cali Kaariye heesaha iyo ruwaayadaha iyo gabayada uu curiyey wax gaari kara ma leh waa Nr 1....
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 3 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto inta dhimatay chanelka waxaan uga mahad celinayaa sida uu Kuala sharaxayo cruise Qaade iyo laxamiiste
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 4 жыл бұрын
Waaka fanki nolaa ee somaliyed fanan hassan aden samatar iyo shankaroon ahmed sagal luuquntii fankaa allaha cafimadka iyo cimriga ini barakeyo sido kale allaha u naxaristo abwaan keeni wayna mohamed ali kariye iyo Ahmed gacayte fanan aad igu qaliya on hesihisa jeclaa
@fardixaajicabdi2633
@fardixaajicabdi2633 3 жыл бұрын
ALAHA u naxaristo Abwan MAXAMED CALI KAARIYE... Fananinta codka habona allaha xafido...
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Bal mirahaa miisaanka leh Eega.
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Waa maskaxdii Kaariye
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxanka a.gaceeyte codka samatar iyo shankaroon
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Waa erayadii allahaw naxariistee Abwaankii weynaa maxamed cali kaariye codadkii halaasiga ahaa xasan aadan samater iyo shankaroon Axmed sagal iyo laxankii iyo kabankii allahaw naxariistee daauud cali masxaf
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Hada Waala Ciyaa Sidii Duurjoogta ee Lama Heeso, Fan Waa Horeeyey Sidan Oo Kale Hees Ulaxameysan, Midhaheeduna Ufadhiyaan, Fanaaniinta Qaadeysana ay Sidaan Udiyaarsan Yihiin Hasugina Hadeed Lasoo heli Maayee....
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Cabdi muuse malsha basdiyaha aysad kasoo gashey dhawasn .was maxey ciyaslks asdseegtey mise fahankaaga weyssn sidass aysan ugarteu mahadsanif
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
@@cabdinasirclle2453 adigaa ah kuwii ololahii reer miyaga farta soomaaliga lagusoo baray oo reer miyiga fog ah hhhhhh sida wax loo qoro soo baro waan ku sugayaaye kkkkk
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Jacaylku habaabi maayoo Nasiibku hungoobi maayo Hantina waxba waayi maynee Hada aan dhamaynee ku jar hadalka ku jar. Shankaroon Vt Hassan Adan Samtar🙏
@emmettaliaaron6536
@emmettaliaaron6536 Жыл бұрын
Okooooooooooò999⁹99⁹9⁹9999⁹9999⁹99⁹⁹⁹9⁹⁹⁹⁹⁹ò9 I ò op I ò op o oo oò⁹ooò
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 3 жыл бұрын
Hawalnado jacaylku aynu weerarka aadno maxamad cali kaariye laxanku waa sax waa xasan garayd
@alishabbe949
@alishabbe949 3 жыл бұрын
Abtigeyga samter masha allah kuma daalo codkiiz
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 3 жыл бұрын
Ooof oof xasan aadanoow ilaahay haku dhaafo cafimaadna haku siiyo waxaasa hees ah
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
I love heesaha riwaayadaan Hawaalaado Jacaylku, weliba naaxyada iyo tumida qalabka kala duwan ee muyuusiga ayaanan ka daaleyn iyo codadka Xasan iyo Shakaroon iyo codadka iyana aun Cabdinaasir Macalin iyo aun Sahra Axmed. Thanks WWW
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Ma kala dhacaan Sxb kuwa cabdi Naasir iyo Sahra iyo kuwa shankaroon iyo Xasan
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 waa saxan tahay saaxiib.
@ahmedissa7088
@ahmedissa7088 3 жыл бұрын
@@mustafadiriye6870 sidoo kale aamina cabdillahi iyo xasan aadan dhamaan laxan cod ereyo makala dhacaan BERISAMAAD WAA BADNAA EE NOLOSHAA KA BADNAATAY
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
@@ahmedissa7088 ruwaayadaasi waa cajiib
@hersijama6905
@hersijama6905 8 ай бұрын
Halyeey misana astaan QARAN ayuu ahaa XASAN AADAM SAMATAR, qabiilkii xumaa ee Soomaali dhaqan rogayna waa uu ka badbaaday. Canada ayaan isla joogi jirnay hadana Djibouti ayuu dagan yahay, fankii waa uu ka baxay hambalyo , waa nin kaftan badan oo aad u sheekeeya
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Allha unaxaristo abwaanki wayna maxamad cali kariiye jacaayl dhab a ayuu ujecla Sharoon axmad
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
ILLAAHOW heestan Qalbigayga kasaar wa heestan ugu jecelay heesa🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ Abwaanki jcylka kud jcyl kaariye Iyo labada fanaan ee yaabka ahaa
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
WAA EREYADII ABWAANIKII CABQARIGII ALLE JANADIISA HA DAJIYEE MAXAMED CALI KAARIYE.
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 2 жыл бұрын
Woooooow. Waxaaba la ihorkeenay noloshii yaranteydii❤️❤️❤️💖😱
@maxamedyusuf5265
@maxamedyusuf5265 4 жыл бұрын
hawaaallada jacaylkuye aan weerarka aadno mu allif maxed cali kaariye
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Heestu magaceedu waa (kujar hadalka) wll kubadal sey dadku markey Seargh soo dhahaan ey u arkaan.
@qaasinzuleymaan3304
@qaasinzuleymaan3304 3 жыл бұрын
Iiiiiiiìď
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 4 ай бұрын
Heestaan waa marka ay aqbashay in ay nolol la wadaagto abwaanka oo aad u jeclaa
@saidasultan6826
@saidasultan6826 3 ай бұрын
Heesi Waa Heesihii Hore Wale ❤❤❤
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Fanka waa Hassan Aadan Samatar
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 2 жыл бұрын
Sxb xassan halke Kala xariiro karaa
@abiissa4710
@abiissa4710 2 жыл бұрын
Waa qeyb Dahab ah oo fanka ka mida
@mahmoudaliosman8579
@mahmoudaliosman8579 4 жыл бұрын
Durbaanada waxa tumayay Nin aad u nisyaraa oo casaa waxa uu ku magac dheeraa Xayle . Somaliyeey ninkaas Ma reer Somali gabeed buu ahaa Ma noool yahay Magaciisa caadiga ah yaa garanaya
@jamamahamedfarah3020
@jamamahamedfarah3020 4 жыл бұрын
Haa wll Xayle yare baa la odhanjiray waa somali galbeed
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Xasuustaadu waa fiican tahay, hadaadanba kooxahaa ka ag dhaweyn. Mahadsanid
@jamamahamedfarah3020
@jamamahamedfarah3020 4 жыл бұрын
@@axmed_deeq hhhh waad mahd santahay sxb may kamaan ag dhoweyn mana jirin xiligaa laakiin xogta fanka baan hayaa
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 3 жыл бұрын
Aniga waan xilligan, waxaa kaloo muusikistayasha ka mid ahaa Aamito iyo Andrea
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aun Xayle Yare. Walaal wax badan u soo joogay baad tahay. Darbuugada muusigga dhextaalka u gogolxaaraysa yaa tumay? Aun Cismaan Xuseen Morgan mise Busuri Cali Cawad mise aun Aweys Goobe?
@ahmedmusa3994
@ahmedmusa3994 4 ай бұрын
Laxankii Ismaciil cabdi Gaari , Ismaciil yare
@Cbx27
@Cbx27 3 жыл бұрын
Xasan Adan iyo Shankaroon 2021 ya dhagaysanayo?
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
gobtii fanka
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Heestan Oo fasiix ah Waa markii ugu horeysay woow channel ka waad Mahad santahiin
@suldaanabdirisaaq615
@suldaanabdirisaaq615 3 жыл бұрын
Ik0j
@suldaanabdirisaaq615
@suldaanabdirisaaq615 3 жыл бұрын
I0u
@omerabiib1422
@omerabiib1422 Жыл бұрын
Waw afkiina caanolguqabay
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Heestaan in uu laxanka saaray cqaadir Muuse Lugeey umalehaa
@cawkesiyad4519
@cawkesiyad4519 2 жыл бұрын
Waaw yaaa xasan
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 7 ай бұрын
Sidaad ugu ixidhay adna waa layskaga kaa xidhi
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Shakaroon waxay ahayd gabdhaha xaga Funka iyo codka Qaali ahayd waxayna ahayd xaga luuqda iyadoo lasoo heestay Funaaniitii waaweyneed ee hore
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
abdi gacayte manooshay Shankaroon imika
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 2 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore, xigmad na waa intii ay yiraahden.. talan taali wakaas yakhay.
@abdullahihusseinm.1262
@abdullahihusseinm.1262 3 жыл бұрын
Maxaan ku raaxeesaney heestaan dhameedkii seventies
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Allha unaxaristo abwaan ma
@asmahashi5217
@asmahashi5217 4 жыл бұрын
ha jiitow ha waarow jiiciikauow.
@maxamedcali3586
@maxamedcali3586 3 жыл бұрын
fañkii hore aaya asal ah
@irdroadtax5297
@irdroadtax5297 Жыл бұрын
YAA SALAAM ADUUNYO FAN AAN DIB .HELI KARIN
@Garaadgc
@Garaadgc 3 жыл бұрын
Best sound
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 4 жыл бұрын
Waxaan la yaabay Daa'uud Cali sidda uu u tumay markii labaad ee xasan jabuuti ku qaadday
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Waa runtaa album kaa djabouti asal
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Fananadu kula qaaday djibouti waa tee
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 11 ай бұрын
Abwanka wuxu si dhab ah u jecla shankaroon lakin iyada mayka gudoomin
@Garaad1000
@Garaad1000 5 ай бұрын
Wuuba guursaday
@xogsanmedia2981
@xogsanmedia2981 4 жыл бұрын
Ku dar hadlka ku dar
@alibashe8813
@alibashe8813 3 жыл бұрын
hayeeshee hantaaqi maynee
@nalka1931
@nalka1931 3 жыл бұрын
💋💋💯
@xasancali8417
@xasancali8417 3 жыл бұрын
Waxfiican
@kamaal1
@kamaal1 9 ай бұрын
07/Dec/2023 Fan Waa Fankii Hore 🎉❤
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Ab iyo ab shankaron axmed sagal farmasiyadii barigii hore markad u tagto ee aad tidhahdo madaxaa I xanunaya waxay odhan jireen labadaa liq shamsana arag
@aslamacalculuslaacib8872
@aslamacalculuslaacib8872 2 жыл бұрын
# yees samatar
@casamero-
@casamero- 2 жыл бұрын
qaraa0
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Codsi. Sxb waa markii 7aad ee aan ka codsodo riwayadii "caashaq iyo cadaalad" 1974 ,waxaad igu tidhi waan so galinaya lkn ma haysid baan filaya wll .
@makoibrahim8022
@makoibrahim8022 2 жыл бұрын
Jacayl ou habaabi layo nasasiibku hungobi magobi Mayo cantina waxba wayi mayne hada aan dhamayne ku jar hadalka 🤭😭
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Isn't this nostalgia?
@Garaad1000
@Garaad1000 9 ай бұрын
Nostalgia at it's Peak
@flykidddd1235
@flykidddd1235 3 ай бұрын
I have to admit this, it never gets old. Music like this is a thing of the past and will never be re-lived.
@indhacadenoleye6587
@indhacadenoleye6587 3 жыл бұрын
Samar. See lad
@salebansalaad3799
@salebansalaad3799 3 жыл бұрын
maryan ruun
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks 👍
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@muxudiinyuusuf4008
@muxudiinyuusuf4008 3 жыл бұрын
Muxudiinyuusuf66@gmail
@shariifmohammed8101
@shariifmohammed8101 3 жыл бұрын
Kasoco
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Laxanka Xasan Great baan moodayay ?
@abiissa4710
@abiissa4710 2 жыл бұрын
Adiguba
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
WWW FANKII HORE
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Kujarhadalka kujar
@maslahcade8315
@maslahcade8315 4 жыл бұрын
asc
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
The pest song in the world
@mussaabdullqader9492
@mussaabdullqader9492 3 жыл бұрын
Abwaan kaariye wuxuu jaclaa fananada shankaroon
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 10 ай бұрын
.hanku///waaa////.???did.is.hortaagi.kartaaa.ma.jirto.wad.kaaasioo.gaadga.moooyeee.taaageeer.hiiigsifa.Yaasiin aburaas. Ah.mid🏍🏍🏍🏍🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚢🚢🚢.k🚢🚢🚢i🚢ka.mid.noqoto.dunida.kuwa.hogaamita.sabadaha.soo.socda
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 3 жыл бұрын
Love.tan.&..caawa...&...aadan....buuu.la.sooo.jaaan..qaaadey....rag...iyo..dummarka.jaceylkooda.baaa.horeeeya???madheedh.jaceyl.badhey.hoos.tag.geed.madhrr.eedha..inta.mifhood..ee.gredkaas.ku..yaal....inleeg.ooo.luuula...ka.hoos.eeg.gunta.geedka...aqointu.waaa.bad.ka.qor.manta.tan...yaasiin.m..j..cilmo...geydhe???TO...BBC
@fourrehjamac5814
@fourrehjamac5814 4 жыл бұрын
Ce
@sucaadcabdillahi8126
@sucaadcabdillahi8126 3 жыл бұрын
Ragana waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi wawa
@maxamedclaahi9122
@maxamedclaahi9122 3 жыл бұрын
P
@salebansalaad3799
@salebansalaad3799 3 жыл бұрын
maryan ruun
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 218 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,7 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 116 М.