KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL WAA I HALEELAY CASHAQA 2018

  Рет қаралды 810,314

Faiza Amir

Faiza Amir

6 жыл бұрын

Пікірлер: 255
@user-dz7fu3gd2z
@user-dz7fu3gd2z Жыл бұрын
kunciil isagoo yarbuu caan noqday dadka caanimada ilahay hibada usiiyey weyaaan gayiga somaliyeed isaga mooye cid kale rikoodhka mahaysato❤❤❤❤❤❤ ani iyo isagu ilma adeer ayaan nahay majerten- maxamud saleban _cumar maxamud
@mohamedabdinasir8313
@mohamedabdinasir8313 3 ай бұрын
Anigoo 7 jir ah baan maqli jiray isagoo aan fan ku jirin Sidokale ninkaan ilma adeer baan nahay
@toghdeer01
@toghdeer01 5 жыл бұрын
kunciil wuxuu isku darsaday codkii aabihii ee halaasiga ahaa iyo qaab masrixyeedkii soo jiidashada iyo blicda lahaa ee hooyadii Maryam mursal. jeclaan lahaa isagoo fanka sii wata oo heeso uu leeyahy loo sameeyo, kuwa badn ayuu suuqa ka saari lahaa. salaam toghdernimo gudoo kunciil, alylehe maguu wuu ku qalmaa.
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 Жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2023 oo jecel fanaka inu ku biiro🎤❤💯
@mohmettabdulkadir9356
@mohmettabdulkadir9356 Жыл бұрын
Habaryartaa 😎🤣
@haboonabdi9572
@haboonabdi9572 Жыл бұрын
Aniga
@najmamursalmohamuud9974
@najmamursalmohamuud9974 11 ай бұрын
Me
@najahakadiir4129
@najahakadiir4129 2 жыл бұрын
Heestan 2015 Said Ujeclaa Xiligaas Qofkaa Jeclaane Waa Waayey Hada Oo Waa Naag Kale Ninkeeda😭
@abdimaliksagal3757
@abdimaliksagal3757 2 жыл бұрын
Hada xagee kusugantahy wllo wankaxumahy qisada kugu dhacday calafkuna wa cajiiib midaana lasoco
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 2 жыл бұрын
Haubixin lagayaabay in balaayo kugu noqon lahyd uu ilaah kaaleexiyey
@Saytuun-ml2di
@Saytuun-ml2di Жыл бұрын
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Ereyadii abawankii weyna abihii Jaceylka maxamed cali kariye. Ahna gudoomiyihi kooxda waabari alle ha u naxariisto amin
@iqbaalistareex5332
@iqbaalistareex5332 4 жыл бұрын
Woooow kunciil axmed cali cigaal dhal poqortooyo halyeey calamadihi aabihi aan ku hayo nolooow awlaad cashaq lagu dhaloow💙💚💚💚💛💜💜💜💜💚💚💚
@naimojaamaesmael9463
@naimojaamaesmael9463 5 жыл бұрын
Caloshiisa maxaa inaga galay somalidu fadul banaah adeer somali.haday ilbaxday markii horaba colool iyo waxaas lagu mashquli jirin. Lkn hada somalidu hindi ayey is moday wiilkan ilaa xad waa quruxlaw mansha'llh😄😍😍
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 5 жыл бұрын
Niciimo Jaamac Yare , quruxleyda waa Faduul miidhan soomqalidu😘😘😘
@naimojaamaesmael9463
@naimojaamaesmael9463 5 жыл бұрын
@@MohamedHassan-nw4yo haa wlhi hno wanba ka yaabay qof iyagoo kala ayey dhaliilayaan yahuuya🤔
@caqlicade534
@caqlicade534 5 жыл бұрын
Niciimo Jaamac Yare kkkkkkkkkkkkkk
@yusufyusuf121
@yusufyusuf121 4 жыл бұрын
Ar gabadha qurux iyo aqli Naciimo Haters haku mashquulin heesta waa hees macaan fanaanka hanoolaado
@nimcomohamed7713
@nimcomohamed7713 4 жыл бұрын
Mansha Allah aqliga hawayin somali African ba isuma yaqanan faan. Com
@abdirashidarif4179
@abdirashidarif4179 3 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 20201 Heeska axmed cali cigaal wuxuu dhalay nin badali hibo faneedkii ulahaa m.allah Anigoo ciyaal ah baan ku luuqayn jiray heeskaan
@halyeeymudug640
@halyeeymudug640 3 жыл бұрын
Aniga labo bari kadib🤣😂😂
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
@@halyeeymudug640 aniga 6 months kadip🖐😄
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
@@abdishakumohamed3314 ana 26.4.2022 ayaan daawanayaa
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 7 ай бұрын
Ka arsenal xidhan baa aad iiga qosliyay 😂😂 wof calayk axyaa hees 2023 baan dhagaysanayaa sidoo kale waa sanadkaan dhegaysiga heesaha bartay rabi hayga madoobeeyo. ❤️❤️
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Heeskan waanba iska jecalhay waxan dhagaysan jiray 2002 ilaa imika 2020😍
@cabdiwaduudibraahim5046
@cabdiwaduudibraahim5046 2 ай бұрын
Wali miyaad nooshay 😅😅 wakhti fog bay ahyd
@fatuushxasan1077
@fatuushxasan1077 3 жыл бұрын
Asxan heea yaa ila dhagaysanaya 2021 Anigoo ciyaal ah baan ku luuqayn jiray heeskaan dhashii axmed cali cigaal
@dunkadakeeiaali9518
@dunkadakeeiaali9518 5 жыл бұрын
Kunciil wajigiisa waa qurux maasha alaah wilka waa quruxloow lkn cayilaa boobay abowe Gm aad heeso adi ledahayna halaguu sameeyo dad badan Luuq aa galinee runti
@nimcaanahmed5717
@nimcaanahmed5717 5 жыл бұрын
Ma Hoygii Jeceelkee Hami Anigoo Qabin Haween Anigoo Rabin Heestu Iga Yeertaa ...Waxgrd Mtaan❤
@laynqabow7000
@laynqabow7000 Жыл бұрын
Aduunyo: heeskan Waxaan ku dhagaystay wadanka Tunisia xiligaas oo aan uga baxayey wadanka morocco hadana waxa laygu xidhay wadanka jasair oo Tunisia la jaara laba bilood oo xabsiya kasoo laacay markaan xabsigii dhamaystay wadanka Tunisia dib laygu soo celiyey qaybta immigrationka kadib ten days liibiya kasoo galay wadanka Italy 23-2-2020 Alxm heeskan Waxaan ku baa bin jiray more stress waqtigaa iyo xaaladaha aan ku gadaamnaa mahadsanidiin aqyaaray
@ducaysanofficial849
@ducaysanofficial849 Жыл бұрын
Ax sorry brother😢 waqtigu wa socodaaa
@warsamemaxamed8558
@warsamemaxamed8558 Жыл бұрын
Sorry for your struggle
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 4 жыл бұрын
Kunciil indhihiisa iyo wajigiisa ayaan jecelahay wuuuuuw nice face wuuna dheryahay hilibka uun baa ka dhigayo qof uusan aheyn inta kale ceeeb loo waaa wiilka mama maryan mursal ciise bootaan
@ducaysanofficial849
@ducaysanofficial849 Жыл бұрын
2018 ilaaaaaa 2023 wan dhageeystaa wan jecelahay mar mar anoo dhageesnyaa ban baxaaa fikir😔😔😔😢😢😢
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 жыл бұрын
Codkuba inuu hiddo raac leeyhaay u sheega kuwa fanka xoogsada waaba odagii oo barta taagan masha allah
@badrauk6940
@badrauk6940 9 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 24oct2023 axya heees hargaysa hadh wanaag miss you wlhi❤
@hamdicabdulahi5362
@hamdicabdulahi5362 9 ай бұрын
Same 😂isku waqti
@badrauk6940
@badrauk6940 9 ай бұрын
@@hamdicabdulahi5362 hhhhh
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 жыл бұрын
Kun ciil magacaas markaan maqlo qisadii hooyadii iyo aabihii ban soo xasuustaa
@nuuro8336
@nuuro8336 5 жыл бұрын
mashalaah Aad buu u qurxoonyahay wiilka cod Kii aabihiis oo dahabiga ahaa uu wataa dadkiina nagativka wata idinku hooos isku fiiriya caloosha garankii balastiiga ahaa baad hoo kwada Qabtaan Macao futadiii oo laad laadden idin ku malaastey habeenkii marked bixisaan nucmaan baaba idinka caateysan indha taree macal rimoorkiisii oo jidka ku jabay aa leedin moodaa
@zamzamyusra7388
@zamzamyusra7388 4 жыл бұрын
Nice song kunciil legend fan fan dhalay
@B.11ss
@B.11ss 2 ай бұрын
18/5/2024 10:16am Malin sabti ah ilahyow aamuurahyga iisahal yaa rabii😢
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 Жыл бұрын
Heestaan anoo waligeey maqlin baan habeen dhoweed anoo casho magalada udoontay baa wiilka iqaaday heestan ubaxeeysay anoo in mudo heeso dhageeysan oo iska ilaalinaayay baan maqlay heestaan aniga dhanba si kale baan noqday oo jawigeeygi halmar is badalay waliba waxaa aad ii soo jiidatay markuu leeyahay hami anigoon qabin haween anigoon rabin heestu iigu yeertaa fakir baan galay iyo xasuuso aan ilaaway gabadhii faraxsaneedba maahi halmar baan yam iska galay wiilkii wuxuu ina wadaba heestuu buu kusoo celcelinaa waxaaba uqabtaa inuu niyadayda ogyahay oo leeyahay heesta noogu cel celi 😢
@mohaabdi9894
@mohaabdi9894 Жыл бұрын
Waa hees dareen gooniya leh xaqiiqdii
@hanimoha5770
@hanimoha5770 Жыл бұрын
Jacelku wa cudur an laga korin😢
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
Kula mid , dadka jacayladu biyo dhigeen baa fahmaya.
@keeydstudio9165
@keeydstudio9165 6 жыл бұрын
Qoom kale waye kan arsinal tshrt keeda wta kkkk wlh wax kale hees mcn kun ciil one love
@khadijaelmi9977
@khadijaelmi9977 4 жыл бұрын
Perfect wallhi wa abihiso biyo ismarin masha allh wiilka edada u ahay ilahow nodaa
@humaagchannel709
@humaagchannel709 3 жыл бұрын
Robot Ka maliyada arsenal loo xirey inta Ila aragtey like Saar🤣🤣🤣
@batulaabdulrahman8936
@batulaabdulrahman8936 Жыл бұрын
OMG markaa comment kaaga aqriyay leyba arkay wallah 😂😂😂😂
@sahrahashi7256
@sahrahashi7256 6 жыл бұрын
Kun Ciil ..ciyaakal Xaafada Ubax waaye .aaway keenadiiid iyo ..iyo kuwii yar Tara's maanta wax yar ma joogaan...cakuye aduunyo Qorba loo dhamaadey... Hooyo Maryan igu salaam Ciyaakal Xaafada Ku salaam dheh
@abdirahmanabdalla9160
@abdirahmanabdalla9160 5 жыл бұрын
Love hargeysa from muqdisho
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Heeestu iga yeedha hargiesa cadeeeeey jeceliyaaa ilove dalkayga
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 6 жыл бұрын
Codkii aabihiis wlh wuu keenay
@mohamedabdullahi4534
@mohamedabdullahi4534 5 жыл бұрын
He sounds like his father
@gfkh8105
@gfkh8105 6 жыл бұрын
masha Allah qurux wlhi wa i cajibise hesta
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 жыл бұрын
Absolutely aabihiiba isga ka cod macaaan heestu waxan filaya inay hoyadii iyo abbihii jacalkii dhex maray ka turjumayso👌
@SOMALIMEDIA1
@SOMALIMEDIA1 2 жыл бұрын
Heestaan hooyadi ma ahayn heestaan waa Khadro dahir markay ayadoo Hargaysa joogto ay jeclaatay Ahmed cali cigaal
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
@@SOMALIMEDIA1 maya heeskaan cigaal iyo khadrana maaha maryanna maaha ee abwaankii heestaan lahaa baa xaaskiisa shankaroon usameeyay alaha unaxariisto abwaan maxamed kaariye dhalhtarkii jacaylka
@cawoadan9063
@cawoadan9063 6 жыл бұрын
Dad hargeisa Soo maray Hadiyada iigu dhiiba 👏👏👏
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
allah waa axmed cali cigaal oo meesha taagan wajigiisu
@yassinjama453
@yassinjama453 5 жыл бұрын
Hami anigoo gabin hawen anigoo dhabin ayey ehed waxaan xasusta wiil iga weyn oo dhageysan jiray xiligii radio ga cajalka Abehey ayaa tumi jiray marku maqlo erayga ah anigoon haben dhabin allow ku naxariso abow Ahmed Cali cigaal ayaa lahay heesta orginalkeda
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 5 жыл бұрын
Hargaysa hargaysa hargaysa wow love 💕 it my beautiful city
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
war kunciil wale waaaba codki abahiis masha alah
@mwajabumachaku5781
@mwajabumachaku5781 5 жыл бұрын
Waruntaa
@faizabelaa
@faizabelaa 5 жыл бұрын
Beautiful voice MashaAllah ❤️👑🎩
@abdirizakabdi1913
@abdirizakabdi1913 7 ай бұрын
Very mashaAllah
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 10 ай бұрын
wonderful I can 1990 wen we were in garisa at same pricibal deaced mwalimu Hussein Abdikadir nure.mohamed suleim.bashey irga jukga sode.Ahmed bursor.and sameny others igaal the. legend the best singer
@maceeymaow9551
@maceeymaow9551 6 жыл бұрын
Nin lawayy ahaa heee nice song
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 6 жыл бұрын
xazan
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 6 жыл бұрын
axzan
@ayuubyare7871
@ayuubyare7871 5 ай бұрын
Masraxiyada boqoradii fanka eedaday Maryan mursal
@user-xy9pz2ix9o
@user-xy9pz2ix9o Жыл бұрын
❤❤❤❤ mashallah kuncil Ahmed Ali igal nice voice
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
marn iyo axmed baa isk dhaly qurxda mnsh allh
@hadew1418
@hadew1418 4 жыл бұрын
Ina adeerkay mansha Allah laandheere
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 7 ай бұрын
Mansha Allah awalaad jacayel dhalaye udugoonkada ku garataa. Waa nin laba fanaan iska dhaleen.
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 жыл бұрын
Big fanaan weeyaan kunciil and copyright
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Kunciiiil axmed❤🔥🔥❤
@farahaden9401
@farahaden9401 3 жыл бұрын
Masha Allah waa copy gii ahbihii aad ayuu ugu egyhay Axmed cali cigal
@Saytuun-ml2di
@Saytuun-ml2di 5 ай бұрын
waa heestii aabihiis ugu horaysay ee uu qaaday miraha waxa lahaa abwaan Gaaniye
@dalmardheere9998
@dalmardheere9998 4 жыл бұрын
Nice one my big brother ❤️❤️❤️
@nilofarhusein1217
@nilofarhusein1217 6 жыл бұрын
Best voice
@awilhassanmohamud2490
@awilhassanmohamud2490 8 ай бұрын
Bravissimo si vede che è figlio di grandissimi Artisti
@nimcomuxidiin8987
@nimcomuxidiin8987 5 жыл бұрын
Masha allh halka fanaan aan codkiisa aan u xiisey jir oo jogwaliga sxp💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖💖💖💖💖💖👈👈👈👈👈👈
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
Faladagan ONE KOW
@abdinasiry4263
@abdinasiry4263 5 жыл бұрын
Waa kunciil sanad uu bookh iyo galaadi soojiro geenlaraaciyo
@aymanhadsan9751
@aymanhadsan9751 6 жыл бұрын
He's beutyfull❤️💕just caloosha gym ciyaar aabaa baaa u face killing us U voice nice🌹🌷
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Dhal fanaan Waxa iska dhaly Axmed cali cigal Nd maryan mursal
@luccamiguel6738
@luccamiguel6738 3 жыл бұрын
a trick: you can watch series at Flixzone. I've been using them for watching lots of of movies these days.
@jerryroy5121
@jerryroy5121 3 жыл бұрын
@Lucca Miguel yea, I have been watching on flixzone for years myself :D
@cabdiraxmanibrahim7025
@cabdiraxmanibrahim7025 4 жыл бұрын
Hormar wcn faaiz amiir
@faizabozz9179
@faizabozz9179 6 жыл бұрын
Woooooow kunciiiil ahmed meesheediii ayaad dhigty
@aliabdi4713
@aliabdi4713 5 жыл бұрын
a
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 4 жыл бұрын
wow waa codka egal abihiis 2020 hada dawaneyso like saar
@rumaanhassan5054
@rumaanhassan5054 4 жыл бұрын
Horey u soco faiza wax yalo badana ino so gali
@yaasiinguul9350
@yaasiinguul9350 5 жыл бұрын
fanaankii ugu caansanaa
@yusufgaban7460
@yusufgaban7460 4 жыл бұрын
Masha Allah, Allah U Cod Ekaa Aabihii, Like Father Like Son. Nice Song and Nice Voice.
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
I LOVE this this 👍💙💙💙💙💙
@lifestyleworld980
@lifestyleworld980 5 жыл бұрын
Nice song
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Hibashada Xasuustoo Anigoon Hadleyn Bey Naftu Hees Ileedahay Wooow Eshcalaa Cod Aabahiis Ayuba Ka Cod Wanaagsan Yahay runti
@mohamudtullmanmohamudtullm1047
@mohamudtullmanmohamudtullm1047 5 жыл бұрын
Fannaan Fannaan Dhalley Run Ahantii Codkii Abihii Kun Ciil Cali Ciggaal Horey Soco
@khadarmohammadadam1972
@khadarmohammadadam1972 6 жыл бұрын
dad Hargaysa somaray hadyada igu dhiba
@ashrafshariif9362
@ashrafshariif9362 6 жыл бұрын
Dada ka masha quulka badan illahay haka baqan caloosha illaha bakasoo bixiyay illaha bunaku shurinaa
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
hargeysa waa hoyga jaceylka, fanka iyo suuganta somali
@user-hb5nl9ek1h
@user-hb5nl9ek1h 6 жыл бұрын
Masha Allah iinolow intay Nololi jirto
@yaasiinguul9350
@yaasiinguul9350 5 жыл бұрын
fanaan waa kiihore
@sulekhaahmed8473
@sulekhaahmed8473 Жыл бұрын
kuncil Ahmed Ali igal nice voice
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Owlad jacel lagu dhalay udgonkad kaa garta Wow Ahmed ali cigal Iyo maryan mursal cadima aha habalyo
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Qalnjda Colyahan runtaa
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 Жыл бұрын
Ma jiraan dad heestan soo booqday 2023?
@dalhagaaje6660
@dalhagaaje6660 6 жыл бұрын
aboo caloosha iga sax noooooh 😂😂😂😂😂
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 жыл бұрын
Kunciil waa fanaan Balaayo ka dhacday oo Aabihii Cod iyo muuqal Intaba ka raacay lkn Baruurta ha iska Rido Awowgi la jannee
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 5 жыл бұрын
Codka I dilay wow
@dachaji2019
@dachaji2019 6 жыл бұрын
Kunciil legand soo laabtay
@ifrahosman7928
@ifrahosman7928 4 жыл бұрын
Waaaw wu kenay abihi
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Kan axmad cali cigal ba ka dhalin yar kunciil suura khalafyeey
@ijaaboahmad1991
@ijaaboahmad1991 6 жыл бұрын
waxbaa ka dhacay kunciiil Ahmad cali cigal marki ugu horeysee ihaleelay caashaqu ma halkaab fariistaaaaa
@huruseyare367
@huruseyare367 Жыл бұрын
Inta tiktok kasoo raacdey 💘 dhc kusiiya beladu lacag maahee ana wax kafaa idayo garanmayee
@daudahmed1957
@daudahmed1957 3 жыл бұрын
Dhashii legendka
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-by5td2qq5v
@user-by5td2qq5v Жыл бұрын
Codka abihiis buu ba la soo baxee 😅❤
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 5 жыл бұрын
Waaaaw inba caadimaahan wiilkan cod kii aabihiis wuu hayaa quruxlowgan
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Abihii wuu dhaafiyeyba waaaw
@fathiyamoses4051
@fathiyamoses4051 6 жыл бұрын
Best voice like his parents
@suspicioussummer7265
@suspicioussummer7265 4 жыл бұрын
Thank you that's my uncle
@mamofartuun4330
@mamofartuun4330 3 жыл бұрын
@@suspicioussummer7265 w
@khadijocumar2267
@khadijocumar2267 Жыл бұрын
Beautiful wow ❤❤❤❤❤❤100
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 жыл бұрын
Waayo Aad Heesta u kala Goysay, Aawey Qaybti Boorama. MA HILAACII karantoo Boorama ku Hooraa,
@jamahaid1352
@jamahaid1352 6 жыл бұрын
Msha allh abihi cdka wuu karacay nacam hore usoco
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
ina.Ahmed.cigaal.aabihiiuheekamagacisuwaaguncilhhhhh heestaayomaryanmursal aayadhaashayxaaqiqdi.qosol
@jazmiinhassan8066
@jazmiinhassan8066 2 жыл бұрын
Kunciiil🤩🤩🤩😘😘😘🥰🥰🥰
@wariscali5235
@wariscali5235 9 ай бұрын
Wa ok
@user-vf6se4hv2q
@user-vf6se4hv2q Ай бұрын
Wow même voix k son père mâcha allah
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Heesta magaceeda Iska sax ✔dad Hargaysa Soo maray . Baa layidhaa
@Muhayfa
@Muhayfa 4 жыл бұрын
Dhal fanaan Ahmed ali cigaal Maryan mursal ciise Xasuusti ahmed ali cigaaal dad hargeisa soo maray
@sulemansiryaaani6913
@sulemansiryaaani6913 Жыл бұрын
Wabu u cod egyey dhal fanaan
@user-vf6se4hv2q
@user-vf6se4hv2q Ай бұрын
Wow même voix k son père macha allah
@FaisaAmir
@FaisaAmir 6 жыл бұрын
asxaabta waa mahadsantihiin noolaada asxaabteyda durdurfilm@gmailcom subscribe ii saara fadlan waa youtube ka cusub ee filimaanta aan sogalin doono
@hibonuura1500
@hibonuura1500 5 жыл бұрын
abihii uu cod egaaaa
@JawaahirXasan-sz8rs
@JawaahirXasan-sz8rs Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.
6:59
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 50 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 37 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
LAKI HAJI HEESTII CAASHAQU FULL HD 2019
4:43
Faiza Amir
Рет қаралды 505 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,8 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 818 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 6 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 497 М.