FALST-IIN OO GUULAYSTAY + WARARKII U DAMBEEYAY QARAXYADA + QASA OO LA ISKU GALAY

  Рет қаралды 44,373

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

FALST-IIN OO GUULAYSTAY + WARARKII U DAMBEEYAY QARAXYADA + QASA OO LA ISKU GALAY
►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#soomaaliya

Пікірлер: 91
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 21 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 20 сағат бұрын
Xayeysiis miyaad dedka uguyerreysa walagaa waashey nagadaah waqtiga. Hanaqaadin xayesiiska
@AmraanMahdii
@AmraanMahdii 21 сағат бұрын
Masha allha guul guul insha allah Allaha uguwado guusha Ay gadhen walaleheena reer falastiin
@aftinkabishar7576
@aftinkabishar7576 20 сағат бұрын
Allah akbar llayhow reer falastlin inshallah
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 19 сағат бұрын
guuleysta inshallah ❤ falastiin inshallah guul iyo gobonimo aamiin
@AxmedxasanXasanashkir
@AxmedxasanXasanashkir 19 сағат бұрын
Ilaahow falasttin guul sii insha allah
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 20 сағат бұрын
Nimanyahaw Hbn Suaal wadanka.siiriya oo yuhuud ujawaabay lamahayo marwalba waa laduqeeyaa sababtu maxaytahay
@hoododayib4626
@hoododayib4626 17 сағат бұрын
dee wll maxay hadashaa waalaga adagyee
@master_som
@master_som 20 сағат бұрын
Waxaad guul ku shegeesiin guul ma ahan guusha waa guusha qaza taala warbaahintiina yaa aqliga nilaka xadin waxaasi guul ma ahan guul waa sida Afghanistan oo kale gaaladu wax haka sugina gaal waa gaal iska dhicis ayeey wax ku leeyahiin alaha mideeyo muslimiinta aamiin
@gureygeeljire2909
@gureygeeljire2909 21 сағат бұрын
WLHI WAAN SUGI INTA WARKU SOO GALAYO EE XAYEYSIISKA SOO KOOBA WALAALAYAAL
@safiyamohamad3230
@safiyamohamad3230 21 сағат бұрын
Allahu akbar yaarabi ilahow guuley reer falastayn
@degaghedi1738
@degaghedi1738 18 сағат бұрын
Kuli kufaartu way la ogyihiin waxna rabaan inay lubnaan isdhigayo oo intakalena lagu qarxiyo allaahu aclam illaahow uhargaar kuli Muslim ka illaahow halaaji kuli kufaarta inta Muslim ka ladagaalaysa Aamiin Aamiin
@habibahassan7290
@habibahassan7290 17 сағат бұрын
Allaahu Akbar Falastiin Allaha Xoreeyo Allaahuma Aamiin.
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 20 сағат бұрын
rabi ha gargaaro oo ha guuleyo shacabka falastin rabi ha ka dulqado shacabka falastin culayska kufarta yuhuda aamin yaa alaah
@FadxiCali-lp6ix
@FadxiCali-lp6ix 8 сағат бұрын
Allaw mar walba guusha raaci muslimiinta
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 18 сағат бұрын
Rer Falastiin waxa Qabuuro u Noqday Gaza Muslimiintii Iyo Carabtii Iyo Galadii oo u Jeeda Ya Allah Ya Rabi Rabiyoow 😢 Rer Falastiin Guusha Iyo Samarka Iyo Jihaadka eyku Samreen Allow Sii oo ku Amaal Mari Ya Rabi😢
@KayseHuriye
@KayseHuriye 20 сағат бұрын
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 18 сағат бұрын
Guul waarta illahay hasiiyo Palestine iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
@user-om6yl1mf6z
@user-om6yl1mf6z 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤mashallaah 😊
@qadarcukash
@qadarcukash 16 сағат бұрын
Allahu Akbar alow ugargaar islaamka falastiin
@adanibrahim1121
@adanibrahim1121 19 сағат бұрын
Thanks you MOWLEED & MM CEDE
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 19 сағат бұрын
Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 20 сағат бұрын
waxaan u tacsiyaynaynaa walaalaha lubnaan alaha u naxaristo inta dhimatay inta dhawacana alaha u boga dhayo aamin lubnaan ha nadifiso dhaxdeeda kufarta yuhuda sirdonkoda ayaa ku badan
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 21 сағат бұрын
Masha allah
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 21 сағат бұрын
Waa inaan la iibsan waxyaabaha wadamadaasi soosaaran
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 17 сағат бұрын
Masha alaah
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 17 сағат бұрын
Moyliid adiga iyo saaxiibkaa waan idinsalamay asalaamacaleykum
@XasanMuhumed-t8p
@XasanMuhumed-t8p 21 сағат бұрын
Allaaah quweeyo dhamaan muqawamada
@ashaomer4235
@ashaomer4235 18 сағат бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤❤♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Cabdikarin-y8c
@Cabdikarin-y8c 10 сағат бұрын
Allahu lakal xamdu ansur mustafcsfiin qasa
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 19 сағат бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 18 сағат бұрын
Waamahadsantihiin👌🏻✅❣️❣️
@gureygeeljire2909
@gureygeeljire2909 21 сағат бұрын
WARARKA KA YAREEYA XAYEYSIIKA SOONA KOOBA FADLAN
@AbdirashidAhmed-o7u
@AbdirashidAhmed-o7u 21 сағат бұрын
Mawliid Dani. Weydii addeerkaa
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 20 сағат бұрын
Maxaad kaweydiineysaa waacamal shiico sunadana kabaxsan
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 21 сағат бұрын
Asc asxaabta
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 21 сағат бұрын
Wow ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@nabadoonhassan3399
@nabadoonhassan3399 17 сағат бұрын
Asc
@xiinfiniin1
@xiinfiniin1 17 сағат бұрын
Afghanistan ayaa maqan
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 17 сағат бұрын
🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 17 сағат бұрын
♥️♥️🔻🔻🔻🔻♥️♥️
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 20 сағат бұрын
ASC kawarkeen halka codkeni kuhalaaby iyo kuwa lamidkaah
@maxamedmaxamuud2630
@maxamedmaxamuud2630 20 сағат бұрын
Warkad ma eeeeee eeeeeee eeeee
@cismaanmaxamde
@cismaanmaxamde 20 сағат бұрын
Guul😅😅😅😅😅
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@apdullahiali364
@apdullahiali364 20 сағат бұрын
Syria oo iska difaacaysa Yuhuuda abid lama arkin.
@muminamir-t1y
@muminamir-t1y 15 сағат бұрын
✌✌✌
@faahiyeelectronic5503
@faahiyeelectronic5503 19 сағат бұрын
Xasan shikh ma emaradka farsameeyay😢
@faadumoibrahin7734
@faadumoibrahin7734 20 сағат бұрын
Wa tan la yaabey
@GaadhixambaarGaadhiqaadhe
@GaadhixambaarGaadhiqaadhe 19 сағат бұрын
Taiwan haka jawaabto sababta aaladeeda oo qudha qaraxu uga doo aaladahii kale..ee lamid ahaa intay qarxaan iyaba
@warsamemohamud841
@warsamemohamud841 21 сағат бұрын
Mowliid lubnaan xooga saar plleesse
@MaxamuudCali-u9m
@MaxamuudCali-u9m 19 сағат бұрын
Guuul haguleysdan falastininta musliminta melkasda. Ayjogan ilahey ayan ubarya inaygulesdan.
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 13 сағат бұрын
Mareykanka baa na masruufa, haddaan wax Mareykanka ka dhan ah aanu u Odeeyno masruuf beel ba dhaysa, Soomalida kursiga bay ka arareen.
@AbdukadirSakin
@AbdukadirSakin 19 сағат бұрын
Maxey tahay guusha falatiin
@MaxamuudCali-u9m
@MaxamuudCali-u9m 19 сағат бұрын
Muslonminta melwalbo ayjogan inaynoqdan niyatot iyo qalubtot 1. Hal ama miit inancahano iskuhirnano wallahi waxangareyna. Gulweyn melkasdon jogno wallahi
@abdirahmanosmandirir1543
@abdirahmanosmandirir1543 20 сағат бұрын
Shirka in ay joogin baa dhici karta.
@leebasbas
@leebasbas 17 сағат бұрын
Asc asxbta So ma dhici karto in laqariyey wadamadan madama awoda yartahay
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 19 сағат бұрын
12 dal ayaa maqan ee somaliya oo keliya ma maqno mowliid ma aheyn inaad somaliya oo keliya soo hadal qaaddo ineey sumcadi ka dhumeyso ee farsamo kale ayaa meesha ku jirta siduu sheegay maxamed ee haka hor dhicin natiijada saxda ah inta laga helayo
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 11 сағат бұрын
Hassan Gurguurte, qubuuraha ayuu ka xishooni waayay ee coddeeynta UN-ka miyaay ka xishoonayaan
@MrGalayr
@MrGalayr 19 сағат бұрын
Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, sedex dalool laba 2 dalool ayay heshay Falastiin, 124 qolada maqnaatay iyo kuwa diidayba marka la isku daro waa 57 dal, marka laqaybiyo labo meelood oo meel waa 181÷3 = waa 60.33 ama 61, Aniga aragtidayda sedex meelood oo meel Falastiin waa ay heshay 124 dal oo weliba kabadan, waxaa maqan 12 Dal oo Africa ubadan, wabilaahi towfiikh
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r 21 сағат бұрын
Ale haguuleeyo falastiin
@CaashoHaji
@CaashoHaji 19 сағат бұрын
Dalalka codeynayo waxaan filaya ineey yahiin kuwa kursiga joogtada ah kuleh ama kuwa mardhaw ladortay weli ee kursiga soo farisan
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 21 сағат бұрын
Sumxaanalaa yuhuudii ma moodaa inay guulo gaadhayso ilaahayow u hiili muslimiinta laga awood badiye
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 19 сағат бұрын
Hadii laabi meeel dhacdo indha waxma.arkaan waanasiibdaro in maanta aad iswaydiisaan xasan shiikh meeshuu jiro meeldaran iyo reero muskooduu jiraa
@CabdiAdam-wx6ps
@CabdiAdam-wx6ps 19 сағат бұрын
Adban uga xunahayi inay soomaliya kamaqan tahay codayinta qadiyada falastiin ee Jim cibadaka qaramada midoobay waa doqonimo
@cabdiismaaciil1349
@cabdiismaaciil1349 20 сағат бұрын
Sayeysis badan cabasho
@MohamedNur-c5t
@MohamedNur-c5t 19 сағат бұрын
Wuu ka maqnaa kursiga
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 20 сағат бұрын
Dawlada siiriya awood maleh miyaa
@ugaas-
@ugaas- 20 сағат бұрын
😂
@Ortho-Surgeon
@Ortho-Surgeon 19 сағат бұрын
Wllow Somalia awood maleedahay ?. Waa Maya . WADANKI dadkiisu islaayaan oo dhan Awood uu Wadankale oo dhisan iskaga caabiyo ama Laga aargoosto malaha.. Wa sidaas Un Syria 10 kii sano ee ugu dambeysay iyaka ayunbaa nagta isku hayay sideena oo kale...hada cidii doonta ayaa kadhax kuluumeysan karta.
@BarkhadAxmed-hq6yq
@BarkhadAxmed-hq6yq 20 сағат бұрын
Israail.maxaloojojinlayahay.olojojin.iraan.islamkasemuxuiskaracilayah
@MohamedNur-c5t
@MohamedNur-c5t 19 сағат бұрын
Would ka maqnaa kursiga
@Khadijo60
@Khadijo60 19 сағат бұрын
cajaaib yuhuud meel walbaa laga ilaalinaa ma xitaa waqooyiga yuhuuda iyo lubnaan u dhexeeyo ma faransis baa fadhiyo
@NurGacan
@NurGacan 21 сағат бұрын
Way ka jaakireen
@Ortho-Surgeon
@Ortho-Surgeon 19 сағат бұрын
Wllyalow Somalia awood maleedahay hada ?. Waa Maya . WADANKI dadkiisu islaayaan oo dhan Awood uu Wadankale oo dhisan iskaga caabiyo ama uu kaga aargoosto malaha.. Wa sidaas Un Syria 10 kii sano ee ugu dambeysay iyaka ayunbaa nagta isku hayay sideena oo kale...hada cidii doonta ayaa kadhax kuluumeysan karta.
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 16 сағат бұрын
Yuhuudu markay wax horleh oo dhagar ah gaysato maraykan ku waxa uu dhahaa waxa dhacay waa in la baadhaa balse marka kale ee shacabka gaza ama lubnan lagumadayo usa wey aamustaa. Hadii yuhuuda wax lagaarsiiyona waxay dhahaan wadan hebel waxa uu wafo was xadgufub shuruucda caalamka ku ah xadgufub waxana saraynaa cunwqabatayn ama weyba ku fuulaan
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r 21 сағат бұрын
War halal dumiyo tinooljiga
@Khadijo60
@Khadijo60 17 сағат бұрын
munaafiqiyin waaye reer galbeedka
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 20 сағат бұрын
Inta xisbulaahi booto kujirto sidii IRAN ookale yuhuudii waa adeegsatay carabi afka ayeey kabooteysaa yuhuuduna gacantey kahadashaa hala arko meeshey kudhamaato
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 19 сағат бұрын
Somalia🇸🇴 waa iney iscadeysa oo waliba aad daba gashan wayo qadiyadan anaga inaan haben iyo malin aanan sexan oo dhiigkar nogu dhici rabo iyo inaan qaiyadena aan mesha kaweyno oo la caden wayo waa ayaan daro .
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 19 сағат бұрын
Ninkii dabakaayada kuqayilay wuxuuyiri qabyaaladi kululaa ma xasan shiikh ayaad maanta iswaydiiseen meeshuu jiro
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 16 сағат бұрын
Malaga yaabaa soomaalia inay talaviv u codaysay ????????? ?? Maxay ku dhacday codkii soomaalia in lawaayo sababtu maxay tahay ????
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 16 сағат бұрын
Wadanka taiwaan cawlwmul islawmic oodhan waa inay cunaqabatayn saaraan deg deg ah dhamaan 57 wadan ee calamul islaamic falka libnan waa in loo cuna qabateyaa balse yuhuuda ayey ba cunaqabatay sawri waayeene ma taiwan ayey cunaqaba tayn sawri karaan caalwmul islaamic ??????????
@faadumoibrahin7734
@faadumoibrahin7734 20 сағат бұрын
Reese eeeeeeee
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 20 сағат бұрын
Waa. Beenaalayaal. Waxba samaynmaayaan. Waayo. Iran ayaa. Xunta. Iirana. Iyadiibaan. 10 jeer dad laga diilay. Oo. Aarsan karila. Beenta shiicadu. Waa. La fahmey
@HodanNinrag
@HodanNinrag 21 сағат бұрын
waxaan idin idin cod san in aat ka hada shan
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 16 сағат бұрын
Hadal ka shiikh xasan nasrulaah hadalkiisu hadii uuna ahayn gala dagaalka oo uu na dagaalka yaxye sinwaar abu cubayda mahamed deyf alqasaam & islaamic jihaad ama xuutiyiinta abdimalik al xuuti camal ha ku dhawaaqo hafii kale hadal badaan haamo ma buuxsho ayaa horay looyidhi
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 72 МЛН
DFS | DAGAALKA TURKI-GA | K.GALBEED | DOORASHOOYINKA | SOMALILAND
20:07
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 72 МЛН