FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " GABDHUHU WAXEEY KU FAANAAN, GURI IYO NIN.CLASSIC TOP SONG/MUSIC

  Рет қаралды 82,737

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
Aun Maxamuud Cabdullaahi Ciise singub Waa hees tusaaleyn loo dhameys tiran iyo garnaqsi ustaad waan ku salaamay
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad abwaan singub sugaantiisu wa bad waxan layabay heesta sida farshaxanimada iyo xirfada leh ay uda maysan tahay
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Al Fanaan Ahmed Cali Cigaal rabi Cimriga Iyo Cafimadka ba Haku barakeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 4 жыл бұрын
😀👏👏👏👏👏👍👍👍👏👏👏👏 Bacda mahadiyo bogaadin badan akhyaarta sharafta lehe isku howshey in waayihi wacna umada lagu wacdiyo dhaqanki wacna; ganadha somaliyed in lagu bar aariyo heestan weeye😀
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Legend axmed cali cigaal hees macaan tolow heestan xagee lagu duubay heeso badan baa jira badan oo jiray halkan ku qaaday wad mahadsan tahy boqortoyo sidad noola socodsiso fankii hore👍👍👍👍
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@waayeelka jaqafsada sxb heestan muuqaalkeeda waxaa lagu duubay wadanka isutaga imaadka carabta carabta...Codka iyo Muuqaalka ayaan isu keenay sxb Mahadsanid
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE ok bro grty Aun maxamed Axmed kuluc heesihisa waxad ka hayso so geli
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
waayeelka jaqafsada media Ok bro waan soo wadaa aun Maxamed axmed Muxumed Cismaan kuluc iyo wareysi insha Allah soon bro
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haye insha allh kaa sugaynaa mahadsanid wllky 🙏🙏🙏🤙🤙🤙
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Ok Insha allaha walaal
@osmanaden2779
@osmanaden2779 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan Maxamuud Cabdilaahi Singub.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Osman Adan....Waa Xog sugan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Legend Cigaal yar
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
Wayo iyo wakhti qaliya Axmed wa marku yar waxuna yaqney ciyarta qob ka cika waxan ku dawadey Riwadaydo far badan illah cimrga how siyadiyo Amin
@IbnuibraahinibnunuuxIbnuaadam
@IbnuibraahinibnunuuxIbnuaadam 3 ай бұрын
Axsan hees
@ahmedsoyaaan222
@ahmedsoyaaan222 2 жыл бұрын
Waaa hees iyo badh
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
#LyricsSong Geedaha waxa jira Gocondho baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamcaa nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada ***************** Goobtaan fadhiistaba Meel geel ka dheel maday Ama goray iLmaha dhigay Ama goodir xadhig galay Gedoodii ahaadee *************** Goobtaad fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee *************** Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeellee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye ************** Geedaha waxa jira Gocondhaale baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamco nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada **************** Goobtaan fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee *************** Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeelee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye ----------------------- Erayada MC Ciise Sangub AHUN Laxanka iyo Codka Ahmed C Eggal. Mahadsanid saaxiib heestan iyada Oo bilaa muuqaal ah ayaan daawaday Markalena iyadoo Daauud Ali Masxaf AHUN ku luuqaynayo ayaan iyana dhagaystay. Old Is gold memories. Thanks markale.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
@Cabdisaanqaarey Adaa mudan Mudane! Waad ku Mahadantahay heesta lyrics keeda aad nala wadaagtey iyo commentkaaga Mahadsanid walaal mar kale Thanks 🙏
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Adaamudan Saaxiib sare Anytime👍
@bartamahatube7861
@bartamahatube7861 4 жыл бұрын
Haddaa tahay mid gaadhiya Ha igu Dayn Gal galashada Cajiin
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c sangub laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Ali Said.. Waa xog sugan waad saxan tahay sxb
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
It is romantic and. Full with simile
@ahmedsoyaaan222
@ahmedsoyaaan222 2 жыл бұрын
Woooooooow
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hadaad tahay mid gaariya ha igu dayn galgalashada
@AliNuur-oe6dh
@AliNuur-oe6dh Жыл бұрын
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
Sxb musikada aad ku toosisay waa kooxii jabouti iyo sahra axmed markay u garaacayeen ee maaha waabari iyo cigaal oo isku tumaya waan arkaaba kkkkkkk
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Iska daawo sxb wax weeyn lamaad shir imane Talo iyo fikrad cusub keen maaha inaad muuqaal hore ku noqnoqoto faaladiisa hore uga soco sxb
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 Жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Sxb wax jiraan kuu sheegay fankana wax baan ka aqaan suugaantana ragii lahaa ayaan ahay markaa ha xanaaqine is toosi ma INAAn sacabkuun kuu tumaad jeclayd sxb 650 heesood ayaa telfonkayga ku jira oo kuwan aad muuqaalka musikada aanay is lahayn aad saartay ay ka mid yihiin markaa sxb qasr madaxa iska luxa iyo qaar garanaya waxan aad Soo dhigtay waxay yihiin siday doo kale intuba way arkayaan waxaad Soo geliso jawaabana waa Laga Soo celinayaa sidaydoo kale ee diyaar u ahow adoon runta diidin
@خلودحسن-ش9غ
@خلودحسن-ش9غ 4 жыл бұрын
Love ustad Ahmed cali ciyall.😍😍😍😍😍😍😍😍
@huurshechannel4118
@huurshechannel4118 8 ай бұрын
Zado
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 3 жыл бұрын
Ok
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Waa Leysu Soo Noqon
8:30
Axmed Cali Cigaal - Topic
Рет қаралды 144
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sharma Boy _Qofti Aan Ubaahday -Cover           (Official Video)
5:27
Sharma Boy
Рет қаралды 277 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 125 М.