Farah Macalim - Melez Zenawi 6 Jeer ayuu Isku dayey Inuu I Dilo waxaana Isheegay Abdi Iley.

  Рет қаралды 15,448

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 8 ай бұрын
👏🇸🇴🌍 Respect Maestro Faarax Macalin. Mahadsanid. Keep on teaching.💫🐪🪡
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 8 ай бұрын
Pro Farah Moalim Alle Cimriga Iyo Caafimaadkaba Hakuuu Barakeeeyo Masuul sare oo Daacadnimo iyo Hogaaan sharafeed Leh!!!!! Waxaaaan idinka soo soo salaamey Gobolka Awdal state of Somalia Guuuleysta Geesiyaal sare Shukran Pro Farah Moalim.
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 8 ай бұрын
Maaanshaaaa Allah TOP SSTV BARTA UMMADA SOMALIYEEED waxaaan ugu Jeclahey wareysiga Suxufiga Wareysiga Ugu Qaalisan iyo Pro Farah Moalim Alle Ha idin Xiftyo waxaaaan Kaaa Codsaneynaa inaad Pro wareysi fiican Aad ka Qaado Geo Politicalka East Africa Iyo Hawlaha Dalka Ka socda Fadlan Mahadsanidiin!!!!
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 ай бұрын
Farah moalin waaa geesi somaliyed allah ku barakeeyo
@mohamedsiadabdille7631
@mohamedsiadabdille7631 8 ай бұрын
WE love Farah Macalim may Allah bless you
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 8 ай бұрын
Waaa Nin ilaahey wax siiiyay Pro Farah Moalim wlllahi Eee Lkn somalida Qabyaalada iyo qabiilku Diley ayaa Beenta iyo Afkaaarta Xambaarsan Lkn Pro Farah Moalim Waa nin Caafimaad iyo cilmi Barakeysan Qaba!!!!
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 8 ай бұрын
Ma sha allah Farah macalin waa Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido
@cabdiqaadir3932
@cabdiqaadir3932 8 ай бұрын
Maasha allaah. Waa oday soomaaliyeed cumriga Alle ha’udheereeyo
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 ай бұрын
Manshalaa Kalay. Madaxwane. Unison. Soomaali
@The_Observer0000
@The_Observer0000 8 ай бұрын
Meles nin rag ah ayuu ahaa. Sababta oo ah Ogaden sifiican ayuu wax uugu qabtay. Somalia a asagana Cabdilahi Yusuf Villa Somalia geeyey.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 8 ай бұрын
Xildhibn farah moalin somali siyasiyintoda ninka ugu geesisan ugu hadal cad ugu wadanisan weye manshallah noolow🙏
@axmed8798
@axmed8798 8 ай бұрын
Waar haodhan reer waqooyi annaba waa kutaageersannahay Faarax Macallin ilaahay haku barakeeyo
@DirgaxDirgax
@DirgaxDirgax 8 ай бұрын
Geesi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@a.h.h4482
@a.h.h4482 8 ай бұрын
SubxaanaLaah istaaqfurlaah iska aamus bulaacadyahay.
@BedelAli-c4c
@BedelAli-c4c 8 ай бұрын
Jareer bad thy weliba argagixiso ah
@gacayteabrizz-yk5ic
@gacayteabrizz-yk5ic 8 ай бұрын
We love u
@WilkaKennedid
@WilkaKennedid 8 ай бұрын
3&9. Boqrtooyada Karanleh.🌍🇸🇴✈️🇱🇺🏋️✍️🐟🐟🐟🐟🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🧑‍🎓🌻🌻🌻🌾🌾🌾🌾🥦🥦🥦🫛🫛🌵🇪🇷👍
@احمدسعيدعثمانعبدي
@احمدسعيدعثمانعبدي 8 ай бұрын
. Dhimashadu wakhti ayey leedahay
@rocky4066
@rocky4066 8 ай бұрын
Faarax macalim waa halyeey soomaalinimada dhab katahay xafiduhu allaah wa ricaayatih
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 ай бұрын
❤❤❤❤ 🇸🇴 ❤❤❤❤❤hanoolaato
@gacayteabrizz-yk5ic
@gacayteabrizz-yk5ic 8 ай бұрын
Awowgaa. Aya ingris lagosgostay geesinimo laandheere ogaadeen daldreq farax macLin dawara
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 8 ай бұрын
Sida la sheegay Ilaahaybaa og”e
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 8 ай бұрын
Mudanaha waxaan jeclaan labaa in aad waydiiso in maalin uun ay rabaan in ay soomaalida kale la midoobaan??????????
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 8 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 8 ай бұрын
Geesi
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 8 ай бұрын
Faraxow farmaajo sow gabadhaadu uma shaqaynaynin ?
@أحمدعبدجيلى
@أحمدعبدجيلى 8 ай бұрын
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 8 ай бұрын
Faraax macalin allow ikaa tus wad fahan tahay sow maaha
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 8 ай бұрын
Wallaayo azal wweyi farax macalin geessi somaliyeed kudayasho mudan waxa nadillay nijaas dabo dhilif u ah shisheeye haduu ahaan lahaa madaxwayne ama hogaamiye wadan kawarama wallaahi heerbu gadhsiinlaha guninmadana waa kasaarilahaa wadan keena baabay
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 8 ай бұрын
Cabdi iley magaca u ku bixiyay wa mid cajiba farax hello cash
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 8 ай бұрын
BABUURTA DHAWAAQOODAAN WAXBA LAGA MAQLI KARIN
@aliabdi8347
@aliabdi8347 8 ай бұрын
Waa beenaale, magac buu raadsanayaa. Waxaan xasuustaa faarax macalin oo ka raadsanaya Somaliland wajji, lacagihii looga talagalay ardayda deegaankiisa lagdheera geeya hargeysa si magac oga hela nimanka idoorka
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 8 ай бұрын
Huuuuraale failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya
@qalinlechanel
@qalinlechanel 8 ай бұрын
Ogadeen doqon badanaa
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 8 ай бұрын
Samaroon iyo ciise waa in aad wadanka difaacdaan oo itoobiya dagaal kala hortagtaan isku duubni ayaa wadanka itoobiya ugu difaaci kartaan
@abdinur6152
@abdinur6152 8 ай бұрын
qabyaalad, imaan la'aan inaa aragto hadaa rabto kan arag
@WowliidCabdi-by6wn
@WowliidCabdi-by6wn 8 ай бұрын
Cunsuri ciilqabe ah nacallaa dhilladdii ku dhashay ku yaal
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 8 ай бұрын
Waar you arre nothing
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 8 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk 6 jeer kulahaa kkkkk fulay
@WowliidCabdi-by6wn
@WowliidCabdi-by6wn 8 ай бұрын
Dawarsade
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 ай бұрын
Farah kol bakis maxa lagu fali yaba yaqan tuga Afka wayn e iman laweha ah
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 8 ай бұрын
kani wariye maha waa waxiid cagdheer waxiid cagdheer waraysanaya
@imans3899
@imans3899 8 ай бұрын
Waa wadani sharaf leh adiguna lafti nagah ayad tahaye shandadaada sii jiido adis ababa iska dhiib, diinta hakaa mayraan, magaca islaamkana noo sii dhig. Labax assefa or Gebre micheal
@2daysago_
@2daysago_ 8 ай бұрын
Markaad waxaa jeceshahay la sheegi waayo dadka caynee miyaa....,waa dhaqanka somaalida kula yaabi maayo. Qofka somaaliga waxaan kala yaabay qofkii waxa asaga uu rabo sheegi wayo wu caynaa. Maba la barin in qofwalbo xor uyahay fikradihiisa iyo waxa uu aminsanyahay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 8 ай бұрын
Ethiopia marhore Ayey inay birta kudhaafiso ahyd waxan fidano ahyn geska Africa lajogtaa call box ayaad tahy qof waa ogyhy taasi
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 8 ай бұрын
Adigu ethopia maxeyku tahay nise uneyku rarato ayad rabta wayo ninkan rerkisu dhul iyo dhacb ayku leyahay sidas ayuna uhadlaya ya miskiin!#
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 8 ай бұрын
Wabaa oaay de ninkaan ciid waxkaqadeeyso maleeh
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 ай бұрын
Dis Like horay u qado
@SomaliCanadda
@SomaliCanadda 8 ай бұрын
jow kow now ninkan farah wa big beenaley wuxuna ogyahay in somalidu ay jaahilin yihin wa sida wuxu beenta u sheego jow farah doqon baa tahay ya wax kugu faalaaya waayo kenyatiga ba ku isticmaala ya kalab jow kow now hadana bow
@WowliidCabdi-by6wn
@WowliidCabdi-by6wn 8 ай бұрын
Jahli jahli dhallay faan macalin
@amnoali8348
@amnoali8348 8 ай бұрын
look who's talking 😂😂😂stop drama man 😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂
@WowliidCabdi-by6wn
@WowliidCabdi-by6wn 8 ай бұрын
Dawarsade dawarsade
@ismailjama178
@ismailjama178 8 ай бұрын
Ma halkaas ayuu magac ka raadinayaa. Waar noloshaada iyo dhimashadaadu waa wax ilaahay kuu hayo. Laakiin qof la dilo ma istaahishid waayo wax laga faaiyo ayaan jirin. Asal ma doorshe ayaad tahay.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 8 ай бұрын
Ma sha allah Farah macalin waa Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 59 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 20 МЛН
WIILKAAN DHAGAYSTA WAXA UU LEEYAHAY DADKA MARXALADAHA ADAG GALA QAAR BAA
8:53
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 4 МЛН