No video

SHIMBIRAYAHAW HEESA - HEES WANAAGSAN HEESA

  Рет қаралды 191,034

Farhan Jimale

Farhan Jimale

Күн бұрын

Heesta caawa - waa shimbiryahaw heesa - hees wanaagsan heesa - kaalayoo hortayda halkan soo fariista. (AUN) Codkii Xaliima Khaliif Magool.

Пікірлер: 110
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Shimbirayohow heesa Heesa heesa heesa Hees wanaagsan heesa Hadhkan soo fadhiista Kaalaya hortaydoo Shimbirayohow heesa, Hawlaha i luraaya Hibatooyiinkooda Hiba aan ku gaadhiyo Hoodo waayi maaye Shimbirayohow heesa Heesa hees wanaagsan heesa, Caashaqa waa halbawlee Waa hir soo kacaaya Ruux kastoo halyey ah Maalintuu haleelo Hurdo seexan maayee Boowe hayla yaabin Shimbirayohow heesa Hees wanaagsan heesa, Jacaylkii horeeyee Cilmiba haleelaa Ana ii hilaacoo Hamaadayda raacshee Waa inaan halaabo Haada la ciyaaree Shimbirayohow heesa Hees wanaagsan heesa, Shimbirayohow heesa Heesa heesa heesa Hees wanaagsan heesa Hadhkan soo fadhiista Kaalaya hortaydoo Hees wanaagsan heesa.
@hamsemohamedabdi9267
@hamsemohamedabdi9267 3 жыл бұрын
Thanks bro si fiican ayaad u qortay
@ahmedelmi9400
@ahmedelmi9400 3 жыл бұрын
Tns bro
@cawofaarax2200
@cawofaarax2200 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💞💞💞💞💞💞💟💞💞💟💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💟💟💟💞💟💞💤💜💜🧡🧡🖤🖤🖤🖤🖤💜💜💜💜🖤💜💜🖤🖤🖤💜💜💜🖤
@m.farah07
@m.farah07 Жыл бұрын
Mahadsanid walal gulayso
@shushumalin3110
@shushumalin3110 Жыл бұрын
wwwwww mashallh ❤❤❤❤
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
Talaado 20/ December/2022 ❤🥺 waxaan xasuustaa heestan bari aan wiil jecel naga dhaxeeyaay baan dhageysan jiray anigo ilmaaynaayo hada mudo sanad baaan kala maqanahy 💔 allhamdulilah qalbigeeyga wuu ka baxay waxaan goa,n sady qof aan qalbigeeyga u qalmin inaan jeclaan mar dambe qofkasto dhageysanaayo cfmd aan idiin rajeynaa
@xaredaxareda7667
@xaredaxareda7667 Жыл бұрын
Sorry sister wanka xumahay gabar somaliyed in la xumeeyo lkn ogow calafku waa wax jira nolol qurux badan aduun iyo aakhiraba wllshay
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Жыл бұрын
Hadaa iga danbeyso lake iisaar 2023 dawaday🙏
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Waxaa dib ugu noqday waayo waayo iyo wanaaga iyo sharafta uu lahaan jirey soomaaligu waxaan ahaa ardey yar oo la daagalamaayey sidii aan wax u baran lahaa laakiin heestaa waan jeclaa wax yarna waan ahaa laakiin nolosha aan markaasi haystey waxa aan u dhigo garan maay anoo jeclaa wadankega ayaan ku dhameystey tacliinta ilaa dugsiga sare ka bacdina sii jeclaa joogitaanka wadankegeyga ayaan ka baxay wadankegii hooy ee djamhuuriyada djibouti anga oo u dhoofey wadamada qurbaha waa xauus aannan ilaweynin in taan noolahay
@onkod880
@onkod880 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 3 ай бұрын
Ayeeeydaaa iyo jabuuutiba waaash. Wataase Eritrea iska celiya. Qabiil yar qaran noqon waa bal u fiirso kuwaan harGAYSa kunwaashtay ee qaraxxa nala dabo taagan ee aa nagu sooo hubeysaaan.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii xasan sheekh muumin laxankii bashiir xadi codka magool
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Wlh hesstan muda ayaan raadinaayey thnks sxb Magool ilaahay ha unaxariisto mucjisadii fanka
@daahircali7314
@daahircali7314 2 жыл бұрын
waar Cali Sugulle iyo cali lahayne heeskan xasan shekh muumin baa lahaa allaha unaxariistee
@onkod880
@onkod880 2 жыл бұрын
Aad baan u jeclahy heesaha Qadiimiga Sabbto ah waxaan Niyada ka daawadaa Dankeygii Soomaliyeed ee xiligaas quruxda badn soo qaatay ayago mideysan oo wax soohdin ah aysan u dhexeen (ka hor Gumeysiga). Inaksto maanta dadkeyga Soomaliyeed loo kala qaad qaaday 14 dowlad 😢🥺. Mooyaale ilaa Raas caseer way midowi I.a.
@abdifataxabdiraxmaan9304
@abdifataxabdiraxmaan9304 3 жыл бұрын
run ahantii waa hees aan aad u jecelahay waayey AUN haliima khaliif magool
@abdishakurguliya830
@abdishakurguliya830 4 жыл бұрын
Allah haunaxariisto . qabriga hauwasiciyo. janatulfirdowsa hakawarabsho. anagana hanuun Allah hanasiiyo
@khaliifmusse4478
@khaliifmusse4478 3 жыл бұрын
Jano kuye wayan caydiid ciimadiisii kuu soo raacin iyadoo ku qaylinasa kuna hersasa daaroodka erya aaga kismaayo
@millgoheff9708
@millgoheff9708 4 жыл бұрын
Allahrahmo hoyadhe aya hesijirtey heestan 💚
@alliitahar6926
@alliitahar6926 Жыл бұрын
Alle hauraxmdo hooyo wll
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 3 жыл бұрын
Wakhti an taraag ku jiro sacadu 9:08am 25 12 2020 jimce erayada wa abwaan xasan sheekh muumin Alle hw nxristo aamiin
@gassirasaleban1548
@gassirasaleban1548 3 жыл бұрын
Heestan waa jeclhy😭😭 ihy haunaxariiso xalimo khaliif mogool
@axmedciisemaxamed3709
@axmedciisemaxamed3709 Жыл бұрын
Heestan waxa curiysy abwsan xasan sheekh muumin olaahay ha unaxriist
@axmedciisemaxamed3709
@axmedciisemaxamed3709 Жыл бұрын
Heestan waxa curiyay abwaan xasan sheekh muumin ilaahay ha unaxriisto
@yusufsheikh9942
@yusufsheikh9942 2 жыл бұрын
Heestaan erayada iyo laxanka waxaa sameeyey Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa Xasan Sheikh Muumin Febraury 1966 ayey soo baxday.
@maxamedmuusemuxidiin6140
@maxamedmuusemuxidiin6140 Жыл бұрын
ujeedku muxuu ahaaaaa
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 7 ай бұрын
Barlamaankii afrik oo Ethiopia u hiilieyey Soomaliya ka eexday bay ku saabsaneyd. Shimbiraha la​ sheegayaa wa baarlamaankii Afrika@@maxamedmuusemuxidiin6140
@adenakfilms7707
@adenakfilms7707 3 жыл бұрын
Heestani waxan soo xasuustay 2003 waagi kismayo aan ku qayili jiray studio kooyabo anigo ku dhex fadhiyo ayaa dagalki gaajacal iyo marixan ayaan soo xasuustay
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
Dugsigaan ku dhiganay heestan 70dii alahaw naxriisto abwaankii sameyey xasan sheekh muumin
@muhammadbashir78
@muhammadbashir78 4 жыл бұрын
Fadlan nala wadaaga heestan abwaankii sameeyey iyo xiligii lasameeyey anigu in badan ayaan yuotopka karaadiyey waan ka waayey heestan mudu dheer ayaan maqlayey
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 3 жыл бұрын
Xasan sheekh muumin aya sameyey
@icandothis1740
@icandothis1740 3 жыл бұрын
Xasan sheekh muumin
@xaamudibraahin2579
@xaamudibraahin2579 2 жыл бұрын
walaal heesta waxaa iska lahaa abwaankii waynaa ee xasan sh. Muumin isagoo xiran ayuu sameeyay heeztan wuxuuna ka qaaday shir ay lahaayeen midawga africa iyadaana sabab u noqotay in jeelkii laga siidaayo
@bilalsaney763
@bilalsaney763 2 жыл бұрын
Xasan sh mumuin 1966
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Xasan shiiq muumin ba sameeyay walal Commety from galhareeri galguduud somalia
@icandothis1740
@icandothis1740 3 жыл бұрын
Ereyadii xasan sheekh muumin
@ibrahimamin7598
@ibrahimamin7598 Жыл бұрын
Beautiful words with an amazing voice. Waa midhihii Allah ha u naxariisto Abwaankii abwaanada Xasan Sheekh Muumin Gorod. Fadlan heesaha abwaanada leh been iyaan laga sheegin.
@hassanomer2863
@hassanomer2863 Жыл бұрын
Sxb aniguuuu waxaan maqlay heestan waxa sameeyay cali sugule cigaal AHN
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
suugaanta ja daaya beenta, heestan waxa sameeyey Ali Sugule Duncarbeed A.H.N
@mohamedamiin630mohamed
@mohamedamiin630mohamed Жыл бұрын
Waqti qiimo leh hees qaaya leh dadkii hore iga dheh
@MustafexasanMustafexasan-uj3zr
@MustafexasanMustafexasan-uj3zr Жыл бұрын
Kaalay agtayda shibiro yahaw heesa
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Shimbarayahoow heesa
@anshirocilmi6512
@anshirocilmi6512 2 жыл бұрын
Aunt magool
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Iskulka hoose lagudhigi jiray shinbiriyow heesheesa halkan soofariis kaaliya horteeyda halka soofarista iskulka daris iska imoow baro aba habaran sida maqayad iskatag wax uqabso sikulka awal daqadis istagay gabdho dariska usocdan arkay awal mar saa macalinki kujiray madhigata ardaydu weydiyay fasalka lagalilaha mala ogola safalagala fasalkena waakas mel dher istag nagafirso kadib darishada soistag sida walodhiga firso gobol jogna iskul aad uweyn dowlad dhistay saamacalinki ciyalka lahadleen soogal waafaristay waa firsaday seyuhadlayan dhaqdhaqaqoda wax layabo waxa arkay gabar sooistagtay macalinka biyo hanbeyay saran miskisa cabtay waliba macalin waa kujeclay tiri hadi dib ubaxnay wilyar dhalinyaro inudhigay isklka markas leelafuray sida lohadlay wax ladhigay waa leydiday iskulka ilen dhar yunafon balagudhigta wayarahay cid shaqo idirsaneysa male shaqo gurina ma naqano guri dadow orad kuagmar baaba nalabaray salanta ma aqoon saa iskuli markale darishati istagay sogal masogalay iskul yunafon lasita walidkey waaididay xafiska lagugeyna dharka wAlaguibina wasowaregsaday irida fasalka istagay fishada ley geeyay biri ukalay bugagta iyo dharkaga ciyalki qara isku ehel ahen walidkod hooyadod losodiray hoyadey sidas iguogolatay xafis matagay meel xiro dowlo iyadi isoracday iskulka iskuladen hadii diidenay wadan kale see kugaleenaa shaqo markas inaa galin maqoyo geyo wax guriga lagusameyo labad marka garay bushkuleti waaba leykaxey wasonoqona waa igasodhumatay mel aqon dad ehel nahay aqon meshi hadana iskul kabilabay dagmada hodan riyo marki iguhoreyso riyoda riyo hadal weyidanbeysa riyada anigo tararaxay sidA qof dhaceysa sotosaa sawajifaa waxa arkin marumeyneyn soasha waa iifurneyd shekada majecleyn inadhageysto mashekeynjirin ina wax kala cadeyo waa iskadaya dhagesiga hadalka mesha lagu jaro kabaranee sida jeebado kale kuxiri karo
@hassanomer2863
@hassanomer2863 4 ай бұрын
Waa erayadii cali sugule heestan wuxuu u sameeyAÿ baarlamaankii. Lixdankii AHUN
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed 11 ай бұрын
Markaan Heestan maqalo waxaan dib ugu noqodaa xasuustii maalmihii Eid hayga wakhti bay ahayd❤😢🎉
@abdifahatomar6287
@abdifahatomar6287 Жыл бұрын
Waaaaw what a beautiful words of wisdom with an amazing voice
@hirrowleofficialchannel3186
@hirrowleofficialchannel3186 Жыл бұрын
Heestan 1960 kii waxa hal abuuray Abwaan Cali Sugulle (Duncarbeed) oo markaa is raacii dadkii waqooyi iyo koonfur intay is fahmi waayeen jaah wareer dhacay ayuu heestan jacayl darbeebta ah tirshay. Weyne godka haw nuuree.
@xiirmastuur5249
@xiirmastuur5249 Жыл бұрын
Boowe muxu ugu daray haduu reer waqooyi ahaa abwaanku reer bari baan moodi jiray inay sameeyeen miraha kkkkkkkkkk
@hungryman1738
@hungryman1738 Жыл бұрын
Abwanka wad khaladay wa xasan shekh mumin
@fuaadxikmawi7056
@fuaadxikmawi7056 7 ай бұрын
Heeskan waxa sameeyay Alle ha naxariiste Abwaan xasan sheekh muunim waxa la yidhaa wakhtiga wuu xidhnaa uu alifay heestan.
@user-zd4wn9lg4i
@user-zd4wn9lg4i 2 ай бұрын
heestan waxaa sameeyey abwaankii waynaa xasan sheekh muumin ilaahay ha u naxariistee maaha jacayl waa siyaasad wuxuu u sameeyey ururkii dalalka afrika ee ka horeeyey midawga afrika iyo jaamicada carabta markuu ku arkay shirka oo ay usoo direen argay dhex fadhiya shirarka oo maraykan iyo yurub ah markaasuu yidhi yaa laga shirayaa sawkan kuwii aan katashanaynay dee waa shimbirayohow heesa
@aniizaapdikariim1024
@aniizaapdikariim1024 Жыл бұрын
Aabahy heestan ibaray 😭
@najiibfx1077
@najiibfx1077 Ай бұрын
Me to
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Queen ,xaliimo. Been ay waa run..
@hodanAdawe
@hodanAdawe Ай бұрын
2007 ayaan dhageysan jiray mar aan maseeyrsanaaa kkk
@shaficibashe5151
@shaficibashe5151 4 жыл бұрын
Erayadi cali sugule duncarbeed alle ha unaxariisto amin
@ayaanlemaxamed1785
@ayaanlemaxamed1785 3 жыл бұрын
Xasan sheekh muumin aya sameeyey
@abwaancalisenyo3570
@abwaancalisenyo3570 3 жыл бұрын
Xasan sheekh mumin weeye cali sugule maaha
@icandothis1740
@icandothis1740 3 жыл бұрын
Xasan sheekh muumin riwaayadii shabeel naagood
@ahmedjama9070
@ahmedjama9070 2 жыл бұрын
War dadkani miyaadan iskuulo soo dhigan
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 жыл бұрын
Xasan sh. Muumin
@badarqalinle4184
@badarqalinle4184 4 жыл бұрын
Nin raga wuu fahmaya nacasna loo shhegimayo
@malabadanemusic2023
@malabadanemusic2023 4 ай бұрын
Waa dhaxalkii ka hadhay Aun faylasoof xasan sheekh muumin from awdal heestan waxuu u qaaday baarlamaanki 1960 uu dhaliilay
@AhmedAlijama
@AhmedAlijama 3 ай бұрын
Waar beenta laguugu sheekayey iyo cuqdada dadka kala tag anaga iskuulku naluugu dhigi jiray
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 5 ай бұрын
Shimbirayow heesa hees wanaagsan heesa kaalaya hortayda halkan soo fadhiista
@danancadow3824
@danancadow3824 5 ай бұрын
Allah unaxariistee heestan waa sarbeeb loola jeedo doowladii kacaanka
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 4 жыл бұрын
Somali/ somaliland ban leeyahay caawo hees.......
@samewadecabdi5672
@samewadecabdi5672 Жыл бұрын
Wakhti hada (2022). 14 Sano laga joogo ayuu macalinkeyga noo qaaday heeystay asagoo no sheegay iney marna farxad galiso marna Aya ka nixiso , manta aniga Ayad moodaa iney sidi igutahay
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Bal waxay ufarxad galiso iyo waxay uka nixiso sheeg
@MohamedAbdi-vt8sp
@MohamedAbdi-vt8sp 6 ай бұрын
Aun haliima khalif magool
@user-ft3cf3yy8k
@user-ft3cf3yy8k 5 ай бұрын
Hg wallee waa qoys hibo iyo hoodo badan dhankasta oo taariikhda dalkeena laga aado waxaa ka soo baxa dad aan soonaalida kale laga helin,
@nuurhubane
@nuurhubane 4 ай бұрын
Xaqiiq sxb ❤
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 2 жыл бұрын
Shibirayohow heesa -hadhkaan soo fariista,maahan sida:halkaan soo fariista
@user-wn8iu3rj7w
@user-wn8iu3rj7w 4 ай бұрын
Alla yaa raxma
@daahircali7314
@daahircali7314 Жыл бұрын
waar yaa ila dhegeysanaya Heeskan oo xasuusanaya dhallinyaranimadiisii ama carruurnimadiisii Dugsiyadii hoose iyo dhexe ee Kacaankii waa sxbkiin Cabdisalaan Mataan ama Qori Gubtey
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 7 ай бұрын
xusuusta wixii dhacay first january 2024 heshiiskii jamhuuriyada iyo ethiopia MOU
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Quien halima ..
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waligiinba heesa
@abdaladuraan8567
@abdaladuraan8567 4 жыл бұрын
waaw
@cawofaarax2200
@cawofaarax2200 2 жыл бұрын
💗💗💙💙💙💗💗💗💗💙💜🖤🖤💗💗🖤🖤💜💜💜🧡🧡💜💜💜💗💗💙💙💙
@zakitoronto99
@zakitoronto99 Жыл бұрын
heestaan anago caruur ah nalagu seexin jiray markaan hestaan maqlo xasuus galaa
@ayanneima6848
@ayanneima6848 4 жыл бұрын
hada gesigu wuu fahmay ee shimbirow heesa
@alliitahar6926
@alliitahar6926 Жыл бұрын
Qaraamigu waa heeso nool
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 2 жыл бұрын
🐣🐥🦆🦅🐣🐣
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 4 жыл бұрын
Farmaajo government heesa waaba ciyaal cagweeyn
@user-lj3eh6qv1v
@user-lj3eh6qv1v Ай бұрын
Yamagool alaya rama
@ahmedfarah4356
@ahmedfarah4356 3 жыл бұрын
HEESKAANI MA ANTI BUU AHAA??
@abdiazizomar9162
@abdiazizomar9162 Жыл бұрын
Dadka hada niiki hes uhaysta
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b 21 күн бұрын
❤❤😂🎉🎉😢
@user-wn8iu3rj7w
@user-wn8iu3rj7w 4 ай бұрын
Magool
@Ilkacase-zb8ru
@Ilkacase-zb8ru 3 жыл бұрын
Jy7
@badarqalinle4184
@badarqalinle4184 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@danancadow3824
@danancadow3824 5 ай бұрын
Sidaa aan wada ognahay shimbirta ma heestaa?? Heestaan waa hees uu Maxamad Siyaad ku tilmaamay kacaandiid nimo "kaalaya horteeydo shimbirayahow heesa'" u fiirso qudbooyinka odayga uu bixin jiray ciyaal yar yar ba ka hor heesi jiray
@kingdhomsiicoow4630
@kingdhomsiicoow4630 3 жыл бұрын
Fmj sln boqortooyo yaaqay xasuus ayaad nagalisay eboow cadde
@MohammedHussein-qn2fp
@MohammedHussein-qn2fp Ай бұрын
What day is this question disability in the world is in the flame before the Somalia this question in the world 5 blues in the world I'm singing so all day I'm singing so all day I'm one question I'm crushing The Smiths in London listen to this image Egyptian I wonder everyone who are you 3314 dangerous in the world who are you mechanicville New Orleans if you're nothing one day this 1:55 in the world
@maxamuudahmedmostaf2839
@maxamuudahmedmostaf2839 Жыл бұрын
wwwww❤
@ruunweyrah3687
@ruunweyrah3687 11 ай бұрын
hhhh😮😮
@Ilkacase-zb8ru
@Ilkacase-zb8ru 3 жыл бұрын
Gdtdd
@l.pjacelow1545
@l.pjacelow1545 4 жыл бұрын
Dd
@daahircali7314
@daahircali7314 Жыл бұрын
hirrowle isku xishoo Cali sugulle wuxuu sameyeyba lama hayo inagaad inoo xayeysiineysaan Heeskan Xasan shekh Mumin baa lahaa 1965 buu sameyey
Magool Shinbiryahow Ma duushaa
7:28
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 1,6 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 57 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "KII DHABA JACAYLKUNA"
10:06
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 154 М.
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 156 М.