Qurux iyo Diin, iigama tagin Qabiilkayga ayaa laygu nacay😭

  Рет қаралды 83,189

Illintir

Illintir

3 жыл бұрын

#Haasaawaha #Toosan #Part_14

Пікірлер: 668
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Fadlan Muqaalka Share Dhex oo taladaada sii walaashaa qalbiga gubanayo🙏
@naymaabdirashid
@naymaabdirashid 3 жыл бұрын
Maxaad king ck ugu soo hambalyo ladahay wali kamahayno videos hamablyo king ck waan sugaynaa
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
@@naymaabdirashid waan u Hambalyeeyay mar hore
@amriitacumar6588
@amriitacumar6588 3 жыл бұрын
@@naymaabdirashid walashey qalbi damqada miyadan lahen qof walasha ah dhiban baa laga hadlaya mesha kaka ducen lahed baa nin farxsan o nolashisa u hirgazhay ka hadleysa
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wll waligey ayan kulahaa Sher isamee pls
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Abdu aziz walalkeey don't worry waan shargeeynaya brother.
@husseingermany96lyrics97
@husseingermany96lyrics97 3 жыл бұрын
Ogaden ban ahay wlh wan guur sanaya gabadh gaboye ah bal an arko qofka afsomali xumo ila imada wa bilahi tow fiiq
@khadradarajaale2115
@khadradarajaale2115 3 жыл бұрын
ilaahay dhibta hakaa qaado walal lakin waxaan kuu ogahay dawada dunida ugu wanagsani waa qur'anka waa qalbi qabojiye markasta ood xasusgasho isaga kucarar. (Waa sirta guusha ilahii i wafajiyey ayaa mahad leh).
@edoedoi1507
@edoedoi1507 3 жыл бұрын
Amin allha huugaro
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 жыл бұрын
Aby iska samiiir Duco & Adkaar Ku dadal Saliga Nabi baadso & Astaqfarta insha alllaha kheyr
@xamdibashiir3463
@xamdibashiir3463 3 жыл бұрын
scw
@faantube7564
@faantube7564 3 жыл бұрын
waan kaxumahay in qof jecel aad uqabto qabiil iyo wax daran aad ugatagto war heedhe jaahilnimada joojiya oo soomali waa mid
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 3 жыл бұрын
Ya allah, walalo macaan ilahey wax kaqer badhan hakugu badalo,walalo ciid,ciid kafican malaha, runtii wankula murugodhay walalo macaan
@hassanmukhtar6974
@hassanmukhtar6974 2 жыл бұрын
Ilahey qalbiga haku qawojiyo
@aaminiitaali8816
@aaminiitaali8816 3 жыл бұрын
Abaayo mcn ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo Nolol ka khayr badana hakuugu badalo Rabigaa talo saaro sujuuda dhexdeeda kuducayso walaahi ilaahay kuma dayacayo waxaa dhici karta inuusan khayr kuu ahayn oo ilaahay saas kaaga qabtay ee ha quusan faraj baa kuu furmi doona inshaa Allah
@mohamedsheikh7835
@mohamedsheikh7835 3 жыл бұрын
ALLAH qalbiga hakuqabojiya ...malma farxad badan ALLAH hakugabadalo culeyska kuhysta Insha ALLAH.
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 3 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo walalkey dar allah ayan kuu jeclahay
@garaadofficial8992
@garaadofficial8992 3 жыл бұрын
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah Abaayo mcn cudsey waaye c
@sadam1318
@sadam1318 3 жыл бұрын
iskoolkaga ku noqo waad liibaani in shaa allaha
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 3 жыл бұрын
Allaha kaaga tiro qalbiga kaas Dulmiga Somalidu Intee bu socinayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sadiahassan1227
@sadiahassan1227 3 жыл бұрын
Somali shime tagena cunsurinimada SubhanaAllah 😥😥😥😥
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 3 жыл бұрын
Aniga qiso xanuun badan iheysataa oo jacayl ah ilaahow qalbiga noo wada qabooji 😭
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Aamiin ilaahay aad u jecloow walaal jaceyl bini aadam u jabi meyside
@ruqiyodaahir6596
@ruqiyodaahir6596 2 жыл бұрын
Waxanuun farabadan qalbiga alaha kuuqaboojiyo abaayo bedelka khery baden cabdi casiis adna waad mahadsantahay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@rodaabdulle2785
@rodaabdulle2785 3 жыл бұрын
Illaahay qalbiga ha uqaboojiyo wllshey oo waxbarakaleh sii insha allaah caali mid baari ah baan kuugu duceeyay mcnto insha allaah 🤲🤲🤲
@aasiyaabdulqadirhussein7764
@aasiyaabdulqadirhussein7764 3 жыл бұрын
Walashey illaha qalbiga gad gadiya ayaan kaga baryaayaa inuu qalbiga kuu qaboojiyo🤲🤲 Samirka ku da daal waxa laga yaaba in illahey uu kaga celinayo shar kugu so socotey alla yaqano sida kherka ku jiro😥😥 Hana ka niyad jabin nolosha inad wado Waxaan kuu rajeynayaa guul farxad
@somfunny9076
@somfunny9076 3 жыл бұрын
Waa jaahil nimo qabiilka Subxaanalaah😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MaryamA23
@MaryamA23 3 жыл бұрын
My people are still in the path of ignorance! my Allah guide them all!
@faizamaax3060
@faizamaax3060 2 жыл бұрын
Walaal mcn wax waliba waxaay ku dhacdaa waa qadar rabi somaliduna kama weynadan rerkaasi waa rer hebal oo isma geyno nasab waxaa ah ninkii alle subxanahu watacala ku xiran walashey waxaan kugula talinayaa salad badi alle bariga bardso oo Allah waxaad ka baridaa inuu qalbigaada ka masaxo xanuunki kubaday insha Allah nadal were qaba
@sarhaali7665
@sarhaali7665 3 жыл бұрын
ALLAAH ISKU XIR KASAMIR NINKAAS CAFINA MID KAQEYRBADAN AYAAD HELI INSHAALLAAH NOLOSHAADANA WADO WAXBARASHADAADIINA KULAABO❤️🇸🇴
@amaalb7018
@amaalb7018 3 жыл бұрын
Wax kasta calafka ayaa kaweyn xbt ilahey qalpiga hakaag rebo waxad heleysaa qof wangsan okugu jecel waxteyba xbt walhi markan dhageystey waan qirodey 😭😭😭
@user-jv7bt3fk4t
@user-jv7bt3fk4t 3 жыл бұрын
Abaayo qalbigaaga allaha kuu qawoo jiyo mida kale salaada sunada badso illahey Bari tan 3 asiga haduu qeyr kuu ahaan lahaa makala habaabeen adiga iyo asiga Abaayo calaf iyo nasiib iskuma laheyn waxaa tahay gawar qalbi wngsn leh oona aqlaaq leh allaha ku xafido boqorad baa thy mid asiga ka wangsan buu illahey kuu kenayaa macnto iska sawar Hana is raacin 😢💔♥️♥️♥️♥️
@cabdulaahicabdi7231
@cabdulaahicabdi7231 3 жыл бұрын
Walaasheey qalbigaaga run usheeg ooniyadahais kadilin waadhelaysaa calafkaaga ilaahaynahakucafiyo waadkabaxay saa istarayska insha allhu waigatalo
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 3 жыл бұрын
Asc eedo waxaan ku leeyahay Nin 9bilood ku dhashay ha uliicin Aduunka adigoo keliya baad timi adoo keliya baad ka tegaysaa qurux diin iyo Jamaal baa alle ku siiyey ku qanac Midka fiican baad heli ee horo usoco Anagaa ku jecel oo somali ah🌷💕💕🌷🌷❤❤❤❤🌷🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏
@meeymunaabdullahi2329
@meeymunaabdullahi2329 Жыл бұрын
Ayaan goobdon iyo abdiaziiz really ma walaala aad iyo aad ayeey isugu egyhin mashallah
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 4 ай бұрын
Illaahey qalbiga Allah qalbiga kuu qabiojiyo mid ku illoowsiiyo asiga degdeg Allah ku sahlo amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanabdi1221
@ayaanabdi1221 3 жыл бұрын
Isaga wsaq ahaa maxu gabadha niyada ugu galiyaay hadi sen nin adag ahayn uf
@craxmaanj.mc.l.55
@craxmaanj.mc.l.55 3 жыл бұрын
Wasaq ma ahin culus soo fuley meel lega dhaqdhaqaaqo laheyn
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
Wll calaf kayga ayuusan ahayn
@sudesshaban3686
@sudesshaban3686 3 жыл бұрын
@@safiyaaxmed1235 mcnto illahay talo saaro mid ka qayr badan ayan ku rajeena wax barashadada wado oo ku dadal ayada ayaa ku an faceesa waxa ka soo qada wax dhintay oo kale ama wax la wayay qalbiga Allah ha kuu qabojiyo qali
@abdialimoussa9009
@abdialimoussa9009 3 жыл бұрын
walal gabadha aniga guursana e halay radiyo fadlan aniga u ciil dhicinaye
@hodanahmedgaas2263
@hodanahmedgaas2263 3 жыл бұрын
AbdiAziz wllo adna allaha ku sharfo sidaad dhalinta somaliyed ula damqanayso caafimaadna rabi ha ku siiyo
@hiborashid9706
@hiborashid9706 3 жыл бұрын
Wan ka xumahy wllshy samirka badso illahyna talo saro dhaqan xun oo aan inaga dhamanyn ilaa hda ayaa ku saameeyey waad heli midka sii wanagsan noloshuna waa meerto maalintada imani adoo dhinac kaste lagaa jecel yahy nafta sii mashquli cidladana iska ilaali oo mar walba dadka la sheekyso si xasuusaha aad u ilowdo ınshlh kheyr waa kuu dambeeyaa ha niyad jabin 👍👍👍
@ah5023
@ah5023 3 жыл бұрын
Illahay wax ka khayr badan hagu bedelo illahay idankiis Allah waa calamal qayb Haka quùsan Rabigaga Filo farxad dhow inshallah Samirna ogow Wiilkasna illahay dartii u cifi habo
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
AmeèeeN yarabih
@faadumoyuusuf1224
@faadumoyuusuf1224 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 waa arin muruga ah abaay ka samar Allah ayaa ku baryeynaa in qalbigada ku qabojiyo ka so qadaa qof dhintay okale insha allah waxad hili dontaa qof ka qeyrbadan uu qalbiga bigada dhayo abaayo salada iyo quraan adkarta aqriso insha allah qabiga waa ku qabobayaa
@rahmaali248
@rahmaali248 3 жыл бұрын
Waa qiso xanun badan wllhi weyna dhacdaa allahayow qalbigena katirtir qabyaalad😭
@fardowsaaden4298
@fardowsaaden4298 3 жыл бұрын
Abaayo qalbiga Allah ku qabojiyo. 🥰🥰🙏
@rahmahodaninaahmed1141
@rahmahodaninaahmed1141 3 жыл бұрын
Abyo samir mid khayr qaba alle hakugu bedelo insha alllaaah
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Sorry wallhi waa wax xun in qabiil leysku naco nasab waxaa ah ninkii janada galo allaha qalbiga kuu dajiyo qali
@saamicadey9971
@saamicadey9971 3 жыл бұрын
Sorry abyo mcnto
@yasiinaxmadyasiinaxmad1232
@yasiinaxmadyasiinaxmad1232 3 жыл бұрын
M.a
@abshirbiici7375
@abshirbiici7375 3 жыл бұрын
Allow umaciin adoo mahaaga oo uqabooji qalbiyadooda
@deqocusmaan9222
@deqocusmaan9222 3 жыл бұрын
Wll qalbiga alle ha kuu qabo jiyo samir labo ragco oo salada tugo oo ilahey bari waad gu lasanesa insha allaha adkarta badi cafimad tama alle ha ku siiyo
@isseamin9623
@isseamin9623 3 жыл бұрын
Waan kuu ducaynay walaal ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo wiil ducaysan oo murugtaada farxad kugu bedelo ayaan kuugu ducaynay aamiin
@Hudafowz
@Hudafowz 3 жыл бұрын
Abaayo allaha ku dejiyo qalbigaaga samirka iyo salada kaasho allaha ku garab galo hana ismurjin alle kheyr buu ku daba marin
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 3 жыл бұрын
Waa ka xumahay wlshey dhibka soo gaaray Wlhi aniga oo Hawiye ah misna waligay qof qabiil Kuma faquuqin Kumana qanacsani inay dadku sidaas sameeyaan illahow dadkeena qalbigooda burcad Isku mari yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️💯
@abdikarimyasin674
@abdikarimyasin674 3 жыл бұрын
Ax wlhi jaahilnimo kawayn majirto waxaanoo kle , alla goormaan ka baxaynaa Ilaahayow adaaa caadil ahe gabadhaas wax ka khayr badan ugu badal
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Walahi waa qalad somalida waxey ku dhaqmayaan wilkas gabar gal cadan ah ayan raba hadu dhihi laha wey u guri lahayen maxey uku diidayan gabar Somali diin aqlaaq xishod intaba Allah ku manestay subxanalah wajahilin waxansa kula talina gabar kasta qabilkeda nin ka so jedo le xariir hala yelato si eysan tano kale ku dhicin abayadane waxan leyahay istaqfarka son saliga nabiga scw badi si uu Allah qalbiga ka ka saaro duceyso insha Allah
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
c,casiis caaliya ceeb ma keento heybna maba ku dhaqanto ceeeb laay caaliya cdeey🌹🌹🌹❤❤❤
@naniiyare8286
@naniiyare8286 3 жыл бұрын
Abaayo waxii kuu qoran kun Sano ayeey kaa weeyn yihiin go back to your school inshallah illahay qof fiican oo kuu qalmo ayuu kuugu bedalayaa inshallah
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Subahan Allah subahan Allah subahan Allah Àllah ku xafido Inshallah meel ka qeer badan Allah ku sahloo inshallah 🤲🤲🤲
@cabdirisaaq3413
@cabdirisaaq3413 3 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo ,alle ha na ku sharfo,waana dulmiga uguvwayn ee haysta,waxanu aamin sanahay in ay sidaasi kuu fican tahay waayo maanta waxatahy inantii,waxatahay bigrad,lkn waxay ka xumaan lahayd,hadii aad ugacan gashoo oo aad 5 caruura u dhasho dabadeed ileen waalid wanaagsan maahee lagu xasaradeeyo sidaa hadaba laguu xasaradeeyay
@ahmedmohamuud3024
@ahmedmohamuud3024 3 жыл бұрын
Abdi Aziz qofta anaa iskabula ah ee igu so qawa nh
@jawahiradanmohamed1654
@jawahiradanmohamed1654 3 жыл бұрын
Srry walsheyda waxan kula tali lahaa no'oshada mugdi haugalin qof kaa danestay inta kudonayso kabadan mcnto naftada wani OO kasar qofkas 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maryamahussein2452
@maryamahussein2452 3 жыл бұрын
Abaayo allah kuu qaboogiyo qalbiga
@nimcosayid4636
@nimcosayid4636 3 жыл бұрын
Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo abayo qaali😭😭😭😭
@maaidosaid7373
@maaidosaid7373 3 жыл бұрын
Ha is niyad jabin walal boodhka iska jaf horana u soco insha allah, noloshaada qof kaa tagay ha u dullayn.
@faizaosman6692
@faizaosman6692 3 жыл бұрын
Ka sabar ayan dhihi lahaa gabadha oo midkalo ka fican ayan urajeynaya salada iyo ducada badso intaas ayan leyahay
@sans123-d8c
@sans123-d8c 3 жыл бұрын
Alle midkaqeeyrbadan hakuugubadalo Ee saliga nabiga scw badi waad guuleeysaneeysaaye
@najaxsomaali8885
@najaxsomaali8885 3 жыл бұрын
Abaayo mcn wlhi waan kula murgay alle ayaa kuu baryaa alle hakaa samirsiiyo qalbiga alle hakuu dhayo qof walbo oo fcn hadaa weyso qof ka fcn ayaaa alle kugu badalaa
@user-xq8ht4fp3n
@user-xq8ht4fp3n 3 жыл бұрын
Ilaahay qalbiga hakuudajiyo quraan akhrisowuukuu qaboobaa
@faysaciise7022
@faysaciise7022 3 жыл бұрын
Ax ax ax waa qiso xanun badan wn ka naxayay runtii wllshy qali qalbiga Allah ku qabojiyo waxa khyr qaban Allah kugu badalo insha Allah
@xalimosharaf4116
@xalimosharaf4116 3 жыл бұрын
Mansha,allaah walaal ma hungoobeysid waxaadna weheshataa illaahay nin illaahay ku xran ma hungoobo adieu dembi ma lihid wiilkuna dembi malaha waxaa lga yaabaa in illaahay kuugu bedelo mid ka qayr badan saliga nebiga badso scw waad liibaaneysaa wax barashadaadana haka harin insha,allaah waad guuleysanee irid farxadeed allaha kuu furo aamiiiiiin
@axmedmahmud2793
@axmedmahmud2793 3 жыл бұрын
waa gabar muuminad ah waalaahi muumin kana aduuka waalagu imtixaamaa imtixaamka alaha kuguuliyo qalbigana alaadalacdo alaha uqabojiyo waalashen waagabar qaali ah nin kiihelenasiibleh alaha daayo wiil jeclaado alahasiiyo aamiin aamiin aamiin
@saabiriinmustafe9222
@saabiriinmustafe9222 3 жыл бұрын
qoso jcl kasta markan arkoo anigaa iskaa oyaa wlhi makula soxirikaro wllow lafteyda inaan kula wadagan rabaa qisoo
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Saabiriin Mustafe Qisadii meeday,luuqa iigu sheeg dee ?
@hodanqali619
@hodanqali619 3 жыл бұрын
Wll ilahay qabiga hakuu qabojiyo
@laylojamac4467
@laylojamac4467 3 жыл бұрын
Abyo u ducee walalk adigan qalabigad allah ku dajiyo
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 3 жыл бұрын
Walaalo waa dad jaahila Soomaalidu, Allah ku xidhnow, diinta kudhaganow raaxada NAFTA quraanka iyo diinta kadoon, raga nin kugu faanaya isga iyo waalidkiiba ninaan ahayn yuusan kuguursan. Wax badan aynu jecelahay inaanay khayr noo ahayn baa dhaba siduu Allah quraanka kusheegay.
@jamilaahmed8007
@jamilaahmed8007 3 жыл бұрын
Abaayo ilaahey qalbiga hakuu dajiyo abaayo quraanka aqri waad qaboobi
@nastehaelmi3819
@nastehaelmi3819 3 жыл бұрын
Was markii uguhoreysey comment San bixinaya.runtii waan firsatha channelkisa.qisoyinka lakin taan aya ixanunjisey.caali waxanleyahay gabar quruxbathan ayathay,aqlaaq leex ee Allah haiskuhirto.wayo Allah ayakujecl. Cuun cab ee s sexoo cuuthur haiskurithin aan laguogeyn calaaf kaagu waad heeli.miid kujeceyl asagu iyo wallidkisabo.mar ayaadqosli doonta insha Allah
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
Hyeh abyo mhd znid wn qatay taladaada
@Abwaan-Halgan.
@Abwaan-Halgan. 3 жыл бұрын
XaaaaaaaaaX illahow ugargar gabadhas illahow ubooga dhay badal ka kheyr badana allow igu badal haniyajabin wllshy qali ah ayaa tahay wax ka halabaya malahan illahey ku xirow markastaba weydiso badal ka kheyr badan lagama fakaro wax lasodhafay ee waxa laga fakara waxa sosocda
@khadijamohamednor2945
@khadijamohamednor2945 3 жыл бұрын
Walahi AbdiAziz wan ilmeyay runtii wala yaab qabil aaa ma jecelba qabil gala wale dunidani waa la yaab allah sw wax u as asay ayaa lesu nacaya ma qabilban beran karna anagu
@fortundubai1220
@fortundubai1220 3 жыл бұрын
Horta wax ka qer badan allaha kusiiyo waxalaga yaba inuu qerkuu ahen illaahna talada saaro
@cabdiwali1991
@cabdiwali1991 3 жыл бұрын
Noloshaa dhiso musqbalkaa fiirso dusigii ku laabo sida ugu dhakhsabadn
@seidaseida2761
@seidaseida2761 3 жыл бұрын
Xanunka weye wlhi waxa daremi karo qofki jcla dhab ah Loga tegay wan ku ducenay abyo waqtiyad aqinka iyo aadanka ku dhaxeyo ku duceyso inu alle kugu bedelo mid Kaqer badn
@aminohamdi9510
@aminohamdi9510 3 жыл бұрын
Abayo qalbiga allaha kuu qabojiyo mida kale abayo iska tirtir wax walba oo xasuusihiisa ah allah aya kugu badalayo mid ka qer badan
@aaaaaaaa5197
@aaaaaaaa5197 3 жыл бұрын
Waa qisan raba in an kula wadogo fadlan isgarma kaag iso dir
@xaawocusmaan9919
@xaawocusmaan9919 3 жыл бұрын
Rukumashadu hadeey kunjeer ahaaan leheed waan kaaga dhigi lahaaa ee horu mar wacan walal qaali
@nasramohamud4388
@nasramohamud4388 3 жыл бұрын
Ilahay qalbigaga ha ku dajiyo badalqeer qabo alle ha ku siiyo
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 3 жыл бұрын
Somlia qabiil ba wasay wlhi inanta hda garanayo aniga gursanaya oo diyaara ee xage ka heli karaa sxb
@fahmaally2653
@fahmaally2653 3 жыл бұрын
Waaa ikanaaa wllo
@fahimaomar1517
@fahimaomar1517 3 жыл бұрын
@@fahmaally2653 hehhhh😂😂
@abdirizak1307
@abdirizak1307 3 жыл бұрын
Alle waxan kaga baryaa wll inuu allle haadigo Qof qalbi nadiif ah Wxan kugu duceeyey qof baari ah Hadey macquultahay ilasooxirir
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
Ameeen Zhukrn wl
@abdirizak1307
@abdirizak1307 3 жыл бұрын
Whats appkaga raba wll♥️ hadey macquuntahay
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
Wll So qor adih anaah ku so qabne
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 3 жыл бұрын
Walal ilahay haku booga dhayo AMIIIIIIIN. SALIGA NABIGA BADSO ISTIQ FAARTA BADSO LAAXAWLA WALL QU WATA BADSO. WAXBARASHAD ADIGOO NIYAD U HAY ISKAWAD NOLOSHA ISKA JIID. SAXDAY IMANAYSAA INSHA ALLAAH. ILAHAY HKUU BOOGA DHAYO. AMIIIN BALAN KEENU WAA NO LOSHA RIIX ISKUULKANA MADAXA GEE HAKA HADHIN.
@ahmedeeq9829
@ahmedeeq9829 3 жыл бұрын
Halkaad Ah Ka Leedahay illaah unbaa Og, Lkn Caaliya Samirku Waa Sahayda Dadka Qalbigu Ka Jabay, Adayg Muuji Sido kle qur,aanka Ku dadaal Hban Walba Akhri Suurada TABAARAK wn Hubaa wd Caafimadi inshalh
@nastehaelmi3819
@nastehaelmi3819 3 жыл бұрын
Its not the end of your life.Allah has a better plan for you say Alhamdulillah and move on.think of a woman who was married with kids and left by her husband she loved dearly for another woman for good.say astaqfirullah becoz you ayoung lady very beautiful and loving.may Allah bless a loving person/husband Aamiin
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Illaahay darej khaayr qaba hakuu furo caloosha ad kaayso Waanad ku gudbi idanka rabi hore u soco
@saynabismacil3175
@saynabismacil3175 3 жыл бұрын
QOfa ka musalinaka wanabasa marawalibo lkin waxa bona ah galaka lkin wanasibadaro walidaka jahilanomada kusugana dhaqanaka waxa jiro ma ahna lkin diinateno macana WAXAbo noshegeeso HOOYO Macn iyo AbeMacn odhana Rasuka Mohamad SCWSCW SCWSCW SCWSCW Alllllllah subaxanawatacaala ana racaano halafugeenino Daadaka isajecele Alllllllah kabaqa qabila ka Alllllllah waxu ogutalagaleyee ina isaku aqosano lkin logumatalagalinana isaku midibatakorano dhamana teno ilana adana nahy Alx manakalasareeno 🥰🥰
@asmamaxamed3648
@asmamaxamed3648 3 жыл бұрын
Ax ax ax ilahy qalbiga haku qabo jiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allah macaka xabiibtii.
@Falisfashiyon
@Falisfashiyon 3 жыл бұрын
Abyo alle qalbigaaga hakuu qabojiyo midkakhar badan ayaa alle ku siin
@calitiktok2918
@calitiktok2918 3 жыл бұрын
Abaayo qli anaa kuguur sanaya inteee jooogta abyo qli
@warsanhussein1586
@warsanhussein1586 3 жыл бұрын
Mashallah goolaso
@badriyomaxamed1375
@badriyomaxamed1375 3 жыл бұрын
Halkasan joga wllo qli
@nasranalka801
@nasranalka801 3 жыл бұрын
Ilahy talo saaro wllo waxkastaa way kuu hagaagayaane adkaarta iyo saliga nebigana badso sallallaahu calayhi wasalam insha allah waad guulaysan
@hothoohotho8446
@hothoohotho8446 3 жыл бұрын
Wlshay mcn wali qisadaan mid ka daran imayso Marin runtii waan ka ilmeeyey lkm wax aad ogataa in Alle uur kaaga arkaayo ilaahay wax aan kaaga rajaynayaa in aan hilmaami doonto noloshaada Wado wiilkaas wllken ah hortii waad neefsan jirtay dabadiina waad noolaan doontaa
@safiyaaxmed1235
@safiyaaxmed1235 3 жыл бұрын
Abyo shurkn taladaadana wan qatay
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 2 жыл бұрын
Qalbiga alaah ha kuu qaboojiyo ogoowna aduunkaan hal maalin ma aha wax ka fiican inuu alaah kuu diyaariyay ma ogid ee samir
@muniirahassan664
@muniirahassan664 3 жыл бұрын
😭😭😭rabi talo kufilan gadhaas waxaan dhihi lahaa rabi hakuu dhib dhaamo abaayo waxbarashaada dib ugu laabo haday maanta maalintaada ahayn biri waa maalintaada ducada iyo salaadaha kudadaal waliba tan habeenkii ah rabi ayaa dhahaa yaa wax iweydiisto oon siiya abaayo ducadan na aqriso لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 3 жыл бұрын
Ax 😭illahay qalbiga hakuqabojiyo abyo
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 2 жыл бұрын
Ilaah qalbigaaga ha ku qawoojiyo mid kaqeerbadan allah kusiiyo uqti filaah😢😢😢
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
Inanku qurux badana masha allah
@abdullaabdu7965
@abdullaabdu7965 3 жыл бұрын
💔💔💔😭😭😭😔🤔🤲
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
@@abdullaabdu7965 ???
@halima2476
@halima2476 3 жыл бұрын
Subxaanaallah laaxowla walaa quwata illabillaah 😭😭😭😭😭😭😭😭jaahilnimada goormaan kabixidoonaa ???????????? Abaayo guurkafiican Allah hakusiiyo aamiin yaa Raxmaan aamiin yaa Raxiim aamiin yaa Rabi Aamiin yaa Allah.
@saladmahad517
@saladmahad517 3 жыл бұрын
Keep going bro
@umuguuleed1316
@umuguuleed1316 3 жыл бұрын
asc wll samir iyo iimaan jamiil ah allaah kusiiyo abaayo guur midka ugu qalisan allaaha kusiiyo qeyr baan kuu rajeyn wll
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Walaahi aad baan uga naxay
@MaryamA23
@MaryamA23 3 жыл бұрын
Aboowa you are awesome I love you bro!
@foosiyahassan9222
@foosiyahassan9222 3 жыл бұрын
waan ka xumahay xappti 😭😭 ilaahay qalbiga hakaaga reebo badal ka khayre badan haku siiyo xappti wanu ku ducaynaynaaa
@minaaliiza56
@minaaliiza56 2 жыл бұрын
Insha allaah midkaas mid ka wanaagsan allaha kuugu badalo quluubtana allaa rog rogee allaha kuu qaboojiyo
@kingkhalid2362
@kingkhalid2362 3 жыл бұрын
Ilaahay hakuilawsiiyo aamiin
@ridwanhassan9521
@ridwanhassan9521 3 жыл бұрын
Wllhy MCN qalbigayga runti kula oyay waxan ku rajayana l.a guur wanagsan marakad murugotit Allah ya laga marmin marka salada badso sacda ad murugotit wllka calosha ufur i.a wn ku jeclhy mcnto wllsha ban ahay qablil somalidena malu gaynayo malaho xabibkena scw wuxu dhahay wilshina iyo gabdhahina qof diin leh oo aqlaq leh siiyo ana. La firin qabilkisa guur xalal ah Allah waydisanynaa dhmanteen inshallah
@miina4263
@miina4263 3 жыл бұрын
Abaayo macato Allah kugu badalo ninka qemo badan asagana sidu kula dhaqmijiray maxumen wiilfican oo ila ekaa ee dhibka badanaa walidka ee katimadaa ayagana Allah soo hanunsho Aamiin Gagdhaha Waxaa ku Waninaa marke kujiran hasawe in ee dukadan Salatul Istiqara haduu qer uyahay Alle aa wa fajinayo hadu qer u ahenna waa kaharesaa insha Allah waa ku soo ducenaa abaayo 😘😘😘😘
@xamdiaxmad928
@xamdiaxmad928 3 жыл бұрын
Abaayo illahay qalbiga hakuuqaboojiyo waxaana badisaa sabunalaaah wanicmalwakii waaad qaboobaysaaa allewaynana digrigiisa badi waad illaawaysaa wiilkaase badalkhayrqabana waad helaysaa
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 120 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 6 МЛН
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 199 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 120 МЛН