Manshallaha jiijo faraxda kuwaar all maxa gabadh dhibto loo gaystay akhiro war ba jira allow caruurta no ilaali yaa rabi 💯🤲🙏
@KadraOsman-z6i2 күн бұрын
Amin amin amin amin amin amin amin
@MaryamHassan-i2h2 күн бұрын
Sorr jijo waaa Artay xanun iyo indho xumo wlhi Alla ha ka dhigo tii samirtaaa hooyo iyo wllo Alla ha unaxaristo
@NuurmuxumedXasan2 күн бұрын
Amiin😢
@XawoMohamed-bb9bqКүн бұрын
Aaamin aamin hooyo la aanta wa cadaab adunyo ano ilmo hoyadey dhimatay habaryar hoyo ladhalatay cadaab aduun na marisay aniga iyo walashey jiijo qisadeeda wa itabatay kufsi afka usarnen habaryar wilasheda iskudayi jiren ina nakufsadan walshey inta hoosta gashto wa qelin jirnay marka ku kacno habenki no so dhuuntan habaryar wa nadili jirtay dadka qaar alle kama cabsadaaan
@MaryamHassan-i2hКүн бұрын
@@XawoMohamed-bb9bq sorr xaawa hada ma ka paxday dhipatada wlhi waan ks xumahy Alla ha unaxaristo hoooyo Adina iyo wllona Alla ha ini xiftiyo dhipato iyo murugo iyo indhaxuumo Alla inimo tuuuuso
@XawoMohamed-bb9bqКүн бұрын
@@MaryamHassan-i2h Haa abayo ana hooyo ah xasus galay la ooyay alle Naka bad badiyay aniga walashey dad wa weyn nahay ilmo yar aheeyn rafaad iuo silac adunyo kadib alle wano gargaaaray ilmo ado ah silac adunyo kadharagtid qalbiga ma ilowayo heer jirkena lagubo anago nool so marnay alxmd adunka imtixaan ah
@MaryamHassan-i2hКүн бұрын
@@XawoMohamed-bb9bq miskiin hbo taas lama dhihi karo lkn waa Aduuun wax kasta waaa Arkayso iyada ArkYsa dulmigay gaysata ciqaaptisaaa
@farhiyahassan44492 күн бұрын
Amiiin amiiin amiiin ya Allah
@fadumoabdulle75932 күн бұрын
Asc jiijo yarey wixii ku soo marey oo xanuun ah allaha kuu booga dhayo,intii idinku soo dadaalayna qeyr allaha siiyo intii dhimateyna allaha u naxariisto,waxaan kuu sheegaa in hooyadaa ,Aabahaa iyo waalidiintooda aad u soo xajisid haddii aad Awoodo,Sadaqa jaariyana aad u bixisid mar kasta si adigana berti caruurtaada kuu soo xasuustaan sidaas oo kale matkastana u ducey macal waalidkii ku soo koriyey ee ku soo wanaajiyey❤❤❤
Jiijio wa qadar alle wixii qornaa ayaa kugu dhacay
@zahranur71112 күн бұрын
Ha caffin ILAAHAY ma caffiyo!!!!!!!!!!!
@ashar10532 күн бұрын
Wcs farxiya ❤❤❤❤❤
@hamdikeynaan667510 сағат бұрын
Aaaaamin yaraabii🥹🤲🤲
@Maria-wb7lj2 күн бұрын
Sorry Jiijo taas Alla kaaga arguday MashAllah hadad cidada heshay lakin hooyada khaladkey sameysay waxay ahayd iney kubartey eheed oo kushegto walaalo inad ledahay oo ayeyo iyo habaryaro kujoogan iyo meeshey kunool yihiin qabiilkada waxaas wadayac Allaha unaxaristo hooyada tolow hogaamiya kooxedkaas Gen Ceydiid miya Allaha unaxaristo sowkuugu naxarisanjiray
@sacdiyomaxamud39902 күн бұрын
Maya ceydiid mar horuu dhintay iyada 1992 beey xamar soo gashay ceydiidna 1996 buu dhintay
@MurwaadDarod2 күн бұрын
Wll samir iyo iimaan ale ha kaa siiyo naagtaasna kolay akhiro ayay ku sugaysaa dhibkaasi aduunka ayaa ilaahay kaga jari
@ilhaanomar222 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@shukrisharaf13582 күн бұрын
Nag horey lo furay maxa idawa dhigay subxana allah
@nasraabdillahi59002 күн бұрын
Xagee kalasoo xadhidhi walal burco jooga
@IfraxMaxamed-n7s2 күн бұрын
Ala saa usugaaye lee farxiyo lambarkeda hadaa kasaayo wanso wici layaa saa u dhra raayelee
@SaidoHassan-y1m2 күн бұрын
Wcs abaayo 😢😢😢😢
@SahromacalinNasir2 күн бұрын
Faxiyo🎉🎉🎉wsc
@sacdiyaomar47262 күн бұрын
Wcs ❤❤❤
@AnisaHassan-tv8lb2 күн бұрын
Wcs ww apyo farhiyo❤
@sacdiyomaxamud39902 күн бұрын
Safar salaama farxiya nabad ku tag nabad ku imoow
@qrafim91932 күн бұрын
Allah jijo, xaran ku kortay, lacti isbarada 😂 guri xaran la gu cuna khair maleh.
@NimoAhmed-r1n2 күн бұрын
Aamii
@Fardowso-wh3jg2 күн бұрын
Xasbunalaah wanicmal wakiil wlhi dulmigu ma ficna dumarow dulmiga iska daya
@umuiqlas18102 күн бұрын
Nabsi.noloshokugudhibaa. xasad.ma aflaxo😢😢😢😢
@Farduus-o4b2 күн бұрын
Sorrey jiijo alle haunxariisto hooyo iyo wallasha taasna alle wuu kajari maalin maalin maalaha kamid ah
@Samsamcabdi-g2w2 күн бұрын
Wcs wllo farxiya tawakal ❤
@Nimcomaxamed-vi6xk2 күн бұрын
Waliga ha cafin abyo😢
@ismahaanismahaan54032 күн бұрын
Cafes umaqalanto nagtaaas nooo Cafes
@AsimIqruus2 күн бұрын
😊
@Gosha-rercarale2 күн бұрын
Ha cafin cadabta alaha ku fogeye wali weyba noshay miyaa aqiro xisaba utaal😢
@zahriinakuchannel62922 күн бұрын
Inee dhimato maba rabi laheyn cuduro iney ku dhacaan oo aduunka ku dhibtooto aan ka jeclaan lahaay wax hada ku dhacayne wey yaryihiin waxaanse u rajeynaa wax kadaran tan kale dadka loo shaqeeyo badan kooda gabdhaha u shaqeeya wey dhibaateeyaan aaqirase allaa ka jaridoono dad badan xisaab waa u taalaa
@Haffyy2 күн бұрын
Wan sugi la’aa hapo farxiyo wan kusalamay subax wanagsan ❤️❤️😁