No video

XIDIGTA HARGEYSA - SAHRA KIIN VS FAYSAL MUNIIR | MA OGOLI GARDARRADA | JAWAAB | 2018 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,413,641

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@SharmaaOmar
@SharmaaOmar 6 жыл бұрын
Thanks Abdi Askari jimca walbo wey ka sii kulushahay silsilada waxan kaga mahad celinaya saad u dhowrtay anshaxa silsilada
@mohamednoor8553
@mohamednoor8553 6 жыл бұрын
L
@Yussuf352
@Yussuf352 6 жыл бұрын
Thanks bro heesaha silsilada dhamaan hal video no ga so dhig sidey isugu xigaan Sifa si fcn u fahano
@moosbanana2494
@moosbanana2494 6 жыл бұрын
Heestii aniga jawab teeda hayaa hadan a sameeyey telefoon 0013640749663 wadan Holland whatsappen free weeye magaca Facebook Diini g Ploumen
@asmaasma6414
@asmaasma6414 6 жыл бұрын
Sharmaa1111 Omar Evita77474777412580993
@moosbanana2494
@moosbanana2494 6 жыл бұрын
Asma Asma walalo
@fadumoabdalafadumoabdala5327
@fadumoabdalafadumoabdala5327 6 жыл бұрын
Viiva gabdhahaaa somaliyeed intaa gabdhahaa tageersaan liketaa haylaa dhafiinaaa😍😍😍😍😍😍😍😍
@cabdillaahiaadan5329
@cabdillaahiaadan5329 5 жыл бұрын
Fadumo Abdala Fadumo Abdala run ka hadal
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wan idin tageer sanahy nftyda hhhh wilasha kumajuri ee iso dhaweye.. cidla yan ku dhicnee
@fowziahusseinabdalle7176
@fowziahusseinabdalle7176 4 жыл бұрын
Q
@maxamedxussein1723
@maxamedxussein1723 6 жыл бұрын
Walee isaaqu waa gob gob dhashay nasab ah masha allah vivaa burco ❤❤👈
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Wooooow wooooow reer somaliland gaar ahaan rer burco likta ii saara axyaa hees SAHRA KIIN 😘😍😍😍
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman guuulayso wl brco hrgys berbera all love one somaliland
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 6 жыл бұрын
moha ibnuquraysh deeq Shaw Somaliland ta la sheegaaba waa isaaq uun Kut
@abdirashidmohamed2813
@abdirashidmohamed2813 6 жыл бұрын
J
@kaahanuura6261
@kaahanuura6261 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman Wan kula qatay my dear brother
@asmaasma6414
@asmaasma6414 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman thought-out unity
@Hooda36
@Hooda36 6 жыл бұрын
Woooooow sahra kiin xidigta har geysa waad laheshey inabacadi maha yasalam beautiful voice👏👏 Abdi askari welldone 👏 viva burco👏❤❤❤❤❤❤👏👏
@MohamedIbrahim-ee9lt
@MohamedIbrahim-ee9lt 6 жыл бұрын
wooow sahro kiin viva reer burco reer jigjiga reer hargaysa reer muqdisho reer ceerigaaabo guuuuuul
@mohamedmahad5057
@mohamedmahad5057 6 жыл бұрын
Dadkan Moodaya in Heestan hargeisa Leedahay abtiyaal saas maaha Fanaanka Lama eegayee Abwaanka La eegaya Meeshuu Kasoo jeedo waaana Reer burco 😎
@hazzanmohamedpaapapoolito9862
@hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 жыл бұрын
Mudane JeceLow fanaanada xataa waa reer burco
@suxufinafiisa8041
@suxufinafiisa8041 5 жыл бұрын
Abti qabyalada Ku nacey deer burco reer burco waxkasta modan akhas war qabiilka kaweynadaaaaaaa
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Faanaduna waaa burco Huno Yaa kugu heestaa Lol 😂
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 6 жыл бұрын
*waxan ku guule ku qorin orad lguma gaadho* hadaad comentiga akhriday liketa i saar ☝🏼🙏🏼
@simianxasan475
@simianxasan475 6 жыл бұрын
Somalische Junge 😂🤣😂
@bilanosman2198
@bilanosman2198 6 жыл бұрын
Somalische Junge 😂
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 6 жыл бұрын
Bilan Osman why 🤔
@alimahmd3511
@alimahmd3511 6 жыл бұрын
Somalische Junge 😂😂😂😂😂😂👈
@kautharmohamed7082
@kautharmohamed7082 6 жыл бұрын
Somalische Junge bun nm
@najahxarago7486
@najahxarago7486 6 жыл бұрын
We love burco iyo dadkeda❤ sahra kiin 💋💋💋💋💋
@adamabdi6629
@adamabdi6629 5 жыл бұрын
Najah xarago Sahra kiin Burco beri miyaa mise burco galbeed
@adamabdi6629
@adamabdi6629 5 жыл бұрын
Najah xarago Sahra kiin burco beri miyaa mise galbeed
@burcawiyare5205
@burcawiyare5205 3 жыл бұрын
@@adamabdi6629 barri pro Octopar hadaadtaqaan
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
Walahi illhow idin xafid walaheyga rer hargeisa wada murti😘
@anabhassan8760
@anabhassan8760 6 жыл бұрын
aniga reer hebel mataagero ee gabdhaha dhan jwbtoodan kuheystaa
@walaalhasan575
@walaalhasan575 5 жыл бұрын
Anab hassan kkkkkkkk ma iska fasax naa reerka intaan gabadha kala hadhno
@abwaannuurfartaag2698
@abwaannuurfartaag2698 5 жыл бұрын
anab hassan 7
@sundusladan581
@sundusladan581 4 жыл бұрын
Waaad zax zantahy dad keena intaas waxa ka rebay qabyalad
@yusufabdihussein7413
@yusufabdihussein7413 6 жыл бұрын
Viva Somaliland hoyga fanka geeska inta igu raacsan suulka sara meshan👉
@Faza_DaimondSalmasaid
@Faza_DaimondSalmasaid 6 жыл бұрын
Hoyga marqanka iyo sheydamada wakuguracay
@barashadadiintaislamka2745
@barashadadiintaislamka2745 6 жыл бұрын
Tusmo channel Haaheeey
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 6 жыл бұрын
Faza_Daimond Salmasaid2942 hhhhh mxd labarooran caaqad yay
@beutyahmet1908
@beutyahmet1908 6 жыл бұрын
Tusmo channel somaliland hoyigii xadaarada
@Faza_DaimondSalmasaid
@Faza_DaimondSalmasaid 6 жыл бұрын
+Beuty Ahmet walal marqan bakudilay ilkihi dhan bolal uf😷😷😷
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 6 жыл бұрын
Sida dumarku habeenkii u sugaan filimada musalsalka ayaan silsiladan abdi askari isku soo habeeyey u naawilaa..Hadaanu reer hargaysa anagaa wadanee wax iska celiya ilmaderayaal💪
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 6 жыл бұрын
Hargeisa silsilada ilaa imika wadata ✌✌✌✌✌✌
@engsadiiqmohamed6555
@engsadiiqmohamed6555 5 жыл бұрын
VIVA REER SOOMAALILAND FANKA INAGAA IZKA LEH WALLEEEEEEE
@ayaanleahmed7465
@ayaanleahmed7465 6 жыл бұрын
Kaalaya yaabay youtube dad maa dhex seexda sidayda oo kale qofka usoo galay comment akhris liketa please
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 6 жыл бұрын
ayaanle ahmed Kkkk aniga caml yah
@khadarabdilaahi1797
@khadarabdilaahi1797 6 жыл бұрын
Silsiladan xayasiiska kaliya u dhagaystaa
@Daud_dadki_hore
@Daud_dadki_hore 6 жыл бұрын
khadar Barca isku mid nhy nio
@munirhaddadi2519
@munirhaddadi2519 6 жыл бұрын
fnz barca hadaad tahy anaa Ku Jecel cawana guul Cooop Ka
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 жыл бұрын
khadar Barca anaa kulamida walhi 🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 6 жыл бұрын
khadar Barca me too
@engabdikareemimaan8637
@engabdikareemimaan8637 6 жыл бұрын
khadar Barca walhi kula mid ahay sxp ninkan abdi askari ayaa silsilada aniga i jecleyasiiyeyba hhhhh😀😀😀
@najaxxubi8643
@najaxxubi8643 6 жыл бұрын
Horta fanaaniinta reer burco ee hargeysa joogta maxaa loodhaha Waa fanaaniinta hargeysa one love sahra kiin horo usoco
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 3 жыл бұрын
Sowmaha khalad fananinta iyo abwaniin reer burco in hargysa lagu sheego toogdheeer abwan nimo laguma gadho abwan muuusgale iyo sahara kin burco
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
@@hafsaxidiigofficiale305fanaanku meesha uujoogo ayaa lagu magacaaba haduusan udhalan Io hadii kalaba
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Silsiladan waa ku xidhanahy💖 Abdi askari thanks ugaaskena💖
@najuuulove4642
@najuuulove4642 6 жыл бұрын
wax Nadiiro nayruus ka shidan maba arag iyo suldaan seeraar
@fatuushpeyzani5873
@fatuushpeyzani5873 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare intaNa ma joogta ina adeero 😂😂😂😅
@nasrabara5259
@nasrabara5259 6 жыл бұрын
silsilada horey ha u soco ha lagu kala baxee
@abdullahikhalifkulmiye4224
@abdullahikhalifkulmiye4224 6 жыл бұрын
Hadalkas iyo hees suhu marunbaa .Gar markii laqaadayo yaa loo qabsadaa. Yaana ufadhiista.Fanaanintu waa in eey xishoodaan iyo mualfiinata beenta Hogaamin hayaba.Markaad xaqiiqada Rabtaan Igala soo xariira.
@samdasayyid1151
@samdasayyid1151 6 жыл бұрын
hal xidhalaha garo godobtan dhamnyn ee qoom dhan laga galy een dhiigu gopo odhan e hadana gadaafa mahadsanid sahra kiin nacabka ka buufi inader dhashiii sheekh isaxaq nolada
@user-wt1zz5ii4d
@user-wt1zz5ii4d 6 жыл бұрын
hadan re xamar nahay Somaliland wanu jecelnahy
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 6 жыл бұрын
اللهم أحسن خاتمنا مسكينه إلي الله anakuna wan idin jeclahay hno somali konfur one ❤and peace👈
@prosl11
@prosl11 6 жыл бұрын
noolow geesi gobta xamar baa tihiin noolada anigo reer hargeysa ayaan kuu salaamiya
@axmedtarax3951
@axmedtarax3951 6 жыл бұрын
اللهم أحسن خاتمنا مسكينه إلي الله Nama jeclidine inantas ayaad ka heshaye Naga Ruwadyada hhhh
@museibrahim8517
@museibrahim8517 6 жыл бұрын
Inta xun ee neceb Somaliland ayaa idinku badan, hadaad Somalia Tihiin markaa Inta aan kala baxayno Jacayl inagama dhexeeyo Haday waxkastaa dhacaan.
@ifrahahmed8930
@ifrahahmed8930 6 жыл бұрын
Muse Ibrahim hhhhhhhh waad iga qoslisaysay wlhi anigoo from Mogadishu ah cuqdad ma naqaano anagah
@abdirisaqfarah8552
@abdirisaqfarah8552 6 жыл бұрын
Silsilada oo dhan tan ba ugu jeclahay anigu ay qaaday Sahra Kiin. Mahadsanid Abdi Askari Tube
@waaniniyowaagii2889
@waaniniyowaagii2889 6 жыл бұрын
Caawa cidi igama horayso imikaba soomaali mahamed 👈🏼like tu waa xagiina inanta yar ee kurayda baalaha ka soo riftay imikana waaweynka usoo gudubtay horay u socaan leyahay waynakaaa hadaba waynakaaa ABDI ASKARI well done bro 👍 🔥🔥🔥🙏🏽
@indhauroon6596
@indhauroon6596 6 жыл бұрын
Anaaa ugu horeeyo walee waan sugaynay qaybtan
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Indha Uroon anaa kugu xigay igadhaar hadeer
@hiboqalonle6261
@hiboqalonle6261 6 жыл бұрын
car ayaa u dhacay
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 3 жыл бұрын
Abawan musgale iyo fananada sahara kiin ba wa reeer burco ismuujiya gobolka raga❤❤👍
@SomGaming77
@SomGaming77 6 жыл бұрын
Silsilada ugu xiisaha badan waan la socday bilow ilaa imika lkn hargeisa iyo jigjiga xamar cid kale ma jirto
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 6 жыл бұрын
somaliland ku faanaa waa ku jiraan walal waxa uga qayb gashay Nadiira Nayruus😂😂😂😂
@drbella7237
@drbella7237 6 жыл бұрын
Vlog Yare 😀😀😀😀😀😀 usheek sxb dheshana anaka ku sidano ciyaal xamar ababala hhhh sxbo warkan bdn ina Sbscribe isiisid lee ika kenay ee iku qabo 😀
@nimcoahmed5050
@nimcoahmed5050 6 жыл бұрын
Abwaan la aan baa haysa reer xamarka
@samiiroofficialxasn5941
@samiiroofficialxasn5941 6 жыл бұрын
waxan sugan waa weerka bosaaso kaso socado
@user-wt1zz5ii4d
@user-wt1zz5ii4d 6 жыл бұрын
mya sas maha niyow xmar nadiira kaso jwbty mar labad hadana ceeb waaaye adi sug silsilda 9aad kkk
@Brownnshugar
@Brownnshugar 6 жыл бұрын
Godobtaan dhamaanayn Ee qowm dhan laga galay Een dhiig ku gobo odhan Hadana gadaafa ah Waa :- godobta laga galay walaaleheen beesha gabooye Waa sidan ufahmay
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
Hibo Daahir we love gabooye gabooye waa dad reer somaliland ah siday imka ku jiraana way ka bixi doonan malin dhow🤗
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 жыл бұрын
Gabankii Darad yidhi Cirkaa Soo Gujinayaa Dhulkaa Wan Gilgilayaa Ee geedka lagu Xiray Godka Jinaca Lagu Riday 🇸🇴🇮🇹Malaha Wuu Gar Qaatee Golaha Ana U furay 🇮🇹🇸🇴👁 Intaan baa iga gadan🇸🇴
@museibrahim8517
@museibrahim8517 6 жыл бұрын
Ahmed Naaji Mohamed Sidaa uula soco Inay fanka looga Dambeeyo Somaliland Oo aan taariikhda lagu hayn Meel lagaga badiyey.
@mzzsmileugie2153
@mzzsmileugie2153 6 жыл бұрын
Ahmed Naaji Mohamed garanaaya uunba garanaya wlle intaaa macnaheeda
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011
@xilibaanmunakhaliifshekhab3011 6 жыл бұрын
Muse Ibrahim kkkk Pro Shanta somali Waxay qaban kama saraysane e cadi iska dhig
@abdurahmanmohammad8886
@abdurahmanmohammad8886 6 жыл бұрын
Kabax, silsiladaaan caadi ma'aha, gaabtaalo aan caadi ahayn ayaa hawada laisu marinyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷 Somalilander 🌹❤️ balse dhanka Putland ayay kajiiftaa, waxay cadayn utahay in dhanka fanka looga horeeyo
@museibrahim8517
@museibrahim8517 6 жыл бұрын
Abdurahman Mohammad Kkkk, adaa marka horeba waalan Putland ma shanta Somaliyeed ayey lix ku oqonaysaa,? Miyaanay Somalia ahayn,? Caadi horaa loo sheegay Abwaanimo iyo fan ugu kaalay Somaliland, ilaa hada cid koobka qaaday taariikhda laguma hayo.
@abdurahmanmohammad8886
@abdurahmanmohammad8886 6 жыл бұрын
Muse Ibrahim waxaan kawadaa jawaab lagamahayo, hargeisa jigjiga, Burco muqdisho intuba waysoo heeseen Lkn wali Putland ayaan sugeynaa
@ahmedsalat3883
@ahmedsalat3883 5 жыл бұрын
ar yartu qurux badanaa masha allah 🥰😘
@barkhadiid5058
@barkhadiid5058 2 жыл бұрын
ßk
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
Woooooooow viva burco waligeedba burco silsildaha iyadaa hugaamin jirtay iyada iyo buuhoodle waa laba magaalo oo xaga sugaanta lagu gaarayn
@asaldhalad100
@asaldhalad100 6 жыл бұрын
Eeeesh calaa hees layskMa hesee waa loo dhasha viva reer somalind ma cidbaa fanku garta halkaa kasii wad kiiin qalanjo
@happydheman9742
@happydheman9742 6 жыл бұрын
waaaaaaaaw ❤ anigu waxan wataaaa sahra kiiin ❤ iyo. nadiira nayruuuus ❤
@farahabdi1885
@farahabdi1885 6 жыл бұрын
Sahra kiin meel baad saartay wiilashii yaryaraa💪 viva hablaha😍😍😍
@abdullahisoomali8701
@abdullahisoomali8701 6 жыл бұрын
Cagahay la dulmartay Faysal muniir Good job Yaa igu raacsan
@hiboqalonle6261
@hiboqalonle6261 6 жыл бұрын
Waaaaaaaw waaaaw wata somaliland
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 жыл бұрын
Inta ka heshy xayaysiinta cabdi Askari YouTub likta igu shrfa
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 жыл бұрын
Hadanu nahay reer Hargaysa anaga wadana 💪🏽lkn wxaa walaalnimada kaweyn
@nimcoaxmed8487
@nimcoaxmed8487 5 жыл бұрын
I love burco iyo sahra kiin 😘😘😘
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 6 жыл бұрын
Silsiladu waxay u macaanatay u can baxxdey sababto ah hoygii faanka Ee hargeysa ayaa geesaha kaga jira 😂😂
@xabiibyare6234
@xabiibyare6234 6 жыл бұрын
Cidaad geela siisay raadso gardarada ka waantow kulahayd qaybta gabdhaha ahay asxapey fan girls
@mohaburhan222
@mohaburhan222 6 жыл бұрын
Sil siladaan waxa ugu jeclahay tan Nadiiro Nayruus👏👏🖐🖐😎👍
@hamadahamada3983
@hamadahamada3983 6 жыл бұрын
Abwaanka rear burco asaga ugu fiican viva murtida qaaliga ah AF gubadsigu lasocdo
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 6 жыл бұрын
Wooooow very beautiful song gabadh shidan igadheh Caadil matihid huuuno
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 6 жыл бұрын
waah waah sarbeeb haku socoto silsiladu siyasad ka banan tahy qabiil igaba daa Abwaan kasta oo silsiladan xubin ka ah waxaan leeyahay Hambalyo erayo dhaxal gal ah
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 6 жыл бұрын
Waxa is hayaa waa rag iyo dumar markaa asxbta halaga daayo qabiilka iyo dowladaha mesha
@raxmokhaliif8956
@raxmokhaliif8956 5 жыл бұрын
op0l0 o99oo87
@ReerHawd
@ReerHawd 6 жыл бұрын
Thanks Abdi Askri tube Nin Waxbadan og runtii Xayaysiintiisa Ayaan kahelaaa Heestaba inta uu xayaysiinaayo Ayaan Jaclay Waa kuwataaa Aabo
@masuttimoh4823
@masuttimoh4823 6 жыл бұрын
Sahra kiin ahmed caalin bororad jirta howshu hasocoto😘😘💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿dhashii hoyga fanka
@mustafeabshir9067
@mustafeabshir9067 6 жыл бұрын
masu't timoh aaryee halkana ma joogta libaaay
@drs.fatimamuusedheere7062
@drs.fatimamuusedheere7062 5 жыл бұрын
Cidna hebel wxpa igama galin All jwpaha gapdhahena ku hezta nice
@bisadayar
@bisadayar 6 жыл бұрын
Abwan Sijui inaga difaac grta wa ayfasantay gudintuye hore baa looshegy gabdh uu Nin caashqay geelina kala baxay inlo geed fadhiisto gole lysku siiya magar baa ma dawbaa faysal muunir ❤😍ani marwalba xaga ragaan lasafany
@nasrahassan5816
@nasrahassan5816 6 жыл бұрын
Waakabaxsatay
@user-wn1yd6ci9c
@user-wn1yd6ci9c 6 жыл бұрын
Somali niman maanta gumaysi haysan ma jidhe halka aan joogno aan iska qaadno waa hadaan dad nhy hadi kalane habakhlayso
@bisadayar
@bisadayar 6 жыл бұрын
إدريس محمود maxad kahadlysa adu horta bal qoralka sifcn uqor
@user-wn1yd6ci9c
@user-wn1yd6ci9c 6 жыл бұрын
Ina boqor qof ku aqriya radi hada grn wyd
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 6 жыл бұрын
Thanks abdi askari tupe silsiladu marbay dar jiidhay lkn adigu waad ka saartey meesha heeskii sida qaldan u soo dhex galay silsilada HA SOCOTO HAWSHU BIG RESPECT.
@ikraanmonour8393
@ikraanmonour8393 6 жыл бұрын
waaaw sahra kiin nolow qali viva reer burco dadka loo dayay murtida
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 4 ай бұрын
Sahra kiin waa Gabadha ugu qurux badan fanaaniinta
@yusrammc8418
@yusrammc8418 6 жыл бұрын
bagah bagah Silsiladuhu laba maahee waa un tii guba iyotan Hada Socota aad bay iigu socotaa Wallee. Mahdin badan abdi askari 👍👍
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 6 жыл бұрын
Op op 👏inabacadi mahan Kuwii hore sotaas 💪dhamacda ka shiday sahra kiin noolaw 💟jawwap ku filan waysiisey 👈
@Marwo960
@Marwo960 6 жыл бұрын
Hablaha ayaa ciyaarta wata xatal aan 😍 good job Sahra kiin
@hidaayaahmed1178
@hidaayaahmed1178 6 жыл бұрын
Cuqdada daaya comment bdn ujedaa hdii eynu nahy reer mogdishu cuqdad ma Tqan my home land all ii dhoowre One Love somaali mxmed hdii aad Is washaane One Love reer muqdhishooo my city muqdishooo 😁😁😍😍😍😍😍😍
@addoonalle5141
@addoonalle5141 6 жыл бұрын
Godobtaan dhamaanayn Ee qoom dhan laga galay Een dhiig ku gobo Een waligeed dhamaanayn O hadana gadaafa ah Waa gabadh la guursaday In loo geed fadhiistaa
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 6 жыл бұрын
We love all Somalis from raascaseeyr to raaskaambooni we will all united inshaa Allah coz united we can stand up and we will never fall
@mohamudaididdirir2449
@mohamudaididdirir2449 Жыл бұрын
qwsr de las empresas que han 😍😍😍👄🐅♥️🎴🖼🌇🌆🌈
@hary0102
@hary0102 6 жыл бұрын
Wow inaba caadi Ma'ahan ABDI ASKARI TUBE silsilada halkeedaa haka butuliso 😍😍😍😍😍
@cumarqoobeey3135
@cumarqoobeey3135 6 жыл бұрын
Xawo
@hary0102
@hary0102 6 жыл бұрын
cumar qoobeey Xawo maxaad ula jeedaa lol
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 6 жыл бұрын
thanks abdi askari si fcan ayad noola socod sisey silsilada waxnba ku daawana sida ad noogu xayaysiiso
@hamzeeq3462
@hamzeeq3462 6 жыл бұрын
Nio Waa Maalintii Iku Hraysay Ee Aad Dawatay Zilziladii Bal LiketaH Uun Iku soo DhaweeyaH Zomali Mhmdeey
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Garissa hogaamini viva NFD viewers from Mandera county
@asklaftananlamas932
@asklaftananlamas932 5 жыл бұрын
Viva sland Waxasa jawaba esh calaaa
@samaalejr8972
@samaalejr8972 6 жыл бұрын
First view abdi askari tube thanks sxb waaan sugaynay heestan
@Daud_dadki_hore
@Daud_dadki_hore 6 жыл бұрын
Samaale Jr benebwpw wl3 elegabsnsnsnnsjeoebeo
@xamdaali3274
@xamdaali3274 6 жыл бұрын
Xidigta burco viva sahra kiin axmed calin
@Qaalisaalonchannel
@Qaalisaalonchannel 6 жыл бұрын
Gabartaan waa qatar lakiin waa qabyaaliiste
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Qadro Qadro qofku hadu dalkisa ma qabyaaladiista wl dalkeda somaliland by jeceshahay
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Qadaadweyn mxy qabyaalad uyaqaanaan
@yurubhussein5200
@yurubhussein5200 6 жыл бұрын
Mustafa Abdurrahman
@yurubhussein5200
@yurubhussein5200 6 жыл бұрын
ih
@ashrafmediapro7297
@ashrafmediapro7297 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI kaga Mahad celinaya Sida ad Inoga Socodsinaysa SILSILADA hestan WAXAN GULE KU QORIN Tnx In Bdn Captan
@xamdanuura215
@xamdanuura215 6 жыл бұрын
Wixi hore sahra kiin baa ugu taranba✌
@shankaron4736
@shankaron4736 6 жыл бұрын
Waa silsilad ku duugan xikmad iyo xifaaltan waxaan leeyhy Abwaanadii hore ee soomaliya ayaa dib usoo noolaadeen waan kga mahad celinayaa xifaltankaan taxanaha ah Ani ahaan wxaan la safanahay Abwaanada Gabdhaha La safan ha socoto Xifaaltan ku
@inamohamed2491
@inamohamed2491 6 жыл бұрын
Abdi askar naga mashquli somalidan fanka ayaa nodhama colada qabiil wlhi wanku farxaa markan arko silsiladan sida qobolba COBOL ujwbayo guul
@museibrahim8517
@museibrahim8517 6 жыл бұрын
suleekha Mohamed Cid la mashquulin karaa ma jiro Inantay ee kala saar siyaasad iyo fan, mise adna hees ayaan kuugu jawaabaa, ileen abwaanimadu waa hibo Alle.
@inamohamed2491
@inamohamed2491 6 жыл бұрын
Hahha abwanimo hadey farac tahay aney Cali dhuux aderkey yahay walll
@djshafiesomalifans2820
@djshafiesomalifans2820 6 жыл бұрын
abwaan musgale waa caqliyahan hadrawi okale wuu udhashay abwanimada iskamudhigin burco baradi abwanka 💪💪
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
Gabanki Darraad Yidhi Cirka Soo Gujiynayaa Xabsiyaa La Isku Diray 😁✌
@fardusadan8295
@fardusadan8295 6 жыл бұрын
woow very beautiful song adaa kawata kuwii hore viive sahra kiin
@rahmamohamed4383
@rahmamohamed4383 6 жыл бұрын
Silsiladu way I cajabisay lkin Bal inta aanay ramadaan Soo galin Naga Soo gabagabeeya. Soonka yaanan dambaabine 😂😂
@zainaamaxamed1775
@zainaamaxamed1775 6 жыл бұрын
rahma Mohamed rahma Mohamed sx wlh 😂
@jaamaccabdidiiriye3590
@jaamaccabdidiiriye3590 4 жыл бұрын
M.a sisilada aadbay uqurux nadan tahay
@saiidfaarax1816
@saiidfaarax1816 6 жыл бұрын
geeraarku kaa xiran markay ledhy ficilka nadiira nayruus baa kagashidan 100/100 soosaxmaa farta taag
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 6 жыл бұрын
Wow thanks cabdi askari hawareegto giraantu ishclaa kuruusyo ayaa saaran sahro kiin
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh yaabayee horta silasiladan aad wadaan lcg miyaa idinku jirto uga dabageeyabo cabdi askari
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 6 жыл бұрын
Lkin qoftan codkeda xilixdaa ku yar
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
Heesta wxaa kasoo bixi krta boqorada masraxa Nadiira Neyruuuuz habluhu Ku daba lume codkeeda io qab ciyaaraadeedkeda 😘😘😘😘neyruuuuz
@kaptanmaanka5903
@kaptanmaanka5903 6 жыл бұрын
Lipxd wye inanta Abwanda wlle sugaan bay isku awood shegnyan angu hdnu reer puntlnd nhy somlilnd iyo Ddsi wan uga dambeyna Hal abuurnimda.
@ayaansiman9117
@ayaansiman9117 6 жыл бұрын
Viva hargeysa cady wa la socda ila bilow hargeysa wa hogaya fanka ana wa inaan ta xigta sameyaaa haday habsanto
@ugbaadaadamyeebaash6106
@ugbaadaadamyeebaash6106 6 жыл бұрын
rer burco markaan arko dhaqan koda rer mudug ayaaba modaa iney la dhaqmeen😂😂😂
@weheliyechannel2332
@weheliyechannel2332 6 жыл бұрын
ugbaad ina hooyo hhh hadaanu reer burco nahay reer galkacyo Mataano ayaanu nahay Waan Iswadanaa 😃
@hamzeisme5513
@hamzeisme5513 6 жыл бұрын
Burco ha caayin Burco xikmad bay ku hadashaa lkn mudug maxaa yaala waa Cawaan sidii Suuluuga qaawan ee 😂😂 laba la isku matali karo maaha
@ugbaadaadamyeebaash6106
@ugbaadaadamyeebaash6106 6 жыл бұрын
hadad burco u dhalatay inaad laqabsato shaqsi rer mudug ah aad ayey u fududahay lkn rer burco halshey ayey uga duwan yihiin wana geesi nimada rer burco wadad nabada jacel lkn iyagu waa kuwa ugudagalka badan fahan tum fahoo boh😂😂😂
@mesutozil5649
@mesutozil5649 6 жыл бұрын
ugbaad wa runta byo ana reer mudug ah wdnka bangladesh bn jmcd ka dhgta ango somli bdn ah 3 wiil bn ku nhy rer mudug iyo rer burco hdlka san iskula fahmeyno inan isku gobol ka nimid by ardyda kle no qabaan somalida ah 11
@awilgeedi5743
@awilgeedi5743 6 жыл бұрын
ugbaad ina hooyo waayo ukhti
@ifraaxsocial7781
@ifraaxsocial7781 6 жыл бұрын
Ahhh waalalayaalow wiilka xayeysiinta ku qurxoonyahay wlhi funy wiilku xaguu joogaaa abdiaskari
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 6 жыл бұрын
Xooga so habsaamey hurdo ila tagteee liketa taabta
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Ibraahim Osmaan Wax ituznooh
@abokorabdirahman1509
@abokorabdirahman1509 6 жыл бұрын
silsiladan aad baan ulasocda thanks ABDI ASKARI TUBE %100✔
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 6 жыл бұрын
viva Sahra kiin iyo mustafe Abdilahi dheer musgalay 💪
@ckkaraamo4001
@ckkaraamo4001 4 жыл бұрын
Sahra Kiin horay u soco wllshy
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 6 жыл бұрын
faysal muniir waa la laa degay yeeez sahra kiin yaan lagu soo dhicin sxp
@axmedcilmi6382
@axmedcilmi6382 6 жыл бұрын
ababaay intiii rer burcaaa liketa ku qabo anagu meshanu so galno cidi kama hadasheee
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 6 жыл бұрын
Reer Somaliland yaaso barajayn kara kk
@xanaanahmadey2000
@xanaanahmadey2000 6 жыл бұрын
ThAnks suldaan seeraar & abdi askari anshaxa wangsn mahadsanid soomaali hanolaato😍😍
@omarw5727
@omarw5727 6 жыл бұрын
Xaliima shidan iyo xayaysiis macaan👌
@khadracusmaan6686
@khadracusmaan6686 5 жыл бұрын
I love Zahra kiin qof qaali
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Ar sahra kiiin aan u sacbino Hal Mar 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 boqorada burco👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdirashidhassan8800
@abdirashidhassan8800 6 жыл бұрын
Abwaanada iyo fanaaniitu Xuduud malaha Halkaa last wada. Guul iyo gabanimo
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
25dislike ah qadaad wayn uunba saartay cidkle maaha Viva burco Somaliland cadawgiin u noolada guul inshallah
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
254746694648 neeroobi kenya kkk anaku ma cabadnee soo daaya waxad haysiin huuno Somaliland ayaa jawaab loo daystee
@kaptanmaanka5903
@kaptanmaanka5903 6 жыл бұрын
Hhhhhhh QDW bay idnkaga dhagty nyw Sida no dhama tolbeynu nhe
@majabeofficial6939
@majabeofficial6939 6 жыл бұрын
Waxba inga qaadi mayaan idhooda ha dhafiyaan disliketaaasi😂
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
Kaptan Maanka goormanu tol noqonay huuno isma aragtiin miyaa markaa idinkuba marqaanland leedihiin idinkana ilama amison iyo qadad waynba waa tihiin dee
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
AFRO BLACK AND WITH haa
@qaaliluul3415
@qaaliluul3415 6 жыл бұрын
Kkkkk heeestaaan waxkale ayeyba noqotay wlhi sidiii musalsal ugu xiranahay nice qaybtii 8aad👏🏻👏🏿
@abdi6893
@abdi6893 6 жыл бұрын
Wllhi gabadhaha s/land jidha u daa iyo qrx ✌️✌️😳😳💕💕💕
@bahjoquruxley2024
@bahjoquruxley2024 6 жыл бұрын
Woow Abdi askari tube naydiro nayrus kuhestaa
@fariidofaraxsan9845
@fariidofaraxsan9845 6 жыл бұрын
Kalay iska arag ani unba kadhiman talaw intan fanka sogalin miya lajojin ar isuga xamar ban an madfac Kaos ridaye Waxan kahelay faysal munir nadira & sahra kalay iska arag ya igu raca San sadaxdaa qof inay barteda dhigen
@luqmanmaslahmohamed1888
@luqmanmaslahmohamed1888 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan silsilada..😍😍😍👌
@deeqowarsamedeeqociye6475
@deeqowarsamedeeqociye6475 6 жыл бұрын
Hoooy ragoow dumarka wey idinka cod dheryihiin ee waxba abwano yar yar iyo kwo wa weyn heeso ha uradsanina
@malyunziyad7978
@malyunziyad7978 6 жыл бұрын
wooooooooow sahra kiin geesiyad qaran wlhy hore u soco
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 25 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 11 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 49 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
AXMED AARSHE 2018 | HEESTA BUNIYO SALOOL | BARNAMINKA SANADKA CUSUB
7:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН