Gabar Soomaaliyeed oo maamusha 10 Billion oo doolar Wareysi Part 2

  Рет қаралды 13,152

Xogmaal Media

Xogmaal Media

10 күн бұрын

Gabar Soomaaliyeed oo maamusha 10 Billion oo doolar Wareysi Part 2

Пікірлер: 24
@udbiabdi742
@udbiabdi742 8 күн бұрын
Barakallah good to see a savvy smart Somali woman managing the high profile job.
@abdiraheemyusuf9000
@abdiraheemyusuf9000 9 күн бұрын
MALL OF AMERICA nooso dhuub wll trip ku adh
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 8 күн бұрын
Walee xamdi waa xidig ❤❤❤❤ meel ka sareysa ayaaan u rijeynaaaa
@user-lu6kv2uv6s
@user-lu6kv2uv6s 9 күн бұрын
Ana ugu horeya comments ka yes😂😂😊
@user-mf6tu9js6r
@user-mf6tu9js6r 8 күн бұрын
Maasha Allah
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 күн бұрын
Kkk taraag layashii markuu dhaqaaluhu xumaaday waxay kusoo hoydeen gurigoodii. Xaasaskii yar yaraa ee qarsooonaa way kasoo goosteen sida somaliland kkkk
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 8 күн бұрын
Maashaa Allah, gabar shaqeysaneyso oo sharaf leh, misna afkeedii hooyo si fiican ugu hadleysa allaha ku barakeeyo.
@xaashikadiye528
@xaashikadiye528 9 күн бұрын
Maa xamar iga wadid abaayo xamdi❤😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 күн бұрын
Kkk way kusoo qaadiye c salan hereri lahadal laga yaabo inay bilaa nin tahay kadibna waad shaqaysan kkkk
@sacdasiman535
@sacdasiman535 9 күн бұрын
Yees Ana ah comment number 3😂😂❤
@MascuudFarxaan-sp5dr
@MascuudFarxaan-sp5dr 9 күн бұрын
Sharaf iyo karama
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 8 күн бұрын
Maasha allaah ilaahay ha noo xafido
@aarboy2305
@aarboy2305 8 күн бұрын
ANAGANA KUTAAB QURAAN INAY KU DHAARTAAN AYAYNA BALANTII AY QAADEEN KASOO BAXEYNIN .
@Malik3544
@Malik3544 8 күн бұрын
70K oo canshuur iyo waxlibo kujiraan lacag badan maahin lakin farsamada qofkii barto meel walbo ayuu ka shaqeysan karaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 күн бұрын
Kharashaad intee leeg baa ka go'i kara 70k kun
@Malik3544
@Malik3544 5 күн бұрын
@@bashiirjeeni5358 Sxb ku dhawaad 21% inkastoo wadanada qaar Intaas ay ka sareyan kuna xerantahay hadii Aaf reer iyo Caruur ku joogan lakin Intaas wa iska qiyaas
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 күн бұрын
Mahaa gabar “somaliyeed” waa naag Somalilander, reer sheekh isaaq, habar awal , Ciise muse aah!!!💚🤍❤️💚🤍❤️
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 8 күн бұрын
Waxay tahayba Waa Gabadh nafteeda iyo qoyskeeda wax tartay....adigu wax ma tartay naftaada ?
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 7 күн бұрын
asxabul qabuurka iska daaye, nolosha maxaad ku soo kordhisay
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 8 күн бұрын
Waa layaabaa marka arko qof wax labidayo lkn qalfuuf maran ah afkeeda ayey ka faanaysaa in ay ku hadasho waana kuligood qofkaste Somali wax bartey ama heer gaalay waa saas
@Ma-ke7pi
@Ma-ke7pi 8 күн бұрын
Afsoomaaliga ma waxaad muudady luqadii janada looga hadlaayay? qofku waa iloobaaya haduusan maalinkasta ku hadlin luqada qaas ahaan haduusan soo dhax galin bulsho ku hadasha afka soomaliga.
@Hana-997
@Hana-997 2 күн бұрын
Af soomaaligu soomaalia ayuu ku hadhey.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 күн бұрын
Kkk taraag layashii markuu dhaqaaluhu xumaaday waxay kusoo hoydeen gurigoodii. Xaasaskii yar yaraa ee qarsooonaa way kasoo goosteen sida somaliland kkkk
Dr Feysal Rooble oo rejo weyn ka muujiyay qaranimada dalka
26:27
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 57 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 33 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 18 МЛН
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
JASIIRAD CIDLO AH | 24 Saacdood ayaan ku noolayn jasiirad cidlo ah
11:10
Жизнь КОМАРА (смешное видео, юмор, приколы, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 2,8 МЛН
She fell for his prank.
0:39
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 34 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
0:10
seema lamba
Рет қаралды 17 МЛН